Xasan sh ninkii ugu darajada sarey Somali wasaradi hawnka ayuu u dhiibay,Tiktok-karne wasaradii.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 25

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 месяца назад +2

    Alla qosol badanaa hada waxaas oo darajo ah ma haweenkii ayuu la ag jiifaa alla beerka

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +2

    SAREYE GUUTO BASHIIR, BARRI HADDI SHI HAWEENKA ADDUNKA AYA WADDAN HEBEL LAGU QABANAYA, DADKA IMANAYA DHAMAANTOD WA DUMAR, TALIYE BASHIIR SIDEEBU SHIRKAAS KU TAGI DOONA.

  • @ahmedelmi7236
    @ahmedelmi7236 2 месяца назад

    Asc sxb suldaanka tv ha isku qaldin siyaasada iyo xaqiiqada bashiir goobe waa ciidan ka booliska somaliyeed ee maaha ciidanka xooga aqoontiisu maaha difaaca iyo dagaalgelinta ee sidaa ula soco teeda kale wasiirka gaashaandhiga wuu u jawaabayaa mararka qaar siyaasigii ciidan howlahiisa faragashta taasna la soco

  • @deeqoshire2254
    @deeqoshire2254 2 месяца назад

    Subxaan lahaa war bahdilkaas kafgoow adiga ilaahay syaa ku gasrsiiyey adane kuma gaarsiin yey han qadan cunsiyada xsssn sh

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 2 месяца назад

    Xasan maaha nim raba horumarinta dalka ee waa nin dib u dhac ka shaqaynaaya

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 месяца назад

    WAA MAADEES ADUUNYADU DADKANA WUU MASALAYAA

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 месяца назад

    Tiktok Wasaarada Ciidanka Ehel uma ahan ee Wasaarada Tiktok ha lageeyo ........

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 2 месяца назад

    Xasan iyo habar masayrsan lamakalayaqaan wuu iskudaatay

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 2 месяца назад

    Kkkk war fadeexadan dawlna maahe yaadhaafiya dalka

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Waa ciyaal suuq dee

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 месяца назад

    Waa ceeb aad iyo aad ku.hanaaka dowlad nimo ,darajada ciidan meeshi ugu saresay soomaliya ayuu Garay maxaa sawaway wasir arimo bulsho mmm waa hool dumar caqliga diddayo ceeb weyn soomaliya ku.jirta sharafka ciidanka hala ilaliyo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Kkkkkk

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад

    Suldanoow markaad wax shegayso waa inaad taqaano wuxuu yahay waxaa tidhi darajada waxa u saraysay sareeyo guuto waan Ku saxayaa sareeyo gaas ayaa unsareeya sidaa u ogow

    • @Mohamed-ali-abdule
      @Mohamed-ali-abdule 2 месяца назад +1

      Wuu saxan yahay sareeye Guud ayuu dhahay ee ma dhihin sareeye Guuto Adiga baro darajooyinka ciidanka Sareeye Guuto sareeye gaas waxa kasii sareeya sareeye guud

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 месяца назад

    Wasiirada in la badalo mudan waxaa ka mida wasiir tiktok, wasiir fiqi wasiirka caafimadka oo aan aqoon laheyn wasiirka rooboow oo shabab ah wasiir xubno kale

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 2 месяца назад

    Adigama maxaadtahay wariness mise taageere farmaajo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Wa😂😂😂😂qosal

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 месяца назад

    Tiktok Wasaarada Haweenka ha lageeyo haddi larabo in Ciidanku ka Guuleysto AS iyo Cadow kasta........

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Kkkkk😊

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Booskaan naag iska aduunka dhan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад

    Waxaa loo qaadanayaa ineey madaxda hada noo doorani yihiin cunsuruyiin dadka gumeeysta oo karaamada ka qaada iyagoo yasid uga jeeda

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 месяца назад

    Ciidanka ha loo Dhiibo Ninkaas Darajada sare ka heysta Ciidanka waa Garab Nin Tiktok ah in loo dhiibo Ciidan..muxuu ka yaqaan waa sababta Ciidanku u baaba een saa Hogaan Ciidan ma yaqaane..........🤫🤫🤫

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 месяца назад

    Kkkk iyadoo dalku dagaal kujiro ( miyaa janankii haweenka inuu maamulo loo magacaabay)

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 месяца назад

    Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa,hadowba ogolaaday in asigoo sareeyo Guud inow Haween madax u noqdo,
    Waxaa kuu cad in darajada sax aheen oo ay fake tahay.

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 месяца назад

    Kkkk war ninyahow ( wasiir fiqi qoodhaha uga fuq) fiqi master ayuu dalka suudaan ka qaatay amniga ah kadibna BHD ayuu France ka diyaariyey ma qabiilkiisa ayaad neceb tahay waa adiga soo qaataye, nin ayaad ku dhagan tahay ee afkaaga ka leexi wasiir fiqi hadaadan qabiilkiisa la dagaalsaneyn ( qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto .