Hibada Fanka Horn Cable Tv |Wareegii Labad| By Fihiima Yaasiin Muuse|2020@

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 ноя 2024

Комментарии • 55

  • @imandhol408
    @imandhol408 4 года назад +8

    M.A dhanka labiska iyo codba muqdisho way dhaman wlhi waa hadii eexi jirin

  • @sakariyeaxmed4085
    @sakariyeaxmed4085 2 года назад

    Wllhi waa barnaamij fcn

  • @mohamedawke2747
    @mohamedawke2747 4 года назад +1

    Idaacadda wadanaha ee mugdisho Barnaamijkay qabatay ayyaa ka xiiso badan Horn cable tv runtii 😁

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 3 года назад

    Qolada kumarshalka markey yirahdan So gashoo ku raxeyso aad ban ujeclahey mahadsanid

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 года назад +11

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaa

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 3 года назад

    Waxaan Monday HCTV Hargaysa TV marka xigana waxan moday Home TV markasa waxan arkay Horn CTV shiiiiiiiit

  • @hadiaahmed132
    @hadiaahmed132 3 года назад

    Wa yaab wamaxy dadkan ciyaya mid mid dhama kuma jiro akh

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 4 года назад

    Anigu isha iyo dhegahaba wan kuhayay barnaamijka si feyjigan ayaan u daawaday walaahi ninka weedhsame ay yiraahdaan abwaanku caadi maaha waayo ninki ugu danbeeyay sida uu u sifeeyay xitaa wey u sifeyn waayeen kuwa heesa ee magaca fanaanimada wata aad baan uga xumahay, welldone abwaan weersame ninki ugu danbeeyay codkiisu waa Ok laakiin laxanka uu ku qaadayo heesta ayaa lagu jahwareerayaa aadna waan idiin salaamayaa dhamaantiin sahra halgan gabadha barnaamijka daadihineysa oon aad uga helay iyo dhamaan intiina kalaba salaan

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 4 года назад

    Abdurahman wiilka maansada tirinayaa ayaan wataa, wuxuu isku darsadey murti iyo majaajilo waa hal abuur dhaba hore u soco bro...

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 4 года назад +2

    Barnaamijaka waa dhamaystay balse caqabada iga hortaagan inan waxan ahay muujiyo suura gal bay ii noqon wayday insha alh warajaynayaa inan kasoo baxo meel fiican

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 4 года назад

    Mashallah abwaan weedhsame waa inaan xaqaai ah marku yidhi ku celi heesta sidoo u ga friirsado

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 4 года назад +1

    Abwaan weedhsame waa caddaalı wıılka codkıısa mashallaah

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 4 года назад +1

    Ibrahin saleeban guuulayso wl

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 4 года назад +1

    Mahadsanid guys Waanu Guulaysanay Inta i taageersan iyo intakalaba One love waa abdiqani sayid Bosska💯🙆‍♂️❤

  • @drabdinasirahmed4336
    @drabdinasirahmed4336 4 года назад

    Inanka gabyaya waa top anigu haa baan uhayaa.

  • @edebsanaragsan7039
    @edebsanaragsan7039 4 года назад +1

    Shaqo fiican dadkaygii👋👏👏

  • @abdirahman2761
    @abdirahman2761 4 года назад

    Barnaa mika hibada fanka okay weyi
    Mid Aan diiday ayaa jira caanahalis

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 года назад

    Inanta nimco ways ilowday xishood hadalka kabaxaya hhhh

  • @jayneindhayare6858
    @jayneindhayare6858 4 года назад +3

    Fanaaniin ka baxaysa iyo fanaaniin soo gelaya.
    Maxaa mawjadda is dhaafaya.

  • @makoufktelmi4877
    @makoufktelmi4877 4 года назад +1

    hook

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 4 года назад

    Waad mahadsantihiin hktv

  • @hannaaragsan6826
    @hannaaragsan6826 4 года назад +1

    Odaygan murayada xidhan sagadhankaba wuxu leeyayay waxan soo xasuustaY hebel😂😂

  • @qayz277
    @qayz277 4 года назад +1

    4:30 Fanaanka Wareega Bosskah

  • @ducaysaneidirisgaydh1963
    @ducaysaneidirisgaydh1963 3 года назад

    Mamacaana liskaasi

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 4 года назад

    The last guy is the best . Cillad li' ku noolow

  • @hanyaswan5684
    @hanyaswan5684 4 года назад

    Muse biixe wa tuug musebload hbawal chhh not worry next president is ciiro muse groupland tuugtiiland naya adeer musetuug u jeekey Hekoooo

