Xaqiiqooyin ku saabsan Germany | Ameerikada Yurub ee loo tahriibo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Germany | Dalka ugu dhaqaalaha badan Yurub#germany
    Waa muuqaal ku saabsan dalka Germany.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada channel-ka.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 191

  • @Abdihafiidmaxamuud
    @Abdihafiidmaxamuud 8 месяцев назад +44

    qof kowaad oo firsady like hayla dhafin

  • @ahmedabdinaasir6913
    @ahmedabdinaasir6913 8 месяцев назад +19

    “ meel sare iyo qaran la maamuso ummadi mideysani un baa mudata„ it’s true indeed

  • @khalidcabdi5780
    @khalidcabdi5780 8 месяцев назад +29

    Please next Italy

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 месяцев назад

      garibaldi ninkii talyaaniga jasiiradihiisa mideeyey

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 7 месяцев назад +2

      horay ayu uga hadlay pro

  • @mohmuod4967
    @mohmuod4967 7 месяцев назад +6

    Meel Sare io qaran la maamuso ummad mideysan unbaa mudata❤
    io hilbo wada dhashay way isu so hilloobaan
    2 Daas xigmadood ninkii caqli u saaxiiba unbaa fahmayo wllhi🙌

  • @abdirahmancirro4979
    @abdirahmancirro4979 8 месяцев назад +20

    Masjidka Köln Ehrenfeld Waa Masaajid aad u Qurux badan Una Weyn Salaadii Jimce shalay baan Ku Tukadey Mcha allah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 месяцев назад +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 7 месяцев назад +4

    Allow somali midee Midnimada Heer lagu Gaadhaye

  • @SadaamXasan-k4b
    @SadaamXasan-k4b 7 месяцев назад +5

    2017 ayan so galey Germany jigjiga to sudan to libiya to italiya to garmany wa Meel aan ku dorsankarin mel kale tnx bro

    • @SULDAN-MEDIA.
      @SULDAN-MEDIA. 6 месяцев назад

      Wllky ayaa jooga Germany sidaada ookale ayuu tahriib ku galay isku deegaana waad kasoo hayaanteen
      sidaada ookale ayuu markaste nagu dhahaa Germany meel aan ku doorsanaayo malahan

    • @SadaamXasan-k4b
      @SadaamXasan-k4b 6 месяцев назад +2

      @@SULDAN-MEDIA. haa Germany waa Meel ka shaqo Io nolal fican yurupta kale ilahay somalida joga haku sharfo tnx wllkey

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 8 месяцев назад +2

    Sxb Wlhy Kanaalka Waan Nici Rabaa Sidii Aad Meesha Uga Saartay Music-gii Caanka Ahaa Ee Kanaalka😢
    Codkaaga Iyo Music-gaas 100% Bay Isugu Soo Bixi Jireen.

  • @kimoxuty663
    @kimoxuty663 8 месяцев назад +9

    Dortmund ayaan idinka so salaamayaa 👋

  • @mubarakfarah3891
    @mubarakfarah3891 8 месяцев назад +5

    Dalkan Somali Ahaan Anaga waa in Aan Cashir Badan Ka Qaadana Dadkeena Kala Qaybsan Awgi

  • @aminkhadar0
    @aminkhadar0 8 месяцев назад +2

    Germany hada sidoo loo tago way fududahay hadaad haysato passport djibouti ethiopia kenya iyo lacag waad tagi kartaa mudi 3 cisho ah

  • @AbdiAzizHassan-j4s
    @AbdiAzizHassan-j4s 6 месяцев назад +1

    Wll Usbuucii Hal Ama Labo Vidio Soo gali😢..Please

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 8 месяцев назад +12

    Meel sare iyo qaran la maamuuso ummaddii mideeysan uunbaa mudata❤❤❤❤❤😢

  • @SG-MEM
    @SG-MEM 7 месяцев назад +3

    From Stuttgart Germany salan sare (VFB) ❤

  • @haykalhassan2623
    @haykalhassan2623 7 месяцев назад +3

    Masha Allah sxb aadban ugu bogay barnamijkaaga 10 sano deganay jarmalka waad layabaysaa tariikhda cajiibka ee leyihin iyo mnta halky mryan.

