Dhamaadka Barnaamijka Hibada Fanka ee HCTV.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Комментарии • 97

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 года назад +8

    Masha allah inantn waxay ka gabayday midaan la helayn amiin alle ha ku siiyo

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 года назад +32

    Wadankiinii oo xor ah oo nabadgelyo ah ku istreexa ku tamashleeya ku faana keliya ogaado qiimaha uu inagu joogo iyo in dhiig iyo xinjiro loo daadiyey.

    • @abdullahihussein2511
      @abdullahihussein2511 3 года назад +1

      Waa imtixaan wll xeelad kumaynaan keenin illaahay ba ino hiiliyay ,

    • @edmo8912
      @edmo8912 3 года назад

      Aad iyo aaad,

  • @apdizhakurtayzonapdizhakur4411
    @apdizhakurtayzonapdizhakur4411 3 года назад +15

    Hoyga Fanka Hargeisa🙏💯

    • @gunnarjayden6840
      @gunnarjayden6840 3 года назад

      sorry to be so off topic but does anyone know of a way to log back into an Instagram account..?
      I stupidly forgot the account password. I would love any assistance you can offer me.

  • @Saalimseeraar
    @Saalimseeraar 3 года назад +13

    Ibrahim .abdikadir .guleed iyo inanka ugu horeya wlhi top weeyan

  • @edmo8912
    @edmo8912 3 года назад +9

    Isir baanu u leenahy dhuun wanaaga💚💬❤

    • @guleedduse6756
      @guleedduse6756 3 года назад

      waaaa dhab hibaynu u lenahay

    • @Waryapoi460
      @Waryapoi460 3 года назад

      Ana Qaaciga inpti Nafta ku daweeya
      Hido dhowr halkana ii ah ❤️

  • @actorman5428
    @actorman5428 3 года назад +3

    Cabdi qani waa fanaan buuxa runtii hore uzco pro❤️🥰💯💯

  • @agofficial3250
    @agofficial3250 3 года назад +2

    What A Legends Groupka Marduuf Hogaaminayo Waan Wataa

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 года назад +4

    Xasan daahir ismaacil weedhsame waa nin ilahay siiyay dad nimo wanaag iyo aqoon mid maadi iyo mid diinedba iyo hibo alle ugu deqay

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on 3 года назад

    Waxad I xasuusisay maxamed mooge Allaha u naxariistee MashaAllah murtidii iyo fankii ayaad soo noleeysay MashaAllah 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙☝️☝️☝️👍👍👍👍✌✌✌

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 3 года назад +5

    Ninka Afrikan Dirayska xidhan Waa Nin tagay

  • @khaalidabdilahi8365
    @khaalidabdilahi8365 3 года назад +3

    Fihiimay weedhsame uu ka helay ismahaane uga soo dhamee wlshey😇

  • @NimoDH1
    @NimoDH1 3 года назад +1

    I think there is nothing wrong with African clothes. African beynu nahay wanu kufaaneynaa African Somalilander ♥

  • @abdiaabdullahi2295
    @abdiaabdullahi2295 3 года назад +11

    Guleed heesta dareem buu ku qaaday tolow miyuu usoo qayiley😂😂😂

  • @mustafe8616
    @mustafe8616 3 года назад

    Wiilka ugu horeeya waa fanan dhamays Tiran cod kiisa masha allh

  • @abdulkadirmohamed8614
    @abdulkadirmohamed8614 2 года назад +1

    Qofkii la rabay in loo hormariyo ayey u danbaysiisay ,Abwaan Weedhsame,malaha cuqdad baa gabadha ku jirta ,ma arin naga qarsoon baa jidha, ma garan kolee hadaan nahay ummadda Soomaaliyeed Abwaanku Qalbiga ayuu nooga yaalaa adinku waxaad rabtaan qaba.

