Xogta DFS oo Ciidanka PSF toos ula wareegtay,Qatar Imarad & Sacuudi oo shirqoolaya Somalia,Kheyre oo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 май 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 67

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 месяца назад +6

    WARYAA
    WAR UMADA BEEBTA KA DAA
    PSF
    AFRICOM IYO PUNTLAND AYA WADA MAAMULA
    XOOLO AYA TAHAY BEENTA JOOJI

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 месяца назад +2

    Subxanallah farmaajo allahhasomayceliyo sababto ah farmaajo wa nin dhagatqabe ah dadka iyo dalka maqaadikarano

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад +2

    Puntland iyo shacabkeeda midna inadiyaano iyo xasan sheekh diyaano kuma adeegan karaan

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z 2 месяца назад +1

    PSF Manoqoneyso Ciidan ina dhayaano u-isticmaalo Burburinta Puntland.
    Hadey ilmadhayaano iskudayaan Arin noocaas-ah waxaa Dowlada iyo iyo Shacabka Puntland
    Soo-afjaraya ilmadhiyaano iyo Taariikhdooda in Puntland.
    Bisiq Sarmaan

  • @hindaibrahim8463
    @hindaibrahim8463 2 месяца назад

    Xasan Shiekh Waa in uu daddka is ku keena oo uu lafariista.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад +1

    Kheeyre waa ku saxanyahay wuuna guuleeysanayaa meel ku qor warkeeugaas keeygaa

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 2 месяца назад +1

    SAAXIIB XASAN GURGUURTE HA KA SUGINA DOWLADMIMO somaliyeed iyo Dal uu Difaaco Midnaba, wuxuu u dhaqmaa sidii kaaba qabiil wax siyaasad ah ma laha waa ZERO POLOCY...

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 2 месяца назад +1

    adeer ciidankaan puntinal ayaa xukumo markastana waxaa saxiixa iska leh madaxweynaha markaas joogo pl ee beenta iska daaf adeerow markasto mareykanka iyo pl wey iska Kansan jireen wax cusub ma aha, mida dowlada aad sheegeysid mey muqdisho wax ka qabato waan soconweyney aan orodno

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 2 месяца назад +1

    Xildhibaanada leh Muqdisho UNUHAA LEH oo fitnada abuuray. Haddii la xiray dhalinyaradii tik tokta oo lahaa Muqdisho UNUKAA LEH & ANAKAA LEH, xildhibaanada iyo prof. YAHYE oo si bareera ugu dhawaaqay UNUKAA LEH Muqdisho; hala ceebeeyo.

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 2 месяца назад +1

    CIIDANKA PSF EE BUURAHA JOOGA WAA CIIDAN PUNTLAND WAXAANA AGAASIME KA AH AAMIIN XAAJI KHAYR INI DIANO CIIDAN UU LEEYAHAY OO BUURAHA JOOGA MA JIRAAN EE WAXAADAN OGAYN HA SHEEGIN DULI YAHOW DULIGU DHALAY HAWIYE FUTO MADOOBE

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 месяца назад

    Kheyre kheyrelawe kheyrmaleh

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 месяца назад +1

    Reer Badiye Jakada Guluuska ka Fur 🤣🤣🤣 PUNTLAND 👑🇸🇱💞 POWER 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 месяца назад

    Asc Suldhaanka TV
    Xildhibaanada ha laxidh xidho
    Hana laciqaabo si xun waayo
    Somaliya uma baahna qabyaalad.

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 2 месяца назад +1

    CIIDANKA PSF WAA CIIDANKA PUNTLAND MAXAA HAWIYE KA GALAY ? XASSAN GURGUURTE GABDHAHA HAWIYE EE KINIINKA LASIIYO EE XAMAR LAGU HAYSTO HA XOREEYO CALMADOW WAXA KA DHACAYA INTUU ISKA DAAYO. WAALIDA IYO KHIYAALIGU WAA QAYB FASHILKA KA MID AH.