  • @KeynaanYare-xh7bw
    @KeynaanYare-xh7bw 7 месяцев назад +3

    Norway
    Switzerland
    Turkey

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 8 месяцев назад +2

    Waxaan kaxumahay fikirka argagaxisada ee kasheekeeya midnimada ujeedkeedu yahay dhaca boobka iyo dilka inaad noodhexgalisay beentii aad dhoodhoobtay waamide Germany waa wadanka 3 ugu dhaqalaha badan dunida not ka 4 raad

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 месяцев назад

      waa labanooc kuwa midnimada raadshaa qolo waa masas qolana waa kadaacad ,germany waa 4aad japan ayaa kahiraysa

    • @ahmedabdinaasir6913
      @ahmedabdinaasir6913 5 месяцев назад

      @@magacaygamaxamuud7253japan wuu ka qaatay kaalinta sadexad hada Germany baa ku jirto number 3

  • @Dhuux-xn7cr
    @Dhuux-xn7cr 8 месяцев назад +2

    آخر كلامك في درس ينفع لما يحب شعبه متحد

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 8 месяцев назад +4

    Cape Verde Next kaso dhig bro wa jaziirad yar lkn Taariikh Fog Leh Mahadsanid

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 3 месяца назад +1

    Masha Allah ❤😊

  • @yahyeabdi1313
    @yahyeabdi1313 8 месяцев назад +2

    meel sare iyo qaran la maamuuso umadii mideysani uun baa mudata koonfur iyo waqooyi waxaan u qaybsanaanaba Garmanyka Africa ayaan noqonaynaa insha Allah

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 3 месяца назад

      Riyo😂

  • @AbdirisaqJamal14
    @AbdirisaqJamal14 8 месяцев назад +2

    Sxb music tii hore Soo celi dadka hakugu bartana waax lagugu so xasustana ha noqoto 😊😊

  • @Muhammadali1583
    @Muhammadali1583 8 месяцев назад +2

    Zxp inoo soo badi taariikhda wadamada SO, WE ARE SAYING TO YOU THANKS 😊

  • @Zuhaib_zu
    @Zuhaib_zu 7 месяцев назад +1

    Americada yurub ee saxda waa France

  • @ilabarocaalamka
    @ilabarocaalamka 6 месяцев назад +2

    Ha iluubin in aad ku xirnaato chanelkan TAYMIS MEDIA 🙏

  • @AyanMohamed-l9n
    @AyanMohamed-l9n 7 месяцев назад +3

    Allaha jabiyo darbiga u dhaxeeya somalida( oo ah qabyaalada)

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 8 месяцев назад +3

    Father of the geography

  • @afwanyaabdilahi1080
    @afwanyaabdilahi1080 8 месяцев назад +3

    Next Egypt

  • @Dhuux-xn7cr
    @Dhuux-xn7cr 8 месяцев назад +2

    Last word is a lesson every one who like to see unite his people

  • @mohamed_shariif
    @mohamed_shariif 8 месяцев назад +12

    Wadanke ku riyootaa
    Me Germany 🇩🇪 ❤

    • @Hayruf
      @Hayruf 8 месяцев назад

      Dream Moscow ❤😢❤🇷🇺 Russia

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 8 месяцев назад +1

      @@Hayruf Russia aniga xitaa waan jeclahay

    • @Hayruf
      @Hayruf 8 месяцев назад

      @@poorindiansanddogsarenotal1276 RaGeeDi libaaX 😊👍

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq 8 месяцев назад +4

      ​@@Hayruf😂wadan fcn maa ku riyootit sida America iyo canada Russia wadan maahanee gaajo waa shaqo ,la,aan 😅

    • @Hayruf
      @Hayruf 8 месяцев назад

      @@CharanKhan-ub9qq 😏😁😁

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 8 месяцев назад +3

    M.a ustdi Dalka Italy 🇮🇹 nooga soo hadal

  • @Hayruf
    @Hayruf 8 месяцев назад +1

    Apowe codsi aYaan wataa Apowe adoo rali ah Ibrahim Traore❤ kaa soo hadaL please 🙏 madaxweynaha Burkina 🇧🇫 faso

  • @hassanaliabdilaahi2338
    @hassanaliabdilaahi2338 8 месяцев назад +3

    Deutschland hat große erfolgreiche wirtschaf. Bin aus Baden Württemberg sehr schonest Land. 🇩🇪