  • @apdishakurahmednur6875
    @apdishakurahmednur6875 4 года назад

    Gabadha A ayay ku celcelinaysaye
    B kama hayo

  • @khadramohamed9421
    @khadramohamed9421 4 года назад +2

    Odayga yare koonahan soke fadhiya isagu marba ma qofbuu xasuusanaya 😂😂😂

  • @amalhasan903
    @amalhasan903 4 года назад

    Meesha kalarka iiga muuqda ee lagu qoray SO waa calanka qqqqqqqqqq yaa ila fahmay

  • @abdihakimmohamed9469
    @abdihakimmohamed9469 4 года назад

    Wax Faa'iido leh oo Umadaha Caalamka lagula Tartamo Dhalinyarta u Sameeya, oo waxan iska daaya bilaa Faa'iidada ah.

    • @salmaanzain2194
      @salmaanzain2194 4 года назад +1

      Exactly maxaa u diiday wax ka khayr badan

  • @AliAli-hj4nz
    @AliAli-hj4nz 4 года назад +1

    Kalmada ninkaasi leeyay 20:31 yaa fahmaya fii khoof

    • @adontiialle8171
      @adontiialle8171 4 года назад +1

      Cabsi ayaa jirta ayuu yidhi waa haddii aan sax uu fahmay Arabiga!😊

  • @deeqaapdi6491
    @deeqaapdi6491 4 года назад

    Heesah qaadaya

  • @deeqabdi6887
    @deeqabdi6887 4 года назад

    Qodobada uu ka kooban yahay warmurtiyeedkan ayaa waxa aay kala yihiin, 1.Mashaariicda nashqadaaynta magaalada oo katimi feker qalaad! 2. Mashaariicda kasarista xoolaha magaalada oo katimi feker qalaad! 3. Mashaaricda beerista dhirta oo katimi feker qalaad! 4. Fekerka qaaybi oo xukun oo kayimi feker qalaad! 5. Bixiye mashaaricda shisheeye! 6. Qaate mashaaricda horjooga yaasha maamulka hargaaysa! 7. Mashaqariic haawlgal fuliye horjoogayaal beeleed! 8. ujeedka asalka mashaariicda! Qodobka koobaad ayaa waxa uu yahay nashqadaaynta magaalada oo macnaheedu yahay ka guur dhulka bulshooy ama ka qax waddaa ku soo gashay xagee aadaa mooyidaa natiijadiisuna tahay dhul ha,yeelan meel aad ubad ku dhashana ha,helin, Qodobka labad ayaa waxa uu yahay kasaarista xoolah magaalada oo macnaheedu yahay waxba ha,cunin natiijadiisuna tahay dhimo, Qodobka sadaxaad ayaa waxa uu yahay beerista dhirta oo macnaheedu yahay ha,yeelanina dhir asalkiinnu unisba sheegto natiijadiisuna tahay dhulka malihidin cadaayn dhirta dhulka ku beeran maahan dhirtiinnii sidaa li,ajigeed cidda dhirta dhulka ku taal unisba sheegato ayuun baa dhulkana, leh ama hadii loo gar,qaado yeelanaysa waa hadii aan la,haayn cadaayntii xilli soo yaalkii hore afka qalaad loo yaqaa taariikh ee midan danbe lagu majo xaabiyay hadaayba la,yimaadaan cadaayn wejiga labaad ee garnaq qaadka ayaa waxa lagaga helayaa mashaariic mar,hore laqaatay oo macnaheedu yahay horaa loo iibsaday dhulka, Qodobka afraad ayaa waxa uu yahay qaaybi oo xukun oo macnihiisu yahay ha,wada hadlina waxna ha,isu sheegina xumaan iyo wanaag toownna natiijadiisuna tahay wax xun iyo waxsan toownna hadiidina dhaqan fawaaxishku mandaqadda haka hirgalo dabadeed midba keligii halkuu joogo halagu dilo,, Qodobka shanaad ayaa waxa uu yahay mashaariicda oo macnaheedu yahay waxna cun waxna fuul hana hadlin waxna dil waxna kala eri natiijadiisuna tahay dabar gooynta dadka inaan labo isu iman waxna iska dhalin, Qodobka lixaad ayaa waxa uu yahay bixiye mashaariicda shisheeyaha lidka ku,ah diinta iyo dhaqanka dadka unisba sheegta islaam ama wixii xun dilayaasha natiijadiisuna tahay dabar gooynta wixiii xun dilayaasha afka qalaad loo yaqaan islaam, Qodobka todobaad ayaa waxa uu yahay mashaariic qaate horjoogayaasha maamulka hargaaysa natiijadiisuna