Waxa inku talinaa inaa iska quruxisaan waa IGA talo 1: shots of films iska hagaaji Ku soo dar 2: camera of movement iska quruxiya oo Ku soo dar 3: camera of lens iska hagaajiya Oo Ku soo dar 4: shots of level isticmaal waa IGA talo 5: light of films iska sax 6: colour of films iska sax iyada 7: scenes iska quruxiya 8: goobta musalsalka iska quruxiya oo iska hagaajiya 9: codka jilaayasha iska quruxiya oo waxa Ka guuxay 10: jaliinka 9% waa Ka hooseysaan ogaad 11: hadalaada jilaayasha iska quruxiya oo hadal quruxoon sameysta 12: emotions of face , emotions of body iyo body of language iska quruxiya 13: background iska quruxiya iyada 14: sheekad waan ay Ku bilaawad ma quruxoon iska hagaajiya 15: xarakaadka iska quruxiya 16: doorka jilaayasha iska quruxiya oo ma fiican 17: xaga make up iska quruxiya 18: xaga labiska iska sax 19: colour of emotions ee xaga dharka iska sax 20: heesta ay Ku soo gasho iska badala ma quruxoon 21: emotions of music isticmaal 22: music u gaar sameysta 23:muqaalo dhaxdaal sameysta sida magaalad aad joogtaa markay qoraxad dhacayso iyo marka soo baxiyso sidoo Kale magaalad iyadoo haleen iyo MAALin soo duub oo dhaxdaal Ka dhigta si dagan 24: sounds inku hareesan iska quruxiya sida mobelka , qolka soo galid xaga albaabka iyo Ka baxid , jikad laabta taalo codadka ay sameynaay , car iwm 25: soctoga iyo slow motion iska quruxiya 26: edit iska quruxiya 27: sawirka musalsal sameysta Intaas waa IGA talo haddii aad rabtiin inaa guleystaan iska sax qaladkiiina
Mahad markay nasriin u imanaysay smart-phone buu isticmaalayay ,markii danbena wuxuu yidhi ma haysto.waa khalad yar lkn waxkasta waa in la saxo habayaraade.waad ku mahadsantihiin musalsalkan cusub wakhtigiisana noo sheega aan ku talo galnee.
Musasalka haboon+Halgan jeceyl iyo filmka laba xaasle inta lasocoto like ♥💙💚
Laba xaasle intee ka socdaa?
@@A.A.E93 FAM TY
Haboon Cidna Lama Barbar Dhigi Karo
iskumid baan nhy pyoh mcnto ❤️💗 intaba waan lasocdaaa xitaaa midk aarsiga abahay oo hda seson2 aan sugeeno❣️
@@simraanhaajiahmed1435 M.a mcnt💙💚♥
Mahad iyo shacni labo qof aan jecelahay ❤️👏
Wlhi ani xitaa
Shacni iyo Ahmed labadas qof waan jelhy alaha.idin xifdiyo wllyal
Amiin amiin amiin ❤
Masha allah Shacni waa Jilaa buuxdo Amazing her Acting role
Yada darteed wlhy filnkan udaawaday
Masha Allah mahad ibraahim Yusuf iyo shacni wan jaclahay jilayal wanagsan waliba ixtiran leh
Mahad iyo shacni marka arko jacayl baa ka dhex arkaa❤😂
Z.kle alpih
11:00 until about the cartoon from coronavirus best u29 regalia Hotel
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
Scw scw scw
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Yarkaan waardiyaha ah waa talented magaciis magaranayyo dagnaan iyo hadallo culus buu tuuraya
Mahad ba la dhaha brasho wngzn
Mahad aabaha jacylka guulysoh sxp
Acting ka shacni aya anigu ka hela MashaAllah🥹❤️Hormar aad u wayn ban ku rajenaya Shacniyy wllo💐🖤
So mahn ❤️
@@Mudez-Romeo jajxhk
MashaAllah
Wan kehelay waa film xiiso leh❤👍
Macno weyn ayuu xambarsanyey qeybta saddexad wn sugayaa insha allh
Shacni iyo mahad ya kuxasuusta nasro iyo ahmed😭❤️💔
Ani lkn wuu go.ay film kaas 😭
Sorry
Hogmaal mediy iyo musaslaka haboon waan kaheelaa❤❤❤👌
Filinkan waxa la modaa inuu anga iyo hablahayga unuu Naga hadalyo saddex daasban ahy anina midadhex Wlhi wa Ango kle 😂😂❣️
Xafad walpa midh yaroo wada Nux nuxa lagama waayo oo walipa xaazidada😂
haa wlhi hhhh
😂 wllhi hablahan wllo ah intooda badan waa oskuxasid 😂😂😂
Anka mida😂😂😂
Ani booska shaci taaganahay cashadaneh gbr casho ladhahay o ila dhalatay tagan thy mida yar neh mido Iska dhexdhexaad eh boskeda joogataa 😅😅 gurigena shirkada gabdhaha cml taala 😅 lkn mida yar io mida isku boska yihiine halmid kasi man yhn taso eh taleefoonka maba iSKa dhigta kudhahay 🙄😅😅😅😅
Shacni waan ku taageer sanahay sharaf ku nooloow sharafay
MAA SHAA ALLAH NINKA SHACNI HELAY MARWO AYUU HELAY.
