wiilku suu ulaalinayaa ka helay gbdhaha wlalhis iga nasiib badan yihiin gbdh wiil la dhashay😭💔 😁😁taa yari dhib badanaa ilahey amarkii kuwa iga yaryar xasustey saasa laysku qabsada aniguna booska shacniyon karan ku jira waa u weynahy wlzha wayni waa naxariis wlhi
Waxa inku talinaa inaa iska quruxisaan waa IGA talo 1: shots of films iska hagaaji Ku soo dar 2: camera of movement iska quruxiya oo Ku soo dar 3: camera of lens iska hagaajiya Oo Ku soo dar 4: shots of level isticmaal waa IGA talo 5: light of films iska sax 6: colour of films iska sax iyada 7: scenes iska quruxiya 8: goobta musalsalka iska quruxiya oo iska hagaajiya 9: codka jilaayasha iska quruxiya oo waxa Ka guuxay 10: jaliinka 9% waa Ka hooseysaan ogaad 11: hadalaada jilaayasha iska quruxiya oo hadal quruxoon sameysta 12: emotions of face , emotions of body iyo body of language iska quruxiya 13: background iska quruxiya iyada 14: sheekad waan ay Ku bilaawad ma quruxoon iska hagaajiya 15: xarakaadka iska quruxiya 16: doorka jilaayasha iska quruxiya oo ma fiican 17: xaga make up iska quruxiya 18: xaga labiska iska sax 19: colour of emotions ee xaga dharka iska sax 20: heesta ay Ku soo gasho iska badala ma quruxoon 21: emotions of music isticmaal 22: music u gaar sameysta 23:muqaalo dhaxdaal sameysta sida magaalad aad joogtaa markay qoraxad dhacayso iyo marka soo baxiyso sidoo Kale magaalad iyadoo haleen iyo MAALin soo duub oo dhaxdaal Ka dhigta si dagan 24: sounds inku hareesan iska quruxiya sida mobelka , qolka soo galid xaga albaabka iyo Ka baxid , jikad laabta taalo codadka ay sameynaay , car iwm 25: soctoga iyo slow motion iska quruxiya 26: edit iska quruxiya 27: sawirka musalsal sameysta Intaas waa IGA talo haddii aad rabtiin inaa guleystaan iska sax qaladkiiina
Wax kasta oo aan dunida kaga danbayney hada ayaa ay is badalayaan oo inoo bilaabmayaa waxa u horeeya ee aan soo bandhigneywaa film wanaaga, ee English na ku soo turjuma gi soo yinka jecelka, oo haku soo daring abi wax gabiil ah.💕💕
Shacni iyo axmed jeceylka waa jili yaqanaan ee inoogu soo dhaqsada qeybta 4 please...wexey inoo jogtay axmed oo laga buriyey guriga iyo shacni oo jirtay guriga ayeeyo😂😂😂 I really injoy this musalsal
first of all thank you so much for these videos already love this new series keep doing what you do and i always like video and share them to my friends love your youtube channel excuse me i have difficulty writing in somali thanks again wish your happiness ❤️❤️
Marka kaliyeen qiiroodo wa markaan arko dad leh wall ka wayn oo wall ku leh 😓ana garabkaaga taagan ilmado ma cishoto ana ugu wayn cid igama wayna waan leeyahay wall lkn way iga wada yaryaryihiin hadana alxm kuwas ayaan ku ilaabaa waxkasta 😓
Filmkan waan kahely wlhi dhowr meloodba waa iga soo jitay kid waa wilka waridiyaha aha oo daruuftu shaqo adan uqlmin ay kugayn hayso iyo tan yaree aha ladan oo aha qaal qali siwangsn lo koriyay kibair badan casho oo aha gabr dagn suuro badan iyo shacni oo aha qof qalbieangsn hooyo oo aha hooyo wangsn waxaana sigara u xasuusty yarantandii waliba gabr baa igu xigatu wana dagalami jiray marksta hooyo ayayna iga dacwon jirty any wy wuu isoo jitay filmkani
Yaa mislimiin Miraad Baan Leeyahee iisoo duceeya in uu alle isagoon macsi lahayn ii fududeeyo😢
Wilka booska wllnimo jila kalintisa wuu kaso bxay naxaris 😢😢
Haa wlhi waa run
I can't wait part 4 plz kusodaqsada 🥰🥰
Haa warunta wlal la an alle nama dhigo
Haa runtii
Walaaltinimada saxda wataas
Qalbiga 😢
Walaaladeen alle ha inoo daayo oo ha inoo xafido oo ha iskeen jeclaysiiyo❤
Amiin wll9
ᴀᴀᴍɪɴ ᴡᴀʟᴀʟᴏ
Amiin amiin
Aamiin aamiin wll mcn😍😍
Ma haysto wll hoyaday dhashay lkn ilahay caruur aan ku ilobo dhibkan so maray ayan ka baryaya🤲
