Mahad iyo Nasriin waa legend actors waan u sad kordhiyey. Waxay usoo xusuusiyeen dhallinyaronimadii, iyo Jacaylkaygii aan lahaa SUCAAD AYNIGEED MID AAN AG DHIGO OO ISHAYDU QABATAA MA UUMMANA.
Gabadha filimka ku jirtaa waxay turjumaysaa xanuun ayku nool yihiin gabdho badan oo soomaali ah oo ayka dambeeyeen rag aan wax naxariiz ah lahayn lkn se gabadh kasto nabsi laga galaa maalin kale ayay heli wanaaga iyo jacaylka ay mudanthy xanuuno badan qalbigayga ku jira ayuu turjumay filimkani mahadsanidiin bahda astaan xaqiiqooyin jira ayaad ka hadasheen i feel this pain.
Waqtiga guursanayso muhiim ma aha ee waxa muhiim ah qof guursanyso shaqsiyadisa aad ku raacaysid. gabdho inta cimri ka cararaysan nolashina mugdi ha galinina✌
Sheekada hada waa ay isfurfurtay wayna soo wacnaahoysaa marka inoo soo dadajiya oo ha inaga soo daahina idinkoo mahad san Wan idin salamay bahda astan iyo inta dawadayasha ah
Wllhi inta xalqad ee aan soodaawaday inkabadan madaawan karo wllhi qalbiga ixanuuny saan u ilmiyay waan gaduudtay yaa allh gabdhihayna maxay dhibtuudaan 😰😭😭😭😭
😭😭😭qisadan waxd modaa inay ani layga sameyey qaybta ninka xun ee gabadha qaba alxamdulilaah goaankan qaatay wanku guueysty wana kabaxay noloshaas isoo duceeya in rabi mustaqbalka danbe ihagaajiyo intaasaa ilaahy I aqbalaa,hooyoo iyo aabe toona mahysto igu duceeya mid booskooda imatala koley ma buuxin karoe ilaahy calaf igu daaro
Walale waligaa haa niyad jabin
Noloshana majiro qof dhib iyo rafaad kudhamaysan
Rafaadkuna waa imtixaan iyo wado loo maro guusha nolosha quruxda badan
Insha'Allah waad helaysaa mid Hooyo,Aabo,walal iyo aduunka oo idilba kuu noqda
Hooyo iyo Aabo na Alle haunaxaristo
Salamulah walalo
Noloshaad rabto mid aad kula noolato oo bosska kasta Ku buxiya ayan kugu duceyay walal idim alle
@@abdifatahabdulldayib3748 waruntaa wll inshlh warajeynayaa amiin thnks
@@ducaaledmdpresidentoffutur3146 amiin inshlh wll
@Amina Umar amiin wll
Rajada aan filimkan ka leeyahay
Waa nasriin iyo mahad
Oo midooba🥰🥰😭
Wlhi sidoo kle😢
@@hudaabdirahman5374 waa inaynu usoo wada Hambalyeynaa maalinkay is helaan ❤
@@zakariyehassan7321 waaa ballan🥺🙋♀️
@@zakariyehassan7321 sifiiican
R.feeraari weeyaan bro
Erayada ay isticmaalayaan jilayaashu waa legendary, xalqaduhuna wa ay gaagaabn yihiin oo laguma caajisayo. Waa filin fiican.Keep up the good work!
Asc
Mahad iyo Nasriin waa legend actors waan u sad kordhiyey. Waxay usoo xusuusiyeen dhallinyaronimadii, iyo Jacaylkaygii aan lahaa SUCAAD AYNIGEED MID AAN AG DHIGO OO ISHAYDU QABATAA MA UUMMANA.
Gabadha filimka ku jirtaa waxay turjumaysaa xanuun ayku nool yihiin gabdho badan oo soomaali ah oo ayka dambeeyeen rag aan wax naxariiz ah lahayn lkn se gabadh kasto nabsi laga galaa maalin kale ayay heli wanaaga iyo jacaylka ay mudanthy xanuuno badan qalbigayga ku jira ayuu turjumay filimkani mahadsanidiin bahda astaan xaqiiqooyin jira ayaad ka hadasheen i feel this pain.