I can't wait part 3🥺
Me too wlhi
@@khadraciise2044 o
@@khadraciise2044jsj6⁷
And me walahi
🥺
Walaalnimadu waa wehel
Xataa inaan la murmo iska daaye haday
Iga yarthy ama iga weynthy waan ilaashan lahaa
Sabbto ah lamaba dhalan sow maaha🥺🥺
Ana kula dhashay dhib laan
Kelinimada aya xiisaha ka keenaysa blse hadaday kula dhalan lahaayen saan uma adan hadli leheen ee waad dhibi lahyed
Abyo anaga wĺalaha ah dhib la,aan baa kula dhalanay abyo
Waa runtaa qof aan haysan uunbaa dareemaya qiimaha walalha
@@khadraciise2044
Wxn samalayn lahaa io sidaan ula dhaqmi lahaa midna ma malaysan kartide haygu dagdagin gabadheyy😒
filmkan wan ku heysta mar hadey shacni iyo mahad ku jiran part 3 nogu so dhaqsada♥️
Film mada soomalida waadkaheshaaaa😁
@@ubahdhool8158
Ha
😂😂😂qeebta hore waxaan soo xasuustay hooyo xiliyee dhihi jirtay shaqada yaa lahaa manta 😂😂old days wlhi enaba cadi mahan alow noo daaha waridka
Asc waxaan rabnaa aarsigii aabahay part 2 ayaa u xiisay sidayda musalsalkaa
Kaasi wuukala kacay wll maxamed waaka maraykana qabtey iyo qaarkaleba walagukalayaacey
Ani xata 🥺🥺
Shacni Waxay Ku Dakhrantey Inanki Washmanka Ahaa Ilaa Heer Ay Seexan Weydey😂
I can’t wait Qeybta 3Aad
Hay
Tan yaree reerka u yar waaba balayaaba marka ksta been lagu soo qabanaya 😂😂
Team aasha❤️😂🙏 yartaa waan kuhaystaa wlhi.🙏
Waa ruwayad ama filim fican Lakin xoga caajisa ku jir jira dagalkana yareya igana rali ahada 🥰🙏🌹
Waa film dhinacyo badan nolosha ka turjumaya.
I Like it 👍
Flimku waa mcan lkn gurigan hadii flim walba lagu duubo waa laga xiiso dhacayaa ee guryo kle sameeya🙂
Wa wreeey ha nawaline de soo dheereya 3 wan sugayna insh alh
Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo RUclipsr Fiican Aydad Ku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In Shaa Allah.💯🔔🔔
Insha allh wlll😘
Thanks wll Qaali💯🙏
Ahmeds like here 😁
Runtii tani waa xaqiiq meel walba taala.