  • @ismo_official
    @ismo_official 3 года назад +7

    34:00 𝗚𝘂𝘂𝗹𝗲𝗲𝗱 𝗳𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮𝗱𝗲

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 3 года назад +13

    Waan Guulaysanay Thanks All Wa Cabdiqanid Sayid🙏🙆‍♂️❤🎻

  • @cabdiqaadircabdilaahi9174
    @cabdiqaadircabdilaahi9174 3 года назад +2

    Fanaan guleed was badalki maxamed by fihiima njnkaasi wa number one

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙-na iso dheh walal mahadsanid

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 года назад +1

    Wlhy kuriwaayada ayaa iga soqliyay alla beerka 2 nin ee dhakhtarka iyo inantu waa top wlhy

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 3 года назад +3

    💯

  • @jirfe
    @jirfe 3 года назад +3

    Hoodo say semifinal ka ku soobaxday

  • @mukhtaaryuusug8000
    @mukhtaaryuusug8000 3 года назад +2

    Good Competition Keep Going

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 года назад +1

    Walaahi way dulmeen inantaa yar waxaanay ka xishoodeen inay dhahaan ma tumi garanayno laxankaas tumistiisa, waayo sideedii bay u qaaday walaahi anaa dhagaysan jiray ilaa ciyaalnimadaydii heestan reer jabuutiga ah ee faadumo axmed dhinbiil qaado AUN. Lkn inantu waa qof miskiin ah e inat runta u sheegtay ahayd.

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 3 года назад +3

    waa barnaamijkii aanu wada sugeyny

  • @nimcaanmahamuud8971
    @nimcaanmahamuud8971 3 года назад +1

    Timo ha ku daalina guddida iyo surwaalka boss

  • @abwaanburukifilms3093
    @abwaanburukifilms3093 3 года назад +1

    Howgii fankaay hargeysay
    Salaan sharaf iga hano

  • @alekhandr0channel442
    @alekhandr0channel442 3 года назад +3

    Axeey ax wr inanta nio🤔

  • @abdillahiahmed6743
    @abdillahiahmed6743 3 года назад +2

    Woow asal sare ah

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 3 года назад +2

    Team la garsorka aya u bahan training
    Inanta darenkeda may ilalin.
    Wixi ka qaldanana may shegin.
    Waxanay u muqata in kala jeclaysi u jiro
    Inanki uhoreeyay waxabu yidhi odayga dharka cas hore ayan u waty hore ma wan isuso aragnay.
    Waxanay mujinaysa hal shay.
    Sidi qof mudakar ah ( male) hhhh

  • @agofficial3250
    @agofficial3250 3 года назад +1

    Wiilkaa Heestaa Diiga Cumaamadiisa Lama Haysan Karo!

  • @asmajaamac1474
    @asmajaamac1474 3 года назад +2

    Thanks all of you

  • @msshamdi3153
    @msshamdi3153 2 года назад

    Asc wll xagee lyska diwaan geliyaa

  • @WarariyoWarbixinno
    @WarariyoWarbixinno 3 года назад +1

    Intay garan waayeen tumista heesta ay inantii u horeysay dooratay bay yidhaahdeen, soo dadaal. Kkkkkk.

  • @Saalimseeraar
    @Saalimseeraar 3 года назад +4

    Oo inantii nimco sagal la odhan jiray maxa looga reebay tartanka

  • @gobpro3576
    @gobpro3576 3 года назад +2

    naw tan hoodo la leeyahay siday kusoo baxday semi finalkii waaba zero dadka inta kale top weeyi

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 3 года назад +1

    Asmo walaal kay sheegaysaa walaal waa aniga mindhaa

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 года назад +3

    Way tumi kari waayeen kamanka markaasay miskiinta yar dhaheen waad hadhay.

