😭😭😭 waxa aan soxasoostay nastexo Cabdi nasir waxa ey aheed gabadha aan Dunida ujeclaa nasiib wanag wax walba Oo aan kohaminayay we isbadalen mar kii Oo koso biray shekadena wiil ey ilmo abti Isko yihiin oo dagan filan oo loshegay in Ey noqonee marwadisa eyna dagayan filan Waxaa laga jogaa mantay 4 sano waxa aan kowada noleen galmud qasatan guricel wali wan Jeclahay 😭😭 ifka nolol wacan wll gool ban Korajenaa waxa aan hada konolahay uganda Oo aan kosogaa fiso uk qofkii arka qormadeyda Plz igo cawi fataxada in ale wax walba fodeed iiga dhigo 👋👋
qisadan waxan kala socday barta Facebookga uu ku leeyahay mahad waxan ku faraxsanahay iyadoo muuqaal aH in aaan astaan tv ka daaawado waxan rajaynayaa in ay is hellan nasriin iyo mahad insha allllHa
8:59minte gabigisuuba plece sacada maga so kordhiiya o khatigaad tidhahdeene wan so daynaayna so daaya balantu wa qaali saxibayaal wan idiine salama😍😍😍😍😍
Its so hard to for get nice person like mahad if you need boyfreind plz seeching like mahad coz he know your dignitay and what u are oh what all people ....like mahad mahad i wish you beautfull life king also king
Waxan wa lagu cajisayaa inta laso dahdaan ba hdana 8minit 2minit kamida hesta bilowga thy filimkan idinka na nacsinya lasoo daaha lkn waqtiga dhereya plz
Riwayadaha rer waqooyigu jilaan Qatar wlhi from galmudug🌹🌹🌹🌹
dadka aan Somali u jecelahay
Somaliland dheh
Saan u sugayey waan dalay Yaa ilamida🤣🤣🤣
Wllhi anigaa ku lamid ah wlle😂
🤣🤣🤣waa xanaqa xataa walhi san usugayay
@@deeqacali_23 iska dul qaado way soo badinayaa abyo🙏🙏😂
@@deeqacali_23 ha xanaaqin xanaaqa kuma q..... Badni dee
Intaas waa kaftan🤣🤣🤣✋👑👑
Wax badan youtube xataa karaadshay
Waa la soo daahdeen lkn ugu danbyn waa soo fasaxdeen mahadsanidin🤗
Waadna so yareeyseen ku dar
😭😭😭 waxa aan soxasoostay nastexo
Cabdi nasir waxa ey aheed gabadha aan
Dunida ujeclaa nasiib wanag wax walba
Oo aan kohaminayay we isbadalen mar kii
Oo koso biray shekadena wiil ey ilmo abti
Isko yihiin oo dagan filan oo loshegay in
Ey noqonee marwadisa eyna dagayan filan
Waxaa laga jogaa mantay
4 sano waxa aan kowada noleen
galmud qasatan guricel wali wan
Jeclahay 😭😭 ifka nolol wacan wll gool ban
Korajenaa waxa aan hada konolahay uganda
Oo aan kosogaa fiso uk qofkii arka qormadeyda
Plz igo cawi fataxada in ale wax walba fodeed iiga dhigo 👋👋
Alah qalbiga haku qawojiyo🥺🥺
Ina adeer wax kastood jcshy allaha kuu rumeeyo 😭
illahey ha ku fududeyo qalbigana haku qabojiyo 😰😰😰
Guricel my home alha ku fududeyo ina ader 🥺😢
Ma is xariirisan hada mise
Qisadaan aniga ayay manta ihaystaa 😭😭😭😭 illahow qalbiga ii qaboji
Amin ilhey qalbi hku qabojiyo abyo
Guriga suuratu al baqra ku shido wllo salliga nabiga iyo laaxawla walaaquwata ilaa billaah ku celceli maalin oo dhan saad rabatay wax waliba kuu noqonayan ilaahay idamki inshaa allaah huno
@@عاشقةالقران-ر5ت Jazakallah wall asho 💕
