2016 markii inta la ifuray gaalada la iga dacweeyey anigoo umul ah la iga dhoofay xaalad adag baan ku xasuustaa heestan waxan ku cel ceshan jiray cirku nimuu kusoo dumay cidi kama dulqaadee dhulku nimuu la ciirona laga caawin maayo alhamdulilaah hada iam very happy waanan bogsaday ubadkii way iikoreen nin baari ah iyo ubadkaloo qurux badan baan haystaa❤😊
Xasuus qaliya bay igu ledahay heestan carurnimadaydi hooyaday macan ba qaadi jirtay markay dharka dhaqayso with the most amazing voice. I love you hooyo macan with all of my heart and i miss u.. Can’t wait to see you in beautiful Sanaag❤❤
Hestaan gabara saxibo aheen ilaa dugsi quraan ilaa school ayaa dhagesa jirtay mar ey wiil ey is jeclayeen katagay una shegay in ow waligiis jeclaan ow markuu barayay ow u bartay kaliya inuu gabar kale ku ilooba 😥 iyadane bashar aan wax ogeen oo dacad ayey aheed cidladaan ana is dhigay oon jecladay ruxaa damiir laheen ayey dhihi jirtay ane gabarabkeda ayaa ahaa niyada u dhisi jiray har iyo habeen wuxuu wadada u baneyay dad ayaga kafican inaa barato shar alah kusoo socotay oo alah kawaday ayuu ahaa ee ha u jojin dhihi jiray hadane waa hoya 1 wiil hesata oo dagan marecan asne markuu maqlay in ey gursa rabto ayuu tukmaan galay ane ha u jojin Hana lahadlin ayaa dhahay manta asaa qasaro kujira oo kirish bow eh alahu akbar maxey adunyada is daba roktaaa 😥
2024/2/8/ habeen jimco soo galeyso mudo badan oo Heestan Wehel keyga aheed caawo inaan macsalameyo ayaan usoo galay Maalin kale iyo sanada kale oo by by ah ayaan ku sameen doona xanuunkii aan ka bogsadoow Alxmdu Lilah for everything 😢
Heesta inta I taabatay ayaaa Ah.Cidladaan anaa is dhigayee iyo curuuq aan gaystoo cidna eersan maayee cidna eersan maayee. So Deep😭😢😭 wlhi way iga oohisay heestan 😭😭😭
Cabashiyo Caloolyow Ciil kaama biiyaaan Talo cayn warèegtana Layskuma colaadshee. One of my favaorite Song Maxamed Sulaymaan Tubeec . May allah give his mercy.
Only dose who 've been in love can felt it. 4 me wen I'm listening to this song i feel like I'm flying in air nd inhaling the sea breeze. cuz the words goes deep to the heart. 💓💓 🎵🎵 "Caqliyo hubsinaa Cirib Loogu Ayaa Cidna Ersan Maaye"..
Tarikhdu wa 14/9/2024 haben ayi sabti iyo axadi kala wareegayan sacadu wa 23:52 , caawo wa haben la il xumahay xaaladaha aduun, insha allah waxan rajayinaya inan guulayisan doono😭😭😭😍😠
Sharaf iyo karaamo abdiqani axsan sowt wax loo dhigo ma hayo alfanaan cimaamadaada lama haysan karo lknse heesahaaga kale saan uma diyaarsana ee xabadaan dhiiga ayay dhaqaajinaysaa waa wax aan la quuri karin inama caadi ma ahan waa na dhex qaaday dhiigay shubaysaa muqaaal iyo waliba ayadoo dhamaystiran u soo sameee waan hubaaa in ay 100 boqolaal million gaarayseee❤
Taarikhdu waa 29/July/2024 maalin Ka mid ah maalmihi igu Murugada badna ee iso mara gabadh aan is Jeclayn oo aan ku heshiinay inaan Nolosha wada qabysano baa Saaka Laso Doonay reerkiina Waa siyeen 😢
Waxaan daganaa magaaladii aan kusoo barbaaray, Hooyadey iyo walaalahay waan isla daganayn, Qoys baa ii daganaa, meherad baan ku lahaa, guryo aan ku lahaa, boosas aan ku lahaa, Maanta hooyadey lama nooli, qoyskeygii, lama nooli, guri mahayo, meherad mahayo, boosas mahayo, kaligey aa ku nool qurba nacasta hadana alx 🤲
mrkaa yaraay hesihii hore waan xifdin jiray lkn hada qalbigey wey kabexey lkn waa xasuus wlh😔😔😔 rag badan aan hada waye aan soo xasuustaa heesihii hore wexey isugujiran xasuus iyo murugo ma ila aragteen ????