Ilaahay run kagama dhigo nolashan xun aamiin dheh apayo 🤲🤲😭
Aamiin
Waad la soo daahdeen xalqadana waad soo yaraysaan lkn marwalba waad mahadsan tihiin astaan tv & dhamaan jilayaasha somaliyeed
Best Somali film session. Best director makes best film. Good job 👍
والله أحلا فيلم تمثل قصص واقعية في الدنيا شكرا لكم في القناة astaan
Xalqado gaaban iyo raagitaan dheer
Aan aragno bal shekadan meshay ku dhamato.........
Thanks "Astan tv. Xalqadaha wax ku dara daqiqadahoda✌️
Inanta codkan leh wan jeclahay wlhi 😍rabbi ha xafido
Codkaan gabdhaan malahan miyaaa
Mashaa Allah filimkii u horeyaa o somali jishoo o International level aah Hambalyo Astan Tv 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 All the way from Djibouti
true storry we need part 5🥺
Flimkaan 2022 January ban fiirsanyaaa 1-5 wlhi indhaheyga ilmaa ka socday alxm alxm nolosha nuucaas ahna kuma jiro wxna ahy gbr kunool wali gurigooda lknse waa Flim aad u murugo bdn ilaaahow waalid walal iyo saxiib intba cimri dheer noosiii waa kuwa an ku dul oyno markeey arinteenu sidaan cml ah ilaahow noloshaas ookle 1 hbn xataa hanaglin inta kujirtna ka saar🥺✌️💗❤️❤️
2023 January Ayaan aniguna daawanayaa
February 2023 firsanaya😰
2024 abril dawanayaa😢😢😢
" Hadii qof walba waxuu higsanayo hawlyari ku heli lahaa , laba kastoo iscalmadana isku dari lahaa noloshu dhadhanba ma yeelateen💔💔. "
haa waa run lkn aad bay u macaantahay somaha
Kkkk
Mahad Ibrahim iyo nasrin jilayal fcnba tihin, keep going baan idin leyahy 👏🏽💯
I can't wait part five😥
ReaLLY😱
codadka jilayaasha iyo hadalada habkay ukala dhig dhigayaan ayaanba wax la siisto laheyn heesta udambeysaa kaba sii daran astaan wadnaha hana dhufanina waawareey hor usocod wacan idilkiin best film
Heesta iyo filinka wey isku fiicanyihiin ❤❤❤❤
Wwwwww another level kep goin Astaan
Maasha alaah film qiima iyo xiisa leh baad wadaan akhyaar keep going 💪
Waqtiga guursanayso muhiim ma aha ee waxa muhiim ah qof guursanyso shaqsiyadisa aad ku raacaysid.
gabdho inta cimri ka cararaysan nolashina mugdi ha galinina✌
Filmkan markaan daawanayo waan ilmeeyaa😭😭 garanmaayo sababta lkn waad nagu yareysaan
Qof wax fahmaya taha o nolol jacayl soomaray runtii sidaan dremaa
Erayada qoraal ahaan usoo qora Af Soomaali ama English mid kamida si dadka qaar aan maqalkoodu fiicneen u Akhriyaan dareenka qisada!!