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 3 года назад +2

    Dadaki ximada igadheh hanoldeen

  • @idirisali572
    @idirisali572 3 года назад +3

    Ha ku jeesjeesina ee ka jara inanta yar

  • @mustafadark3287
    @mustafadark3287 3 года назад +1

    Asc waar dadka ka daaya dashilada

  • @hadiyahmohamud8392
    @hadiyahmohamud8392 3 года назад +1

    Layap layap guled

  • @MohMed-ue2gz
    @MohMed-ue2gz 3 года назад +3

    Garsarooyaashu waa bias waanay isa saamaynayan tusaale ahaan wiil teembada la haysta ayuu ninki tembistaha ku duraya fanaanin iga waaweyn baa maya yidhi !!! Maxay tahay?

  • @apdisamedyuusuf7922
    @apdisamedyuusuf7922 3 года назад +2

    DadaaLka waS

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 3 года назад +1

    Abwanku intanu micnayn wan ka helay ayad modaysay in aan ku micneyay sidaa..... marki kowad maha
    Ano dhagaysanaya gabay gariye ama hadrawi oonan hore umaqal ayan baytka hore marku dhigo ka labad aan sii idhaa mise wan dhagaysta waba isaga laftiisi.

  • @Mohamedjama434
    @Mohamedjama434 2 года назад

    Fahiima yaasiin she was not neutral
    maxamed xaaji miyaanay aqoon in uu yahay fanaan mise wanna aqoon codaynta kuma jiro

  • @GwenStephens-e4m
    @GwenStephens-e4m 15 дней назад

    Anderson Timothy Lewis Elizabeth Garcia Frank

  • @diinishabeel5525
    @diinishabeel5525 3 года назад +1

    Ismahanbaaanu wadanaaa nio gar iyo gardaraba

  • @teamyaxbul1072
    @teamyaxbul1072 3 года назад +2

    Guulaystayashii hampalyda
    Ku tuura dee
    Hhhhhhhhhhhhhhh

  • @kk-uy7zk
    @kk-uy7zk 3 года назад +2

    Heego kkkk

  • @shiva-1019
    @shiva-1019 3 года назад +2

    Waar ma fanka uu mursal faladagan ku jiro ayaad inamadan iyo hablhan caadiga u heesaya aad leedihiin fankiina waxbaa idinka qaldan🤣🤣

  • @idirisali572
    @idirisali572 3 года назад +2

    17:45 👑

  • @kamal171
    @kamal171 3 года назад +3

    Waad same salaan sare

  • @sacadjamac8891
    @sacadjamac8891 3 года назад +2

    islaantan Sahara waxba garan meyso inanta Ha ku khaldamin

  • @Togdheer
    @Togdheer 3 года назад +2

    Meesha ma cadaalad daraa ka jirta mise sida cuudka loogaraaco ayaydan garanayn ileen dad caadi ah ayaan nahay oo waan idin aragna ee. Heesta cumar dhuule aad u xun ayaad ugu tunteen wiilka oo waali ah, maalinkasta waan dhagaysanaa heesta. Waa talabaad ee dadka qaar ayaad mooda in aad ku adkaynaysaan oo aad ogaan oga reebaysan cuudka.

  • @ApdirahmanFarhan-ut6bq
    @ApdirahmanFarhan-ut6bq 5 месяцев назад

    Waar fanku waxanoo dhiba haduu leyahay badaas kuma jiro waan kabaxay nio

  • @mohamedawke2747
    @mohamedawke2747 3 года назад +1

    Idaacadda wadanaha ee mugdisho Barnaamijkay qabatay ayyaa ka xiiso badan Horn cable tv runtii 😁

    • @edmo8912
      @edmo8912 3 года назад +2

      Hhh kolayba qaar ooyay ama qaylinayey baa meesha joogay , ilayn muqdisho wax ooya oo qayliya uunba ka heesa , markaa kuwaa kolayba beerka kugu casaanaya hhhh