Waxa inku talinaa inaa iska quruxisaan waa IGA talo
1: shots of films iska hagaaji Ku soo dar
2: camera of movement iska quruxiya oo Ku soo dar
3: camera of lens iska hagaajiya Oo Ku soo dar
4: shots of level isticmaal waa IGA talo
5: light of films iska sax
6: colour of films iska sax iyada
7: scenes iska quruxiya
8: goobta musalsalka iska quruxiya oo iska hagaajiya
9: codka jilaayasha iska quruxiya oo waxa Ka guuxay
10: jaliinka 9% waa Ka hooseysaan ogaad
11: hadalaada jilaayasha iska quruxiya oo hadal quruxoon sameysta
12: emotions of face , emotions of body iyo body of language iska quruxiya
13: background iska quruxiya iyada
14: sheekad waan ay Ku bilaawad ma quruxoon iska hagaajiya
15: xarakaadka iska quruxiya
16: doorka jilaayasha iska quruxiya oo ma fiican
17: xaga make up iska quruxiya
18: xaga labiska iska sax
19: colour of emotions ee xaga dharka iska sax
20: heesta ay Ku soo gasho iska badala ma quruxoon
21: emotions of music isticmaal
22: music u gaar sameysta
23:muqaalo dhaxdaal sameysta sida magaalad aad joogtaa markay qoraxad dhacayso iyo marka soo baxiyso sidoo Kale magaalad iyadoo haleen iyo MAALin soo duub oo dhaxdaal Ka dhigta si dagan
24: sounds inku hareesan iska quruxiya sida mobelka , qolka soo galid xaga albaabka iyo Ka baxid , jikad laabta taalo codadka ay sameynaay , car iwm
25: soctoga iyo slow motion iska quruxiya
26: edit iska quruxiya
27: sawirka musalsal sameysta
Intaas waa IGA talo haddii aad rabtiin inaa guleystaan iska sax qaladkiiina
Wll ma
Bollywood ayaad director ka tahay
Subxanalah cod ahaan uzoo duub😅😅
@@zaamnews4717 maya buugta , geogle iyo RUclips ayaan Ka aragay sidaas weeye wll
@@xafsaahmett2876 oo cad ah
Meel baad kaga dhacday wll lkn qofna lama tilmaamo ogow taas
Best of the films actions interests people's i can't wait prt 3 coming soon insha allah 👍💪💯
M.a waa filim aad ula dhacay
Mahad Ibrahim actor aan taageero 🤍💙
mahad iyo shacni waan jeclahay❤
Adaa shaqada u leh bow 😂😂😂😂 ruwaayadaan waa igu socotaa
In next episode telephone lookeenayo yaa igu racay😅
Me😂😂
Ani😅😅😅
@@istaahiljama1059 sami😂
Film-kaan waa top ee Microphone-ka uun mel banaan u sudha si uu shuuqa u daayo.
wow 👌 bello wye runtii sida ay wax u jiilayso marwo shacni ina ba cadi mahan
Tan Yar Hala dilo kibir badanaa😂
Tan yar aniga eedo u ah fariid weeye 😂
Mahad iyo shacni runti film ay kuwada jiraan wa dhameystiranyaha wana kahelaa anigu kalintoda siqurux badan uga sobaxan
Masha allaah
Alleh cimriga ha udheereeyo maamo Tiriig xaashi ruwaayadii igu horeysay een arko tiriig waxay aheyd 1976 iyo beerta xoriyada
Mahad iyo shacni meeelay joogaan jacayl kama maqna💯💯❤❤🥰
Aizha quruxbadnaa 🥹🥹
Dhab buu ka hadlayaa musalsalkani iyo arimaha qoyska iyo ubadka waalidku dhibtuu ku qabo
Aarsigii Aabahay film fiican buu ahaa meeyey
Filing wareera weeyi màdsiiwadaan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Part 3 😂 Nin dooban a hoo indhahan izku qabanaya codkun ban dhagayzanaya 😴👏😍
Hhhh hadi kalee mxa dhacaya dad dawatid hhh
I love this film🌸😇
The first horumar wacab zaxibayaaal ❤🎉
I happy in maha iyo pracetmol isheleen oo isla shaqeynayan oo musalsalo no sameynayan
Hadaad ilahay taqanan part 3 laso dhakhsada😭🥺😂
Tan yari ma,any ima taleysaa 😂
Filimka laba wakhti isbuucii soo galiya plz hadaad awoodaaan
❤❤❤waan ku jeclahay cash ❤❤❤❤❤❤
The girl with Aisha's name became my crush❤️😊
How can you prove that
Musalsaalka Haboon season 2 iyo halgan jcl kuxiranahy
Inanka mahad aadban Uga helaa❤️🤤😊
Wan ka helay filmkan part 3 soduba durba huno jilaga ugu fcn wa Axmed iyo shacni
wwww wxkle weyi wlhi wa film macan illhyw nabada no siyadi
Inantan yar baan filmka u nacayba ee ladan
Waxa iga qoslisay tan shaqadeedii lagu karilaayahay ee Tiktoka iska duubaysa!!
