CABDIQANI BOOS ~ GAR BAAN KUU DHIGANAYAA | XASUUSTII CUMAR DHUULE ( HCTV NEW YEAR 2021 )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • #HappyNewYear2021 #SanadkaCusub #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Комментарии • 29

  • @mahdiiman
    @mahdiiman Год назад +2

    Horn cable ma ciyaal say wlhi ayaa wax iska soo gal galiya war heesta digfeer baa lahaa Allah haw naxariisto ee

  • @hamseeprahim8882
    @hamseeprahim8882 3 года назад +15

    Heesta cumar dhuule ma qaade waxa qaadi jiray ahmed yasiin digfeer

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 года назад +1

    Ma Aha Cumar Dhuule , waa fannaankii weynaa ee Digfeer aun labadaba ee iska hubsada

  • @rahmaloveabdirashiid4293
    @rahmaloveabdirashiid4293 3 года назад +5

    masha allh cod dahable

  • @SOMALIMEDIA1
    @SOMALIMEDIA1 Год назад

    Alaha unaxariisto Yaasin Digfeer waxaa yaab ah dadka heesta meesha soo gashay ayagaa gadaal kagaar ah waxaanse leeyhay kala barta fanaaniinta cumar dhule ma ahane heesta waxaa lahaa Yaasiin Digfeer

  • @abdiodayawcumarqalinle6253
    @abdiodayawcumarqalinle6253 2 года назад +1

    Cabdiqani Booska halkeedaad dhigtay waankuwataa zxip adi iyo Guuleeg dheere

    • @sakibariis3869
      @sakibariis3869 Год назад

      Xageed uxusi wayday fanaanii waynaa ee october😂

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 3 года назад +7

    Horn cable meel ciyaal wax iska qorqorayaan waar heesaha xuquuqdooda iska saxa please

    • @munajimale
      @munajimale 2 года назад +1

      Sax axmed yasiin digfer AUN

  • @cismaaciilsalaadofficial3086
    @cismaaciilsalaadofficial3086 3 года назад +1

    Heestan waxaa horay ugu luqadeyey ahmed yasiin digfeer ee ma ahan cumar dhuule

  • @ceynanunshur6106
    @ceynanunshur6106 Год назад

    wad deshay heesta sxb... Allah ya raxam Digfer❤

  • @akarinmoha2956
    @akarinmoha2956 2 года назад

    Aun Axmed yasiin digfer ayaa qaday hestan allah unaxariisto

  • @nassirbotan1275
    @nassirbotan1275 3 года назад +1

    Xusuustii digfeer

  • @crisaaqyaasiin7117
    @crisaaqyaasiin7117 2 года назад

    Legendary digfeer
    Halkeedaad dhigtay

  • @mustafeahmed5359
    @mustafeahmed5359 9 месяцев назад

    Axmed yaasin digfeer ayaa heesta qaaday

  • @aliaxmed4096
    @aliaxmed4096 Год назад

    Heesta waxa lahaa digfeer

  • @ahmedmahamed6914
    @ahmedmahamed6914 2 года назад

    Digfeer baa qaaday heestan
    Ha waalina dhalaanka dhagaysan doona

  • @MohamedAhmed-qe2rt
    @MohamedAhmed-qe2rt 2 года назад

    Heesta digfeer baa lahaa ee cumar dhuule malahayn

  • @cabdullhixaji8835
    @cabdullhixaji8835 2 года назад

    GAR BAAN KUU DHIGANAYAA, AXMAD YASIN DIGFEER, HALA HALA

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 3 года назад +2

    Digfeer baa qaaday heesta

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 года назад +2

    anoo guri kuu goglay baka qurxoonayd kuu sharaxay g in laga raaco ahayd

  • @aminali3800
    @aminali3800 3 года назад +2

    HCTV heesta ku noqda heestan Yaasiin Axmed Digfeer ayaa qaadi jiray, waliba sidaan filayo ereyada iyo laxankaba isagaa lahaa. Sida uu caabi mire dacar sheegay na waligii hal mar buu qaaday wuxuuna siiyay heesta oo ka codsaday isla Caabi Mire Dacar oo intii danbe ku caanbaxay.

    • @ahmedmarso289
      @ahmedmarso289 2 года назад

      Mahamed hassan cige ayaa heesta sameeyay oo ku nool hargaysa

  • @mohamedadan3924
    @mohamedadan3924 2 года назад

    Digfeer ayaa hessta iska lahaaa iska saxa

  • @abtihawd4750
    @abtihawd4750 3 года назад

    😮

  • @caliyusuf1967
    @caliyusuf1967 2 года назад

    heestan cumar dhuule malaha axmed yasin digfeer ayaa iskaleh