Musalsalka Habboon:- Xalqada 16-Aad:- "Habboon waa lagu soo doonay"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 мар 2022

Комментарии • 3,1 тыс.

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena 2 года назад +3161

    Manooli Wiil moolo soocuney Habboon lookeeney heheheh maashallaah kaalintiisa si fcn buu uqaadanayaaa 🤣🤣

    • @kaltuumaxasan304
      @kaltuumaxasan304 2 года назад +7

      Haa hhhhhhhh ishaaa ka tuurtay

    • @halimahashim896
      @halimahashim896 2 года назад +5

      Hhhhhhhh

    • @arawaaxhassan8386
      @arawaaxhassan8386 2 года назад +15

      Reaction kaga sugeyna The one and only legend✊

    • @walaaltamniil8422
      @walaaltamniil8422 2 года назад +9

      Wlhi waa qoslay arimaheena haboon dhagdhagaan xage geene

    • @Abwaanxikmad
      @Abwaanxikmad 2 года назад +3

      ruclips.net/video/nB5ma1rbkNg/видео.html
      Raga soomaalida dagaalka UKRAINE Dan baan u rkaa🤣
      Qosolkii aduunka

  • @dalxamedia5769
    @dalxamedia5769 2 года назад +539

    Aabaha Filinka #Ducaale Inta ila Taageersan Ha isoo Raacan walaahi waa legend
    Astaan waan idinka haynaa Filinkan

  • @updyrahmanpoqorreh9935
    @updyrahmanpoqorreh9935 2 года назад +70

    HabooN dhib kula ma jecli inta ila mida like😭

  • @golden___girl7840
    @golden___girl7840 2 года назад +372

    Every girl needs father like Duale 👍

    • @sahromaxmedisaaq1367
      @sahromaxmedisaaq1367 2 года назад +6

      Ducaale aabe nasab ah

    • @Bn99757
      @Bn99757 2 года назад +6

      It’s very amazing to have a father like that . Which is he said very well point with a a great manner bro .. walahi I love it 🥰

    • @xamzimahad9193
      @xamzimahad9193 2 года назад +1

      Aadunka ismihaan layaab waaxii hele AA layaabe aabo duaale respect 🌞🌞🌞🌞🌞🌞🌞🌞🌞
      Ari aaawaye maami cartoon arabaa 🍤🍤🍤🍤

    • @ayaanlemahamed2706
      @ayaanlemahamed2706 Год назад

      Yes good father

  • @hosowpro
    @hosowpro 2 года назад +802

    Deeq 😀😀😀 amazing acting

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 2 года назад +2056

    Codsi daawadayaasha musalsalka haboon🥺🥰🙏
    Astaan waanu ognahay inaad filim la duubay 2021 asoo dhameystiran aad heysaan ee sidaan naga daaya oo 2mid sameeya ama filimka habeen dhaaf usoo galiya ama daqiiqadaha soo badiya please🙏
    ASTAAN.Hormarka wadanka tihiin please codsigeena tixgeliya mahadsanidin🥰🙌🙏
    INTA RABTO IN DAQIIQADAHA LASOO KORDHIYO AMA HABEN DHAAF LASOO DAAYO like-ta👍HA ila dhaafina MUSALSALKAN DHAMAADKIISA WAAÑ SUGI LA.AHAY tollow haboon iyo jamaal qorsho may dagi doonan😂🥰🥰🙏

    • @soumeyamodel7792
      @soumeyamodel7792 2 года назад +6

      Wankugu raacsanahay

    • @huzniupdalla9647
      @huzniupdalla9647 2 года назад +5

      War jecli badnida sug filimka ha hor dhicinee 😂😂😂

    • @faadumaaragsan5431
      @faadumaaragsan5431 2 года назад +4

      Waan kugu raacsanahy weliba inee habeen dhaaf inooga dhigaan 2 habeen we nagu yartahay codsigena ino tixgaliya

    • @nsh8749
      @nsh8749 2 года назад

      Waankugu raacsanahy abyo🙏

    • @abdulaahifuaad344
      @abdulaahifuaad344 2 года назад

      Waa fikrad fcn

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 2 года назад +96

    Imisa iyo imisa dawo kusocda oo qurbaha laga kaxeeyay loo guuriyay gabdho badan oo wakhtiga iyo waayuhu ciileen wallaahay dumarka soomaaliyeed Waa hadyad qaali ah oo rabbi inasiiyay rabbi ha inoo wada xafidee aamiin salaan gobeed gabdhaheeni igu qaaliga ahaayow❤️💯❤️