2016 markii inta la ifuray gaalada la iga dacweeyey anigoo umul ah la iga dhoofay xaalad adag baan ku xasuustaa heestan waxan ku cel ceshan jiray cirku nimuu kusoo dumay cidi kama dulqaadee dhulku nimuu la ciirona laga caawin maayo alhamdulilaah hada iam very happy waanan bogsaday ubadkii way iikoreen nin baari ah iyo ubadkaloo qurux badan baan haystaa❤😊
Waa xalad adag waxa sameysa ma aqaan galada lagugu dhibay good lucky your new life
Qof hadii uu ku xumeyo mid un baa ku wanajin ❤
Mashallah
@@maxkifaaxblackii6111😭😭😭
😭😭😭😭😭
Waa habeen waa xilidanbe waxaan dhagaysanay heestan muruga jacayl imahay waxaa ihaysta anin waynaday dadayduna noqotay 20 sano wax muqdana anan dunida ka qabsan waxaan rajaynayaa marka danbe oo aan sonoqdo inan sonoqdo anigo wax qabsaday inshAllh ❤2024/3/17 Habeen axada 2:10
Oo habeen nimo isku sonoqod wangsan ❤❤😊
Insha'allah walaal xagee joogtaa❤
2024/11/28 manoshahay wll😢😢
Xasuus qaliya bay igu ledahay heestan carurnimadaydi hooyaday macan ba qaadi jirtay markay dharka dhaqayso with the most amazing voice. I love you hooyo macan with all of my heart and i miss u.. Can’t wait to see you in beautiful Sanaag❤❤
Xasuustey igu reebtay meshan kuma koobi karo 😢xanuunkeyga maan qori kari ee hadaad iga danbeeso like isar😢
Hestaan gabara saxibo aheen ilaa dugsi quraan ilaa school ayaa dhagesa jirtay mar ey wiil ey is jeclayeen katagay una shegay in ow waligiis jeclaan ow markuu barayay ow u bartay kaliya inuu gabar kale ku ilooba 😥 iyadane bashar aan wax ogeen oo dacad ayey aheed cidladaan ana is dhigay oon jecladay ruxaa damiir laheen ayey dhihi jirtay ane gabarabkeda ayaa ahaa niyada u dhisi jiray har iyo habeen wuxuu wadada u baneyay dad ayaga kafican inaa barato shar alah kusoo socotay oo alah kawaday ayuu ahaa ee ha u jojin dhihi jiray hadane waa hoya 1 wiil hesata oo dagan marecan asne markuu maqlay in ey gursa rabto ayuu tukmaan galay ane ha u jojin Hana lahadlin ayaa dhahay manta asaa qasaro kujira oo kirish bow eh alahu akbar maxey adunyada is daba roktaaa 😥
Sax 🥺🥺
Wlhy anigiyo gabadhaas isku midnahay
Waa sheko cajib ah khayaanole ma guuletso
Xanun waye wlhi
sidey ugu haboontahay xaaladda aan kujiro maanta heeskan 100%✊
Same 😢
😢😢😢😢😢😢
Isoo duceeya qalbi jab ayaan dareemayaa inu ilhay waxwalba ii fudeedsho 😢😭
🤲🤲🤲
Waran walal xaladii ma baxday . Farxad bsn ku rajeynayaa
@@dawanmedia1889 haa alx ilaahey ayaa mahad leh
Sorry ducada waa kala soo dahay lakin Mid kale kuso gartay lol
2024/2/8/ habeen jimco soo galeyso mudo badan oo Heestan Wehel keyga aheed caawo inaan macsalameyo ayaan usoo galay
Maalin kale iyo sanada kale oo by by ah ayaan ku sameen doona xanuunkii aan ka bogsadoow Alxmdu Lilah for everything