Hhhhhhhhhhh
🤣🤣 Haa walahi. Taaso miidhan baa marka la guursado habeen ka arooska hooyo u soo guur guuran 🙈
@@hodanhawsi575 hhhhhh
I can’t wait part 3😢
❤❤❤❤❤❤maasha allah
Wll ale ha idin sharfo waan idin tageeera wllhi
Shacni iyo mahad jacylkan ka dhex arka❤️
Cadi ma aha ku so dhakhsada part three
Habboon kanaan ku sii sugayaa anigu inaba caadi maaha
Iskumid ba nhy wlee
Halgan jacayl woooow aad baan uga helay
Mahad markay nasriin u imanaysay smart-phone buu isticmaalayay ,markii danbena wuxuu yidhi ma haysto.waa khalad yar lkn waxkasta waa in la saxo habayaraade.waad ku mahadsantihiin musalsalkan cusub wakhtigiisana noo sheega aan ku talo galnee.
Markii uu guriga imsnayay ee 1aad smartphone ayuu waday
Waa ka helay filimka plze marwadii dulmaneyd ma la zoo zameynayo miyaa waa u xiizney wlhiye
Reer xogmaalow inta badan Riwayadaha qabyo ayad uga tagtaan Tan tii aad dhamaystirtan ha ahaato😉
MashaAllah wan tagera shacni iyo Ahmed
Man sha Allah pelis noguso dara ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaalah naso badaiya wll mahasanadin
I can't wait part 3 big fana XOGAAL
Top team funny onthere level 🤣 💯 👌 😂
Omg filnkan inaba caadi mahan wlhi lkn noloso dhakhsada 🥰
Hablaha is haysta 😅😂😂🤣
Shani love you
@@deeqacilmi6122 🤣🤣🥰
Filimkan wandhiiri galinayaa dhaqankeenii oo saxn buu noo sheegay❤
Wll tayar ee kibieka kumatalayza ma nasteexo ziyaad ba mize ana kuqaldaya ee shlmsa madow plz izo shega azxpey
Inanta maxaad kadili💪
so beautifull film wlhi zaaid bu isoo jiite 👋❣️
Wow, she's gorgeous wan jecely shacni
Mataladeeda wa top top 👏 👌 👍
AX YARAA WLBH WAA MNSH ALLAH ALKA KA HAYAA WLSHAY SHACNI
Shukriyeey isku dirka jooji
Meel macaan bay maraysaa shekada 🤣🤣🙈
qof walbo tan yar hadii ladhaho ya weyn marka reer waqooyiyow😅😂
Qofta ugu yar hablaha yaa ila nacay
Waba mixnad cadiya hhh
ana kula nacy hadl xumi dadka ula hadlyso ka yaby wllhi ciil bdna hhhh
Ladan😂😂ayd 😅😅casha😢😢
Haa lkn dad Wey is yaqanan wen 😂❤
Amarka illahay ana xafadena xasid uu ahan jirey yaranti
Walahi fanaaniintu waxjiraykahadlaaan ok walahi naaaguhu waaa sidaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Walahi waxan xanuuntay markan yara
War naagtaan jacyl baa haya😆😆
It is amazing films
Wllo laso orda vedio hal malin le udhaxyziiya plz😢
Wallee markaad bahantahy eenad arkayn dad wax haysta waa nimco
Markaas waxkastoo rabtid agtada qayrkaa ku haystaan تتحسر. Waa murgtadi ahd wax la'aanta midkle kudarso oo caloosha ku casirmaysa
Jeclkuna waa cadaw misane qof aaad garan haku qabto 3 waa murgti saddexad beerka