Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Labaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 139

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 4 года назад +22

    Show #dunida hadi tartan sugaan Loo Qaban lahaa #Kaalinta 1 Aya Gali lahayn♥️
    Allah kusiyaadiyo #cimriga iyo #caafimadka aad intaan kuso Gaartay♥️

  • @mohamedkaahin5362
    @mohamedkaahin5362 4 года назад +14

    Alle cimriga iyo caafimaad kaba haw barakeeyo abwaan Axmed Saleeban Bidde

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 4 года назад +19

    Abwaan halgamaa Mujaahid Masha Allah cimri dheer iyo caafimaad rabbi haku siiyo

  • @yusufmohamedguled580
    @yusufmohamedguled580 4 года назад +6

    Mansha,,,, allaah allaah cimri &, cafimad hakuu siyaadsho abwaan, ahmed suleebaan....

  • @ahmedjama5693
    @ahmedjama5693 4 года назад +11

    Masha Allah abwanka ilaahay xusuusta haw barakeyo iyo cimriga iyo caafimadkaba aamin aamin

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 2 года назад +4

    Abwaaan ahmed saleebaan❤(bide)masha allah❤abwaan runtii wayn❤

  • @ubahawiiabdalla29
    @ubahawiiabdalla29 4 года назад +2

    Rabi CimriGa Haku DheerYo Macalin Nololeed Axmed Saleeban Bidde

  • @maxamedakramyare8483
    @maxamedakramyare8483 4 года назад +4

    Abwaan axmed saleban bide waa abwaan qaaliya ale hakuxafido amin amin

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 4 года назад +8

    Allah cimriga haku dheereyo abwan qiimo badan

  • @xamaas665
    @xamaas665 4 года назад +4

    Abwaan qiimoleh alle dambigaaga iyo ka waalidkaba hadhaafo cimraga iyo caafimadkana hakuu siyaadiyo

  • @namiin3034
    @namiin3034 4 года назад +15

    Abdikarim Ahmed Mooge yaa Madaxweyna nor ga dhiga ❤🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾 Axmed Salaaban bidde 😘😘😘😘😘😍😍😍

  • @engabdirabbimohed316
    @engabdirabbimohed316 4 года назад +13

    The One And Only #Legend

  • @khadarjamac5356
    @khadarjamac5356 Год назад

    Wlhy Runbuu shegay c/kariin axmed mooge wakaa isaso sharaxya ee aanay cidi ukala hadhin waliba alle hala qabto xilka insha alah na madaxwaynaha mustaqbalka alle ha inooga dhigo❤️

  • @mohaabdi8398
    @mohaabdi8398 4 года назад +5

    Like dhac igu qofkii dugsigisi dhexe waliba afka somalia logu dhigay heestii ahayd sida geed caleenloo

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 года назад +4

    Abwaan Ahmed saleebaan bidden awoowe 🙏🙏🥰💟

  • @hamsemahamed790
    @hamsemahamed790 4 года назад +2

    Allow ku dhawr anwaan kena weyn axmed salebaan bide allow cimrigisa dhowr cafimad tamana siii

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад +5

    Cimri dheer alle iyo cafimad taam ah ayan ilahy u weydinayna abwankena axmed saleban bidde ♥️

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 4 года назад +5

    Sangub wuxuu sheegay in riwaayadii Xoriyo ay ahayd riwaayad wadani ah, Axmed Saleebaan Biddena waa kan leh heestii Leexo waxay ahayd hees jaceyl ah. Labadaba dadkaa meel aan abwaanadu ula jeedin la aaday siiba mucaaradkii dawakhsanaa.

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 4 года назад +2

    Waa jeclahay ina ogaado taariqooyinka heesahii hore maadama aan taagero in bdn ❤❤❤❤

  • @sahnafarah7552
    @sahnafarah7552 4 года назад +5

    Ciimri.dhereer. iyo. Ciibado. Suban. Aamiin. Abwaan.

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 года назад +2

    Woo abwan axmed saleebaan bidde long life mashallah 40 millions vieuws x x

  • @abdallaso2613
    @abdallaso2613 2 года назад +1

    Saam siim uma ekoo
    A Waankaxigaa Axmed saleban
    Bidde waa kaftan

  • @samatartv
    @samatartv 4 года назад +1

    Ilaahay ha ku barakeeyo cimriga iyo caafimaadka masha alaa

  • @bashkaxaji5661
    @bashkaxaji5661 4 года назад +10

    Fan faaido badn malaha habeno bashaala mooye ilahow wax fiican naga reeb

  • @amssaid9583
    @amssaid9583 3 года назад +2

    A Somali not land legend wllyal
    Amay sida ku quruxbadan tahay
    Hargaysay .....very rare shakhsiyad

  • @abdallaso2613
    @abdallaso2613 2 года назад

    Heesa Al fanaa cabdi Tahleel
    Inlagawareysto Ayeey Aheet
    Allaha u naxariistee

  • @mubarikdhuule5754
    @mubarikdhuule5754 4 года назад +4

    Abwaanki Wayna axmed saleban bide

  • @safiajama5565
    @safiajama5565 4 года назад +2

    Maansha Allah waxan ka coodsanye toolkey haa laaqoro

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 года назад

    Abwaankii oo nool baad taariikh diisa ku ciyaaray saan. Ciyaal xaafay reer xamarku idinkoo kale ugu yeedhaan su aalaha qaarkood abwaanka kala xishooda heesta tasriikh deeda waa la hayaa

  • @salahkooreeye6350
    @salahkooreeye6350 4 года назад +12

    Heesta waa in la xasuysto ee maaha inaad dhammaystirtaan

  • @xamseaadan4672
    @xamseaadan4672 4 года назад +4

    Axyaa abwaan
    Axmed sulaymaan bidde

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 месяца назад

    Meesha ma waxa laga hadlayaa sugaan, raggeedii hormariyey, mise siyaasad iyo Jabhad wax qarbudday.

  • @samatartv
    @samatartv 4 года назад +3

    Heesaha maanu dooneyn ee taariikhda abwaanka tops u daaya

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 4 года назад +2

    Abwaanku waxuu mudanyahan in tariikhdiisa losoo ururshoh

  • @caydarouzmohamed4426
    @caydarouzmohamed4426 2 года назад +1

    #BOOSH barnaamijyad halkee ku dammbeeyye
    wa muhiim mxaa loo wadi waaaye

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 8 месяцев назад

    Abwaan weyn ❤axmed saleeban bide nolow

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 4 года назад +2

    axmed salban bide ale ha xafido

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 4 года назад +2

    SAAB TV waa laysku raacay xaqiiq

  • @calinuurfxtraining1185
    @calinuurfxtraining1185 4 года назад +2

    waa kuwaa ragii xigmada lahaa , hadana baaba' iyo bilaa xigmab allow noo sahal

    • @mohammeddararaa1231
      @mohammeddararaa1231 4 года назад +1

      Ilahay imrigaaga ha ku barakeeyo ameen abwaan 15/12/2019

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 4 года назад +1

    FANKU HAGE🙏 IYO 🙏JIHEEYE XARAKO LEH OO XIISO WATA🔥 BULSHADANA ISKU DUBA RIDA UNA QORMEEYA AAYO WANAAGSAN BUU AHAAN JIRAY LKN XAGAL DAACBA KU DHACAY WAA MID LAGA DHEEHANAYO QABYADA UMADEENA KU GADAAMAN

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 2 года назад

    Axmed Saleban Bide waa safka halabuurka iyo laxanka xagga hore.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 года назад +2

    Ragiwaaa raging hore hadalna waa intuu yiri am yidhi👍🏾🇸🇴🇸🇴

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 4 года назад

    Ale cimriga hakudhereyo abwaan axmed saleeban

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 4 года назад +2

    Nimco afwayn ba ii muqato balayo wada cunsuriyiin ah

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 4 года назад

      Magac ragna waad sidata dumarkana waad caayaysaa Maxa khaldan

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 4 года назад +4

    heesaha ay qaado kinsi xaaji aadan maxaa looga wareysan waayay kuwaas dhamace

  • @ismailwardi3993
    @ismailwardi3993 3 года назад

    Waatarikh cajiiba iyo hesahooddi

  • @sharifsouleiman4257
    @sharifsouleiman4257 2 года назад

    08 mars 2022
    Ahmed saleebaan Bideh

  • @dawladfidhiye3226
    @dawladfidhiye3226 4 года назад +2

    Rag wa ragii hore hadala wa intuu yidhi khayr ban ku rajaynayaa

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 4 года назад +6

    Mncha allaH wleeee xigmad taaaS ahayd

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 года назад +5

    Waatan soomaalida taariikhdaleh ee lagasheekeeyo. Bal oday koonfur sidaa halooga sheekeeyo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад +2

      Koonfur oday ma leh, xigmad ma leh, walaalaheen weeye, laakiin talyaaniga ayaa dhaqankii kaga xaaray, waligeed hees loo sameeyey calankii lixdankii oo koonfur ah ma jirto, illaa kuwii djbiouti iyo itoobiya dagaalkii 1977 somaliland uun baa samaysay

    • @zainabmirreh4533
      @zainabmirreh4533 4 года назад

      Waarun tiin labadiinub reer somaliland waa dad xadaarad leh oo bad mareen ahaa ilaa 1930 iyo ka horba dadku siday u kal ilbaxsan yahiin ayeey kula aqoon badanyahiin

    • @amiinxirsi6105
      @amiinxirsi6105 4 года назад +1

      Odey koonfur wuxuu ilaaliyaa wadanka iyo siyaasada adinkuna fanka howshuna waa qeybsantahay ee ogaada walaaleheen waqooyiyoow.

