WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Amiira ; hani bashiir cali
    Safiya : shacni maxamuud
    : sacad cali cumar
    samatar jamac maygaag
    Script writer : Mahad ibrahim yussuf
    Director: Abdirahman muse (Maano)
    Editor : Yahye Abdirahman (Garbo)
    Camera : Abdirahman muse
    Camera 2 :Abdirahman Bulshaawi
    Marketing and social media
    ; Weriye Yussuf
    Mahadnaq : Sahra Halgan
    Mohamed cadani
    Jumeira Restaurant
    @Somali Drama
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 157

  • @abdulkadirsaleh6441
    @abdulkadirsaleh6441 4 года назад +53

    Muuqaal duubis cuddoon iyo hab sheeko is leh ayaad la timaadeen, guul iyo gobannimo ayaan idin leeyahay saaxiibayaal.

    • @SomaliDrama
      @SomaliDrama  4 года назад +6

      Kaduwaanshaha aan la imaanayno waa wax aan isleeyahay kusoo kordhiya meeqaamka

    • @abdulkadirsaleh6441
      @abdulkadirsaleh6441 4 года назад +2

      @@SomaliDrama meel wanaagsan waad gaadhi doontaan, sidaad ku socotaan, insha allaah.

    • @SomaliDrama
      @SomaliDrama  4 года назад +3

      Soo dhawow abdulkadir Salah kamid noqo Wehelka somali drama

    • @asmarshortvideob-roll1197
      @asmarshortvideob-roll1197 4 года назад +1

      Aad Baad Umahadsantahay Sxb Abdulkadir Salah Xussen.

    • @abdulkadirsaleh6441
      @abdulkadirsaleh6441 4 года назад +2

      @@asmarshortvideob-roll1197 adiga mudan in badan saaxiib, asmar ali haaji.

  • @ruwaydaayeeyo9870
    @ruwaydaayeeyo9870 4 года назад +35

    Labada magac ee ahmad iyo amiiira waa igu dheer yihiin illaahaw walaashay unaxariiso dumaashigayna meel khayr leh ugu deeq😭😭😭❤❤

  • @muwanaibnuromeo1202
    @muwanaibnuromeo1202 4 года назад +8

    😭Wakhtıyoow ma waxaa Tahay Rajo lumıye mıse Rıyo kefene Wakhtıyoow ma waxaaTahay msııbka dadka la nool mıse la dadka xumeeya ılaahoow nasııbka II hagaajı😭🤲

  • @amiiraqurux2271
    @amiiraqurux2271 4 года назад +11

    Dhoof Jacayl😭😭😭
    Somali Drama Keep Goin From USA Hore usocda ana waan idinla Socondoona

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад +3

    Waqtigu wa cajiib🥲🥲horey usocda dhalinyaro qurux badan ❤🩸💯💯

  • @khadraibrahimelmi6496
    @khadraibrahimelmi6496 4 года назад +19

    Gobolkii daraawiishta sool my home ya ila arka 😍🐎🐎

    • @zainabsiman8412
      @zainabsiman8412 2 года назад

      Sanadka dib talow ma no shahy 🐎

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 7 месяцев назад

      ​@@zainabsiman8412 dagaal kadib adiguna manoshahay😢😂

  • @mustafeabdi9542
    @mustafeabdi9542 4 года назад +6

    Mahad Saaxiib Film Qoraa Kii ugu Wacna ayaad Tahay, Somali Drama Alle Haydin Magan gashto Dhalinyarro

  • @Ahmed-baraf
    @Ahmed-baraf 3 года назад +9

    Waa salaaman tahay magacaygu waa Abubakar Mohammed waxaan bilaabay kanaal cusub oo iga caawi sidii aan ku heli lahaa macaamiisha 2k

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 4 года назад +4

    Qiso Dareen badan oo fariin gudbineysa iyo Bandhig guuleystay ayaad la timaadeen Somali drama

  • @munitaahmed7273
    @munitaahmed7273 4 года назад +6

    Alla gabadha wajigeedu
    Cas casankaasi ma dawadaa
    Ilahow adaa dawo kaa magan galay
    🤑🤑🤑🤑