Mahadsanidiin.🙏
Ayy waa fikrad fiican
😚😚😚😚😚😚
wlhy wan jeclahay filimkan wan dareema wax anan ku sugneyn nasriin iyo mahad horey usocda🥰❤
Filimkaan wlhi hada ayan kusoo birey mac waaye msha allah jilayaasha guuul insha allah
Hada ayaan rabaa inaan la socdo
@@fardowsosahal6490 mc mc waaye kusoo dhawow wllo
@@cabdirizakyuusufcali9946 thank you aanu la wada jaan qaadno
@@fardowsosahal6490 waa rajeyhaa inaan si fiican ugu wada tixnaa doono insha allah
Codsi iyo codsi xalqada dheerya music badan yreya sida kle filmku waa nice
Runti aadban u jeclaystay daawashada filmkan aadbad u mahadsan tihiin astan tv 👊❤
Ilahy gabar kasto somaliyeed noloshaas ma galiyo anoo ku jirin buu ciil i haya hadan ku jiri lahaa bal kwrma😭
Inti ilamidana ilaahey hakasaro insha allah😭😭
Haa wllhy waxan anoon kujirin ayaanba dreemy oo ciil ihayaa iyo inan ilmada khasab iskugu cesho ilhy hablaha soomliyed mugdi magasho noloshoda hablaha soomliyed waa anoo kle ilhy guri wangzan hawada galiyo
Illow Nasriin oo kle igu soo beeg aniga ❤️❤️❤️🤲🤲🤛
Soo badiya kuna soo dhakhsada
Walalo wakhtiga badiya ayamahna kordhiya fadlan 🥺😍
Gabdh kaztha wxEy. ChecshHy inEy nin waLo xunkEdaHa. Dareemya. HesHo 🥺
Haa wlhi 😪😪💔
Really 💔
An other level❤
Part 5……..🥺I can’t wait wlhi
Omg flimyalo bu kawacn yahy wllhi said ban ugahelay ❤️📌
Aqrii Kadip like
Hadi ad igu rayii tahay
Dhamadkan filimka
Hanad ayaa hantin donah nasiin
Yal ila arkey😂
Ilaahayow hablha soomaaliyeed raga xun ka duw😢❤
astaan tv filmteed aad ugu xidhan yhy like is mujiya in mamo xadiyo so dhamstya🤣🤣
Masha Allah ❤❤
Filimkan wxn moda in uu ka hadlyo nolol 4sano an kuso nola familka igu qasben hada waan kaso baxy alx laso dhaqsda qebkle😥🙏
Aax walhi marwalbo dawanayo wan qiroda wlhi 🥺🥺
Sheekada hada waa ay isfurfurtay wayna soo wacnaahoysaa marka inoo soo dadajiya oo ha inaga soo daahina idinkoo mahad san
Wan idin salamay bahda astan iyo inta dawadayasha ah
Ax🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Waxan waa filim dhafay😍😍
Adoo tagay oo mudo badan maqan ayaan is arki jiray inoo qolkaaga qureec usii sida inaabta waah waah erayo habaysan iga dheh
Ax😢😓 nasriin iyo inabtigeed si dhabay isku jecelyiin
Nasriin axmed qof igu qaliyaa
Amiiin amiin amiin yarabii 😭😭😭😭
Wlh m.a Ruwayadan allah idiin barakeyo walalahey 🥰
Ax ax ax runti waayahan socda iyo qisoyinkay so matalen runti way kaso dhabeeyen wana dhib jiroo aynu isku indho tirayno dhexdena mana jiro qofkaliya oo qaladka qabanaya ama runta kashegaya qofkaa qaladkiisa wana waaano la inaga robo inaynu iska qabano marwal oo aynu aragn mahad sanid .❤❤wixi lumayna doondoon
Hadad aqridana l
Emotional words😢
Flim toching ah wlhi mahad iyo nasriin 😭😭😭😭
Wuxu ka hadlya wax bulshda somaliyeed kadhex dhca keeep going jilysha astaan tv plz xalqda 5aad lasodhakhsada
Dhabbaan ceel tagayn dhaan ku dheel miayaayoo
Dhalan dhool haraad baan naf ka dhiga na yaayeey😭😭
Wllhi waa filim aan aad uga helay🥲♥️
Mahad waad mahadsantahay
Aad Ba uso gaabisen Hadana uso daahisen Anway Waa Mahadsantihiin
Sax
Dadka dawanaaya iyo inta like saraysa wax isku dhow maha😫
Masha alah teamka astaan hore u socda
Wllhi filim iga dhe wan ilmeeyey wllhj soo badiya haayee
Intah doonaysa in diib loso celiyo filmkan😢
keep up resbons is filim😜😍😘
Markan dawado. Filimkan
Waxa igu so dhacaa
Heeesti ahayd
--wan kudayay qiiroy
__kugu qadey xusuuse
__allah qancay mantah dabadeed🤦♂️
Nasiin marwadi dulmanays
Qiiro 🤔🥲🥲✍️
Filing xigmadaha ku jira iyo erayada qurux dooda ayan la dhacaY wllHy
Walahi waa sheeko ku dhisan hiigsi iyo himilooyin buuxah oo losocdoh ...lkn xogaa dhereya , jilayal legender ah💯💯👏👏👏
Ama timeka wax ku dara amase lasoo dhakhsada bahda astaan🙋♀️😭
Ma ila aragtey😲 sidan wax ka badala Astan
😂😂 markiiba lama badale jacaylada daawo hudaay zxp😍
@@nadiirayuusuf6887 😂😂😂wan la colloobay 8da minute ee suququliska ah nio
😢
wakhtiga yar maad naga daysan Astaan.