@@عاشقةالقران-ر5ت Hye mhdsnid
😭😭😭alle haku gargaaro wlshy lkn duli marna ha qaadan
Reer sanaag is muujiya❤
1
Dhiciwayday sidaan Rabay
Dhaawiciina dilaacyoo
Waa dhaboobay jaceylkaan
Dheel dheelshanaayee 😭😭
Hestan ya qada wllo
@@Coco0explorer fanaaniin badan baa qaaday wlloh lkn you tube ka markad kuqortid magaceda wuu kuuso saarayaa *waxdhintaad kasamirtaa*
@@Coco0explorer dad badan ba qaaden wana hees hore xabibo xasan tohow laheyd codkan ad maqlaysana wa iidle yare I like this song😢💔
Daqiiqadaha noso badiya wlalayal 😘
Xayeysiinta dheerna kadaya wa cajis xalqadana noso badiya please
Daqiidaha noo kordiya please
Fadlan wakhtiga kordhiya wuu nagu yaryee🥰
🥺🥺🥺 nasriiin dhici way day sidaan rabay
Walaalayaalow musica ka yara gaabiya inta hadhay
Film iyo badh ❤🥺
Badaw
Mansha allah waan ka helay filankan
Lkn wlo mahad ha laragina so jidashuu leyahy finlinkan🥰
Waad soo yareyseen 😢✌
Waad la soo daahden wllyaal❤️
Badanaa iyadoo Trou story ah alle ha daweyo qalbi kasta oo dhawacan😥
😭😭🤲🤲
Film iyo badh 🥺😢❤
Nio Haaye kadayaa waxa Yarida nooo BadiYa AbTi ax Anthor level weyeye wlHi😍😍
Ax ax ax runti waayahan socda iyo qisoyinkay so matalen runti way kaso dhabeeyen wana dhib jiroo aynu isku indho tirayno dhexdena mana jiro qofkaliya oo qaladka qabanaya ama runta kashegaya qofkaa qaladkiisa wana waaano la inaga robo inaynu iska qabano marwal oo aynu aragn mahad sanid .❤❤wixi lumayna doondoon ❤
I feel that pain 💔😭
We love you dear
Same
2021
397
Repjjes
Daqiiqadu aadbay u kooban yihiin, naga soo badiya.
Filmkan ilma xaqiiqa ayuu iga kenay😭😭
Best filim plz soo badiya♥️😢 waad mahadsantihiin 🙏
Walal qali fadlan idinkoraliya xogalasodhakhsade aniwadale san usugayaye wlhi🙏💯❤❤🥺💞💞💞😥😥
Waa film qisadydad dhinacaa ka tabanayaah 🥺🥺🥺🥺🥺
Wllo alle haka saaro hadda
Sidan kugu dhacdey
Hadda kabaxdeyna
Alxm dheh
Waad soo yarayseen ax alla qalbiga dhici wayday sidaan rabay💔💔💔💔😢😢
Walahi waa nolol xanuun leh markada qof uu walidka ku siyey uu ku xumeyoh adnah aad walidka dartiis u racday lkn waxaa doqon ah qofka garan wayey qiimah lasiiyey, ee xataa qalbigaga tixgalin wayey 💔💔 you feel more painful...waxkasta oo dunida yaal qurux ayey ahaan lahayeen hadii qofkasta uu ka kafakari lahaah qalbiga qofka kale...waad ku madsantihiin kifradiu quruxda badan 💯💯💯👏👏👏nona soo badiyah wllo👑👑👑👏👏👏
Ax ax ax runti waayahan socda iyo qisoyinkay so matalen runti way kaso dhabeeyen wana dhib jiroo aynu isku indho tirayno dhexdena mana jiro qofkaliya oo qaladka qabanaya ama runta kashegaya qofkaa qaladkiisa wana waaano la inaga robo inaynu iska qabano marwal oo aynu aragn mahad sanid .❤❤wixi lumayna doondoon
Wallo week dhan bad la maqantihiin hadana 5 minutes wax ka yaruu socdaa Yara badiya minutes ka plz musal salka
M.a waad waan ku faraxsanahy inaan heesano jilayaal sidaan u wangsan hanbalyo wiilashena iyo gabdhaheena 🥰🥰
