Isagu wuu nasib badan yahy waayo waa nin muslim oo hadan sida muqata bila danbiya Lkn xaqdarad ee sameyay malin uun runto way imanasa aduunka ama aakhiro nagta la dilaynaa ama ninkida dilay ama ninkan saxebti Ayaa dishy ama quf kale oo cadan ayaa dily oo ninkan ku mishimay laptop ka
Ilaahay shahiidnimodiisa ha u aqbalo aamiin😢mareykan dad badan oo madow ah baa wax la iskaga nabay hadana dil xaq daro ah loogu daray sanado ka dib bay la soo fariisanayeen baaritaano aan sameyney baan ku ogaaney dilaagii dhabta aha waa xili qofkii maskiinka ahaa naftiisa waayey ayagoo hormar sheegta nacalad ilahay idinku dhacday mararka qaar in qof cadaan ah dil uu geystey kan madow lagu nabo baa dhacda inta badan ma aqaan sababta😢
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة اللهم ارزقنا الاخلاص والوفاء بالعهد اللهم اني اسالك العفو والعافيه في الدنيا والآخرة اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم ارزقنا حسن الخاتمه يارب العالمين 🤲🥺🥺💔 عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🌹
Imam Khalifa. Waxaa laga yaaba iney kheyr u.ehed in lagu edeyo dilkas sabab too ah xabsiga wuxuu kahelay islanimo .oo wax walba ka qiimo badan hadane jana urajeyneynaa allaha unaxariistee❤
Imaam khaliifa waa uu nasiibsaday runtii oo islaamnida & xaq darada laga galay ee uu Ku dhintay ayaaba nasiib wayn ah cadaaladiisana xaga rabbi ayuu Ka Heli doonaa khabriga Alle ha u nuuriyo gaaladana koleey islaam nacayb unbay Ka tahay Alle ha nagu shartiro iyagana😢
The faithful follower of Allah never perishes. He's freed from this terrible earth 🌎 and goes to a better place instead of this dirty one. indeed We come from Allah and to him return
Wllhi ad ayan ugaxumady. Alle haunaxariisto😢😢😢😢😢😢
❤
8
Somalia oo nabad ah insha alha 💯🇸🇴💙💯
I.a
Allah u naxriisto wllkena muslimka ah 😢😢😢
Allaha U naxariisto janatul fardowso allaha geeeyo insha allah
AALLAHU Ha u naxariisto Aamiin shiekh
Mxaa kanasiib badan😢dadna iyago muslimnimo ku dhashay kudhinta galnimo, اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
imam khaliifa Ilaahay ha u naxariisto
illahow u naxariiso amin amin amin yaa rabi
Waa xaa ugujirty cimri qaadasho waayo diidnta muslimka ayuu kudhinty kana nasiib badan kuba dillay Alla haunxriistoh 😢
Kolay wa la wada dhimanya sababti dono halo dhinte lkn kaafir cadaab abadan ah ku tasho mumin adna jano iyo naxaristo alle rajee
Ax ax Allah ha u naxariisto aamiin 😢😢😢😢😢
Haduu islamay Asagaba nasiib leh
Allaha u naxariisto nasiib buu leeyhy asoo muslim ah haduu gacan gaal ku baxay❤
Allah Ha U Naxariisto Imaam Khalifa Janatul fardawsana Haku Abaalmariyo
Allaah SWT hawnaxariisto marxuumka
Allah ha unaxariisto ,waqtigiisa inta ma dhafeen .
Alxamdulillah Rabbil Caalamiin asagoo sujuud kà muuqato.
