“Quruxda Somaliland waxay ku jirtaa in la helo Somaliland la wada leeyahay.” Madaxweyne Saylici

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 57

  • @seemaalmohamed9485
    @seemaalmohamed9485 2 часа назад +10

    Waxaad 14 sano Madaxweyne ku-xigeen ka aheyd dalka Somaliland. Ma is weydiisay sababta aadan u dhisin Somaliland mid la wada leeyahay, oo caddaalad, horumar, iyo nabad ka jirto? Haddii ay dhab ka tahay,

    • @Somfox1
      @Somfox1 Час назад +2

      Good point!

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 Час назад +3

    Niin iib ah 😂😂😂

  • @HasanAxmed-i6x
    @HasanAxmed-i6x Час назад +3

    Hhhhhhhh aduunka ninkaa aqli xun wlhi ma arag adigoo ahaa madaxwaynaha dalka iyo kursiga labaad ee ugu sareeya dalka maxaad wax ugu qaban wayday dalka oo aad u dhisi wayday s/land lawada leeyahay se imika waa kuma cida adiga ku aaminaysa oo xil kuu dhiibanaysa

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 2 часа назад +3

    Waar waxani muxuu ahaa
    Ma necbaasho reerba waalidan iyo wajaqahan iyo waalidan ugu wacan

  • @ahmedyusf9449
    @ahmedyusf9449 2 часа назад +1

    Bilaa mawqif

  • @abualialis-haqi1318
    @abualialis-haqi1318 Час назад

    Waa hanjabaad miyaa?

  • @CaliaruojCalicabdirashid
    @CaliaruojCalicabdirashid Час назад +1

    waa madaxwyne ku xigeenkii ugu tariikhda xumaa ee somaraa intii somaliland jirtay uguna wakhtiga dheera ee somara somaliland isago 14 toban sano so ahaa madaxwayne ku xigeen ayu leeyahay waxba khaldana waa ayaan daroonyinka ina haysta muxu uga hadli waayaya intu fadhiyaya ee hore

  • @cabdilahisareye
    @cabdilahisareye Час назад +1

    Madaxwayne ku xigeen mawaxaad
    Lugta jiidaysaa samater

  • @robleali3722
    @robleali3722 Час назад

    Damero u sheeg.

  • @dr.cabdirisaaq6433
    @dr.cabdirisaaq6433 30 минут назад

    Too late

  • @cabdilahisareye
    @cabdilahisareye Час назад +1

    waxa muuqata in aad jufadii
    aad kasoo jeeday inaad kal az qsybinayso sidaana aad barwaaqo
    kuiibdatay

  • @elmadadan8771
    @elmadadan8771 13 минут назад

    Nimir and nimir

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 Час назад

    Waa rageegii saylici waa sayli gaboobay muuse wuu garanayaa wuu u wasma odayeeyay

  • @guhaadmagan
    @guhaadmagan 32 минуты назад

    Waa in maxkamada sare ee dalka la soo taago.

  • @NasirSulub-t3p
    @NasirSulub-t3p 2 часа назад +1

    Muuse judaan bye bye guul wadani

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Час назад +2

      HUWAN IBNA FAQASH

    • @guhaadmagan
      @guhaadmagan 44 минуты назад

      Idinka juudan ah bye bye ururka waddani-seeg orad buura fuulki ku noqo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 минуты назад

    Maaxaad u keeni weeyde Somaliland lawada leeyahay?Ileen kursigii labaad ee ugu sareeyse baad ku fadidey?
    Ma HADAA ogaatey?

  • @Somfox1
    @Somfox1 Час назад +1

    Kani waa Asal madoorshe waligii talo ma keenin! Waliba Guryo badan buu Hargeysa iyo Boorame kaga Dhistay Hantidii Umada...Soo Celi waxaad Dhacday!

  • @Whizzkayo
    @Whizzkayo Час назад

    waa intU ina cigaaL talada hayay alle hwnxriisTe

  • @awaleturki211
    @awaleturki211 Час назад

    14 sano meesha joogtaaye maxd kaqabaty waxaas oodhn eed hada kahadlyso balse adaaba dadka kalafogeeyay dadkii

  • @leenamohammed-o1s
    @leenamohammed-o1s 43 минуты назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 who is going to believe you after all of that😅😅😅😅😅😅

  • @gaagaale1528
    @gaagaale1528 29 минут назад

    Waxaan u kala garan la'ahay ninkan Saylici inuu Doqon yahay iyo in wax u dhiman yihiin.

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Час назад

    Hilaacna meee

  • @_faatax
    @_faatax 39 минут назад

    14 sanno kadib 😂😂😂😂 cidii ku dhagaystaa kaa liidata

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 54 минуты назад

    Xukuumadi inaycadceedsataywaxaadkugaranaysaa xukuumada ooshaqeynaysa madaxweynekuxigeenkii iskagategey alaahu agbar

  • @musj21
    @musj21 14 минут назад

    14 years madx ku xigin dhalinyarow ma ila aragtan marka kursiga ka si degeyan maxay u xasustan dadki ay matalan 😅😅😅

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 часа назад

    Seylici waa poltically expired waa ma gudbe fahmo yar Daahir baa geesi ahaa qaran .