Plz isku daya in ad mlin wlba nosodysa ad bna idn jclnhy ♥️
Best actarad wllhi inantu ♥️
Hayee waa nagu so yaraysan marka soo badiya qaybta afradna la so dheereeye
Ax yaqey astaan xiyarta naga daya🥺 wad laragteen hadana daqiqadihi soyaraysaan
Wllkie waxan rejeynayaa inanad xalqadahaga dambe nagalooo soo raagin 😇🥰
😭😭qalbiga ii xanunyo😭
Fadlan daqiiqadaha noo so badiya😭💔
La soo dhakhsada 🤍
War saan u sugaayay wan dalay mahdsnidin🍁❤❤
Thanks nasriin kuso dhakhsada ahlqadaah ❤💚💜💜
Noogu soo dhaqsada asxaabeey prt 4
Ax ax ax runti waayahan socda iyo qisoyinkay so matalen runti way kaso dhabeeyen wana dhib jiroo aynu isku indho tirayno dhexdena mana jiro qofkaliya oo qaladka qabanaya ama runta kashegaya qofkaa qaladkiisa wana waaano la inaga robo inaynu iska qabano marwal oo aynu aragn mahad sanid .❤❤wixi lumayna doondoon
Hadad aqridana l
🥺plz lasoo dhaqsada qaybta kale astaan🥰👍👍👍👍
Nasriin inta laoyday😢😢😢
Wan idin salame damantiin wat nugusothahisin pliz wig walba part nosogaliya idinko mahatsan hada iguracsanthy like isar love you all😔💕💕❣️
Wa filim quruxbdn lkn wakhtigi soosarilahyden way dhaftay walaso raagten waana soo yarayseen
Keep going 😊
abti gabadhu qurux badnaa ma inan baa 🤗🤗
Aadpad isoo yadha gaabideen ino so yadha dhereeya💪💪
Astan waxan inkacodsanaynaa ina nolosodhaqsataan qay baha danbe
Daqiiiqadaha noo kordhiya plzz😢😢😢
Thnks wlahi ad ban uulaa soocdaa Haa nagaa day ninaa ila dhamadkaa inan ti ilaa magaca hayd nasrein
Sa usugayay wadalay yaila mida🥺🥰noso dadajiya noh
Kaliya waxa daremi kara qalbiyada ladulmiyay hadana an awoodin inay so bandhigi karin waxa ay daremayan💔😰
Haa walal waakula fahmaa waa iska xaal aduunyo
Ala wll noola soodhakhsda wan daalne filmka 💯
Keep going saaxiib Mahad Ibraahim 🙌
Really i like this story i cnt wait p.4
qisadan waxan kala socday barta Facebookga uu ku leeyahay mahad waxan ku faraxsanahay iyadoo muuqaal aH in aaan astaan tv ka daaawado
waxan rajaynayaa in ay is hellan nasriin iyo mahad
insha allllHa
Facebook isheg wll ay kujirto ado mahdan igu cawi
Fadan daqiiqadaha soo badiya
Astan musalsalkan ugu badnan 30 ila 40 daqiiqo kadhiga madama ad week dhan haysatiin
8:59minte gabigisuuba plece sacada maga so kordhiiya o khatigaad tidhahdeene wan so daynaayna so daaya balantu wa qaali saxibayaal wan idiine salama😍😍😍😍😍
Wlyala ama xalqadaha isbuci laba jeer so galiya ama wakhtiga usoconyo so badiya wa codsi 🥰🤗
BaL minute yada dheeya Astan ✋🏻
Waad soo yarayseen 😭😭😭😭
Waad sooyarayseen wll sookodhiy axx jaceyl mcn 💔
Qalbiga I horay illahow wax naxaris iyo dulqad yaqana hanoo waynin
Bahda astan Tv Best film weeye wlhi
Wll nagadaaya sidan minutes noosoo badiya ama maalin dhaaf noga dhiga pls astan waxan rajeynayaa aad waxpadan badali doontaan😍😍👏👏
Omg 😭wd lasoo raagteen hadana wd soo yarayseen mxd sidaa U samayseen wll?