aay tahay fuul oo cun maxa kaa galay adba waad buktaaye jiritaanka sinjiyadda asalka dadkaaga dhaqanka iyo diinta, Qodobka sideedaad ayaa waxa uu yahay haawlgal mashaaric fuliye horjooga yaal beeleed oo macnaheedu yahay ka qaxinta bulshada dhulka iyo dabar gooynta xoolaha natiijadiisuna tahay dhul ha,yeelanina waxna ha, cunina, Qodobka sagaalaad ayaa waxa aan leeyahay horjoogaha maamulka hargaaysa labadii degaan garxajis ee kala ahaa higlo fuulaan iyo dogoble maxaad kaga jawaabaysaa ee maamulkii haarjeclo bixiyay inta labadaa degaan maqanyihiin ha,ku talagelin in maamulka hargaaysa sii, shaqeeyo sabatuna waxa aay tahay waxa meesha yaal iwuxuu yahay iyo waxa aay bulshada mandaqaddu ka ayidsantahay ayaa labo aad ukala fog,ah sidaa li,ajigeed waxa lagama maarmaana in lasoo bandhigo dadkana la,fahansiiyo wixii lid ku,ah mashaariicaha maamulku qaato iyo ujeedooyin kooda fog fog sidaa si,lamida waxa ayana waajib nasaara inaau soo bandhigno sanduuqa loo yaqaan SSDF sanduuqaas iyo lacagta lagu shubo ujeedkeeda mustaqbalkeedu wuxuu yahay ayadoo dadka fekerka saxdaa qabaa ogyihiin inaan bulshada islaamkaa ama unisba sheegta aanay caawin karin umada kaloo lid, ku,ah dhaqanka iyo diinta bulshada wixii xun dilayhaa afka qalaad islaamka loo yaqaan illaama dan fog laga leeyahay bulshada iyo mandaqadda mooyaane, adna aad uga raaxaysatay xilli jiritaankaaga horjooge ama aad ku iibsatay kumaan kun qof luminta sinjiyaddooda, dhaqanka, diinta, dhulka iyo jiritaankooda ayaa waxa aan leeyahay suurtagal maahan dabadeedna laga dhigto dadka mandaqadaha mashaariicda ku siiya umatala dhaqan fawaaxishka ayadoo loogu ciilqabo dhaqanka wanaagsan iyo diinta aay haaystaan asee aay horjoogayashaa maamulada usoo wakiisheen luminta bulshada islaamkaa mansabkooda ayaan wax loo dul qaadan karo ahayn, kana waayn in 10 horjooge ku gutaan shahwatul nafsigooda bukta ee cadaadiska awoodeed, midka baqdineed iyo midka caafimaad darro aawgeed ka dhashay dabadeedna xalka mooday ama aay ula, muuqatay inaay saxtahay in la,iibsado bulshada dhulkeeda, dhaqanka, diinta, iyo jiritaankooda sinjiyadeed ayaa waxa aan leeyahay bulshada horjoogayaasha aaynu iska qabanno dabadeedna aaynu midh midh udillo sababtoo ah wax lagu haaysto mahalan wuxuu yaqaan uun inuu waxna fuulo waxna cuno dadka mandaqadda ku nololna lumiyo wuxuuna uga tegayaa dhaxal xun oo aanay mustaqbalka kacaanka islaamku mahadin.

  • @roodalada9046
    @roodalada9046 4 года назад +1

    Waar 2bada abwaan baan wataa iyo cabdiqadir boos

  • @cabdicali5069
    @cabdicali5069 4 года назад

    Mash Allah abwaan

  • @najmanalka2028
    @najmanalka2028 4 года назад

    Wedhsamaan ku haysta wlhi

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 4 года назад +1

    Marduf ninka ku xiga e shaadhka madow qof walba qof bu ku xasusanyaa yaa ila Arkay hhhhhh

  • @mustafadark3287
    @mustafadark3287 4 года назад

    Asc

  • @xaliimaaxmed9560
    @xaliimaaxmed9560 4 года назад

    1. Nimco sagaal nuur🏆🔥❤🙏

  • @danjire11baddacas3
    @danjire11baddacas3 4 года назад

    Dadkaba idinkaa waalay

  • @mumindiriye1707
    @mumindiriye1707 4 года назад

    OdYga yari Waa xarabo cadiYa xasuus Bu glya mrka alla berka😄😄😄

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 4 года назад

    Oo waayo, maxaad inanka MAYA u tidhaahdeen? Kuwani guddi maahee, waa xabaaqiyiin.