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Час назад +1

    Sell out Saylici waan u khajilayaa 14 sanadood buu Madaxwayne ku xigeen ahaa sharcigu uma ogola mar sadexaad. Qofkii ugu taariikh xumaa Somaliland weeyaan Saylici. wuxuu maanta arkay uu intaasoo dhan arki waayay uu inoo sheegayaa waa maxay

  • @CaliciidCabdi
    @CaliciidCabdi 2 часа назад

    Marka xilkii aad katagtay ina sidii dumarka uhinasto wa ceeb qaranka 14 Sano aad joogtay aduu maad wx kaqabatid

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 часа назад

    Hhhhhhhh
    Mala wareeray

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o Час назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Waa wax laga xishoodo in uu maanta hadalkaasi ka soo Ninkan odeyga ah 15 sano ayuu maddex weyne ku Xigeen ahaa,ma maanta ayuu toosay……Waliba ceebta haduu Xisbi dhisaayo waxa uu ku biiri lahaa HILAAC ee wuxuu ku biiray mid ka soo horjeeda Hilaac CEEB..😂😂😂😂😂😂😂
    Waa Khayran katiiran

  • @Gaandigaandi1975Gaandi
    @Gaandigaandi1975Gaandi Час назад

    Waxay ahayd inay waydiiyaan musharaxee ayaad dhisaysaa

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 часа назад

    Text baa lagu waley hadalka iska sax baa la leeyahey Miskiin muu iska damiyo codka

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 2 часа назад

    Saylici waxaa afduubtey nin xanuunsanaya oo barlamanka qasey nin geesi ah ayaa ku bedeleye markaa ciro iska agjeefso.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 часа назад

    Odaygu wax uu ka yaabay ayuu arkay 7dii sano ee Muuuse ku xigeenka u ahaa.
    Wuxu arkay wax yaayakhsi ah iyo dhaqanka muuse iyo Beeshiisa lafaha sita ee uqdadu dishay.
    Warkiisa waa la ogyahay.

  • @hajji1481
    @hajji1481 3 часа назад

    Marka horeba bilaa.mawqif baad ahayd ala maxaa dhuuni raac ilahay nasoo hor joojiyay

  • @Hala_yaa
    @Hala_yaa 53 минуты назад

    somaliland waa lawada leeyahay hadaba lknse waa lagu kala caqli badan yahay madaxweyne ku xigeen idinkuna hadad ismuujisaan ma waayaysaan xil iyo xisbiba.......

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Час назад

    Somalilan oromo dhinac kaleh siiba badda inaa ku darto waye shiiqow laydinka baryi mayee

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Час назад

    Reer Awdal inay Xisbi lasoo baxaan waa Muhiim. Waana HILAAC.
    BARWAAQO Waa Isaaq Waa HABARYOONIS Waxaana laga iibiyey Saylici iyo Ilma Xaamud Jibriil

    • @IfrahJama-d4n
      @IfrahJama-d4n 43 минуты назад

      Habar yoonis waa gob ta isaaq hala doortao ciro

  • @cabdilahisareye
    @cabdilahisareye Час назад

    aniga waxay ilatahay lafa geel
    iyakaa laisku jabiyaa ayaad.wadaa

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 2 часа назад

    Oo manta sowta janis ad ku hadasho laku siye bila damiryaho kkkkk🫣🫣🫣

  • @Juniordamiono
    @Juniordamiono 2 часа назад

    Hoyada afka uraya ka was xafajooy😂😂😂😂

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 2 часа назад

    $3.000.000 sedex Milyan ayaad shubteen

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Час назад

    Waasi qaran laakiin reer awdal maanta halsoobaxaan xizbi waliba halalasoosaaro inkasta oo barwaaqadaa uusheegay zaylaci aysixun uhadlayeen waayo waxaylasocdaan wadani oocalankeedu dhacayo oon waxba ugu jirin qarankan waxyeelo mooyee anna warbadan hayna oo kudhaw

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 2 часа назад

    Barwaaqo adigaa leh
    Waa.xisbj aad reer ku xumaynayso
    Bahabar celi ahaan kusoo saar
    Wax kale ku odhan maynee

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 часа назад

    Somaliland la wada leeyahay uga jeedaan inay ka mid ahaato Somalia taasina waa habeenkii xalay ahaayee tegay dembi weeyaan dameero u dheegaanu leenahay caruurtii la jebiyey lixdankii iyo kuway dhaleen baa heegan ah maanta waanu difaacaynaa umadayada Somaliland

    • @guhaadmagan
      @guhaadmagan 41 минуту назад

      iyo dalkayaga Somaliland-ba.

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 19 минут назад

    Zaliciyow Adigu waxaad maray Xataa wax lagugu Sifeeyo lama garanayo , Adiga oo 80 Jir ah ayaad Ku Mantagtay Sixnigii Aad 14 Sano wax ku Cunaysay , Waxan filayaa inaan dadku badankodu wakhtiba iskaga luminayn dhegeysiga hadalkaaga e ay Comment ka si toos ah kugu so qorayaan .
    ILAAHAY Adiga iyo inta kula midka ah Sharkiina ha ka qabto dalka iyo dadka.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 часа назад

    Qufka runta sheega waxa caaya Beesha Habar Awal iyo raacayaaasha ay wataaan..
    Kkkkk

    • @guhaadmagan
      @guhaadmagan 40 минут назад

      Been been, anigu cidna ma cayno, cid run sheegtaana ma aragno ee orad la dhuumo oohinta.

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 2 часа назад

    Galow sur cigcigan canqow caanqow curri cadcaday muxuu kuciyey

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 36 минут назад

    Awal lamawada lahayn miyaa ma imika Lawada yeelanayaa 😅😅