  • @queen-sb7is
    @queen-sb7is 4 года назад +7

    Waaw inama caadi ma ahan waan ka helay channel kiina wallhi keep going wll👏👏👏😍😍

  • @amiin6977
    @amiin6977 4 года назад +5

    Mnzha AlllaH Cod Iyo Muqaal Dhxal gala Latimadene Hore Usocda🥰🤗

  • @mssshugrishacnichannel2032
    @mssshugrishacnichannel2032 4 года назад +11

    Guulo badan ayaynu Gaadhi incha Allah kooxdaydii

  • @nadiiraahmedabdirahman4944
    @nadiiraahmedabdirahman4944 4 года назад +4

    keep going Somali drama group mano iyo garbo

    • @SomaliDrama
      @SomaliDrama  4 года назад +1

      Nadiira mahadsanid wll alle ha ku sharfo

  • @amiinabdihakim3584
    @amiinabdihakim3584 4 года назад +2

    OmG hiiil darana haween hore usocod walalayaal somali drama

  • @idiljama5107
    @idiljama5107 3 года назад +6

    Ilmo ayaan ku daawadaa filmaantiina wllhi ax😭😢😭😭

  • @haamhamze8884
    @haamhamze8884 4 года назад +10

    Mansha allah go forward lkn zxpayaal isku day in hadalka qofka aan laga garan inuu soo xiftiyaya ee uu si caadi ah u odhan karo qofku thankz

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 4 года назад +4

    Mazha allah ezhcala film camera Hd 🙏 iyo jaceyl tanaazulid leh

  • @abdirahmanmuse2926
    @abdirahmanmuse2926 4 года назад +4

    Great One Great group Somali Drama

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 4 года назад +2

    Waqalka shaqalka waan ka haya eesh cala filim m.a frome muqdisho waan ku haysana noso badi bro

  • @zakiyare9894
    @zakiyare9894 4 года назад +8

    macha Allah film qaali ah weeye
    Taxana miya filimka 😍😍 horey usocda

    • @SomaliDrama
      @SomaliDrama  4 года назад +1

      Filimo kale oo Taxane ahba jira walal

    • @zakiyare9894
      @zakiyare9894 4 года назад

      @@SomaliDrama hyeh wll waa mahad santihiin 🥰🥰🙏

  • @muuminalmugadish3233
    @muuminalmugadish3233 4 года назад +34

    Dumarkeeni qurxaha badna waxa dilay daawo kiimiko ah sorry

  • @suhuuribrahim8508
    @suhuuribrahim8508 4 года назад +4

    Hare usocda somali Drama❤

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 4 года назад +2

    Masha Allah nice film

  • @nasramiishaar8551
    @nasramiishaar8551 4 года назад +2

    Wllkey samatar jamac hore usco waliga

  • @zackmohet4528
    @zackmohet4528 3 года назад +2

    Waamacan 😍😘

  • @asmarshortvideob-roll1197
    @asmarshortvideob-roll1197 4 года назад +10

    Guul Iyo gobonimo Saxibayaal😍

  • @fardawscabdi54
    @fardawscabdi54 4 года назад

    Wa mantinti igu horesay en ka helo filin somaliya wa qiso macan

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 года назад +3

    Nice short movie

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 4 года назад +3

    Asc bacada salana noo soo daya qabadii labada insha alllhe

  • @nasraabdi3241
    @nasraabdi3241 4 года назад +6

    Masha Allaah

  • @najiibasensio1
    @najiibasensio1 4 года назад +2

    Keep going team qaliya

  • @MarwaMohamed-ur1tw
    @MarwaMohamed-ur1tw 4 года назад +3

    Wowww

  • @ayaankaafiya4636
    @ayaankaafiya4636 4 года назад +1

    Mcha allah no soo badi

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 4 года назад +2

    i like him mashaAllah hi is handsome

  • @waddanidhabah5610
    @waddanidhabah5610 4 года назад +1

    Hore uu socda walolyaa
    From suudan

  • @mubarikmuuse6505
    @mubarikmuuse6505 4 года назад +1

    Waa talaabsateene Hasoo Jeesanina Somali Drama

  • @ahmedkalgacal1411
    @ahmedkalgacal1411 4 года назад +2

    Qisadan si dhab aha ayey igu dhacday aniga kadib cudur dar wan iska aqbalay sidu axmedba u ogaladay aamira

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 4 года назад +1

    Dhilyaro waa dedaasheen
    Qaladaad yaryar ayaa jira
    Kuwaana wixii danbe inaad hagaajisaan ayaan filayaa
    Nasiib wacan