Wilkan mahad ma wilka ay qisadu sida dhabta ah ugu dhacdayba wayo 2018 kii qoraal ahan ayan ku dawan jiray shashada sawirkisa sarnaa 😰
sagaal mar ayaan so firiyay waan dalay saan u firinayay lasoo dhakhsada fadlan🥺
Filmkan asagoo full ah noosoo galiya please
Sidan jarjarka ah kama helin😢
Sadex jeer xaq mudaneey Hooyo😘 hooyadu mar walba way kaga dhowdahy aabaha waxanay jeceshahy farxadaada
Wan daly san u sugayaya wllo nol sodherey
Walal wad yarayseen waxa inta ka badiya yakhii
Aniga ugu so horeye caawa
Its so hard to for get nice person like mahad if you need boyfreind plz seeching like mahad coz he know your dignitay and what u are oh what all people ....like mahad mahad i wish you beautfull life king also king
Ax Kan qalbi jab waa dhaafy😭😭😭😭😭
Pls filmka daqiiqadaha ubadiya
Haaye inader wax gaajabad tihine waxa so badiya mxd ka macanaynaysan🤣
Intaad nagala raagtaan baad hadana 7 Minit noso daynaysaan😏😌
Kkkkkk
@@ibraahimxasan9456 xee ku qosli🙄
Laa soo dhaakhso astaan tv
Fadln nogu soo dhakhsada wan dalay sidan usugayay
Filimka soo badiya ugu yaraan 30 daqiiqo la dhiga
Filemka soo badiya mxay tahay horeya ayuu uu damanaya
Oo waxu gaabin badanaa wllo dheereya
Adeerow Gacaliye wanu ka helnay filmka sonbadiya fadlan❤
Han kuhaystaa mansha ALLAH wa filmkii u horeeyay ee somaliya een dhamysto
Wll filinka hanagu padh jarin plz ee suwacan nagu soo daa adoo raliyaH😔
Noo badiya wa so yarasen
❤️ hanalo soo padiyo daqiqadaha fadlan 🙏🙏🙏
😭😭ma gayaan huq iyo ciil waa hawlkar nololed😭😭
Filinku Kuxuu İsku Darsaday İnuu Raago İyo İn İnyar Nalosodaayo
Film aad u mcn weeyaaan mahadsanidin walaalayaal
Muqaalada noo soo badiya ishallh 🥰❤🥰🖤
Xalqada 4 noo soo daaya
Wlhi wanka helay lkn waadla ragtay wll xalqada soo badi lana soo dhakhso inzha allh 🥺💔😩
Wll wakhtiga noo kordhiya plz sadexda cishana nosoo daaya
astaan wad mhdsan tihin marka hore balse labo comment baan rabaa inan idinku so birio 1- hordhaca inta muqaalka uu horeeya wuu dheer yahay soo kooba ugu yaraan 1 daqiqo ka dhiga 2- muuqaalka videoga dhan aad buu u gaaban yhy ee wax ku dara thanks
wlllhi wan ku daly san u sugayay.
horta imisa cisho week gii la soo daya
Waan dhararaye de noso badiya
#Haajaro
Wa runta sis way inagu yareeyeen noso badiya
Waxan wa lagu cajisayaa inta laso dahdaan ba hdana 8minit 2minit kamida hesta bilowga thy filimkan idinka na nacsinya lasoo daaha lkn waqtiga dhereya plz
Qalbiga 😭😭😭😭
Waad la soo daahdeen plz qaybta 4aad lasoo dhakhsada plz plz