Deg Deg Xil Ka Qaadista RW Xamse, Kulanka Abiy Axmed & Musharax Cabdiraxmaan Cirro......

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 10

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 Час назад +3

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @shukriade9661
    @shukriade9661 3 часа назад +3

    Mundane MW masuuliyiin Kaa hoseysa malihid waa cadow kulajira adigana qabyaalad ayaa kudishay s.sadda arimahana waad Ku fiicantahay ee mar hoos usoo noqo arimaha gudaha cidkale masugeyso adiga waziir fiqi mooyee
    Mahadsanid

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 2 часа назад +1

    Allow waxaan kaa bariney kuwa mooshinka xildhibaanada karkarinaayo ,Allaha karkaiyo .
    Kuwa hor imaamaayo dowladeena sharaf leh ,Allaha Ashabaab ku salado.

  • @redback043
    @redback043 Час назад

    Ogaadeen Isir Mosaali Ma,lehYaan La Aaminin Ogaadeen Cagdheer Rag Iyo Dumar Waa Calooshood U Shaqeeya,Yaal Duliga Ogaadeen.

  • @ahmedisse344
    @ahmedisse344 3 часа назад +1

    Mucaaradkow wax lagu qanci karo la imaada .
    mw haddii ufurtay konto lagu
    shubayo lacagaha danta
    guud waa sax sanyahay
    waayo wuxuu ka soo horjeedaa musuq maasuq.

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn Час назад

    war waxaan nacaskaa yaa qariya kadhegay

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 часа назад

    Haddii la rido Xamze Xasan Shiikhna waa raacayaa waayo RW kale loo ansixin maayo

  • @JazmynPaulinene
    @JazmynPaulinene 3 часа назад

    Si toutes les vidéos RUclips étaient comme ça, je n'éteindrais jamais mon ordinateur🍓