😢
heestani talow ma anay igu socotaa😅
Wixi TikTok kaso tixraacay like hayla dhaafin wll😊❤
Cabashiyo caloolyow
ciil kaama bi’iyaan
tala cayn wareegtana
la iskuma canaantee
caqli iyo hubsiinaa
cidhib looga aayaa
cidna eersan maayee
Sida ciyowga aydaan
casarkii dhawaaqaa
ama cawsha duurkaan
cidla duur wareegaa
ciirsilaa anays dhigay
iyo culuuqan gaystoo
cidna eersan maayee
Jacayl waa cadaawoo
cidi kaama qaadee
dawa lay cabsiiyiyo
cashar wan ka quustee
waxa cunaha dhaafiyo
cunto waan ilaawoo
cidna eersan maayee
Cirku nimuu kusoo dumay
cidi kama dulqaadee
dhulku miduu la ciirana
laga caawin maayee
Casharkii ihaleelaa
cadkii iga dhameeyoo
cidna eersan maayee
Cawa iyo ayaankuba
calaf eebe weeyee
cisigiyo wanaaguna
lama celin karaayee
ciirsila’ anays dhigay
iyo culuuqan gaystoo
cidna eersan maayee
Usha wad laheshay sxb
Wallal waad duula digtahaye sxb sare
Sxb cashar kii halee laa maahan ee waa
Cantar kii haleelaa cadkii iga dhameeyee cidna eersan maaye cidna eersan maayee
Waaaaw adigaaba noo dhameeystiree 😭😭😭😭
Thanks
This is called taking responsibility and hold youself accountability that you dont blame anyone else but Yourself."cidna eersan maayee"
abdiqani kaarshe waan ku salaamay inbtiyo wadaamagoo igusalaan
Ana kugu salaami huuno
Great song, can't stop tearing walhy😢😭, 31st Aug 2021 anigoo wadankeeyga hooyo gaar ahaan muqdisho oon jeclahay kasii safaraya ayaan Adan Adde Airport ku dhageesanooya🙏🙏
Heeskaan xasuus buu kugu leeyahay ee xaqiisa siii kkkk
Meshaad u safraysay nabad maku gaartey wlll
Hada Halkee jogtaa
@@niyadsan3835haaa walaal Alham waa nabad tagay.
cawa ayaan markale dhageeysanooyaa heestaan❤
@@maxkifaaxblackii6111hadda Dubai ayaan joogaa lkn markaas UK ayaan u socday
Waa habeen arbacaa 11:37 pm20/8/ 2024
Waxaan jooga Gondar Ethiopia waxan diyaarinayaa project experimental study, master class. 😽
Sheekadii AYAAN DARAN E RADIO ITOOBIYA KA BIXI JURTAY Qofku taxnan jiray REBLY HA IISOO GALO Aadban u salamaya Waa Legend 💖
Codka dareenka midhaha iyo musica bu way isleeyiin good^ Tubeec yare ma idhaa
Heesta inta I taabatay ayaaa Ah.Cidladaan anaa is dhigayee iyo curuuq aan gaystoo cidna eersan maayee cidna eersan maayee. So Deep😭😢😭 wlhi way iga oohisay heestan 😭😭😭
Maxamed saleban tubec. Allah ya rahmi
Form lascanod. 17/72021
Watiwaiba waayihi🖐
Ax taloceyn waregtana leyskuma canaanteen
17/7/2021 kenya nairobi
ano jaban waliba jiifa😥😥🤔 jodarikeyka🙏
sorry quruxey allaha ku caafiyo abayo
Aamiin abowe
Ax Ale hakaa kiciyo wllo mcn lug ban filayaa inay tahye denbi dhaaf Ale hakaga dhigo
@@rooblecade8845 Haa wllo waa lug aamiin wllo thnks
Wllo...... Alle ha ku caafiyo....