qisadani waa mid qiimo leh.
Wlhi nice films 🎥
Alla jacayla😭😭😭😭 walalayaal iiduceeya ilaahay dartiis 🤲🤲😭😭😭
IllheY wll qalbiga haku qabOjiYo
Ilahey qalbiga hakuu qaboojiyo 🤲
Qalbigaaga alle farxad aad jacaylka ku jeclaato ha ku abuuro huno
Best flim wllhi
Haa wallhi waa sax abyo mcnto 😔🥺😰
Wakhtiga dheeraya ama sida iskugu xigsiiya mhdsanid
Kolay dhibka laguma waarayo 🥰
Wow ereyo dareen xabaarsan iyo boholyow xiisihiisa wata
Maaash alah
Hada dhamesto xitaa kama dalayo marwaliba wan dawadaa😰😰❤
Great start
Mahadsanidhiin Astan team
Wllhi inta xalqad ee aan soodaawaday inkabadan madaawan karo wllhi qalbiga ixanuuny saan u ilmiyay waan gaduudtay yaa allh gabdhihayna maxay dhibtuudaan 😰😭😭😭😭
Wd la raaGteen Hdana wd so yareyseen
Si walba oo aay thy wn idinku mhd celinayna Tabinta Filimka💯🙏
astaan thanks
Wow ❤
😭😭😭💔💔xnun wlhi lkn ereyada whi wa 🔥🔥💛
💔😭💔🥺😭NoLosHu waa imtixan wlhi
Film kaan isagoo qoral what's up ah ayaan Facebook ka daawaday waa ka helay runtii amazing
True story indeed! 😰💔
Words is amusing wlhy
Markaan fiir sanaayo film kaan ilinta maceshan karo anoo flim iyo waxaa jecleen baan zaaid u jeclaaday wax run ila noqotaa jilayashaan caadi maaaha masha allaaah waxaan u sugaaa filmkaan si cadi aheen waqti bdn igu noqotaa waa mhd san tihiin waqtiga iyo juhdiga ku bixiseen waxaan sugnaa part 5 insha allaaah
Mahad sxb adi iyo teamkaaga horay usocda baan idin ileeyahay
Next waan sugaynaa
Very touching short film
Walal codka qoraal ku soo dara si u noqdo super hit
Keep going wllhe legends ayaa tihiin
Filinka markan dawady wlhi laa ilmeyey 🥺😭
Waa cajiib film Kan wlhi wana la qiroday nasriin
Oooooh wu film dhaafay kani🥺🥺
I like nasriin iyo mahad
wow waxkle
this love is so adorable
Halkaa ayey u socotaa
Waqtiga nodhereya m .a waye erayafa 😥❣️
Astaan tv wad so yarasaan wadna laso daahdaan ee please lasoo dheereya uun