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 8 месяцев назад +1

      A1 Bestanden 😂

    • @CabdiqaadirKhalief
      @CabdiqaadirKhalief 8 месяцев назад

      ​@@hollaatme2991sxpow ma joogtaan😂😂

    • @AhmadAbdinasir
      @AhmadAbdinasir 8 месяцев назад

      A2 magaadhay 😂

    • @CabdiqaadirKhalief
      @CabdiqaadirKhalief 8 месяцев назад

      @@AhmadAbdinasir sxpow instgramkaaga iiso dir 😂waaka soo qbnaya

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 8 месяцев назад

      Grüße aus München✋

  • @RaxmaCabdi-n1c
    @RaxmaCabdi-n1c 7 месяцев назад +1

    Walaal bar soo fadhiiso aan ku aragnee waigaagee had iyo jeer vodkaaga uun baan dhagaysanaaye❤❤

  • @AhmadAbdinasir
    @AhmadAbdinasir 8 месяцев назад +2

    Bro muuqaalada soo dheeree adoo mahadsan ilaa 20 daqiiqo kadhig ❤

  • @abdiqani1996
    @abdiqani1996 7 месяцев назад +1

    Aadbad umahad santay sxp waxan barnamijyadada ka dhagaysta wadanka germany gaar ahaan magalada Frankfurt soo badi sxp barnamijyada

  • @mahamettdayax3214
    @mahamettdayax3214 7 месяцев назад +3

    Next iraq 🇮🇶

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 3 месяца назад

    I was in koln zwei monate and shein Didn’t even care about him and today he didn’t you you know what you were talking about and today is what you said was so right’s Humenright will be goin like life gois on with our own family badan #LikeLeeminhoo. #Rights. He’s first time to come back home today it happens again so I can’t you even more and today we can do that again but he’s just being so bad he’s also my brother 👨

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 7 месяцев назад +2

    USYAAD WAAN DAALAY SAAN KAAGA BARIYAAYAY INAAD KASOO HADASHO SHANYA SOOMAALI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @armyman5751
    @armyman5751 8 месяцев назад +1

    Meel sare iyo qaran la maamuuso umaddii midaysan uunbaa mudata comes from tanad nin waxbadan og❤

  • @BowYowbow
    @BowYowbow 7 месяцев назад +1

    Mudane 🇦🇱 Albania kaso hadal

    • @abdallemilaano5222
      @abdallemilaano5222 7 месяцев назад +2

      Albania 🇦🇱 waa eruop ta foog waa dal fooda oo dangerous ah pro

  • @AnnoyedFlowerBouquet-gb3ty
    @AnnoyedFlowerBouquet-gb3ty 8 месяцев назад

    Melsare iyo qaran lamaamusa umadii mideysan umbaa gaartaa
    Waaxiqiiq biya kamadhibcaan ah

  • @XASANCARAB-gz9wy
    @XASANCARAB-gz9wy 7 месяцев назад

    Zxb tarikhda dalka som 🇸🇴 utariikhey🏜🌃🏙👊🎢

  • @XASANCARAB-gz9wy
    @XASANCARAB-gz9wy 7 месяцев назад

    Zxb inta an kusobiiray kanalkan waxaa noqday dal 🌍barad nosobadi kudbiya muqalka🏛🏙🌃🎡🎢

  • @abdulrahmanmohammed32
    @abdulrahmanmohammed32 5 месяцев назад

    Germany wa dowlada igu balaran ee soo dhaweya umada iyo Dal waliba ee dooya oo so dhawa allow dhowr xukun Io dowladnimo waligeed jirta sida aad u sugi doonto dowlada sacuudiga Io samalia ilahow cadaw ka ilaali aniga wa dowlada iga hililisay cadowga Somalia waligey waxan jacla Somali oo midowdo ee ma jacli Somali dhib Io halag ku sugan allow umadada kuwa aaad halagtay ha igu dirin hubaal wan hubaa afsomaliga ma fasirna hadad afsomaligeyga radisan fardan qaladka waa afka oo la tarjunin Dal an aan afkiisa tarjumnen Somalia ayaa laga arka waliba tasuur soo saraya malaha dunida xishood kama rabo Alle ayaa xishood nasahan