    • @upaho9748
      @upaho9748 2 года назад +1

      Beentaa mahn wlhi thnks wll qali

    • @israxamse9049
      @israxamse9049 2 года назад +1

      thanks wllkie

    • @TheLegnd1
      @TheLegnd1 2 года назад +1

      ISLAANTAANBA WAA LA SOO QASBAY FEER FARA LAAD BAA LOOGA DAADSADAY SAASAY RABTAA INAY KU SOCODSIISO MASKIINTAAN SHE IS GOOD ACCTOR ISLAANTA IYO ODEYGA WAA LAGA SHAQEEYEY

    • @xaliimomohammed5459
      @xaliimomohammed5459 2 года назад +1

      sido kale wll mcn allah ku sharfo

    • @nafisonalkaofficial9930
      @nafisonalkaofficial9930 2 года назад +1

      M.a wll

  • @wardamostaphe4962
    @wardamostaphe4962 2 года назад +157

    When duale said “ aabo nin aanad rabin cid kugu qasbaysa ma jirto adiga ayaa dorashadada leh” it’s so close to the real life masha Allah😍

    • @careyscade6188
      @careyscade6188 2 года назад +1

      good father is like duale

    • @hafsa6034
      @hafsa6034 2 года назад +1

      what real story if i may ask

    • @jaamaccabdilaahi9224
      @jaamaccabdilaahi9224 2 года назад

      Gabadha waxa u wacan in ay ducada waalidkeeda aqbasho .

    • @cuties_1-m3e
      @cuties_1-m3e 2 года назад

      @@hafsa6034 yea it's real story i heard that bfr

    • @zynabhussein2247
      @zynabhussein2247 Год назад

      Ficnan laheda abahey inuu sas idhoho marku igu qasbayey ama ninkan rac ama guriga igatag idhahaye wa cuqdad an waligey iga baxenin 😢😢

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 2 года назад +166

    😥aabe ducalle markuu dhahay nin adan rabin malagugu qasbayo wlhi ilin aa iga soqobatay. hadalada naxrista badan wan ijiriricodey 😥aabe naxriis badan waaye sidiii aabeheega ❤ wan ku jeclahay aabe mcn ❤🤴

    • @mssdimple925
      @mssdimple925 2 года назад +2

      Alle Haku daayo abayo 🥰🥺😍

    • @Arafad_ahmed
      @Arafad_ahmed 2 года назад +2

      Maaha allah alaha kuu deeyo aabo mcne❤️🩸

    • @faadumoaadan9033
      @faadumoaadan9033 2 года назад +2

      Alle ha ku daayo abaayo mcn

    • @samiraumal6366
      @samiraumal6366 2 года назад +3

      Aabo naxaris bqdan ayu u egyahy runtiii xbbti aniba waan ilmeeyey sidii ani la isiinayo camal haboon haduu silic udhqmaaday jamaalna naag kale ayuuba jag kuyahy ♥

    • @samiraumal6366
      @samiraumal6366 2 года назад +2

      I love 💘 aabbo mcne 💘

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett 2 года назад +518

    IlaaH abaaraha ba'san ha inaga feydoh umada muslimiintana hasooqapoojiya😭🤲

  • @fadumoadan5203
    @fadumoadan5203 2 года назад +97

    Deq’s acting is another level
    Duale great father 😅

  • @saidomohamed9551
    @saidomohamed9551 2 года назад +46

    Deeq isthe best actor of this episode I like the way he saying 'ari bn rabaa'
    After their marriage I think their life will like
    Habon - what kind of food I cook you?
    Deq- I need icecream!
    Habon- there is no icecream inthe home!
    Deq- I don't care that but I need icecream 🤓
    Habon- I will cook you malawax
    Deq - is malawax a part of icecream 😂😂😂? This series will be the bestiest film that I ever watched

  • @cabdixafid1220
    @cabdixafid1220 2 года назад +365

    walahi bilahi talahi markan dhameyo aqrinta qoralkan like iyan sara wadharatee like iskA saar

  • @hibomahamed6490
    @hibomahamed6490 2 года назад +99

    Cawa waa jumce an ku wada salino nabigena mahamed scw

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 2 года назад +12

    Alla abbe ducaale jilinkiis best wllhi allow abbayaasheena unaxariiso😢🤲

  • @carabotawa
    @carabotawa 2 года назад +90

    Haboon: Bea kaalay qolka jiifka soogal!
    Deeq: Hurdo ma iheyso walal
    Haboon: Hurdo bis maa qolka loogalaa kaalay qolka nageey
    Deeq: Maya maya jiif marabi ee yareey nagatag aniga waxaan rabaa inaan daawado Tom&Jerry
    Wasidaan guurkooda kadib Deeq iyo Haboon waxa dhex maraayo🤣

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 2 года назад +149

    Qisadan haboon ee ninka waalan waxay si dhaba ugu dhacday habarwadaagtay maskiinah qof aan hooyo lahayn waa sidan allow hooyooyinka noo barakee❤️😭

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 года назад +475

    Inta u malaynaysa dhamadka filimka in la heli doona famalyka haboon is muujiiya caqli ba inigi jireee 🥰👏👏👏👏

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 2 года назад +18

      Haboon waxaa dhashay islaantaan waalan walasheed yaa xasuusta Markeey ku jirtay isbitaalka oo eey dhaheeysay Haboon walaashaa ka warqab??