  • @Dhiple_np31
    @Dhiple_np31 4 года назад +2

    Bbbb somali drama horumar balaadhan

  • @mahadcaligeedi4942
    @mahadcaligeedi4942 3 года назад

    Www caadi MA ahan filin kaan somali drama qeyb Kle miyuu Lee yahayna wll

  • @NimcoAadan-xs1mv
    @NimcoAadan-xs1mv 2 дня назад +1

  • @nimcoabdi7183
    @nimcoabdi7183 4 года назад

    Eesh cala riwayad hani bashiir cali xasan horay usoco qali

  • @geenyojoogdheer8222
    @geenyojoogdheer8222 3 года назад +1

    Uf bal firi gabdhahas siday wajigooda ugalayn 😪😪😪😪😪 ax walahayga soomaliyedow mxa kalsoonida idinka qaaday 😭😭😭😭😭😭😭 kimiko qurux ma ahan

  • @Mo-vb8vi
    @Mo-vb8vi 3 года назад +3

    Really good writing!! You’re talented man

  • @nasramiishaar8551
    @nasramiishaar8551 4 года назад +2

    Guul

  • @alisalah671
    @alisalah671 4 года назад +6

    Hair salonka caadi ma aha dadka lagu cadeeya 😂😂😂

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 года назад

    Filmkan isagoo qoralan akhriyay ax 💔

  • @abwaancabsiiye278
    @abwaancabsiiye278 4 года назад +1

    Hore usocda

  • @abdilahimariomario972
    @abdilahimariomario972 4 года назад +3

    Aktaradda filimka Shugri shacni shacni shacni bogaadin wll sharafeey

  • @lifeisdesignedtobreakyourh293
    @lifeisdesignedtobreakyourh293 2 года назад

    😛 i try to learn somali😍

  • @mohamedyuya5152
    @mohamedyuya5152 3 года назад

    Sher

  • @amiiraahmet6418
    @amiiraahmet6418 2 года назад +1

    Plz ahmet amiira jilitanka ka badasha wllyaal waa codsiye🙏😰

  • @deeqacabdilahi2243
    @deeqacabdilahi2243 4 года назад +3

    Somali Drama kooxda Sanadaha Soo Socda Qabsan Doonta Midea Hore Usocda walayaal

  • @KumsiiAbdulaziz
    @KumsiiAbdulaziz 2 месяца назад

    Wa financial wly

  • @abdallarashiidpro26
    @abdallarashiidpro26 3 года назад

    codka ayaa looga dhelay flimka sida kale waa asal

  • @samiraidirs6935
    @samiraidirs6935 4 года назад +3

    Somali drama

  • @habonelmiismael8322
    @habonelmiismael8322 3 месяца назад

    Haji Hussein 😂

  • @marwancaqli5668
    @marwancaqli5668 4 года назад +3

    Runti wa film wacan lkn qaldaad yarba ku jira sida 1_codka oo ma naqusa marka wxkle oo kamida ninka police ki maba xidhna dirays macawis bu xidhanyahy hore usocda walaayal

    • @SomaliDrama
      @SomaliDrama  4 года назад

      dhaliishiinu waa shidaalkayaga walal waad mahadsantahay waanan toosinayna intaas

  • @faysafani9229
    @faysafani9229 3 года назад +1

    😭😭😭😭

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 года назад +4

    Umdani metlad xuma lkkk waxaad mooda inay book akhariyeyaan. Ala yaa ila qosla.war ama si normal aha wax u metla ama naga dayaa

  • @SamsamCabdi-wt1yt
    @SamsamCabdi-wt1yt 4 месяца назад

    👏👏👏👏👏👏👏💛💛💛💛💛💛💛

  • @umuahmedwali8094
    @umuahmedwali8094 3 года назад +1

    Wanaga soda hisen qebti kale

  • @WARYA_MALI
    @WARYA_MALI 4 года назад +3

    The start of the story line is very weak and dosnt make you to watch continuously

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 года назад

    ala maxay gabdhuhu sidaa ugu ciyaareen diirkooda diana ayay iskala daaleen

  • @abdikarimyasin4003
    @abdikarimyasin4003 4 года назад +5

    Woooow waa film mcn lkin ma intaasu ku egyahy qeybo maleh miyaa?