Aallah u naxariiso aabo khalifa insha aallah
Isagu wuu nasib badan yahy waayo waa nin muslim oo hadan sida muqata bila danbiya Lkn xaqdarad ee sameyay malin uun runto way imanasa aduunka ama aakhiro nagta la dilaynaa ama ninkida dilay ama ninkan saxebti Ayaa dishy ama quf kale oo cadan ayaa dily oo ninkan ku mishimay laptop ka
Ilaahay shahiidnimodiisa ha u aqbalo aamiin😢mareykan dad badan oo madow ah baa wax la iskaga nabay hadana dil xaq daro ah loogu daray sanado ka dib bay la soo fariisanayeen baaritaano aan sameyney baan ku ogaaney dilaagii dhabta aha waa xili qofkii maskiinka ahaa naftiisa waayey ayagoo hormar sheegta nacalad ilahay idinku dhacday mararka qaar in qof cadaan ah dil uu geystey kan madow lagu nabo baa dhacda inta badan ma aqaan sababta😢
Haa wa dhacdaa lkn Somali ayaa kdaran sabab too ah waxaa loo dilaa ilaah maxoo kaaga dhaliyay qabiilkaas
Allaha,u naxariisto khaatumadiisa in Allah kheyr ugu khaatimey ayaan Allah uga rajeyneynaa Allaha u naxariisto.
ALAAHU HAW NAXARIISTO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
RABIYOW ALLOW RACMAANOW NAXARIISTII JANNO KA WARAABI , DADKII DILKA KU FULIYAYNA JASAAGOOGA SII YAA ALLAAH😢🤲
Alle haw naxaris wllkeen Imaan khaliifa 😢
Hadhacdo dawladda maraykanka ee Daalimadda ah
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
اللهم ارزقنا الاخلاص والوفاء بالعهد اللهم اني اسالك العفو والعافيه في الدنيا والآخرة اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم ارزقنا حسن الخاتمه يارب العالمين 🤲🥺🥺💔
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🌹
Alha unaxariisto 😢
Imam Khalifa. Waxaa laga yaaba iney kheyr u.ehed in lagu edeyo dilkas sabab too ah xabsiga wuxuu kahelay islanimo .oo wax walba ka qiimo badan hadane jana urajeyneynaa allaha unaxariistee❤
Imaam khaliifa waa uu nasiibsaday runtii oo islaamnida & xaq darada laga galay ee uu Ku dhintay ayaaba nasiib wayn ah cadaaladiisana xaga rabbi ayuu Ka Heli doonaa khabriga Alle ha u nuuriyo gaaladana koleey islaam nacayb unbay Ka tahay Alle ha nagu shartiro iyagana😢
Amin wllken allaha unaxaristo qabriga allaha uwasiciyo
allah hawnaxariisto daciifnimada islaamka aya laga arkay 😢😢😢😢
Ilhy ha u naxariisto asiga iyo intii muslin ahoo dhimatay aammiin
Somalia bas cadalad daro kama jirto Ilahey hau naxariosto 😢😢
Alle ha u naxariisto qabrigiisana ha u waasiciyo
Aamiin, Ilaahay ha u naxariisto.