    • @ikranbile4955
      @ikranbile4955 3 года назад

      Mahesaad-taqaniin' mxaad'qabateen-hhhhh

    • @maanka348
      @maanka348 3 года назад

      Team sharma boy dhibka dhaafa
      Dadki fanka islahaana mad daba socotaan 😏👎

    • @guleedduse6756
      @guleedduse6756 3 года назад +1

      Qadaad waynta halkan yaa ka hadal yidhi

    • @guleedduse6756
      @guleedduse6756 3 года назад

      hargaysi waa hoygii fanka ee hooyadaa wax soo waydii naanaab

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 3 года назад +1

    Somaliland guul Somaliland salaan gobeed

  • @boqorbile4175
    @boqorbile4175 3 года назад +2

    Gudiga qudhooda anshaxa hala Soo mariyo

  • @abdullahiyt5795
    @abdullahiyt5795 3 года назад +1

    Roodo gabartaas qalad laga galay filaa sorry from 🇳🇴🇳🇴

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 3 года назад +1

    Waar piyanadan paz ka reepa meehza nio

  • @maxaacusub1225
    @maxaacusub1225 3 года назад +1

    Tababar siidiya si ay muusiga ula qabsadaan

  • @Seexo123
    @Seexo123 3 года назад

    Sahra halgan waa doqon. Ninka dhan ee labiska africanka ku labisan ayay ku leedhy dharkeena soo xidho. Ma waxa ay rabta inu soo xidho khamis iyo cumaamad iyo macawuus. Ma ogaa kaasina inanu dharkeena ahayn…..

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 года назад

    Waa wada distoonaato oh my god they need more Ann’s more practice

  • @Togdheer
    @Togdheer 3 года назад +2

    Ma war ayaad uhaysaan in uu heli karo labis caadi iska dhiga oo codkiisa qiimeey qofka.

    • @abdilaahihussencg9169
      @abdilaahihussencg9169 3 года назад

      Nin kaa suurwaalka jeex jeexen 25 $ kaa soo baxashey wuu ibsaankar suurwaal tooliinha oo jooga 10$

    • @Togdheer
      @Togdheer 3 года назад +1

      @@abdilaahihussencg9169 hada marmarka qaar ayaa asxabta laga soo amaanaystaa kkkkk

  • @minshaarsite9254
    @minshaarsite9254 2 года назад

    .

  • @ibrahiimcabdi9407
    @ibrahiimcabdi9407 2 года назад

    Gudida ayaa u bahan waxbasho loo diro dheeriyaaa.

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 года назад +1

    Habataan

  • @apdisamedyuusuf7922
    @apdisamedyuusuf7922 3 года назад

    Zalmaan lenged kuwa lph

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 года назад +1

    Dhiladaa

    • @aminibrahim2101
      @aminibrahim2101 3 года назад

      Ayy

    • @mohamedabdicate4943
      @mohamedabdicate4943 3 года назад

      @@aminibrahim2101 siilka ma kuu leefaa😋😋👈

    • @mohamedabdicate4943
      @mohamedabdicate4943 3 года назад

      @Mahamud Mire hooyada garoob matahy adeer ga roob raadis ayaan ahaye waxkale ima maraane ja waad wacan adeero?

  • @liibanbile7162
    @liibanbile7162 3 года назад

    Wu yara baqya inanku wu ka hadhey inta ila aragtey

  • @shaaaruuyare8545
    @shaaaruuyare8545 3 года назад +1

    Surwaalka iyo timaha Qofka Maxaa ka galay wuxu jaahilsanaa

    • @maanka348
      @maanka348 3 года назад +1

      Macnaha fahan bro
      Waa HOOYO
      Hooyo talo ay ku siisana Haye uun dheh 100% marnaba aflagaado ma mudna ruux dumari ha yaraato ha weynaato
      👵 ❤️

  • @calimahdi6834
    @calimahdi6834 3 года назад

    ibrahim salepan wadana

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 года назад +1

    Cunsoriyadaa