  • @Fulaani_Media
    @Fulaani_Media 7 месяцев назад +1

    i dhiiri gali oo isoo booqo , wax un waad iga faaidi dontaa ✋️✋️✋️

  • @mrliicaaye2852
    @mrliicaaye2852 7 месяцев назад +1

    Next somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺🥺💥

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 6 месяцев назад

    Walaalkeyga tanaad waan ku ramadaan kiriim salaamayaa ugu horeyntii waxaan kaa codsanayaa in aad kasoo hadasho dalka giriiga mhdsnd

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 8 месяцев назад +2

    zhp aniga kuu nool waa runta wax walpa lkn xaga diinta 100/70 germlku waa bila diin maaha 40./. halka iska saax zhp

  • @Dhilokoriye-d5s
    @Dhilokoriye-d5s 8 месяцев назад +1

    Richtig, Danke Brüder ❤❤Alle Aqonta haku siyadiyo sxb qli ❤😊

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад +1

    🥺😪🥺🥺 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 8 месяцев назад +1

    Mahad sanid macalin horey usoco kheyr baab kuu rajey nayaaa nabad galyo

  • @koke8711
    @koke8711 7 месяцев назад

    Waxaad ka ilow dey inuu yahey wadan yurup ugu basburka awooda badan

  • @Hayruf
    @Hayruf 8 месяцев назад +2

    M.a apowe ilahaY Haa ku xifdiYo ❤😢❤❤

  • @xaajiabshirali9310
    @xaajiabshirali9310 8 месяцев назад +1

    Please next video Austria 🇦🇹

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt 8 месяцев назад +1

    Lewandoski hitler mxay isku yihiin

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 7 месяцев назад

    Ist, mowduuca xiga Kosovo ka dhig

  • @Maryam-ex9oo2bh7x
    @Maryam-ex9oo2bh7x 7 месяцев назад

    Meel sare iyo qaran la maamuso umadii midaysan un ba mudata😢

  • @abdirahmanjama6801
    @abdirahmanjama6801 7 месяцев назад

    Meel sare iyo qaran la maamuuso umadii midaysan uun baa mudata

  • @NuurtoCusmaanCali
    @NuurtoCusmaanCali 6 месяцев назад

    Please next greater somali🙏🙏🙏

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz 5 месяцев назад

    Walal ka so hadal dal north macedonia 🇲🇰 🙏 🙏 ❤

  • @KaamilCarab-f9d
    @KaamilCarab-f9d 6 месяцев назад

    sxb muddo kusagayey maxaa kugu cusboonaadey😢

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 7 месяцев назад +1

    Please next mangolia

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 8 месяцев назад +2

    Mahadsanid ❤

  • @osmanlyrics900
    @osmanlyrics900 8 месяцев назад +3

    Golden Voice ❤

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 8 месяцев назад +1

    Insha Allah bilooyin kadib ayaaa germany usocdaaa

  • @AxmedMooge-d5z
    @AxmedMooge-d5z 8 месяцев назад +2

    Mahadsanid ustaadi❤

  • @SaladAydar
    @SaladAydar 6 месяцев назад

    Hada dhaqalaha kalinta 3aad buu so galay aduunka

  • @FaadumoWarsame-v3
    @FaadumoWarsame-v3 5 месяцев назад

    Germany 🇩🇪 munich 😂

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg 8 месяцев назад +1

    Wow m.a❤guleeso

  • @XertabileXertabile
    @XertabileXertabile 8 месяцев назад +1

    Good

  • @XertabileXertabile
    @XertabileXertabile 8 месяцев назад +1

    Good

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 8 месяцев назад +1

    Asc allow nooga badbaadi xasan gurguurte iyo muuse handaraab dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥ free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ guul guul guul 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥ 🇵🇸 🇸🇴 dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 8 месяцев назад

      Bada Somaliland hoyadaa miyaa leh 2 nin oo 2 wadan madaxweyne kakala ah halkeed iskugu qadeysaa daroodyahow duliga ah

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 7 месяцев назад

      Adiga kala somali ku dhax jira munafaq duli ah 2024 ba lagu jira wali qabiil maskaxdadu kama korin​@@bukharimohamed3828

