Barnaamijka Fanka iyo Heesaha Ciida | Fanaanka weyn Cabdibaadil Ibraahim iyo Weriye Xanaan Shidane.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 36

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 5 месяцев назад +6

    waxaa ila ficneyd gabadh iney qorteda asturto

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 5 месяцев назад +2

    Fanaan qaran waaye aad ayan u salamayaa ustaadka ciid wanaagsan ayan leyahay

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ciid Mubarak xaanaan shidane iyo carurteda

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 5 месяцев назад +2

    xanaan shidane waan kusalaamay I love you sister

  • @hudocabdi2939
    @hudocabdi2939 2 месяца назад

    Abdi baadil wllhi waaa fanaan aaan jeclhy xffullh

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 5 месяцев назад +1

    Abdi badil 💯✅hesta ugu jeclahay waya

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 4 месяца назад

    Abwan cabdi badil ciid Mubarak

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 5 месяцев назад

    Masha allhhh allxmduliilh abtigay Cabdi badil ❤walshey xanan Masha allhhh Ed Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 5 месяцев назад +2

    Cabdi Baadil Ibraahin sxb Dhagaxbuur iyo Gunagado way ku salaamayaan.

  • @ibrahimdjama6109
    @ibrahimdjama6109 4 месяца назад

    Abdi Baadal, waa fanaan qiima baddan ku leh fanka Soomaalida asluub wanaag u daashay. All Yacizak

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 5 месяцев назад +2

    cabdi baadil waa fanan qaran

  • @hashihersi
    @hashihersi 5 месяцев назад

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 5 месяцев назад

    ustaad abdi baadil alfanaan Somalia 🇸🇴

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 4 месяца назад +1

    Fanaankaan caadi mahan.
    Heesta uu yiri waa heestii ugu danbaysay ee uu Xamar ku duubo.
    Waxay top 10 ka saarneeyd 30 sano oo xiriir ah.
    Inkasoo Al Akhwaanu Muslimuunku isku dayeen inay qalbiyadeena ka tir tiraan, weli waa naga dhex daaran tahay.

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 5 месяцев назад

    Come your homeland

  • @brotherabdul1630
    @brotherabdul1630 5 месяцев назад +2

    Hees wax lagu faano miyeey noqotay allow adigaan kaa magan galnay ❤❤

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 5 месяцев назад

    Ciid wanaagsan cabdibaadil waa salaaman yahay

  • @Zurich527
    @Zurich527 4 месяца назад

    Raha biyo diidayoo hees la dhahuu nooqaadi jiray1986

  • @sundussiimn8723
    @sundussiimn8723 5 месяцев назад

    Masha allh walshey xanan iyo abtigey cabdi badiil masha allh ed mubark ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hanadsifeeye6677
    @Hanadsifeeye6677 5 месяцев назад

    Ciid wanagsan somalidii layga beraay iyo muslimiin too dhan dad waa dadkii hore hadalna waa intee dhaheen xaqiiq

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 5 месяцев назад +2

    Hhhhhh tvgii qaranka waxuu noqday tv hg leedahay bal fiirsha naagtii ina shidane.
    Alcadaala ayaa reernimo ku shaqaalaysiiyay hhhhhhhh al-qabyaala 😂😂😂😂

    • @nickmic3728
      @nickmic3728 5 месяцев назад +3

      Qeybtaa qaraarka kaa muuqato Allah ku caafiyo trauma hg aa ku haayo iska daawee hg waa qabiil gob ah OO sheikh iyo sharif leh xanan ama al cadaala ama odowaa waa dad dadkooda iyo dalkooda uu shaqeeynaa rascistnimada aad sheegayso cidda maba qabaan dhaqankaas ismarji cuqdad iyo ciil hg uu dhimo 😂

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 5 месяцев назад

      ​@@nickmic3728😂😂 tilifoonka ma habargidir baa leh mise waa tilifoon qaran 🙊

  • @JaamacCali-nq4lb
    @JaamacCali-nq4lb 5 месяцев назад

    Cabdul baadil ma magac sax ahbaa

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 4 месяца назад

      cabdirisaaq ibraahim baadil waaye magaca saxd ah baadil waa naanees

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 5 месяцев назад

    ax yaa Cabdi baadil

  • @abdurahman9170
    @abdurahman9170 4 месяца назад

    Eesh Calaa Fanaan

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 5 месяцев назад

    ciid wanaagsan soomaaliyeey toos toos toos

  • @abdirahmanbarkhadle4461
    @abdirahmanbarkhadle4461 5 месяцев назад

    Xiligan Sharma boy showyada shido iyo wareysigan isbarbar dhig
    Kaaf iyo kala dheeri

  • @mukhtaarmaxamuud5234
    @mukhtaarmaxamuud5234 4 месяца назад

    Ccafisaa dadkagii maa la iisoo celinayaaa kaligay baan kahadhee

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 5 месяцев назад

    Baadil danbiga miyaney ahayn

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 5 месяцев назад

    Unsubscribe -television HAWIYE 😂SALAAMA!!

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 5 месяцев назад

      Waa xanuunsan tahay qabyaalad aya ku buuxdo😂😂😂😂😂

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 5 месяцев назад

    leygu guday 😂

  • @AliAhmed-gn6wm
    @AliAhmed-gn6wm 5 месяцев назад

    doqon/doqonidhashayi/dalkaingariskamalahid