BANDHIGGA DEEQA IYO CABDI XASSAN DIGE 22 11 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 ноя 2018

Комментарии • 88

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 5 лет назад +11

    😭😭😭😭😭😭ax Adeerkay Abdi hassan dige Dhudub iyo gallaadi io dhabad my motherland jecliyaa. Dhulkayga Allah haku sharfo adeer rer gallaadi like saara 🥰🥰🥰🥰🥰we love gobalka doollo gobalka 7da ceel Allah hibada usiiyey ceelcad io camuud

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 года назад +2

    Cabdi Xassan Digge MashaAllah Waa Fanaan Cajiiba Oo Ixtiraam Iyo Kaftan iyo Farxad U dhameys tahay😰😰MashaAllah Ilaah cimriga hakuu barakeeyo🥰🥰

  • @iidlekudun2815
    @iidlekudun2815 5 лет назад +3

    Fan waa fankii hore fanaaniina waa fanaaniintii hore mnsh allh cabdi Xasan dige cod iyo luuqba alla kugu maneystey
    Cimi dheer iyo caafimaaad

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 5 лет назад +4

    متعك الله بالصحة والعافيه الأستاد الفنان الرائع ذوالأدء الفريد والمتميز عبدي حسن ديغي

  • @tahliilsamawade619
    @tahliilsamawade619 3 года назад +1

    Mash Allah cabdi xasan dige ilaahow cimri dher iyo cibaado suuban kusii waa fanaan aan heesihiisa aad iyo aad u jeclahay kama daalo runtii haba ugu daraato dhudi waxay ku no shahay

  • @NugaalFilms
    @NugaalFilms 5 лет назад +4

    Dhudub iyo Galaadii Gurigii Marqaaan , Bookh iyo Wardheer Gurigii Danood, Salaama✌✌❤❤👏

  • @gaban69
    @gaban69 3 года назад

    Masha Allah What Voice! Legend Cabdi Xasan Dige

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 лет назад +4

    CABDI XASAN DIGE fanaan cod halaasi ah

  • @abumushraf5342
    @abumushraf5342 2 года назад +2

    Waan tageera cabdi xasan Dige wuxuu qadaa heesto aad u macan

  • @sab8049
    @sab8049 5 лет назад +1

    ما شاءاللة صوتة حميل ....واااااو عاش عاش

  • @hassanadam1373
    @hassanadam1373 3 года назад +1

    Aaah wuu qiirooday wallaahi sidii ay isu ixtiraami jireen Fannaaniintii hore eeg siduu u qiirooday markuu Shankaroon hadalkeeda maqlay

  • @geel-qaadyusuf7235
    @geel-qaadyusuf7235 5 лет назад +10

    Runtii Deeqo waa u mahad-celin waxay dhawaan ay wareysatay 2 fanaan oo culus(Axmed cali cigaal, Cabdi xasan dige).

  • @queenedebsan
    @queenedebsan 4 года назад +1

    Heesta basra kaliya noosoo galiya plz i love that song wlh

  • @liibaanmaxamedcumar4376
    @liibaanmaxamedcumar4376 5 лет назад +11

    wwwwww waa heesta an aduunka ugu jeclaaa ninaan jeclaaa baa uur igusoo furay heestan iska dhegeysan jiray uuurki wiilba ilahey igu siii hadana wuuw IGA saqiiray alxm markan heestan arko waqtigii madooba ayan soo xasuustaa

    • @nashadomar3178
      @nashadomar3178 5 лет назад

      Walal asm waku salamay

    • @nashadomar3178
      @nashadomar3178 5 лет назад +1

      liibaan maxamed cumar magacu waa nin hadana waxan uhadle gabar ahan

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl 5 лет назад

      Sorry sister waa aduun

    • @ugaasoahmed7221
      @ugaasoahmed7221 5 лет назад

      Waa aduun iyo xaalkiis
      Saqiir aaqiro allaha kaaga dhigo

    • @hassanadam1373
      @hassanadam1373 3 года назад +1

      @@nashadomar3178 haaa dabcan wa gabar lkn Gmailka Laptop ama Telfoonka ka furan ayaa laga yaabaa magac nin inuu lahaaa

  • @bashirmohamed8285
    @bashirmohamed8285 5 лет назад +1

    Wow!! Axsan Fanan

  • @xigmocaanaboore1434
    @xigmocaanaboore1434 5 лет назад +3

    idacadaha kaduban jiray hesihisa Allha kuxifdiyo

  • @haifanoorhaifanoor2660
    @haifanoorhaifanoor2660 5 лет назад +1

    maasha allah walaal aad ugu farxay sida walaaalnimada leh ee ay isugu farxeeen iaygobmudo 20 sanno ah kala maqnaaa annagana anagao malainwalba hadana kala caraarnaa aduunyo hhhh

  • @ibrahimsuleiman5706
    @ibrahimsuleiman5706 3 года назад

    Legend C/ Xasan Dige.