    • @iqracabdullahi9657
      @iqracabdullahi9657 2 года назад

      @@Muhiima_sharaf waa laga yabaa
      Lkn sidee ayaga ufahmi wayeen illeen ayado yar ayay so heleen marki la helayene naagtaan way joogtay

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 2 года назад +2

      Haboon waxaa la dhalay Idil aabaheed 😝

    • @naiimoqayre2767
      @naiimoqayre2767 2 года назад +2

      @@Muhiima_sharaf war sidaamahan adiga waligaa sidaan ma ahaanee maba ilbaxeysid miya war waxan waa film ma garatay wax dhalayna lama fahmi karo see cml naga daay dheesha yaaqey 😂😂😂😂😂😂

    • @dahranbintixuzein7746
      @dahranbintixuzein7746 2 года назад +1

      @@sheekadaDahab idil hoyaded dhashe lkn nin kadhale amu aheen dil abahed u ninka le kadhale

  • @hamdidayib1899
    @hamdidayib1899 2 года назад +88

    Haboon is right
    And she knows everything is going wrong 😂 I like her

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 2 года назад +68

    16:47 The way he run 🏃‍♂️ is another level wlhi 😂 ~:
    Mom adhi 🐐 In aan arkaa raba kulaha 😅🙈
    Bagey baxsatey Haboon’ mid memorygu ka maqanyahey bey rabaan in ay ku cameeyaan 🙄🙈
    Team Astan We Thnk U guys from the bottom of our heart ♥️ 🙏🏾
    #HABBOON

  • @intisaarmohamed1673
    @intisaarmohamed1673 2 года назад +277

    Adeer ducaale❤yaila tageero legend😔

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 2 года назад +74

    Wiilka yar io odayga xaafada haboon say u xushmaynayan m.a❤🥰

    • @danuu3067
      @danuu3067 2 года назад +2

      Haaa manshalah dadbey guriga kuledahay ojecel

    • @geenyadadheer2582
      @geenyadadheer2582 2 года назад +3

      Wiilka yar weyba jeceshahay habon m.a

  • @kifahmohamed3585
    @kifahmohamed3585 2 года назад +23

    Filimkan xasuus qaas ah buu igaliya kaliya waxaana dareemikara qofkii guur qasab ah soo arkay waliba midkaan aad ugu eg kaliya 2deydii walid lanoolaa lkn qof dabad kaimadey oo aadan isku dhaqan,Lucas,iyo dad aadnan ahayn dhibkeeda anaa arkay my entire life na isaamaysey alx at the end of the day waan ka nolahy kana baxay. My heart goes to haboon. Even though this is not real still I feel so bad for her.😢🥲😰 walidinta somaliyed iyo cid kasta oo qoralkyga aragta waxaan ka codsanaya inaysan gabdhahooda cid aysan ku qanacsanyn ku qasbin guurku waa wax qofka nolashisa oo dhan saamaynaysa marka haku ridinina gabdhahina god aadan ogyn bahlada kujira. Mahadsanidin!!

  • @aliabdulle1099
    @aliabdulle1099 2 года назад +114

    Her father is right you can’t force her to get marry someone she doesn’t know her mother is wrong!!! The show is fabulous

    • @khadijocali1999
      @khadijocali1999 2 года назад +1

      Wa warey xalqada 17 noso dada jiya🤣🤣

    • @raxmaxasan6250
      @raxmaxasan6250 2 года назад

      You can say really things wlhi 🥰🥺🥺👊

    • @safkaxaaji8132
      @safkaxaaji8132 2 года назад +1

      Yaab afsoomaali aa lagu fiirsanaa comments af qalaadaa la soo qoraa yahuu

    • @mohaosman3168
      @mohaosman3168 2 года назад

      A

    • @safkaxaaji8132
      @safkaxaaji8132 2 года назад

      Mather is the only person in this world who’s right or wrong is right

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 года назад +195

    islaamka ducaale ah leng weeye wlhi ilahow Abayaasha somaliyed xafid inta dhimateyna u naxariiso aniga abahy waan u xiisay ilahy haku naxariisto Baba 🤲😭