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 4 года назад +1

    Mansha allha♥️♥️♥️♥️♥️

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 года назад +3

    Fanaanka Cabdi Madoobe Shaarka Wuu Jeexay Ee Ka Badala kkkkkkk

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

    Abwaan axmed waa qof nadiif ah shaqsi dhowrsada taasi waxay u safashay inuu somalida dhexdeeda ku yeesho taageero farabadan lagana doortay abwaano fara badan oo ay isku reer yihiin maantana laga taageero 2 gobol o qur ah

  • @abdrahmandhuule1418
    @abdrahmandhuule1418 4 года назад +1

    Abwaanka waxbadan ayaa ku duugan lkn kuwani tarikhdisa si fican uma hayaan waxay ahayd inay qof khibradle waraysiga u dhibaan

  • @mohusein3658
    @mohusein3658 4 года назад

    Wwwwwww
    Abwaan qaliya
    Alle haku xafido

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 4 года назад

    Yaa iladawanayaa cawa ❤❤❤

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 4 года назад +3

    Wakuwan ragi xigmada badnaa

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 4 года назад

    Ninkaa ina ahmed moge ah runtan ku jecelahay

  • @aliahmed867
    @aliahmed867 4 года назад +2

    27.11.2019 mp

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 года назад

    Hadlaan waa Nadal Eagan’s waa intimi hore Axmed Saleebaan Bide waa waxa lagu Faalogo hadeynu somali nahey🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @msbuundo
      @msbuundo 4 года назад +1

      Waar bal yaabkan eega waar ma oromo ayaad tahay waxan aad ku hadlaysAa waa maxay

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 4 года назад

      @@msbuundo ha boodin Lagu faano ayuu ka wada.farta uga.dhacday.Iidoor sal faduda wuxu sugayo muu dhowro

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +2

      @@abdirisaqali7002 iidoor sugaan ku gaadhi maysid afkaaga maad iska xidhatid

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 4 года назад +2

    Abwaanku waa qoloma kaliya waa li tacaarafu wax kale maaha

    • @abdirashidkhalid5540
      @abdirashidkhalid5540 4 года назад

      Gunbuur

    • @daadihiye629
      @daadihiye629 4 года назад +1

      Waa h/yonis reer.wayd
      Lamgab xun weeye hh

    • @apdirabaah4378
      @apdirabaah4378 4 года назад

      Waa isaaq habaryoonis

    • @sundussaalax4810
      @sundussaalax4810 4 года назад

      @@daadihiye629 adaaa laangaaba doqon qiimaha dadka aqoon

    • @shaaruboqalaf171
      @shaaruboqalaf171 4 года назад

      kaahin kajaahe Nin Garxajis Habar Yoonis oo waliba Xirsi Cismaan ah haduu langaag noqdo adna bal noo sheeg laandheere waxaad u taqaan?

  • @macaliyow6022
    @macaliyow6022 3 года назад

    Alla abwaanku wuxuu ka leex exanayaa arrin dhib ku ah inuu qirto .Taasoo ah nin siyaasiya oo wasiir ahaa oo la xirey......................

  • @cabdilaahicali7101
    @cabdilaahicali7101 2 года назад

    Weligin.cadogen.konfurut.walalo.ayanunay.waramanihin.axamadow

  • @hamsedahir3051
    @hamsedahir3051 4 года назад +1

    Cali mahdi top

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 3 года назад +1

    Kkkk markaan yaraa ee heestaa aan maqlo marka uu leeyahay aan idhi ma daysaa mise waad dugsiisaa waxaan moodi jiray in uu leeyahay ma dilaa gabadha ilayn weligay ma arag wax is dhunkanaya

  • @tayosiirismaaciil2216
    @tayosiirismaaciil2216 3 года назад

    Wooow

  • @nimoomar8519
    @nimoomar8519 3 года назад

    Wwwwww sahawiga isdayo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 года назад +1

    Dad wareersan iga dheh...dawadayaal iyo ladawadayaalba

  • @cabdilaahicali7101
    @cabdilaahicali7101 2 года назад

    Mabadaxorwodensomaliland

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 года назад

    Waxn ka codsanayaa tvgan inay barnaamijka sii wadaan ooy soo casuumaan abwaanada kale sida #xasan #ganay , #hadraawi, #cqasy ...... iwm

