Suldaan Xasan Oo Gabiley Lagu Soo dhaweeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 49

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 4 часа назад +3

    Suldaan xasan geesi❤superAwal❤Sharif badanaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxamud-u8w
    @Maxamud-u8w 6 часов назад +4

    Suldan mahe waa reer waadi

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 2 часа назад

    Suldaan xasan sudaanka subeerawal sharaf iyo karaamuu leeyay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 часа назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @rm7087
    @rm7087 4 часа назад +1

    MASHA'ALLAAH TABAARAKA ALLAAH 🎉🎉🎉🎉

  • @Nasrirgb
    @Nasrirgb 5 часов назад +7

    Xasan yare ayaa ladhahaa
    Waa doqon kasoo horjeestay reerkiisa hudjeelkaa bookh waxaa lagu qalaaa dameerada

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 2 часа назад

      Wax reer la yidhaahdaa ma jirto, dadka cuqdadda isaaq loo geliyey ayaad tahay.
      Adeer Waddani iyo GARXAJIS waa dadkeenna waa walaalladeen ma kursi qof keligii ku fadhiisanayo ayaad dadki aad la dhalatey oo aan maanta la is arki karin ugu godoboobaysaa.
      Muuse waddadii loogu hiilin lahaa beri hore ayuu ka leexday, kun jeer ayuu ku khaldamay dadkaas inala dhashay waddankiina taairrkh xumuu usoo jiidey oo 400 nin oo saraakiishii ciidanka ayaa cadow u garba duuban markaasuu indho adayggiisa dad kale dusha u saarayaa.
      Huunno Waddani iyo Cirro, Iyo Xirsi Iyo dadka waddani la socda oo dhan maan waalanney markaan odhaneynno iyagaa ciidanka jebiyey?.
      Ciidanka DAAROOD ayaa jebiyey HUUNNO maan runta isu sheegno

  • @shacbaanahmed-v7y
    @shacbaanahmed-v7y 2 часа назад

    Walaal SANDALAD maaha ereygu waa SALDANAD waa kelmed carbeed oo la yidhaahdo SALDANAH ama SULDAH waana xukunka.
    Billaahi calaykum wax barta oo diinta iyo nAXWAHA iyo luqadda carabiga iyo TAFSIIRKA Barta.
    M maqashay SALDANADDA CUMMAAN.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 часа назад +4

    Gabiley Xasan faaruq Habar Awal ceebays dhagaha ka furaysta

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 5 часов назад +1

    🌴🌻BACK TOG DHEER IDIM ALLAAH IYO DADKII ISKA LAHAA INSHA ALLAAH😢

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 5 часов назад +2

    Af qaloooc w sharaf beelay

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 4 часа назад

      Sharaf maaha in Muuse caag kadaba qaado oo futada udhaqdo...
      Mustaqbalkaga iyo caruurtada udanee.

  • @Maxamud-u8w
    @Maxamud-u8w 6 часов назад +4

    DADKA BEEENTA KA DAYAA

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 3 часа назад +1

    Waar suldaana ma tihid doqonyohow waa adigaa tolkaa ka baxay suldaan walbaa reerkoodii buu la joogaa afiga maxaa suldaanimada kaa saaray Mustaqbalkaaga danbana waad kharibtay Kandheeree doqonka ah ee ku ag taagan ee reer gabiilay ag taagan waa danayste nacasa oo tiiyoo tolkii la caayayo ag fadhiya nacasyo ayaad tihiin ilaahay wadani waxba nooguma dhiibo

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 часа назад

    Maasha alaah suldaanka sacad muuse waxan leeyey waar raaca hadii qofku sandalada farafareeyo inkaarta suldaanka ayaa ku dhacdey iyo tii abtiyaashii muuse saamiri

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 6 часов назад +2

    Go to the polling booth yourself alone and cast your own vote individually without the clan package. Until that happens, Somaliland will remain only a daydream project.

  • @saidabdidalal2385
    @saidabdidalal2385 Час назад

    Imaanlidii oo qofa

  • @nimohassan2768
    @nimohassan2768 6 часов назад +3

    Muuse aya codkayaga leeh

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 часа назад

    No suldan xasan beso ayuu qatay xirsiba uu u guul wadeya

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 6 часов назад +2

    Codku waa muuse

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 4 часа назад +1

    Gobolka cagaaran waar saldanada difaaca oo xaga dhaqanka somalida layskama maro m.muuse wuu ku qaldamey inu saldanada faro geliyo

  • @amsa1135
    @amsa1135 4 часа назад +2

    Ka cunoo ka codeeya 😂😂😂

  • @AbiibDahir-d4e
    @AbiibDahir-d4e 5 часов назад +1

    Mantaan.ini.gartaa.waar.sandaladu.waa.lama.taabtaan.ha.ujabinina.cadawga.muse.judan.wakhtigu .khaaaday.ha.karaacina.