Waaw qaybtaan waxa isoo jiidatay shacni sidey uga baaran dagtay gabadha yar markii ay waydiisa waxa loo keenay🥰🥰
Inta wiilka waashmaanka iyo shacni isla rabta👋🙋♀️
Gabdha Awkiyalaha wadata. She is so cute Walahay MashaAllah I like her
Aisha ladhaha
Yeap she is so pretty 😊
Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO
Maasha allaah waa heer sare riwaayadu waxaan salaamayaa dhamaan jilayaasha salaan sare iga gudooma dhamaantiin waa riwaayad cajiib ah
M,a shacni keep going naxariislat❤
shacni iyo ahmad jiilayaal aan aad u jeclhy❤
I can't wait part 4🔥🥺
❤
Musasalka waan ku haystaa nio balze nagasoo macaaneeyay
Jiliinkiina wan wataa kep it up mar walba never despair __ wllhi
Gabarta okiyaalaha wadata waa beautiful M.allah
Qoraaga film ka oo ah wiilka waardiyaha ku matalaya waxan ku leeyahay cimaamadaada lama haysan karo abti keep goin
Yarow caadi iaka dhig madhaxyahow
wiilku suu ulaalinayaa ka helay gbdhaha wlalhis iga nasiib badan yihiin gbdh wiil la dhashay😭💔
😁😁taa yari dhib badanaa ilahey amarkii kuwa iga yaryar xasustey saasa laysku qabsada aniguna booska shacniyon karan ku jira waa u weynahy wlzha wayni waa naxariis wlhi
Wll wiilasha soomaliyeed oo dhan waa walaalahaa
Aaway aarsiga abaheyga wqn uxiisay🥺
inta ila mida like saara
Sidkle hanagasoo garbaxaan🥺
U xiizay wlhi anba🥺🥺
Hablaha hesta inan ka weyn iga nasib badan runti 🥺😪
Noloshuba waxay Xumeysa Qofka Wanagsan😭
Waa xaran culimaduba ma oo gala 😍 💖
Film ka macan wali ma dawaanin best film waaye nooso badiya qeybihiisa shacni si khaas ayan kuuwta abaayo 😍😍😍😍
Waxan filim wu dhaafay🥹😂❤️
Team Xoogmal hanagu kala jarina un filiman inta bilawdan bad kala goysane kan bal dhamaystira
Waxa inku talinaa inaa iska quruxisaan waa IGA talo
1: shots of films iska hagaaji Ku soo dar
2: camera of movement iska quruxiya oo Ku soo dar
3: camera of lens iska hagaajiya Oo Ku soo dar
4: shots of level isticmaal waa IGA talo
5: light of films iska sax
6: colour of films iska sax iyada
7: scenes iska quruxiya
8: goobta musalsalka iska quruxiya oo iska hagaajiya
9: codka jilaayasha iska quruxiya oo waxa Ka guuxay
10: jaliinka 9% waa Ka hooseysaan ogaad
11: hadalaada jilaayasha iska quruxiya oo hadal quruxoon sameysta
12: emotions of face , emotions of body iyo body of language iska quruxiya
13: background iska quruxiya iyada
14: sheekad waan ay Ku bilaawad ma quruxoon iska hagaajiya
15: xarakaadka iska quruxiya
16: doorka jilaayasha iska quruxiya oo ma fiican
17: xaga make up iska quruxiya
18: xaga labiska iska sax
19: colour of emotions ee xaga dharka iska sax
20: heesta ay Ku soo gasho iska badala ma quruxoon
21: emotions of music isticmaal
22: music u gaar sameysta
23:muqaalo dhaxdaal sameysta sida magaalad aad joogtaa markay qoraxad dhacayso iyo marka soo baxiyso sidoo Kale magaalad iyadoo haleen iyo MAALin soo duub oo dhaxdaal Ka dhigta si dagan
24: sounds inku hareesan iska quruxiya sida mobelka , qolka soo galid xaga albaabka iyo Ka baxid , jikad laabta taalo codadka ay sameynaay , car iwm
25: soctoga iyo slow motion iska quruxiya
26: edit iska quruxiya
27: sawirka musalsal sameysta
Intaas waa IGA talo haddii aad rabtiin inaa guleystaan iska sax qaladkiiina
Oh waaa talo
Wlhi waan idin wataa oo waan idin jecelahay in shaa allaah garabkeena ayaan daganahay
Team xogmaal waad mahadsantihiin balse waa nagu Kala jaraysaane waa idinku banaanbaxaynaa😁😁
Banaan max waynu samaynay naa sidane simaahee kkkkkk
Yaa rabi hamigaygaa ii rumee Aamiin iidhahaa wllo
Wlhi Ani iyo walaashey markaan yareyn aan soo xasuustey 😂😂i miss you abayo🥺
Shacni maa jacel baa haaya maxayla seexan ladahay 😂caisha wajigaga fur qalbi wad quruxbdn tahee masha allh 🥰yaray ladan😏dhibka dhaaf