  • @zuhuurcadeey1390
    @zuhuurcadeey1390 5 лет назад

    wooow woooow heesta caadi maahan

  • @Qurunwareejiiye
    @Qurunwareejiiye 2 года назад +1

    My pleasure to watch you adeer

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 года назад

    legend Abdi Hasan Dige☑️☑️☑️

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 5 лет назад +4

    Waa iga nasiib bdn thy hadii aad cabdi xasan la kulantay aniga hadii aan la kulmi lahaa heesta waxaa u qaadi lahaaa waxaa ii bishaaraa ama ii barwaaqa basra aragtidaadee

  • @cnaasirkooraar8104
    @cnaasirkooraar8104 5 лет назад +1

    wah wah asxan fanan masha alaah

  • @TheTotal8
    @TheTotal8 5 лет назад +10

    Dhudi waxay ku nooshahay
    Dhudub iyo Galaadiyoo
    Ceelka Dhaqanya-booreed
    Dhuulsamo Dhabad Iyo
    Alfanaan Cabdi Xassan Diige

  • @faaizaaxmed6494
    @faaizaaxmed6494 2 года назад

    Mashalha wan jecelahay fanankan

  • @sumeya7887
    @sumeya7887 5 лет назад

    mansha allaah ❤️❤️🌹🌹🌹

  • @naima_mohammed
    @naima_mohammed 3 года назад +2

    Fanku waa badhaadhe dabiici ah la,aantiina nololi aanay kala socoteen.
    Xaalada aan ku jiray markaan muuqaalka daawashadiisa bilaabay iyo ta aan kala huleelay kala fog.
    Fanaan cabdi xasan dige eebe hakuugu naxariisto sidaad noogu raaxaysay.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 года назад

      Ameen gabar fanka jecel MashaAllah Waanku Faraxsanahay🥰🥰🥰@Naima Mohammed🎻🔥

  • @xigmocaanaboore1434
    @xigmocaanaboore1434 5 лет назад

    waaaaaaw Yecliya fanankena

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад

    Weriye hibo leh iyo fannaan caan ah.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 месяцев назад

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏 💖

  • @hodhare961
    @hodhare961 Год назад

    Tolaay dalkaygiiyo allow mar labaad cahaaga kugu jooji Aamiin!

  • @jamacali8627
    @jamacali8627 5 лет назад +1

    Mashalah

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 года назад

    Ilaahow ma anaan lugaha kala bixin oo is haysta mise adaa ii diiddan inaan dhex galo hirarka naftaydu ku taamayso 20kii sanee maanta u danbeyso🌝

  • @salaadsalaad413
    @salaadsalaad413 5 лет назад +2

    Ilahay amarkiis fanaanka waaniska jeclahy ilahow kudaa nin culus

    • @geesigunirifayso305
      @geesigunirifayso305 5 лет назад

      Fanaankani ma cusbaa waxay asking Mar.soo galeen xasan Adan samatar

  • @cabdikaniismail5839
    @cabdikaniismail5839 3 года назад +2

    Gayi kala fog loocarar
    Kala Guran dadkeenii
    Gayi kale kasoohadal
    Sharkaroon may gooynoo
    Kolay gaarimaynee
    Cabdoow gaaaroo warked keen
    Gabal dhacayna yay noon
    geed ubaxa gaarsii
    Guudkeeda Wada saar
    Gurigeeda soo arag
    Gobanimo hagaadhee
    Boholyoowga Gocashada
    Labatiyo qabiga Gudhay
    Gadood yanu galinine
    gacaladayda soo eeg
    Gaarsii fariintaan
    Ala hakuugargaaree
    Gacalooy marsoonoqo
    Qarankeena soogaadh
    Golihii murtidu till
    Adaa gayee marsoo arag
    iyo geesiyaashii Gucun baaka boogee
    Galbis iyo cigar
    dhantiyo marsoo goo
    Batar aan garaacnee
    Wabigii ganaaniyo
    Gooblay gosheediyo
    Jilib aan ku gayee
    Gucumada a ad garan iyo
    Beeraha goaayiyo
    Goljanab u guuree
    Gacalay hagoin haguuldaraynine
    Gayigeena go or imo

  • @calawis140
    @calawis140 5 лет назад

    yaa salaam alfanaan cabdi xassan dige

  • @mohamedjirde.
    @mohamedjirde. 2 года назад

    wonderful song. He had a soft, almost musical voice and you have a great tone and really good control on the high notes, a great overall performance. May God Bless you with good health and long life” Abdi Hassan Dige.