  • @nimcoismail511
    @nimcoismail511 4 года назад +1

    ♥️♥️♥️🌺🌺

  • @mohamedebrahimalpha88
    @mohamedebrahimalpha88 4 года назад +2

    Jaceylka haddi o u ku tooso waa dheef balse haddi o u ka qaloocdo waa dhunkaal😰😰😰

    • @yaxyemoha9747
      @yaxyemoha9747 4 года назад +1

      Waa runtaa wll nimuu helaa dremi kra

  • @kheyrside27
    @kheyrside27 4 года назад

    Aaway qadar part 4

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 года назад +1

    Gabadha daway si xun u isticmashay

  • @waayoarag454
    @waayoarag454 4 года назад +1

    Part two male miyaa azxpta plz jwb

  • @hamdaqani2752
    @hamdaqani2752 4 года назад +1

    Part iyo kale maleh 😪

  • @user-sm8py6rg1z
    @user-sm8py6rg1z 7 месяцев назад

    😢😢😢

  • @nimcaanahmed5022
    @nimcaanahmed5022 4 года назад +3

    Waxani maxayhadalka Kawasaki Mayan May caadi uhadlaan

  • @ladiyaguleed9323
    @ladiyaguleed9323 4 года назад +2

    Dhoof jacyl udaranaa cakuye ciil badana markad waydo ruux aad jeclayd😭😭😭

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso9227 4 года назад +1

    Filmka qadar ayaan rbnaaa nosoo daayawa. Wllo

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 4 года назад +1

    *America kusoo dhowoow*

  • @Somali-Rights-Watch
    @Somali-Rights-Watch 2 года назад

    Nasriin miaa

  • @nimcohassan728
    @nimcohassan728 4 года назад +2

    Qeybo muuna laheyn
    Mise halkaa part ayuu ku eegyahay

  • @hamseabdiofficiall9082
    @hamseabdiofficiall9082 3 года назад

    Nio filmka qadar partiyadisi kale sodadajiya gacalayaal

  • @fatxiofficial3208
    @fatxiofficial3208 4 года назад +1

    Ala ahmedku cod macanaa hhhhh😂😂😂😂😂

    • @Ahmed_somali_6
      @Ahmed_somali_6 4 года назад

      Inta badan Ahmed waa axdi eege balanta iyo go amada ilaliya ✅👈

  • @owliyogudbigacanta2448
    @owliyogudbigacanta2448 4 года назад +2

    Lkn codkiina caadiga ku hadla oo iska daya hadalkan la jeedayo bisinkee

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 года назад +1

    Hani dheeman

  • @deeqodajiya16
    @deeqodajiya16 4 года назад +2

    Bisinka amiira wajiga maxaa kaga dhacay

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 3 года назад

    Quruxdi dheemanka ahyd waxa dilay Kimiko
    Habloow iska dhaafo kimakada fadlan

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 2 года назад

    Kkkkkkkkkk

  • @mahadnour4396
    @mahadnour4396 Год назад

    🥺😥🥺

  • @shukribashir6640g
    @shukribashir6640g 3 года назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 4 года назад +1

    Subxanle gabdhah wajiga kaaday wax marisan wajiga laam eegi karo

  • @amiramaxamed3973
    @amiramaxamed3973 Год назад

    Hadalka mxaa lala jiidjiidayaaa😂😂😂

  • @cabdiqanixadaari8570
    @cabdiqanixadaari8570 3 года назад

    Tan hani bashiir la odhanyaa wajigiii baa kadhimatay meel la eeego ma leh bisinka

  • @FartuunmaxamedXasandaahir
    @FartuunmaxamedXasandaahir 29 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 4 года назад +2

    🙂 allhayow maxa qiso qalbiyada yda ku duugan 🤦‍♂️

  • @user-hs9or8oh3f
    @user-hs9or8oh3f Год назад

    Ahamad 1:25

  • @qalbidahab2372
    @qalbidahab2372 2 года назад

    Ax qalbiga I huray kan jacayl ahi dhib badanaa ☹

  • @abdiismacil9683
    @abdiismacil9683 Год назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shuaibgallo
    @shuaibgallo 4 года назад +2

    Camera du waa 4K miyaa

    • @SomaliDrama
      @SomaliDrama  4 года назад +1

      Haa walal ma muuqaalka kusoo jiitay

  • @qanciyebigpro7410
    @qanciyebigpro7410 Год назад

    Hi😢

  • @shukribashir6640g
    @shukribashir6640g 3 года назад

    😭😰😭😭

  • @nasraslbnduale4221
    @nasraslbnduale4221 4 года назад

    Tan wajiga dawadu ka baabisay maxaa kaga so dhawaysen😬😬😬😬