  • @BashiirHuseen-nr6nd
    @BashiirHuseen-nr6nd 2 месяца назад

    Mugadisho wacaasimada umadasomaaliya lamagalalaho somaaliwen ayaaleh caasimada

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z Месяц назад

    Dawladaha carabtu burburkii soomaaliya wax bay ku lahaayeen laakiin ilaaahay xaq ma moga oo carabi iyagaa dagaaladii walii ku socdaan waana cuqubadii ka galeen walaalahooda islaamka ah ee soomaaliya

  • @user-rs6cd3hp5e
    @user-rs6cd3hp5e 2 месяца назад

    alatahey aalatahey aalatahey aalatahey

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 месяца назад

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 месяца назад +1

    Ilmo diyaano waxey hayaan wadadii xasan gurguurte kuleyn lahaa miyey ilaa ween suuj iyo garamaan qawaariij tii lagu laayey ee xasan soodirey inuu uga aarayo ilmo diyaano walee waxbaa salag leh

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад +1

    Ciidanka puntland calooshood u shaqaysta yaal maahan ee beenta jooji lagumana adeegan karo

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 2 месяца назад

    Afhayeenka Xassan Gurguurte

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 2 месяца назад +1

    WAR NAGA AAMUS DULI YAHOW DULIGU DHALAY DANI IYO DIANA WAA LABO NIN CISMAAN MAXAMUUD AH OO WALIBA JUFA HOOSE ISLA AG AFAR ODAY AYAY KALA TIRSADAAN HAWIYINA ISKUMA DIRI KARO

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад +1

    inaa diyaano dhagarta xasan dhiiqo oo daarodo dagaal kula jira haduu ku dhiiri gelinaya wuxuu debi ka galaya waa shacabka puntland ee deni waxabo u dhimi maayo 🥹

    • @MahadMuhammed-mb3fc
      @MahadMuhammed-mb3fc 2 месяца назад

      hinda walal Shacsbka buntland Waa iney iska qabtan rajimka Jarerka ah iyo waxaba runti buntland Waa bogta Somalia e

  • @alimuhamud3671
    @alimuhamud3671 2 месяца назад

    Xamar wa la wada deganyahay lakin dad degan degaanaa aya logu yimid waqtii aad fog, waxeyna dadkaasi diyaar u yihinn in lala noölaado oo ninkasta oo degan uu leeyahay buuxda sharciga ayaana ogol laakin la mid ma aha dadkii iska laha dhulaka uu fadhiyo xamar oo dhan kuna dhiibay ogolaansho ey douladnimada somalia ay rabeen, marka dadka ayaga ah waxey mudanyihiin tixgelin wa taa arrinta in laysla fahmo loo bahanyahay si horay loogu socdo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 месяца назад

    Hassan sheikh Wuu Ku Qaldamay inuu Emirates isku dhiibo ethopia ayey Dabada ka Riixeysaa iney qabsato Gobolka Awdal taliskan muse juudan ayey heshiis ethopia laqaado ku qasbeesa Sicid Dani Ayey leedahay Ethopia heshiis laqaado yey ku qasbeesa iyadaana ololaha shirkaas Emirates baa wado ee sucuidiga lagu qabanayo lakiin Dowlada Qatar iyo Suadia iyo Masar makala jeclo

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 месяца назад

    Xamar hha adeeenn basan xamar buuu xakumaa

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 2 месяца назад +1

    Riiyo ayaa ku jiirtin reer muqdish xassan xoolo beenta joojiya

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Maxaa kugu dhacay ?

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад

    Maxaa min sakhraansan hadba nasoo hor istaagaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад

    Turkigu waxaas kama yeelayee qalbigiina dejiya khaliijku intii uu jiray oo dhan soomaaliya ayuu dhuunta uga dgeganaa turkigana waxaa ka go an inuu dhuunteena ka fur furo muslin iyo gaalo dadka aduunka ku noolna aan ka mid noqono ogaada ineey soomaalidu tahay asal ahaan turkida madoow oo geeska afrika ku nool ordugaan mateelaayo soomaali halla ciilo hadeey ugeeysaan miisaankiisa oo dheeman ah

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 месяца назад

    Mawaxakagajira,shaki. Wariye,ninwalba,dhul,ayuu,kuberay,illahey, hadilayirahdo,xamar unukaleh?

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 месяца назад +1

    Asad Daiano waa daba dhilif Putland waxba kama qadayo

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 месяца назад

    War ninkii kheyre ahaay waadla hadray xagee iska aragteen waala yaabee😂😂😂😂

  • @AdenAbdi-qw8ro
    @AdenAbdi-qw8ro 2 месяца назад

    Runtu waa laka leeyahay . Shakina yaanu kaa gelin meel lawada leeyahay waa halkee?