  • @yasirpro661
    @yasirpro661 4 месяца назад

    Nex France 🇫🇷 ♥️

  • @zakariyezak
    @zakariyezak 8 месяцев назад +1

    Music maxa uga reebtay sxb music ku haysanay

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 7 месяцев назад

    Muusikada naga badal niyow

  • @hassan-adam2895
    @hassan-adam2895 8 месяцев назад

    Qaar Badan Oo Somali AYaa
    Is moodi Adii Somali midowdo inaY MeeL GadhaYaan Lknze GarmaLku Sidaa MaHa oo WaxaY Noqdeen Labada DaL oo KaLa Madax Banan mid WaLpa Aduunka aYuu soo jijaabiYaY lknze markii DampE Waa isku Soo Noqdeen Somaliduna Konfur iYo WaqooYii Haw KaLa Godo
    Dup aYaY isku Soo Labane
    Lknze Isma Rapno MeeL waanu GadhaY isma QabaTo somaliduna Isku DaL maHee Waa isku QoomiYad wasaLaamacaYLkum❤

  • @UgbaadMahamed-y2j
    @UgbaadMahamed-y2j 8 месяцев назад +1

    Thenkes

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 8 месяцев назад

    Frankfurt am main meine stadt❤😂

  • @abdirahmanhusein4747
    @abdirahmanhusein4747 8 месяцев назад

    Good information thanks bro.
    Markasta oo aan Germany maqlo rajadayda ku aadan SOMALI WEYN. ayaa kor u sii kacda iyo gaalo ah ayaa markii la jarjaray dib usoo midoobay. Anaga maxaa inaga hortaagan inaanu isooo laabano yacni Somali galbeed iyo Somali NFD😢.
    ?????

  • @XertabileXertabile
    @XertabileXertabile 8 месяцев назад +1

    Thanks pro

  • @Alon_404
    @Alon_404 8 месяцев назад +1

    🙋‍♂️

  • @SalebanHassan-vn1ii
    @SalebanHassan-vn1ii 8 месяцев назад +2

    Germany 🇩🇪 hadad jogtid like ii saar

  • @XertabileXertabile
    @XertabileXertabile 8 месяцев назад +1

    Nice

  • @Munoibraahimaxmad
    @Munoibraahimaxmad 8 месяцев назад

    Portugal kusoo xiji

  • @Kingkaiden8
    @Kingkaiden8 5 месяцев назад

    Pls next uk

  • @NuurtoCusmaanCali
    @NuurtoCusmaanCali 6 месяцев назад

    Ustaad maxaa kugu dhacay

  • @cismansharqawi
    @cismansharqawi 6 месяцев назад

    Next USA

  • @mohammeddeek2286
    @mohammeddeek2286 6 месяцев назад

    Next soomaalia sxb ❤

  • @xasanmaquusteofficial5145
    @xasanmaquusteofficial5145 7 месяцев назад

    Jarmani waan u xiisay 2019kii aya igu dambeysay magalada baarliin aya ku nolaay hadane waxan kun nolahay America 🇺🇸 magalada tagsis

  • @MAHM7458
    @MAHM7458 8 месяцев назад

    Mar ano gaari wato ku aaday. Gaari duq eh wuxu. Kugu dhafa sida ado taagan 😂. Sweden 120km Lkn germany waali waye

  • @skills2024
    @skills2024 8 месяцев назад

    Finland kaso hadal walal

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl 4 месяца назад

    🇸🇴🇩🇯🦁🇸🇩💌

  • @zakiofficial9350
    @zakiofficial9350 8 месяцев назад +1

    England 😊 next please 🙏

  • @XertabileXertabile
    @XertabileXertabile 8 месяцев назад

    Good

  • @pkoshaz8984
    @pkoshaz8984 7 месяцев назад

    Talyaani ka soo hadal

  • @hanaddj6148
    @hanaddj6148 8 месяцев назад +1

    Italy next

  • @daudaden1308
    @daudaden1308 8 месяцев назад

    mel sare iyo qaran lamamuso ummadii mideysan un ba mudhato waa hadal cajiib ah qofka caqliga uu saxibka ah uu fahmi karo ujeedkisa

  • @barwaaqohajjiahmed2014
    @barwaaqohajjiahmed2014 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