Dawladii kacaanku magaalo aan joogay bay sidaa si ka daran u galeen askartii kacaanku , bilaayadii baa xaruntii laga amrayey dawlada ugu soo gashay!!!!!!!
Midka Juxo Waa La Dhameyna Lkn Kan Labo Isma Saarin Sheeko Maahan Waa Siyaasad Waa Cutubyo Kala Duwan Buugtana Dadaa Qoray Oo Iib Ka Doonayo Marka Wixi Sheko Ah Insha Allah Waan Dhameyn
Alla maxaa xasuus hore dib noogu celisay rafaadkii ay dadka badeen kooxahii USC Ahaa ee qabiilka u abaabulnaa nolol xumadii meesha taalay kala cararkii,gaajadii iyo waxii dhibaato taalay meesha ayaan xasuustay waxaaban mooday inaan anigu qoray buuga sida uu uga hadlayey waxa ay mooryaantu iyo ciidankii dawladii kacaanku ka gaysteen meesha sida uu uga waramayo dib bay xusuustayda ii celisay ayaamahasi adkaa iyo waxii aan u soo joogay.
i believe siyad bare iyo taagerayshisi qabyaldesna in lala dagaalo iney waajib rasmiya eheed hawiyana ku saxnaa iska dulqaadka dulmiga lkn waa ka xumahay in dhib loo gestay shicib maatiya tas na ma heen ujeedka xaqudirirka USC
Sxb waxaad dhalatay burburkii ka bacdi, mise nasiib baadan u helin Inaad ogaato wixii laga dhaxlay, Hadaadba aminstahay in hawiye dulmi laga galay, keebaa dulmi laga Galay abgaal iyo hg oo ku saxsana Dagalkii dhexmaray sad hadalka u dhigtay. Marnaba ilaahay ma baneyn dhiig islaam in la daadiyo . Marka diinta barashadeda ku dadaal.
mahadsanid🎉
La soo dhaqso qeybaha kale Ustaad
Somali waga iyo manta ,manta ayeey ka halisanthye😢
Waan Naga Soo Dahiisay 😢😢😢
Saalax dheere Ayan umaleynayey inu hadlaayo
Billawgii hallaaga soomaalida
Qofkii qof cabsi galiyo isna cabsiduu kabartaa kaba badiyaa
LIKED
Dawladii kacaanku magaalo aan joogay bay sidaa si ka daran u galeen askartii kacaanku , bilaayadii baa xaruntii laga amrayey dawlada ugu soo gashay!!!!!!!
hawiyo waa duli hawiyo iyo darood wey is dhaleen
Aad baanguutaagiiraa
Asc sxb aad baan salaamayaa. Hal mid baan kaa codsanayaaa walaalo dadka Chanelka ku xidhan iyagana ixtiraam oo. Buuga ama qisada aan bilawdo soo dhamee inta qabyada hada waxaa ugu dambeeeyay buuugii laba isma saarin waa qabyo buuugii juxa ee wiilkii qoome waa qabyo please waxa inaga dhamee inadeer waaan dhibsanee
Midka Juxo Waa La Dhameyna Lkn Kan Labo Isma Saarin Sheeko Maahan Waa Siyaasad Waa Cutubyo Kala Duwan Buugtana Dadaa Qoray Oo Iib Ka Doonayo Marka Wixi Sheko Ah Insha Allah Waan Dhameyn
Noso badi sxp
Wcs wll mawduucyadaan waa naga bad bateen dagaaladan iyo bugagtaan kahadlayah suu walida say isku xasuuqaday kabax shekooyin iyo jacayl waxaas ka hadal afsomaligeena ma dhmaystirna inay naga cawiyan baan rabnaah
siyaad barre soma ahyn Daroodow inaad somali kaqabataan xiligii u kurafanayey see isaga ayaa somali dhibkaan uhorseeday
Sax ruunsheg
Very sad believe
LEGE
Wllo Buugaagta calool xumada iyo dagaalada Naga Yara Haki Buugaagta suugaanta Ee af
somaliga laga baran karo Noo soo gudbi wllo
Insha Allah
@@QarniJoog102waa sax halaagii dhacay in la is xasuusiyo walina taaagan
Alla maxaa xasuus hore dib noogu celisay rafaadkii ay dadka badeen kooxahii USC Ahaa ee qabiilka u abaabulnaa nolol xumadii meesha taalay kala cararkii,gaajadii iyo waxii dhibaato taalay meesha ayaan xasuustay waxaaban mooday inaan anigu qoray buuga sida uu uga hadlayey waxa ay mooryaantu iyo ciidankii dawladii kacaanku ka gaysteen meesha sida uu uga waramayo dib bay xusuustayda ii celisay ayaamahasi adkaa iyo waxii aan u soo joogay.
USC waxey eheed xaqudirir kibir jibiye ah sona celisay xuquqda siyasaded ee shacbka
USC BOOk ku sabsan mahn waxkle maso gudbisid walib dhank xun ila hadd dhnkood wanagn kamadan hdlin! Amase ururadi kle oo xiligaas dagalada ku jiray waxay geeysteen?
@@abdirahiimabdulahiali7299 Iyaga Wanaag Waxaa U Ahaa Iney Maxamed Saaraan
i believe siyad bare iyo taagerayshisi qabyaldesna in lala dagaalo iney waajib rasmiya eheed hawiyana ku saxnaa iska dulqaadka dulmiga lkn waa ka xumahay in dhib loo gestay shicib maatiya tas na ma heen ujeedka xaqudirirka USC
Sxb waxaad dhalatay burburkii ka bacdi, mise nasiib baadan u helin
Inaad ogaato wixii laga dhaxlay,
Hadaadba aminstahay in hawiye dulmi laga galay, keebaa dulmi laga
Galay abgaal iyo hg oo ku saxsana
Dagalkii dhexmaray sad hadalka u dhigtay.
Marnaba ilaahay ma baneyn dhiig islaam in la daadiyo . Marka diinta barashadeda ku dadaal.
O ayago og waxa laso Maray miyey Manta Waxan arkayo samenayan jaale daarood
Buuga Waxaa Ka Hali Kartaa Brarakaat Book Shop kala Xiriir Nomberkan +252615451245