    • @sakawediin3056
      @sakawediin3056 2 года назад +2

      Allh u naxriisto aabahaa walaashee

    • @asmiitaaragsan5536
      @asmiitaaragsan5536 2 года назад +1

      @@sakawediin3056 aamiin Boqorkii ila dhashay

    • @sakawediin3056
      @sakawediin3056 2 года назад

      @@asmiitaaragsan5536 thnks wll qli

    • @idman1634
      @idman1634 2 года назад

      Allah unaxaristo Amiin

    • @faay2757
      @faay2757 2 года назад +1

      Aaamin sidokle waa u xiisay aniga xita abahey😭😭😭

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 года назад +334

    Cawa wa jimce alhamdulilah🤲 alle ayaa mahad leh ina so gadhsiyay bisha ramadana allaha nabad inagu gaadhsiyo🤲 Iyo cafimad ku saliya xabiibkena MUHUMED SCW SCW SCW❤️

    • @yonisabdulahi3993
      @yonisabdulahi3993 2 года назад +1

      Scw ScScw Scw Scw Scw

    • @salmacabdilaahi2186
      @salmacabdilaahi2186 2 года назад

      Allahuma amiin

    • @iqrashariffabdullah9575
      @iqrashariffabdullah9575 2 года назад

      Scw scw scw

    • @haboonadan
      @haboonadan 2 года назад +1

      ‏♥️اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ💖

    • @Joya11
      @Joya11 2 года назад

      Scw ❤️ Alxm amiin i.a

  • @fardowsagaafow6155
    @fardowsagaafow6155 2 года назад +8

    Naxariis yar hadaa arko qofbaa igu soo dhacayo.ilhw kaas Nolol iigu dar🤲🥺

  • @shafieali3093
    @shafieali3093 2 года назад +75

    Oday Ducaale sida jawiga degan ugu hadlo wlh Aabahey aaba u maleya 🥰 Legends waye Abayaashen runtii Allaha xafide 🥰😘

    • @qalbifuran7750
      @qalbifuran7750 2 года назад +2

      Ala so u hadlaayo ma aragty mansha alh

    • @shafieali3093
      @shafieali3093 2 года назад

      @@qalbifuran7750 Mashallah 🥰 waye

    • @healthyfood79
      @healthyfood79 2 года назад

      Sirta faaido canbaha lasoo ogaady ruclips.net/video/FdEMfYBsDBE/видео.html

  • @abdiwalixidigofficial7789
    @abdiwalixidigofficial7789 2 года назад +322

    Inta haboon iyo jamaal isla jecel isoo raaca 😍

  • @ismailabdi4243
    @ismailabdi4243 2 года назад +6

    Xataa hadii aad dha dhaan tahay hooyo wiil keeda lee uun tahay waatii ku amaanta uun
    Mamo ❤

  • @moeshabeel
    @moeshabeel 2 года назад +13

    شكرا لكل من ورا هذا العمل اخيرا مسلسل توافق فيه جميع الجوانب من قصة ومن تمثيل وتصوير وانتاج برافوو 👏🏼👏🏼

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 2 года назад +385

    Mucjisaba Caawa Horteed Majirin !
    War Deeqna Muxuu Ahaa Waaba Talented Actor😁😆🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 “Hooyo Ari Inaan Arkaan Rabaa” Kulahaaa🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

    • @ubax6693
      @ubax6693 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ajamaliette3872
      @ajamaliette3872 2 года назад

      Cabsi cabsi!

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 года назад

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @habiboahmed5395
      @habiboahmed5395 2 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @habiboahmed5395
      @habiboahmed5395 2 года назад +6

      Waxaba wax kadaran please Ramadanka naga xira walal yaal aan idinka cibadey sane kan ku laden karo mahan ee 🥱🥱🥱❤️❤️🥰🥰❤️😂

  • @abdihakinfarax9550
    @abdihakinfarax9550 2 года назад +11

    Deqi's reacting so fantastic
    Du.ale is very nice father🥰👏

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA 2 года назад +12

    Everytime I see ducaalle i remember my father wlhi😅🥰

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 2 года назад +234

    "صلوا على من بذكره تُرفع الحسنات ﷺ". ♥️

  • @faay2757
    @faay2757 2 года назад +37

    Ducale Abahey iso xasuusiye wlh allah ku naxariisto Aabo😭😭

  • @callmetuuney6078
    @callmetuuney6078 2 года назад +21

    We're loving Deeq's acting 😂😂😂👏

  • @umu.salmaan1453
    @umu.salmaan1453 2 года назад +8

    Aabo mcn xalqadan aday kugu saabsan thy walahay wan kuxasuustay I love you baaba 😢

    • @umu.salmaan1453
      @umu.salmaan1453 2 года назад

      @Salma@Kaxishood odayga yaakhay, maalin walba musal-sal haku tag-garayne.