Xili habeenimo ah oo aan jeelka. Ku jiray ii darnayd oo aan oday. Jiidhay 😗
Cabashiyo caloolyaw
Ciil kaama biiyaan
Caqli iyo hubsiimaa
Cidhib looga aayaaa
Cidna eersan maayee😥🙏
amazing
Hees aad umacaan
3/3/2023
11:07 morning
Berbera wakhti waktiyada ka mida Soo bookhan doontaa inshallah Hadi la noolado
Alaha u naxariisto maxamed sulemaan tube cod boqarka danbigiisa alaha dhafo
I never forget this song when am listening 🎶 am feeling something like painful 17/7/2021 10:15pm at my bed 😭😭😭
Really
qof walba qofka uu jecelyahay allaha u fududeeyo wlhi jaceylku waa wax fican hadii laysla fahmo lkn kalinimo waa cadaab walee oo ku dhiiran maydid dib inaa cid u jeclaato hadii uu xanuunka jaceylka kalinimo kugu so maro xushmad aan idiin haaya dadkeyga Somali mohamed❤️🙏
Anbaa sidaas baa dermaa
Only two things can reveal life's great secrets suffering and love 😢 💔
behind every favorite song there is untold story
Cabashiyo Caloolyow
Ciil kaama biiyaaan
Talo cayn warèegtana
Layskuma colaadshee. One of my favaorite Song Maxamed Sulaymaan Tubeec . May allah give his mercy.
❤
Cidna eersan maayo ax Yaa dunyaaa waxaan dhageysanayaa 9:00 hbnimo 2033 bisha kowaad 14mareyssa rabiyow wax wlbo iifududeey🥺🥺🥺🥺🤕🤕🤕
Only dose who 've been in love can felt it. 4 me wen I'm listening to this song i feel like I'm flying in air nd inhaling the sea breeze. cuz the words goes deep to the heart. 💓💓 🎵🎵 "Caqliyo hubsinaa Cirib Loogu Ayaa Cidna Ersan Maaye"..
Axyaa cabqari heeskaan si gaar ah baan u jeclahay 15/7/2021 goobta shaqada
Sanadku waa 21/3/2024
Wadankuna waa benin
Noloshane kali iyo cidlo
Cidna eersan maayo😭
Wall hadaa qoraalkeyga arkto isoojawaab inaa wax kuweydiiyo rabaa
Cidna eersan maayee waa hees dhinac kasta taabanaysa bravo 👏 t
Heestan codkiisa leee uso raadshay 🩸❤️❤️
Wow man you got a golden voice keep going
Cid ladaan anaa is dhigey 😢
Barteedii baa dhigtay legend 🙌
cidna eersan maaayeee❤
The vocals and the high notes are on point. Talented brother.
Wallaahi xasuus baan galey waan jeclaa hees taan waa waayo
Cidladaan anaa isdhigaayee
Iyo curuqoo Geyatoo
Cidna eersan mayee
Muxuu caashaq biya dhigtay qalbigeyga
😢allow kuu sahal
Waaw Cod ayaa ku jira fanaankan balse waxaan ka xumy Sida aanu helyn Abwaano u.sameeye heeso uu ku meelmaro.