Wixiba waad dhamaysay😅😅
naa sow idinkii iminka heshiyay saadtihiin 😂😂labo rufiyaan way iiga qosliyeen wlhi
Lacagta hayskabixso qofta 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wax lagu qoslo mha xaasidnimo iyo dagaal nacayb dad wllo ah wax lgu qoslo mha
Wax kasta oo aan dunida kaga danbayney hada ayaa ay is badalayaan oo inoo bilaabmayaa waxa u horeeya ee aan soo bandhigneywaa film wanaaga, ee English na ku soo turjuma gi soo yinka jecelka, oo haku soo daring abi wax gabiil ah.💕💕
Shacni iyo axmed jeceylka waa jili yaqanaan ee inoogu soo dhaqsada qeybta 4 please...wexey inoo jogtay axmed oo laga buriyey guriga iyo shacni oo jirtay guriga ayeeyo😂😂😂 I really injoy this musalsal
Filmka waxa ku ficanan laha inu jiro wiil xafada ka tirsan oo dhalinyaro dibjira😂
adigu ma noqon nio😁
@@ugaasqablan3564 😂😂 nio wan noqon laa Lkn filmka u macanayn lahaa mid ciyal xafada hadu ku jiro
Ala Haa wlhi waa fikrad oo hadana qalqaali ah oo gabdhaha dila 😂😂😂😂
I can't wait part 4🥺
Masha alaah waa walal fcn intuu naag sxb layahay u iibinlaahay walalihiis uso iibiyay waa wiil fcn
Yaraan badana oo misna waqtiga uu maqnaanayo fogaa soo boonsiiya haba iska yaraade ❤❤❤
I can't wait part4😫😂
Masha Allaah shacni iyo Ahmed
Shacni iyo caisha naxariis badanaa🥺❤️
I like Somali series 😍😍😍😍
Asc is the best in u ❤️ 💖 😊
Waaaw axsan film💕wan.idin wataa dhamaantiin
Wllhi Somali films to the world
War ruwayad dheh waxan flim maaha dadka been hausheegin somali ruwaayad le sameeyan Hollywood ma gaarin wali
Musasalkn aad ban oga helayy noso badiya❤
Mnsha allh wlhi waa filim aad io aad uga helay io walalnimaduu qima aay Leedahay♥️😘😘
War tan yar waaba balaayo kulaha lacagtaydi isii intay madaxa ka dhunkatay😂
first of all thank you so much for these videos already love this new series keep doing what you do and i always like video and share them to my friends love your youtube channel excuse me i have difficulty writing in somali thanks again wish your happiness ❤️❤️
M sh allah wlhy haben wlba anoo indhaha la sii racaya ayay iga dhamataa alle hano kiin dayo mnsh allah waliba axmed iyo shacani
Walalnimo waxa so xasuustay hal gabar oo hooyadey iyo aabahey e dhaleen abayo wan ku jeclahay
alle inu hooyada ii caafiyo igu so duceeya wll🙏🙏
Caasha iyo ladanahay Dhib badnaa 😂😂😂huruuf muran Dagal ayay ku jiraan 😢😂😂😂😂😂
👊🥺😆❤️👑💋🥶🤪🍒
🔞🦺🩱👝👜👛👚👙🧤
𝗮𝗶𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗵𝗮𝗰𝗻𝗶 𝘀𝘄𝗲𝘁𝘀♥️
18:15--18:25😭😭hooyo maxn ku xisay ilahow janadii kugee😢😢
Ladan kibiir badan 😄
I can't wait part 4👊🥺
shacni iyo mahad actariin aan jeclhy
lkn pleas noso dhamystira flimka
Salan Sarre dhamaantiin wlalayaal🙏
Aad baan u jeclahay walalaha is jecel ❤️❤️❤️❤️❤️
Mahad ibraahim iyo shacni cadeey good jilay waaye
Hablaha ilna waa kahurdaan ilna allaabtii uu walalkood ukeenay ayay ka ilaashanayaa😅
😹
Hablo yar yar oo is xaasidaya walee waa nolosha ay ku jiraan guri kasta😂
Anigu hooyo iima dhalim wiil ila wll ah oo iga fakara 😥😪ilaaaahay haw daayo waxa leh wiil wll ah
Qli anaa dhip la’aan kula dhashay🥺❤️🫂
@@munatimajilic2303 😊❣Alpiyey
sidkle anba malihi lkn inaga ayaa wllo ah🥰👑
Ha warwarin zxp wiil kasto qalbi wnaagsan wa wllka
Anigu waaba yaabee Caa'isho ma sidanaad u lacag jeceshahay very nice
Walaal sidaaso kale ah baa rabaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Gabdh wiil kawyn oo ka fikiraya marka arko wa ciishoda😥
Shacni walal wijigada kumaficini murugida wll you very happy
That is good
Musa salka aad buu ufican yahayee maka hesheena asxbta horta🥰🥰🥰❤❤❤💘🔥🙏
Inta la socota
ifurtay maxad faiiday
haboon
laba xaasle
halgan jacayl
like saara
Laba xaasle halku ka socda
Laba xaasla iga dhiman intee ka daawada inta kale waan kula socdaa 🙏🙏
@@aaminoladan8839 fam tv .