  • @jaamacabdi6972
    @jaamacabdi6972 2 года назад +128

    Hello Team Xersi
    Hadi Aad Uxisti Hadal Adeygi Xersi Ismuji Sxip🙏

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 2 года назад +125

    Soonka cafimad Allah nagu garsiiye 100 subscrube iga farxiiyaa illhey ha idiinka farxiyo murugtinanah farxaad allah idinku badalo xawiwiyaal ❤️🥰

  • @sabrinaabdulle
    @sabrinaabdulle 2 года назад +32

    This episode we can say it’s very close to real life 😢I can’t stop crying 😢 bcz habon’s depressions

  • @ubyrahmaanphaarisi3165
    @ubyrahmaanphaarisi3165 2 года назад +13

    ''Aabe du'aale Aabe ayuu ku banaan yahay meel dheer ayuu wax ka arkaa''🥰"Deeqna 7 jir waaye qolofkiisaa weynaaday kulahaa🤣🤣🤣"

  • @abdulfatahnuh5515
    @abdulfatahnuh5515 2 года назад +69

    Ducaale inta taageerto like 👍😍

  • @hodanitaupdy9578
    @hodanitaupdy9578 2 года назад +120

    Dadka abahood u noolyahy nasiib bdana 😭😭😭adigoon hdlin ayuu ku fahmaya abaha🥺

  • @sahrasuubanyousuf9613
    @sahrasuubanyousuf9613 2 года назад +11

    Ader ducaale booskii umuhiimsana ayuu haboon ujoogaa, ❤

  • @Qisooyin00
    @Qisooyin00 2 года назад +42

    Am dying here😅 Deeq killed me wlh🤣🤣

  • @SSTV2
    @SSTV2 2 года назад +283

    Caawa ayay ugu darantahay hhhh Hooyo Play Station aa rabaa kulahaa kkkkk

    • @Cazmi.Cudoon
      @Cazmi.Cudoon 2 года назад +17

      Kk nimanki ragga ahaa xitta ayagoo musalsal looga baran bay xaadir uyihiin 90ka jah😂😂😂🙌

    • @ibraahimxasan9456
      @ibraahimxasan9456 2 года назад

      @@Cazmi.Cudoon ar ka daa quruxey 😂😂😂

    • @cxaqmatic4447
      @cxaqmatic4447 2 года назад

      @@Cazmi.Cudoon wllhi waan fure😅😅

    • @qaalidumar9605
      @qaalidumar9605 2 года назад +1

      @@Cazmi.Cudoon haboon lee u so galaan oo is gad gad ku hayaaan

    • @anfacdadkaagaofficial6479
      @anfacdadkaagaofficial6479 2 года назад

      Ma noli wlahay hhhhhh

  • @sacdiyaahmedmohamed7257
    @sacdiyaahmedmohamed7257 2 года назад +191

    Can't wait this episode🥰
    Hadad lasocoto 1 ilaa 16
    👇like isku muuji
    🥰🥰

  • @alifaras6970
    @alifaras6970 Год назад +3

    Manshaalah aabo ducaale ❤ what an outstanding father

  • @shiekhabdihakim3402
    @shiekhabdihakim3402 2 года назад +8

    I want to be great dad like Duaale.
    Being a Father is great.

  • @Arafad_ahmed
    @Arafad_ahmed 2 года назад +78

    DUQDA IYO ISMAHAAN INA NECEB 🤬ISOO RAACA😂😂

  • @naafacaadadumarka6615
    @naafacaadadumarka6615 2 года назад +32

    Ducaale waligiis caawa waajibkiisa kasoo baxay Woow another level maamo amrn iyo adeer ducaale leeba dili ka dhan ka taagera 💪🏾❤️

  • @hawaali2126
    @hawaali2126 2 года назад +6

    Asalamalkum, Astan I just wanted say how much I appreciate you guys. Walahi waa musalsal aad uu wanagsan like even better then musalasada ajaneebka MashaAllah well done to you guys. Fadlan minute no baadiya or maalmaha ad ban idiin tageersanahy ❤️❤️❤️

  • @user-xl6pw5ls6s
    @user-xl6pw5ls6s 2 года назад +43

    مسلسل أروع من رائع
    مسلسل فيه عبره مسلسل يحكي عن الوقع اللي نعيش فيه
    كل الممثلين مبدعين
    هناك بنات كثير يعانوا مثل هبون
    مسلسل نجاح يستحق جائزة

    • @safkaxaaji8132
      @safkaxaaji8132 2 года назад

      ??!!!!!

