War kalamaaneey yaab annagaa aragnay iska aamusa !! ; Ganacsatadii Xoolaha nool dhoofin jirtey in si xun dhuunta loo qabtey , dhoofintii xoolaha nool oo dhan waxaa loo xiray nin ganacsato carab ah asalkiisi Yemeni ah dhalashada sacuudigana wata kaasoo markii hore cadow ku ahaa dhoofintii xoolaha ay dhoofin jireen kana hor ustaagi jirey ganacasatadii Soomaaliyeed .
Wadamada nala joga na kalmey waxaa ugu fiicam dalka masar wayo khawarij ta na qarxiso bey baran sida qaraxa losameyo naloguna qarxiyo masar jir oo joog sow ma ahan xalku
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات 🤲 🤲 🤲 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😊😊
❤viva❤farmajo guul insha allah
Kusali rasuulka s.c.w ❤
Turkey waxaa na tageero waa madaxweyneheeda maanta xilka haayo. Kheyr badan Allaha siiyo amiin
Viva Kalmaan
Waxa la yiri:Doqon abaal ma leh.❤
Kalaamaaaaaaaaaaaaaaan🎉❤
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Waa inaa fahantii turkey itoobiya iyo Somaliya waxaa uga ganacsi badan itoobiya marka Somalia ha foojignaato dhex dhexaadinta turkey
Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskay.❤
❤❤❤❤ thank thank knn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkk😂😂😂😂😂😂 intaanaa naqansiay kalamaan mahadsanidiin kkkkkkk
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Doqon Abaal Malaha
Kalamaaneey turkiga soo kiiyiri maha itoobiyaa waa in bad heshaa
Makaasaa dan soomaalya ka shaqeyna
❤❤❤❤❤❤❤
❤
💪🇸🇴💪💪🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴🇸🇴KNN 1
Fadlan kalamaaneey waan idiin jecelnahay nooga dara qosalkii ugu danbeeyo isku qaayliya isdila war kadaa kala celiya kkkkk
Ruuxi Gala Abaal Marba Loo Guda
Kooxda Kalamaan waxay qayb ka yihiin kooxda damul-jadiid Ee boobka dhuleed iyo kan dhaqaale ku haysa dalka iyo dadkaba
War kalamaaneey yaab annagaa aragnay iska aamusa !! ; Ganacsatadii Xoolaha nool dhoofin jirtey in si xun dhuunta loo qabtey , dhoofintii xoolaha nool oo dhan waxaa loo xiray nin ganacsato carab ah asalkiisi Yemeni ah dhalashada sacuudigana wata kaasoo markii hore cadow ku ahaa dhoofintii xoolaha ay dhoofin jireen kana hor ustaagi jirey ganacasatadii Soomaaliyeed .
Itoobiyo sxb lanahay somlina waa caawinaa ma arkina miyaa idinka
Adinka laftiina la idinka dhexhadlayaa Turkeya enay dhulka soomaliya bixso xaq umale
😂😂😂😂❤😂😂😂1
Turkish wa aay aay dhalay ee lacag mu u qaaybiyay kalamaan😅
Kalamaan xiligii farmaajo dagaal joogto ah oo afka ah ayey ku hayeen
Maantana damul jadiid ayey leefleefayaan
Abaal nooma galin wlle abaalkooda waa in bada bixiso
Dalka weriyayaasha musharka nosiya oo warbahinta tagyero dhaqale nosiya oo argagixisada dhankasta katag yero oo waliba qaraxa nobaro khawarij ta naguna qarxiyoo dhiiga lamiyada noowara dalka waa kee sow masar ma ahan qiyaliyow kunacay
Walaahi sidaan u qoslaay feerahaa i xanuunay waa somalida sidaay isu cuneeyso kkkk😂😂😂😂😂😂
Cabdulow Beledwryn hadii balaayada laga hareer mariyo sow hareeraha Abgaal iyo H.Gidir ma ahakkkkkkkkk
Dadka qaar Xasan Sheikh nacaybkisa wax walba ayay u samayn karan
Wadamada nala joga na kalmey waxaa ugu fiicam dalka masar wayo khawarij ta na qarxiso bey baran sida qaraxa losameyo naloguna qarxiyo masar jir oo joog sow ma ahan xalku
😂😂😂😂😂
Somalia Gareala😅
Kow kow kow 1
Xasan
Doqomo laysku keenay
Turkigu ma mudna in maanta laxag xagto mamudna
Kkk mataramakis
🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤✌️👏💙🙏
❤