Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood, waa aabihii umada somaliyeed, walee gadaashaa lama ladin ,lama qarin karo waxaad somali iyo somaliyaba u qabay ,ilaahay danbigaada ha dhaafo
Waxa loogu yeero Somaliland puntland jubaland baayland barigaa ma jirin odaygu wuxuu maamulayeey somali xalaala oo wadaniyiin ah kuwa aan kor ku xusay ayaa ceebeeyay sharaftii jinsiga somaliga iyagoo ku marmarsiyooda naceeybka jaale siyaad kuwaas ayaa u baahan in shaqo laga qabto weeyna imaan goor dhaw inshaa allah
Geesi xalaal cun ah oo dal iyo dadba dhisay ayuu ahaa. Somali kuwi dewersiga jeclaa weli way dewersadaan. Caruur fiican oo sharaf iyo ciz ku nool ayuu ka tegay. Somali oo dhan baa og in caruurtisu sharaf iyo ciz iyo xalaal ku so koreen, Kuna nool yihiin. Kuwa caytamaya dib idinku isu xisaabiya oo hareerihina eega. Habeen dawlad uma aanan shaqayn qoyski aabahay iyo aderaday, bal dad qurbaha horey joogey waanu ahayn oo ilaah nagu astray, alxamdulillah. Waxan necebahay kuwi Somali dayaca iyo ceebta geliyey ee Mohamed Ziad Barre wax ka sheegaya.
Buuga Waxaa Ka Hali Kartaa Brarakaat Book Shop kala Xiriir Nomberkan +252615451245
😊
Janafardowsa miraheda guro abe siyado ad iyo aad ayaan ku jecelnahay gesinimadadi aqilnimadadi aragtidadi dhereyd maqalno waa faraxna cadow jebiye abe siyad cadowga maxamed siyaad Baare ilahlw u naxariso amoooooooooooon🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allaha u naxariisto aabe siyaad aamiin aamiin
Alle ha u naxariisto Jaalle Maxammed Siyaad Barre ahaana Madaxweynihii Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Soomaaliyeed
Ilaahay haw naxariito Maxamed Siyad.
Alle ha u naxariisto m.siyad bare oo ahaa m.weynihii ugu sigaar cabka badna xukunkana shirqoolka iyo afganbiga kula wareegay
Lcg maxadi jirin
Mnta Somalia xasan shiikh
Oo magac culumo iyo ashahaado jamacaded
wadtaa masjidkana kaso dhex hadla uu lcgtii umada Somaliyed iyo dhulba dowladeda dhacayo
Boobayo
Waa Arin layable runti
Ilaahay ha u naxariisto Jaalle Siyaad.
Waaw , libaax laba ma aha . Jaalle Siyaad aunte. Meeluuu aar ka kacay atoor fariisay .
Alle ha u naxariisto jaale maxamed siyaad bare geesigii afrika 🤲🤲
Aabe maxamed siyaad barre ilaahay hoow naxariisto
Allaha Unaxariisto Jaalle Mohamed Siyad Bare Janno Fardowsa Allaha Geeyo Waxbarasho dugsi Hoose ilaa jaamacad iyo Caafimad intaba Lacag La,aan Ayey u Eheed Umadda Somaliyed Raas Caseer ilaa Raaskambooni janno Allaha hakugu Casumo Madaxweyne
اللهم ارحمه وتغمد ه فسيح جناتك جنات النعيم اللهم آمين ❤،😊
Masha Allah Allaha unaxaristo🙏🕋💯❤
Eebe ha unaxariisto geesi indheer garad ah ayuu ahaa oo wadani muwaadin ah
Alle ha u naxariisto madaxwayne kama danbayn maxamed siyaad bare
Alle ha unaxariisto
Illaaahy ha u naxriisto 😢
Taariikh cajiib ah mahadsnid sxb qarni joog.
Ilaahay ha unaxariisto jantal fardawsana haka waraabiyo marxuum madaxwaynihii hore ee Somalia muxamed siyaad bare geesi ayuu ahaa wadani ayuu ahaa halyaygii taariikhda libaaxii Africa sayid muxamed cabdulle xasan Ilaahay raali haka ahaado
Alle hawnaxariisto
M.siyad barre dalka waa dhisay waana burburiyay diintana waa ka baxay mar hduu towbad keenay Allah ha unaxariisto
Great President.Allah rahma❤
Ilahay ha naxariisto jaale siyaad wuxuu ahaa nin wayn waana ninka kaliya ee somaali ah ee damcay adis abeba in uu qabsado maantana siday wax yihiin iskaga shekayn mayno
Markaas waxuu gacanta ku hayey somalia gees ka gees lkn bal manta eeg somaliland puntland jubaland baayland intaas waxaa laga maamulaa ethopia waliba ayagoo duleeysan abii axmedna weey amaanaan madax weynaha somaliyana weey aflagaadeeyaan markaa adis waxaa ka horeeya in dib loo soo celiyo goboladaas oo la soomaaliyeeyo
Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood, waa aabihii umada somaliyeed, walee gadaashaa lama ladin ,lama qarin karo waxaad somali iyo somaliyaba u qabay ,ilaahay danbigaada ha dhaafo
🎉🎉
Sojedintada 100% wa wataa sxp noso badi
❤mashaa Allah 🎉
Maashaa allaah walaahi madaxweyne maxamed siyaad waxaad ku sifeyn kartaa inuu ahaa muwaadin daacad somali u ah lkn waxaa qaloocatay siyaasada kaligiisna maahee dadkuu howl u diraba sidii uu ku amray waa ka been sheegi jiren waayo marka xaalad fiican ama nabada ay arkaan xumaan bay madaxweynaha u gudbin jiren markaan saas leeyahay walaahi inaan la qabiil aheyn qaraabana aheyn lkn xaqiiqada lagama leexdo dowladii iyo shacabka waxaa iska horkeeney howl wadeenadii dowlada saasna fanbi uusan laheyn dusha looga saaaraa mrk ilaahay ha u naxariisto
Ileen cuqdad ayuu la noolaa eaa sababta ummadda soomaaliyeed xukunka ugu ciqaabay.