    • @hudda20cali95
      @hudda20cali95 2 года назад +3

      ارواع كومنت

    • @Saara12p0tr
      @Saara12p0tr 2 года назад +2

      اييه مبدعييين خصوصاً Amran

    • @fathiaaguled1125
      @fathiaaguled1125 2 года назад +3

      @صمتي جوابي صح صح صح كلامك وفي صميم صح لساانك 👍👍👍👌👌

    • @user-xl6pw5ls6s
      @user-xl6pw5ls6s 2 года назад +1

      @@fathiaaguled1125 مشكورة تسلمين

  • @saciidkaramaofficial8650
    @saciidkaramaofficial8650 2 года назад +38

    Adeer ducaale guuleyso mar walba filmka qeeybta ugu fiican qaadataa masha allah

  • @ridwaanhaashi3174
    @ridwaanhaashi3174 2 года назад +47

    😭😭 Jamaal iyo haboon ayaan Isla rabaa

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 года назад +1

    War caawa war majiro in aan cajiin kudaray ma ogi burka sawabta waa musalsalka oo kalakacsan runtii masha allh wawa

  • @AYAN_JICIB
    @AYAN_JICIB 2 года назад +15

    I can’t stop crying 😢 bcz haboon’s depression

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 2 года назад +151

    Inta Wiilka Hpoon Sodontay Jilitankisa Kuqosashay Like Igu Farjiya😄

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 2 года назад +136

    😂😂😂😂wiilka sidu u jilayo waa cajiib wllhi waxa ka daran mama amran siiday u firinayso😂😂Abo ducale❤❤ ismahan bila naxariis😬habon murugo😔xiirsi we miss u huno soo laabo 😁

    • @shinaazbintibashirbashir3162
      @shinaazbintibashirbashir3162 2 года назад +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅comment funny aah

    • @hamzefaizal2618
      @hamzefaizal2618 2 года назад +6

      Qofka commentgaga akhriyaa xalqadan inuu daawado uma baahna hhhh😅😅

    • @nasriabdullahi176
      @nasriabdullahi176 2 года назад +1

      Hhhhh wiilka iga daran wax kasta soo u jilay wax ka yaabiyo aragtay caawa mama amran😂😂😂

    • @jimcaaleibraahim6228
      @jimcaaleibraahim6228 2 года назад

      ruclips.net/video/PuaNL7qQdYk/видео.html
      ABAAR IYO EEDAAD
      WUXUU KU SALAYSAN YAHAY XAALADA DHABTA AH EE MIYIGA
      Allow noo soo gar gaar oo abaarta naga soo jebi🤲🤲🤲🤲
      Codsi weeyee WLLO LIKE AND SHARE

    • @queencaisha9836
      @queencaisha9836 2 года назад +1

      Wlhi xirsi waan uxiisay ani xataa🤣🤣🤣

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 2 года назад +7

    Can you believe all 16 parts I watched one day wlhi
    Waa film cajiiba wlhi manta oo jimce ah ayan Janis uhelay inaan wada daawado dhaman xalqadaha filimka🙏♥️

    • @Chadmali
      @Chadmali 2 года назад

      War nin adag baa tahay saaxibow hadaa hal maalin kudaawatay

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 2 года назад +5

    Inata is leh waxaa so baxaya hoboon dadki dhalay aakhirka 😅😅😅😅❤🙌

  • @ayanmohamoud4872
    @ayanmohamoud4872 2 года назад +122

    Wow, this is so close to real life. I can’t even believe it’s a show. Great actors. Well done Astaan.

  • @Wacanali8448
    @Wacanali8448 2 года назад +60

    Mash Allah adero doale abo fican waku banantahay really big respect 🙏🙏

  • @bashiircabdi4763
    @bashiircabdi4763 2 года назад +1

    Ducaale wuxuu u dhaqmayaa sidii Aabo run ah Haboon siduu ula hadlay it is emotional xaqiiqdii ,Hooyo aan ku dhalin waa iska sidaas, Nin Qafiifoow qabo Haboon uma qalmo

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 2 года назад +5

    All grils will say we need a father like du'ale because what he said to habon😀

  • @mihiimali
    @mihiimali 2 года назад +79

    Inta muqdisho ka daawata musaslkan is muujiya🤟😊

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 2 года назад +35

    Wiilka yar sido haboon u ixtiraamaya jecladay

  • @mohamudjirow6444
    @mohamudjirow6444 2 года назад +7

    6days 615k views , , another level, , , best somali series of the year

  • @ruqiyaxaaji4219
    @ruqiyaxaaji4219 2 года назад +1

    Illaahoow waalid iyo walaal aan nala dhalan hana badin

  • @farxaanaxmed4832
    @farxaanaxmed4832 2 года назад +41

    Alx cwa jibsi baan ku dul cunayaa musalsalkan love iisaara .