Ilaah ha u naxariisto aamiin ❤🎉yaa allaah aamiin
Allaha unaxaristo
Hossow pro waa ku tageraa❤❤❤❤
Sxb hossow waad mahadsantahay sida qurux badan aad barnaamijada u soo diyaarisid guul iyo gobanimo ❤🎉
Allah haunaxriisto 😢😢😢 wan ka xumahay wlh
Meel wanagsan buu aaday i.a ilaahey agtiisa naxariis haka helo
Illahay naxariistiisa ayaan uga baryey
Illah haunaxariisto janatul firdaws na hakawaraabiyo Ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲. 🙏
Machaallah janata fardos bi idnilallah
Allaha u naxaristo jazakallah aad ayaan uradinaya qisadan oo af somli ah❤
Allha u naxariisto
Ilaahy ha u naxariisto ❤😢
Asc allaah ha u naxariisto imaam khaliifa 🤲🤲🤲
Allaha Unaxariisto
Allah yarahma wllken muslinka ah naxariistii janno alle haka warabiyo 😢
ilahay ha unaxariisto imam khalifa marti la jecelyhayna ilahay hka yeelo🤲🏻
Ilahay naxriista jano haka warabiyo aamin ya allah
Alle ha unaxariisto🤲
Hossow thank you in ka soo hadashey ilaahow u naxariisto yaa rabii🥹🥹
Alle ha unaxariisto insha allah
الحمد لله على كل حال ☝🏾💔
inaalillaahi wa inna ilayhi rajieoon may Allah grant him jannah ferdows Ameen yarabi 😭🤲
❤Allaah❤ ha unaxar8sto
♥️Allah❤ wuxu nosheegy in ay jirto wax add dhib moodo oo qey kuu ah
♥️Allaahu♥️Akbbar wali laahi damdu
Allah Ha Unaxristo
Alle swt ha u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin
Innalilah wa ina ilahey rajicun ilahey ha unaxaristo
Inaalilaah waa inaa ilaahy raajicuun
2nd favv channel❤
Illaahow u naxariiso imamka
MayAllah grant him the highest paradise
Allaha haunaxaristo biidnillahi kareem
AUN imam khalifa My Allah to jana
Alle ha unaxariisto alle ha udambi dhaafo
Ina LILLAAHI WA INA ILLAAHI RAAJICUUN JANATUL FIRDOWSANA ALLAAH HAKA WARAABIYO SAMIR IYO IIMAAN ALLAAH HAKA SIIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Ilaahay ha unaxariisto xalay markaan ogaday inla dilay ilahada oohintada kan taroori kariwayay mararaykana raga madawa waa la xasuuqayaa
alle haunaxaristo
The faithful follower of Allah never perishes. He's freed from this terrible earth 🌎 and goes to a better place instead of this dirty one. indeed We come from Allah and to him return
Allah u naxariisto, Jano inuu Allah ugu badalo aya rajeneena iyo soo dhaweyn fiican xaga Allah ah
😢Allah ha unaxaristo Amin yaa Allah 😰
🤲allaha u naxariisto 🤲
Maraykanka dulmigiisa waa bataye, Allaha qabto. Miskiinkaasna ha naxariisto.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Alaaha unaxariisto walalkenah
Allaah haw naxaristo aamiin yaa rabii
رحمة الله عليه رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا 😢
Allah ha unaxriisto
Alaha haunaxariisto janadii alaha geeyo
Wn sugayey barnaamijkan thanks bro🙏
ALLE HAUNAXARIISTO SHIIQA. ALLENA HAUDAMBI DHAAFO AMIIN YARABI 🤲
ALLAAH ha u naxarisyo
allaha unaxaristo wllken
Allah ha u naxariisto
Masha Allah ❤
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Alleh haw naxariisto
رحمة الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس
Ilaahay ha u naxariisto
Ilaahay ha u Naxariisto cadawgi way dileen
Inaali laahi waa inga ileehi raajicuun🥲🥲🥲, xaqdaro ayey ku dilleen, illaahow jannatu farduusa geey sheikha miskiinka ah🤲🤲🤲
Allahou akbar
alaah ha unaxariisto
allahu raxmo maskiinkaas
😢😢😢😢😢in this world their is no justice. May Allah grant him janatul fardow🤲🤲.Amiin
Allaha unaxaristo wa xaqdaro😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Qofka wanagsan ee qiimaha badan muxuu u dhinta horè😢
Aakhiru saman ayaa lagu jiraa dadka wanagsan way ka dhamanayan dunidam
(( إن الذين قالوا ربنا الله ثم استقاموا فلا خوف عليهم و لاهم يحزنون))
Allah haunaxaristo janadina hakawarabiyo aamiin aamiin Allah gaalada sharkooda haynaga qabto wllkeena danbigey kagaleen Allah haciqaabo o hacadaabo dadki dulmiyay aamiin 😢
WAXAAN KU FARXAY ISAAMISTIISA. ALLAHA U NAXARIISTO.