  • @moorganyare2501
    @moorganyare2501 4 года назад +2

    heesta basraa iyo dhudi caadi mahn

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 года назад

      Heesta janan waxaa sameeyey sahal Macalin ciise laxankii iyo musigii siciid xarawo. Heesaha cabdi xassan dige waxaa sameeyey cabdi aadan badey

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 года назад

    Haddii darajada la koroo
    Mar baa laga soo degaa
    MD Cabdi Iley baa igu soo dhacay maalmihii la xirey anoo Jigjiga jooga🌝

  • @hassansheikhnur9467
    @hassansheikhnur9467 4 года назад +1

    dhudi waxay ku nooshahay dhudub iyo gallaadiyo ceelka dhaqaya buureed hawdka u dhexeeyee.

  • @hantiileabdi6942
    @hantiileabdi6942 3 года назад +2

    Walahi heesta dhudi ayaa iga dhax baxday ish calaa dhudi

    • @farhiaali7740
      @farhiaali7740 2 года назад +1

      Alaha noo dambi dhaafo adi iyo anaga

    • @hantiileabdi6942
      @hantiileabdi6942 2 года назад +1

      Aamiin wllo

    • @abdifarahsomali3007
      @abdifarahsomali3007 2 года назад

      Aad iyo aa wllhi amba sido kle hdii laydhihi lahaa heestee baad heesaha u jeceshahay Dhudi baab dhihi 😥😭❤️❤️

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow 2 года назад +1

    Qofta wareysiga qaadeyso waalaga daremaya inay ladhacday fanaanka kk

  • @nurabdi6399
    @nurabdi6399 10 месяцев назад

    Liibax

  • @AsAs-sm4uv
    @AsAs-sm4uv 5 лет назад

    Beeerihii afgooye maxow igu badalay heestaan

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 2 года назад

      Sifiican udhegeyso beerihii afgooye waaku jiraan

  • @mohamedabdimalik7694
    @mohamedabdimalik7694 5 лет назад

    Meel baad ku yaaliyo

  • @teamcanaad5579
    @teamcanaad5579 5 лет назад +3

    Fanankaan waa fanan cusus lkn waxaan isweydiyay inbadan xagowku jiray sanadadan???

  • @hiddochannel9123
    @hiddochannel9123 3 года назад

    Jeenan micnihiisa yaa igu caawiya

    • @shaficisheekh8507
      @shaficisheekh8507 3 года назад +1

      Hibo jeenan wa adigo sariir saran ama jiifa o cunto cuni karin waxyalo sida caano ama biyo o qofka dabiib ahaan loosiiyo wll

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 года назад

      Muuqaalka adoon boodbootin daawo Fannaanku/Abwaanku wuu dhigdhigaye🌝

    • @salmaansms81
      @salmaansms81 Год назад

      Jeenan waxad cuneysa lakin wa marki qofka xalad xanun ku jiro oo uusan waxbo cuni karin afka laga siiyo oo dhuunta loogu qooyo

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 Год назад +1

      jeenan waa cunto jilicsan oo qofka gaajada la dhiman rabo lagu qabto si nafta loogu celiyo

  • @inspiretech3864
    @inspiretech3864 5 лет назад

    Codka ayaa la bis bisyoone erayada iskaba daaye

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 2 года назад

    Doqontan qalbigu madawyahay ee iska qiiraysan fiiriya

  • @cabdiraxmanxusencali9306
    @cabdiraxmanxusencali9306 2 года назад

    Ffafay

  • @maxdotmax6433
    @maxdotmax6433 5 лет назад +1

    Dhudub io galaadi

  • @liibaanmaxamedcumar4376
    @liibaanmaxamedcumar4376 5 лет назад +1

    heesta waxa ibishara

  • @ahmed086
    @ahmed086 5 лет назад +1

    Odeygi Nakruuma! lol