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 2 года назад +139

    16:46 😂😂😂 ninkaas siduu u jilay inuu qof wax ka qaldan yihiin yahay bilad halagu siiyo. Film ka hada uu bilaaw yahay silaca habboon haduu bilaawday😭😭😭 can't wait next part.

    • @Sihaaam22
      @Sihaaam22 2 года назад

      Ala miskiin sanaa haboon midkoo fudeed badan aa helay 🤣🤣

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 2 года назад

      @@Sihaaam22 hhh adi kan cml ilhay haku sahlo oo lagacta mel uu geyo la 😂😂😂😂

    • @Sihaaam22
      @Sihaaam22 2 года назад

      @@abdimalikakofficial1289 igu duceeey mcnto doqonimadiisa wax igama galim 😂😂😂

  • @kiinsufian
    @kiinsufian 2 года назад +286

    ilahay iyo rasulkisa halka lagu xusayo noso raca ku khasari maysaan subscribe nagu cawiya insha allah

    • @aliyaabdiraxman6614
      @aliyaabdiraxman6614 2 года назад +2

      Scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 года назад +26

    Hadaan Qurbo Joog nahay Meeshan waa naloogu dhameeyey 😂😂qof waalan oo Kaniini ku socda qurba Joog lee laga helaa.Mama Amran wax yar fariisi bal saan inuu dhaaman u qabee kulahaa🤣🤣 Istaaqfurullah

    • @sadiasheikhibrahim2290
      @sadiasheikhibrahim2290 2 года назад +3

      Xaqiiqo waaye qofka markuu xanuunsado iyo markuu duqobo lee noo kentan xarunta dadka xanuunsan iyo qabuuro ayaa ka dhigteen dalkeena 😏😏

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 2 года назад

      Hehehehehe 😂😂😂😂😂

    • @DrsLucky
      @DrsLucky 2 года назад

      Inta badan qurbaha lagu soo washtaa umaleyay

  • @akramalii5884
    @akramalii5884 2 года назад +27

    Oday ducaale is another level 😂
    Deeq dabaal is acting highest level 😂
    Musalka why saan dadka loogu galaa maa la badiyo ama maalmaha la yareeyo wlahi sadex maalin intaan sugaaye ka waran 😂😂😂😂

  • @asadabdi2881
    @asadabdi2881 2 года назад +87

    Oaday ducaale 𝚕𝚎𝚐𝚎𝚗𝚍 waye 😂🤩

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 2 года назад +32

    Inta aniga cml hooyo mcn u xiistey like sar❤🥺☝️

  • @abubakarmahadfarah1518
    @abubakarmahadfarah1518 2 года назад +5

    Aader Ducale Big legendary...👳‍♂️
    Deeq talented men...😅✌

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 2 года назад +2

    Aabe kasta ma jecla wlhi in inantiisa waxanay ku faraxsanayn lagu khasbo Aabeyashen Alle ha ino daayo ♥️🤲

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 года назад +83

    *Habbon fursadan ha ka faideysto oo RUclips channel ha furuto waa loo kalakicinaa🤣*

    • @maryaniitacabdullahi1607
      @maryaniitacabdullahi1607 2 года назад +2

      Wllhi bentaa màha

    • @yonisabdulahi3993
      @yonisabdulahi3993 2 года назад

      Haa walhi waa sax dadbadn ayaa ku noqdey sidan caml

    • @yonisabdulahi3993
      @yonisabdulahi3993 2 года назад

      @@maryaniitacabdullahi1607 walal isoqbo maryn loqa sheka ku heyaa

    • @arsenalshorts5713
      @arsenalshorts5713 2 года назад

      @@maryaniitacabdullahi1607 I hope she gonna see dis comment 😁

    • @hgy1293
      @hgy1293 2 года назад

      @@arsenalshorts5713 😩🤣🤣🤣

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 года назад +34

    Inta haboonjecel like kuqabo Aniga inta daawato ❤️👍🌹

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 года назад +2

    Wawa masha allh

  • @armaan9990
    @armaan9990 2 года назад +2

    Iska ilow netflex series iyo amazon prime this is astanflex

  • @s.abdikariimmaxamuud3897
    @s.abdikariimmaxamuud3897 2 года назад +194

    I CAN'T WAIT 😭

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 2 года назад +32

    Inta Xirsi u xiistay ismuujiya🤣🤣

  • @engsamiir2032
    @engsamiir2032 2 года назад +1

    Soomaalidu ha joojiso qofka xanuunsan ee ay rabaan lacag inay ugu guuriyaan.
    Qofka xanuunsanaya xaq buu leeyahay.