Tarikhdu wa 14/9/2024 haben ayi sabti iyo axadi kala wareegayan sacadu wa 23:52 , caawo wa haben la il xumahay xaaladaha aduun, insha allah waxan rajayinaya inan guulayisan doono😭😭😭😍😠
Wiilku codbuleyahay mansha allah
Beautiful voice bro keep going all da way up nothing can stop
Wa hapen murug iyo welwel badan heestan xasuusban udhegaysanaya 27/7/2023 3hapenimo cidladan anaa is dhigay
Si aan maalinta qiyaame kuu arag xata waan ku cafiyey !.
Hestan xldan kujiro bey sitosa kaga hadleysa cidladan aneys dhigay kama shekeyn kare ilahey hayga saaro xalada adagon kujiro💔😥
Tala ceyn wareertana
La iskuma canaantee
Caqli iyo hubsiimaa
Cidhib looga aayaa
Cidladan anys dhigaye💔
Cidna eersan maaye
It is very emotion ,i am listening 9 Dezember 2021 in Germany 🇸🇴🇩🇪
Talo Ceen Wareegtana La Isku Canaantee Hees Aan aad U Jecelahay Allaaha U Naxariisto Mohamed Suleiman Tubeec my Favourite Fanaan😍
Sharaf iyo karaamo abdiqani axsan sowt wax loo dhigo ma hayo alfanaan cimaamadaada lama haysan karo lknse heesahaaga kale saan uma diyaarsana ee xabadaan dhiiga ayay dhaqaajinaysaa waa wax aan la quuri karin inama caadi ma ahan waa na dhex qaaday dhiigay shubaysaa muqaaal iyo waliba ayadoo dhamaystiran u soo sameee waan hubaaa in ay 100 boqolaal million gaarayseee❤
Taarikhdu waa 29/July/2024
maalin Ka mid ah maalmihi igu Murugada badna ee iso mara gabadh aan is Jeclayn oo aan ku heshiinay inaan Nolosha wada qabysano baa Saaka Laso Doonay reerkiina Waa siyeen 😢
Hesta waxa dhagesanayaa 2023 6/17 Anoo kabogsady jecelkii ligu cadilee lkn xasusihii lawalan malin isoshaladontaaa😢😢😢
ciirsila anaa is dhigay in laga reebay ahayd heesta inta kale waa top top
Oo mxaa loga reebayaa way ku haboontahee
What a talent and a beautiful voice 👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️❤️❤️❤️
Listening in my office after long hours of working on saturday 6th Nov, 2021 at 5:34PM.
Cidna eersan maayo what a voice.
Waaah waaah 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Heesuhu waxay kaga macnyiin jawiga qofka inu turjumo ma arag dadkan imka hesa hady hes calacala iyo jacylaba qadayan way wada qoslayan darenka hestu wa inu kamuqda jAw jaw🤚🏾
Waalahi hestaan dareenkeedu wuu waata
🎉❤❤ way i taabatay runtii
Asc waax waah xasuua ayaad nagaliseen
WAXA ISKA LEH UU SAMEEYEY HEESKAN ABWAANKI WEEYNA EE SOAMLIYEED ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MUURTIDA ABWAAN AUN CABDI LAAHI CABDI SHUBE (1926-1978)
Xasan Cod Xaqiiq dhowr jeer Baan Ku Cel Celshadey Xasuus Hore Baan Kugaley From.Muqdisho 17/72021
Waar plz sidan u heesa ama naga daaya baacda ilmaaderayaal fankii dad aan ab iyo isir u lahayn baaa ku kufsaday wlhy
Kkkkkkk wxd mooda daad rogmanaya
Arabic Oud on of the best music instruments
Hesaha pure kaban ka ah wn tagera runti
Ninkan codbaa ku dhan wallee. ❤💯💯