  • @djibrilousleh2316
    @djibrilousleh2316 2 года назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duliyeshabeel4237
    @duliyeshabeel4237 4 года назад +3

    waraysigii BBCdu la yeelatay Cali saleeban bide ilahay ha u nacariistee ,waxa u sheegayaa inuu cali sameeyay dhayal looma heese,waa inaan reersugula ah oo la garanayee,
    Naga daa qaraxyada,ninka qiri waayay heesi walaalkii i dhaafi

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад

      Kani cali maahee waaa axmed ax ax maant caki saleban bide ayaaad ixasuusisay oo kamid ahaaaa ragii ku dhintay dagaal burco duureey eee snm gashy

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад

      Wallo cali saleban bide wadaysigiisii ma heleyaaa

    • @xaalicilmi8155
      @xaalicilmi8155 4 года назад

      Axmed Saleebaan bide wuuka sharaf badan yahay nin sheegta heeso aanu lahayn

  • @salahkooreeye6350
    @salahkooreeye6350 4 года назад +1

    Saab TV ciyaal aan khibrad lahayn ayaa ku badan. Adeer ma fankii Abwaaka ayaad ka hadlaysaan mise immaqashii iyo immadadaali ayaa dadka ugu yeedheen.

  • @ximiroofficial9587
    @ximiroofficial9587 2 года назад

    Masha Allah

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 4 года назад

    Masha Allah ragii hore nolow

  • @cayduruscabdirisaq9788
    @cayduruscabdirisaq9788 4 года назад +1

    Ooooof hasocoto hawshu

  • @nuur3272
    @nuur3272 4 года назад +3

    I'm very disappointed with SAAB TV.
    We don't have to listen to the whole song people are more interested to know the story behind the songs

    • @aliahmed867
      @aliahmed867 4 года назад +1

      ? Just enjoy the show and stop the complaining.

    • @abdiibrahim7370
      @abdiibrahim7370 4 года назад

      Mansha allah wa abwaanka ugu heesaha badan nolow

  • @maxamedmusa681
    @maxamedmusa681 4 года назад

    Abwaanku waa nin qaran lkn kan heesta qaaday in loo dhiibo may ahayn

  • @muhmmadahamd8276
    @muhmmadahamd8276 4 года назад +2

    Wr ilhay tobad waydiso mrrlkastaba way kucadatye

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 4 года назад +2

      Adigu ma is hubtaa in uu alle raali kaa yahay.

    • @barkadfarah5155
      @barkadfarah5155 4 года назад

      Cimrigaga ilaah ha daayo.abwaan qaliya o Somali o dhan jeceshahay bad tahay hesahaaga taan ugu jeclahay waxs ka mid ahaa naf ku jecel aduunyada ba u wacan wax nololeed Nabad lala wadaagoo nimco lala wadaagoo

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 2 года назад

    Nina isma dhala waa qudba nacasnimo iyo isfaanis 🙉😞

  • @ahmedbarre2627
    @ahmedbarre2627 3 года назад

    War ninkan ina Ahmed mooge aha faan waynaa abwaan dhoodaanbaa laga hayaa Alle ha uraxme nin isfaanshay waa ri isnuugtay

  • @aealol4684
    @aealol4684 4 года назад

    Abwaankani aad buu u murti ficanyahay iga wale

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 4 года назад

    Walaca adunoyo lamadi walalha midba mali ladayee

  • @samatartv
    @samatartv 4 года назад

    Wakhtigiiba labs heesood ayaad ku rideen

  • @cabdilaahicali7101
    @cabdilaahicali7101 2 года назад

    Reer.mooge.iyo.jacalaka.aana.uhayo.

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 года назад +1

    ABWANKU WAA CABSADAY WAA BEEN WAA HEES SIYASADEYSAN.HADII EEY RUN TAHAY MUXU FANAN RAG UGU DHIIBI WAAYAY.MAADMA ISAGA KU DHACDAY QISADA WA INU ISAGA AMA FANAN KALE O RAGA U QAADA. TAASAN RUMEYSAN LAHEYN.LAAKIIN HIBO OO DUMARA AYU U DHIIBAY

    • @hassanmohamed900
      @hassanmohamed900 4 года назад +1

      Abdirisaq Ali hhhh imisa heeso siyassadaysan imisaa saado cali loodhiibay?
      Sxb doodaadu waa fashil ee iska baandhee sxb

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 3 года назад

    snm markaa tiri dheesha ka baxay

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 4 года назад

    Mansha allha♥️♥️♥️♥️♥️