Waxa loogu yeero
Somaliland puntland jubaland baayland barigaa ma jirin odaygu wuxuu maamulayeey somali xalaala oo wadaniyiin ah kuwa aan kor ku xusay ayaa ceebeeyay sharaftii jinsiga somaliga iyagoo ku marmarsiyooda naceeybka jaale siyaad kuwaas ayaa u baahan in shaqo laga qabto weeyna imaan goor dhaw inshaa allah
Taariiqda runtaa ee jaale m s bare amaan malaha waxuu qabsaday 1969 somalida oo is jecel oo ah sida hooyo iyo ubadkeed wuxuuna qasab kaga degay 1991 xukunkii isagoo fidneeyay dadkii walaalaha ahaa ee is jeclaa
Get to the point. Siyaad bare ayaa na dhigtay masha aan maanta joogno.( qaxooti)
Waa runtaa hoyadis au shaqlan warfaa
Haa tuulo❤❤❤❤🎉🎉😢😮😊🎉😂😂❤❤ jjj ❤
Sobadi wllo
MAALINKASTA HAWIYE IYO IIDOORBA 34SANO INTEY UMADA XASUUQEEN BAY HADANA LASOO FARIISTAAN SIYAAD BAA DHIBKAAN KA DAMBEEYA 30SANO AYUU MOOTAN YAHAY HADANA ISAGAY DHALIYARADA AAN WAXBA GARANAYNIN U SHEEGAAN ISAGAA SAAN NII GALEY . WAA CAJIIB.
Asc zhip zalan kadib xgee ku danbysya shkdi guban party 6 ayaa maryna ma zidas ayaa farha oga qaady mhdsnid
@@walaalxamse1503 waan Hakiyay Lkn Insha Allah Waan Soo Wedaa
Go tt😊😢 ggg iyo 😮😅😅❤❤❤😂🎉😢❤❤😢
Madxweyne xasanna wuxuu ku ururiyey villa somalia Hal qoys,
Waa yaab yaabkiis.
Siyaadneh
Ciyaalki siyaad bare iyo kuwa uu sodoga u ahaa dalkaba iyagaa heystay maxaabeenta kugu raacaya alle maadan kabaqeyn
Waa adagtahay in lays barbardhigo
Labada oday. Mid walba legacy geesa
Ayuu leeyahy.
Qarni Joog bugaagta iibgayn miyaad u samaysa? buuga oo meel fican noo maraya ayaad nagu kala jartaa, kadib buug kle bilo wda
Miyaad ogtihiin inuu basaas u ahaa xabashida isagoo derejada sergeant ahaa
Sigaar cabtooy, too much stress and depression.
Soʻmaali.loomasoodhawwaankari.nin.wadani.ah.oo.ninkarmeed.ah.ayuu.aHaa.asaga.iyo.alahiisee
Ilmihiisa ayaaba dalka heystay oo qasriyo lahaa maxaa beenta kuraacaya , cabdulahi, ayaanle , canab , xasan rubeeti , cosob, maslax iyo kuwo kaloo uu dhalay ayaa jagooyin qaaliya heystay, iska daaye ilmihiisa kuwuu sodoga u ahaa ayaa madax sare ahaa sida cabdulahi maxamad mire. Moorgan, dafle , cabdurahman guulwade, cali sabriye xalane, iyo khadijo oo dalacaad ciidan qori jirtay war dalkan nim qaribay yaan naloo xayeysiin haduu fiicnaa dalkoo dawladu kajirto ayuu si sharci daro kuqabsaday dalkoo bilaa dawlada ayuuna kusagootiyay.
Wax dhintaad ka samirtaa
Aun mw msb
Qalfoofkii dalka xooga kuhaystay21sano aakhirkiina kaaraha lagula baxsaday caruur tiisii waa dawar sadaan imika cuqubadii dadka ayaa kudhacday
Haa bro reerkisa inuu caruurtisa iyo reerkisa accounts u buxiyey ahayd
Talo xume .
Geesi xalaal cun ah oo dal iyo dadba dhisay ayuu ahaa. Somali kuwi dewersiga jeclaa weli way dewersadaan.
Caruur fiican oo sharaf iyo ciz ku nool ayuu ka tegay. Somali oo dhan baa og in caruurtisu sharaf iyo ciz iyo xalaal ku so koreen, Kuna nool yihiin. Kuwa caytamaya dib idinku isu xisaabiya oo hareerihina eega. Habeen dawlad uma aanan shaqayn qoyski aabahay iyo aderaday, bal dad qurbaha horey joogey waanu ahayn oo ilaah nagu astray, alxamdulillah. Waxan necebahay kuwi Somali dayaca iyo ceebta geliyey ee Mohamed Ziad Barre wax ka sheegaya.
Ma baahanvyihiin hada ? idinku xoolo ma leedihiin hada? maamul layaqaan aabayaashiin ma qabteen ? waa maya lkn odogaan ayaa maamuli jirey soomaalìya kkkkkkkkkkkk
Caradaada ku dhimo
Koleey halkaa waxaa nooga muuqata afweye inuu cuqdadeysnaa
Acuudu bilaah Shaydaani Ina siyaad ee umada somaliland xasuuqay miyuu noo buun buuninaya Subxaanalaah
Ilaahy baa SNM U usoo diray Reer Somaliland Alxamdulilaah waa dhul mabad ah maanta waana dad isku filan