Waxaan daganaa magaaladii aan kusoo barbaaray, Hooyadey iyo walaalahay waan isla daganayn, Qoys baa ii daganaa, meherad baan ku lahaa, guryo aan ku lahaa, boosas aan ku lahaa,
Maanta hooyadey lama nooli, qoyskeygii, lama nooli, guri mahayo, meherad mahayo, boosas mahayo, kaligey aa ku nool qurba nacasta hadana alx 🤲
Wlll qoralkyga hadad aragto iso jawab waxaan ŕaba inan ku la hadlo
Dadna socdaalbay faaan noga dhigayaan dadna cabdi qani iyo lod lamidaan haynaa
Aad ayuu u cod macaan yahay fanankani Masha ALAAH
Way adagtahy in la keeno codka boqdki codka somaliyd e Aun tubec blze wilkan wlh inti ugu mcqulsaned wa i keney well done bro
Aniga aya keeni kaaro balse tageero ma haysto
Wllo please please sodhamaystir wllo hestan ado badana iskaga sodubay mar qoraxdu dhacayso balak an wayd kadhigtayna kusodar insha allah wacod si wllo
I get emotion wlhi deep voice
20 mar ka badan dhageystey😢😢😢😢sidaa ciyowga aydan casarki dhawaqa
ada ifka kujeclahay
@@babaadeshfitness 🥺🥺🥺🥺
Heesta CALOOLYOW waa Ereyadi
AUN ABWAAN CABDULLAHI CABDI
SHUBE....Codka AUN AL-FANAAN MAXAMAD SULEYMAN TUBEEC,
Late 1966...Thanks ...fanaa kan wuu
Keeney heestani.
😭😭😭😭😭citna ersan mayo wlhi wa he's iyo bar cumamada kutura cotkada ideqe
Cawa iyo Ayaankuba Calaf Eebe Weeye
Meshan ana is dhigay cidna eersan maye 😢10/3/2024😢😢
Tala cayn wareertaa Ma ahane ee waa Tala cayn gareentaa saxa afsomaliga
😂😂😂😂
Inta tiktok ka aragtay like saaxiibayaal 😂🙏
Heesta Cabasho ayaa la yidhaahdaa walalyaal
When u have along day and u listen this song u will feel relief
Axsan yaaaa cod🎤
Wooow woooow kaaarsHe
Allah u raxmado Abwaan Xuseen Aw Faarax dubbad ayaa sameeeyey.
WALAAL WAXA ISKA LEH HEESTAN UU SAMEEYEY ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE MAHA ABWAAN XUSEEN AW FARAX DUBAABD MAHADSANID
23 /11/2023 / Thursday : 11:00 😊😢 hben hbeenada iiga duwan
😢 cidladan ana isdhigaye
Waa ninku xasuus ayaa u dib igu celiyay
Cawo taariqda waa 31/1/2022 heestan waxaan dhageyste in kabadan 20 mar wlhi weey igu socotaa waxaan jooga kenya islii ........ Sida cowsha duurkan cidla duur wareega cida eersan maayo
Inta tik tok kasiraxdey like isara
mrkaa yaraay hesihii hore waan xifdin jiray lkn hada qalbigey wey kabexey lkn waa xasuus wlh😔😔😔 rag badan aan hada waye aan soo xasuustaa heesihii hore wexey isugujiran xasuus iyo murugo ma ila aragteen ????
Good jobb bro halkeeda ayee dhigtay keep going (Cidladaan anaa is dhigay iyo curuqa aan geestee heee cidnah eersan maayeeee 🤲🤲🤲)
Cabdi qani Kaarshe fanaan hibo faneed leh
Naagtaydaa barii iqaday
Best song wlahy noocas keena ama naga daaya
Alfanaan Abdi qani Jaamac kaarshe Fanku Waa hibo Ee LA iskama dhigo Guulayso Sxp
Codka iyo video-ga aan ark ahaa isku mid ahan.
Hees xusid mudan
Dareen ❤
Still portrait such classical perfomance stage!
Abdiqani kaarshe is still a living legend.
Boorama 18th october 2022.
Heesta 🔥🥺
Emotional song 😥 love is pain