  • @XuseenSheekh-c5j
    @XuseenSheekh-c5j 3 часа назад

    SAlDANAD BARAKY SAN GUUL IYO GOBANIMO

  • @NasirSulub-t3p
    @NasirSulub-t3p 7 часов назад +3

    Suldaan dhaba

  • @ahmedhayba9236
    @ahmedhayba9236 7 часов назад +2

    Beenta dadka kadaaya

  • @fathisoobe7745
    @fathisoobe7745 4 часа назад +1

    Dadku maanay aayar hadli karin markay makarafoonka qabtaan

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 4 часа назад

    Basis wadani siday ayaa soo dhaweeyay

  • @HassanMahamoud-r2j
    @HassanMahamoud-r2j 3 часа назад

    Meeshu waa halkee?

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed 2 минуты назад

    Kuwan waa lagu khasaray

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 3 часа назад

    Suldaan Hungiri dhah kala daa Suldan iyo siyaasad xagee isu soo maraan mise ayad soo qadateen 😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 часов назад

    Suldaan xasan oo aaqiro u diray intii cawaanta aheeyd 😂😂😂😂😂

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed 7 минут назад

    Kan ilaahay ha inaga qabto::: waa doqon asqay maxaa ka qaldan

  • @CabdiFaarax-u9y
    @CabdiFaarax-u9y 5 часов назад +1

    Kaah.iyo.wadani.guul

  • @caanocaano5369
    @caanocaano5369 30 минут назад

    Jadaanu nahay dad waynaha kalbeedka hargeysa suldaanka waanu taageersanahay

  • @CabdiwaasacDaahir
    @CabdiwaasacDaahir 7 часов назад +2

    Waa sidaa

  • @NimoAden-t8i
    @NimoAden-t8i 3 часа назад

    Suldaan maaha kani waa doqon iibaanla hunguri buu tolkii ka raacay

  • @somfunsays8617
    @somfunsays8617 Час назад

    Suldaan xasan waa sukdaan saldanad guunnah kaso jeeda siyaasi ahan ciduu doono buu tageri kara lkn in uu subeer awal sukdaan u yahay marnaba muran kuma jiro kuwa subeer awal sheganaya ee caynaya waa oromadii la qarameyey ee dawarsiga kuso gashay oo dhaqan waxba ka aqoon siyaasad iyo dhaqan waa laba shey oo kala gaar ah dadka suldaankoda caaya nacalad aya kuso degay lkn waxan huba qof subeer awal ah oo xalaal ah in anu suldanka caayayn iyo qof isaaq sax ah toona

  • @xaashiibraahin8882
    @xaashiibraahin8882 5 часов назад

    Munaafiqiinta ilaaahay in madan ayaan baryaynay inuu jibriir abokor 10 kan munaafaq illaahay ayaa naga dhex saaray beentiinu way cadaane xageed gelaysaa dhamaatiin tuugtii gebilay iyo wajaale lagu aamini waayay ayaa meeshan isugu timid

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 7 часов назад +2

    ❤alle ha barakeeyo suldaanka walaahi bilaahi muuse biixi masoo baxayo, reer😂 gabilayoow maca 88 Kun ee cod hadii muuse biixi la siiyo muuse waa dhacayaa, Somaliland oo dhan baa uf tidhi muuse biixi iyo rakaabkiisa xun ee Buuni iyo xinif iyo ina Kaahin

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn 2 часа назад

    Ma suldaan baa mise bari hore ayaaa looga guuray waa nin jahadu ka luntsy xataaa waxaa ku qoslaya kuwa uu u hadlayo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 часа назад +1

    Tuug bilaa ficila oday lacag doona yaa waxka Qoraya dhicimaayo muusee hadal yaanu kaa dhiman guul horseed

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 2 часа назад

      Istaqfurallaah yaa is dilaya oo lala ficiltamaa?.
      Adeer ma jirto wax colaadi waa sheekada uu jecelyahay oday Muuse ee jooji QIIRO JABBAANTA

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal Час назад

    Beenale.ilaahay.ayaa..kuriday

  • @Hala_yaa
    @Hala_yaa 7 часов назад +1

    suldaankan reerkii weyna iyo saldanadii waa caasiyey waanad naceebaysaysuldaan dad hunguri doona maynaan ahayne adiga hunguri baa ku geeyey inad cirro hoostagto waa mid subxanallah waa inaanu kaa tashana...