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Tuugadaas cid amineysa ma hasan iyo guruubkiisa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Wax ka jira ma laha

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 месяца назад

    Somaliya, waa,waafederal.ninwalbana,gurigisa, haxaq,xaqdo,xamar,waa.casumada, somaliya lkn,dadaya,illahey, kuberay,ninkey,dhibeysay,gurigisa,haado

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 2 месяца назад

    DUF KU BAX WARITOW XAAL QAADO KAN AAD MOODO INUU OOYAYO WAA CIYAALKII MOORYAANTA HAWIYE XARAANTA KU DHASHAY 1991 KII

  • @user-lt4bl6fz2x
    @user-lt4bl6fz2x 2 месяца назад

    Carab.dan.nooma.hayso.ee.turkiga.eemaansanay.

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 2 месяца назад

    Parasap regins miyaa sivi u kordhinaysa
    Isago u tartamay madax ugu sareya dalka

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 месяца назад

    Asas waa la toogan kamana Tirsano 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🔫🔫🔫🔫🔫💣💣💣 Waa Been warka Hassan Shiikh 😡 ASAD WUU DHIMAN

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 месяца назад

    Xasan sheikh waa naf lacaari.
    Asad daiano waa ogayaha xasan

  • @user-sk2xx9rr6p
    @user-sk2xx9rr6p 2 месяца назад

    Yaa xamar waa la wadda leeyahay ma runtiisaa? Abgaal iyo habar digir xagee leeyihiin

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 месяца назад

    Baahiyaha beenta iyo khuraafaadka geeska afrikaad,, toloow ilaa goormaa khayaaligan lagu sii jirayaa waa yaabe??? Mise noloshiiba sidanaa laga door biday ??? wallee wadanoow lagu jecel.,, wbtawfiiq

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 2 месяца назад

    Be n

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 месяца назад +3

    Khaliijka waxay diidan yihiin shidaalka soomaaliya waxay rabaan weligood in la tuugsado.waa cadaw soomaslina kama daneysato.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 месяца назад

    Haddii cid kicin Qabiil loo xirayo waxaa loo xiri lahaa Xasan Sheikh Iyo kooxdiisa Xaraash Qaran ee Ku hareereysan. Xaqiiqada dhabta ah waa sidaas

  • @abdirahmanabdulle1304
    @abdirahmanabdulle1304 2 месяца назад

    Waa baahantahayBaqtiloomacuno 😅 😅😅😅😅😅😅😅?

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z Месяц назад

    Deni waddani ma yahay , diyaanasee ma colaada deni ayuu u burburinayaa aayatiinka caruurta reer pl

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 месяца назад

    Waa Been Weyn

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 2 месяца назад

    War been badanaa😊

  • @user-gm9wg4ge7w
    @user-gm9wg4ge7w 2 месяца назад

    Stop day dreaming, Muqdisha waa lakaka leeyahay, Mudulood ayasna leh yeey ku dhibin, Marti edab leh Hala noqdo.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад

    Ceel buur iyo gal hareeri iyo wabxo adiga miyaa ku heysta

  • @abdullahiirobe2080
    @abdullahiirobe2080 2 месяца назад

    Waxaa tahsy qaniiliste caadiya,diciif ayaa tahay nacaadana sucufi manoqonkaro

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 2 месяца назад

    Addiga waa in laga bilasbo xariga, waayo saacad walba halkaan ayaad been iyo colaad hurin la joogtaa.

  • @souleimanfosie720
    @souleimanfosie720 2 месяца назад

    Beenaale amos wariye matiyid

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 2 месяца назад

    Beenta jooji

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 2 месяца назад

    HAAWAYDII HAWIYE IYAGOO DEEGAANAFDOODII LA HAYSTO GABDHSHOODIIBA KINIINI LASIIYO OO XOOG LAGU HAYSTO AYAY KU LEEYIHIIN CALMAFOW OO 3000 KM U JIDHA AYAN KA HOWLGALNAY HADA KM4 MA TEGI KARAAN CAWAAN CAWAANI DHASHAY MOORYAANTA AH