Alla hoyo waxay tiri u kordhi lacagta m.a😢
OMG 😲 best film
Noola soo dhaqsada 4qabtii. Mahadsanidii
TALO
filinka meshi umarayay halaga Bilaabo Qayb kasta tihore halagu xiro PLZ🙏🙏🙏
Casha qurux more love qali
I can't wait part 4 XOGAAAL
mashalah wan idin jeclahay 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Ahmed-ku maamada u ekaa malaha waaba hooyadii dhashay😅😅
Shacni illaahay haku xafido xbbti
Jah shacni doorkeda keep going
Nolosha waxay xumaysa qofka wanaagsan!!!
Aisha became my crush😋❤️
Wlh tan yar waa funny 😁 😂#Ladan
Anu shacni waan jecelahy io mahadba🥰
Oh amazing 😻
Marka kaliyeen qiiroodo wa markaan arko dad leh wall ka wayn oo wall ku leh 😓ana garabkaaga taagan ilmado ma cishoto ana ugu wayn cid igama wayna waan leeyahay wall lkn way iga wada yaryaryihiin hadana alxm kuwas ayaan ku ilaabaa waxkasta 😓
Adigu darensi inad wlashod ka wayn tahy qli farxad si iyaga qli inshalaha ❤
Shacni iyo wiilkan guriga ilaaliya film kasta way iskuso baxan sidi ikran iyo isku filan ban idin rajeynaya
Gbdhan walaqaba carurbay haysata
Gbdhaha yryr wa iga qosliyn kuwi hda hishiyeyba mahan😂
Aniga iyo walshy sasa hda hada heshino inyr kadib wa is haysna😂😂😂😂
Waa qosly wlhy lacag jecela😅😅😅😅
Team nuura 💙caasha💜 Love saara❤
Wan jeclahay musasalka❤😢
Best flim wallaahi.😍
Heesta bilowga muqaalka saaran halaga bedalo yqy xayeysiin cml waaye🥰
Shacni best atarisho 🥰🥰
Filmkan waan kahely wlhi dhowr meloodba waa iga soo jitay kid waa wilka waridiyaha aha oo daruuftu shaqo adan uqlmin ay kugayn hayso iyo tan yaree aha ladan oo aha qaal qali siwangsn lo koriyay kibair badan casho oo aha gabr dagn suuro badan iyo shacni oo aha qof qalbieangsn hooyo oo aha hooyo wangsn waxaana sigara u xasuusty yarantandii waliba gabr baa igu xigatu wana dagalami jiray marksta hooyo ayayna iga dacwon jirty any wy wuu isoo jitay filmkani
Mashallah walalo ❤️ ♥️
🤣🤣👍
Shacni waan ku wataa😘😘
Inta isqabqabsiga hablaha yar yar is dhaafisa farta taaag😆☝☝
Hello xagmamedia please make it 30 minutes at least ❤
😢😢😢😢😢😢😢
lacagtaydii ii sii hadaba hahah she is funny
Jeclka wilka wardiyaha kabilawani rabaa miyaa😂😂😂😂😂😂
Best of the films actions interests people's i can't wait prt 4 coming soon insha allah 💯💪💪👍😀
OmG Amazing 😍
filimka wan kahelay😅😂
Walnimadah qiimaha ay ledahay qof haysta walal ka weyn ayuun daremayo miss you walkay Ahmed deeq inaga oo nabad ah alle ha kulmiyo wll mcn
Please part 4