  • @unknowncall3r
    @unknowncall3r 2 года назад +5

    Deeq caadi aa noo waashay 🤣😂 his acting 🔥

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 2 года назад +105

    Astaaan wixiina waaa gumaysi caadi ah.
    Bulshada tiran badan , ee Film-kaan daawata Codsigooda ma Tixgalinaysaaa miyaaaa?.

  • @maryamadam5283
    @maryamadam5283 2 года назад +18

    Haboon io Jamal inta isla jecel😭🤲❤

  • @nimoosman7716
    @nimoosman7716 Год назад +2

    Wlhi we need a father like duale 😓😓😓

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 2 года назад +5

    The dad was super nice to his daughter

  • @fayezadiini
    @fayezadiini 2 года назад +20

    Habartiis wexee taagantahay wax dhib ma qabo😅 qosolkaa iga dhamaaday wlhi.
    Waxaa soo xasuustay Gabar dariskeena 2010 Wiil dhaandhaan Holland ka imaaday lagu qasbi rabay.
    Aabo iyo Hooyo duco qabaan oo dhaandhaan iyo mid dhameestiranba iga gadan aa Alle isiiyay. Alxamdulillah.
    Sheeka sameeyaha, Jilayaasha, iyo dhammaan Bahda Astaan waa mahadsantihiin.

  • @MB-bz1ti
    @MB-bz1ti 2 года назад +22

    A typical scenario of a Somali mother From the west who brings her son (Mental Challenged or Loser son) to Somalia to get married. I really feel for the Somali girls living in Somalia being put in unfavorable circumstances. It's quite clear this mother is in denial. Wuu Fiican Yahaay Kulaha!

    • @amyc3214
      @amyc3214 2 года назад +2

      so true. He is a good actor as well

    • @MB-bz1ti
      @MB-bz1ti 2 года назад

      @@amyc3214 He is Masha Allah

  • @queens5170
    @queens5170 2 года назад +7

    Xalay wax kadaran majirin🤣🤣🤣
    Deeq mid maahan🤣🤣❤

  • @wehliyetv9119
    @wehliyetv9119 2 года назад +97

    Odey Duale is in another level

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 2 года назад +41

    Aniba sandkaan aa leysoo doonto welib noo qofkale jecel wallahi ani iyo haboon xalqadaan wan iska leenahay abeheey ninkan jeclaa ila rabey lkn hooya iga diiday mid dibada kayimid leygu nikaxiyey hada allow khayr iiga dhi😥🤲

    • @iqraahmed9321
      @iqraahmed9321 2 года назад +3

      Allha Ku barakeyo waalidka meel xun kulama raban niyada wanaajiso

    • @qumangurey3471
      @qumangurey3471 2 года назад

      @@iqraahmed9321 aamiim🤲 shugran abayo

    • @craxmaanyuuniscade9387
      @craxmaanyuuniscade9387 2 года назад +3

      Ilaah guur kheyre qabo ha kaaka dhiko

    • @iqra8832
      @iqra8832 2 года назад +6

      Wllhi sidaada cml ayaa nin aan Rabin la igu nikaaxi rabay anoo qofkale jecel aabo inuu ninka igu daro ayuu rabay lkn hooyo ayaa diiday waana la iska dhaafay 🥺 🥲
      Farxad ku noolow abayo

    • @dagandaacad3066
      @dagandaacad3066 2 года назад +1

      Alla tala saaro wixii qoran way dhacayaan.

  • @mohamedabdullahi9225
    @mohamedabdullahi9225 2 года назад +1

    Musal salka habon qeybti 17 wasugi la,ahay ilove astaan tv 📺 ♥ jiroo joog waligiin astaan tv

  • @abdulahiabdirahman3620
    @abdulahiabdirahman3620 2 года назад +2

    Deq's acting is another level wlhi😳😂😂😂horta musalsalkan ma jiliina mise wa qiso dhab eh

  • @sahalcabdichannel7144
    @sahalcabdichannel7144 2 года назад +15

    Filmka habboon baan u wadaa
    Run ahantii kaalin weyn bay
    Kaga jirtaa filimka keep going

  • @quruxdadalka3164
    @quruxdadalka3164 2 года назад +70

    Balo Nin Walan Haboon Kugu Dartay 😂😂😂
    Mamada igadaran Kulaha"
    Wuu Is Yeel-yelaya 😀😀😂😂😂😂😂