  • @abdiibraahin6313
    @abdiibraahin6313 4 года назад

    S

  • @canabxassan3921
    @canabxassan3921 4 года назад

    O

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 года назад

    Waaggii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomaligu shacabka somaliya uu gabayoo burburkii ka dhacay uu ka bixi kari waayayoo uba adkaysan kari waayey,
    oo hadana dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomaliga hunufka ahi ismoodsiiyey inuu dadka iyo dalka somaliya qaar ka mida kaba goosto,
    waaggii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomaligu afka kala qaadayoo quudtaabacnimo la ooyayoo oriyayoo habartay meeday kaba yeertay,
    waaggii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomaligu eedadii galmoodayoo aabihii aayar ugu qumiyey,
    waaggii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomaligu isla wada salwayo sooryo u wada ooyay, markii somaliya laga waayey dawlad wuxuun siisa oo uu cararayoo aduunyada ku calaacalayoo wax i cunsiiyaay cayga ku hor daadshay,
    waaggii caawimadii aduunku siiyey uu la cararayoo ka baqay in shacabka somaliya wuxuun kala quuto hunufka,
    waaggii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali been iyo buufis iyo quudtaabacnimo somaliya uu isaga faquuqay,
    waaggii dhaqash muuse biixi cabdi hablihii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali uu adoonta afrika madaxda u ah citiraaf ugu raadsadayo ooy ilmo mareenka iyo moorka wada adoontii afrika ay soo wada jeexday oo uusan citiraafna kuba helinin oo cajuusadii xumayd ee edna aadan ahayd ay gabdhihii adoontii afrika u iibisay, markii citiraaf lagu waayey waalidkood catow isla wada yeeray,
    Caku dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomaliga doqonoobayoo caroodayoo caaqoobayoo isciilkaanbiyayoo xabaalaha quftayoo waa lays xasuuqay oon xaajo rag ahayn ku baroordiiqsan oo afweyne haween uu dagaal ku qaaday camal u eg lahoo oo afweyne ku khaldamayoo rag moodayoo oon adkaysi iyo xaajo rag aan lahaynoo sidii habar dhalmadays ahoo lala guursadayoo minyaradii lala guursaday aroosan tahayoo ay ku masayrtayoo oo masayrkeedii darteed saddex lagu dalaaqayoo barooranaysoo ba'ayeysanaysoo ayaa bahda somaliya ay ula yaabantoo la aamusin kari waayayoo waxaan ka ahayn somaliya maya mooyee war kale laga waayayoo iska muusanaabo oo wada haweenooba oo hal caaqiloo u caqli celiya laga waayey. War iidoor somalidiid maad ragnimo yeelato waayo rag waa kii isdila oo dagaal ka bacdi waa kii ka heshiiya waxay isku qoonsadeen oo war yaa dhintay oo maxaa hanti la kala dhacay oo maxaa dumar la kala kufsaday waxaan dib loo eegin in diyo lagu kala qaato mooyaane oo dhibka waa la isu tirsadaa oo tirada dheeraata diyadeeda ayaa la kala qaataa oo gabdho godoba ayaa la iswaydaarsadaa ee iidoor somalidiidow idinka iyo mareexaan waa inaad gabdho godoba isdhaafsataan oo heshiisan waayo idinka iyo somali kale sharr idin ma dhex marin oo labadiinuba caqli yeesha oo ka heshiiya sharrkii idin ka dhex dhacay taasoo aydan u eegaynin yaa guulaystay oo yaa ku khasaaray oo yaa dad badan ka dhinteen oo yaa maal badan ku waayey oo yaa dumar badan laga kufsaday oo yaa awood dawladnimo ku waayey ee iidoorow isku xishood oo jooji shacabka somaliyeed ee aan waxba kuundhimin ee dhibanihii afweyne kula ahaa ee aad khaladkiisii dusha uga huwinayso taasi ma aha xaq (it is not fair to blame someone like you who was a victim like you from the same one that you are complaining about, shame on you).

    • @yusuffamily9799
      @yusuffamily9799 2 года назад

      Caadifadii qof la kufsadaad leedahay, kuugu iman maynee iska bii dhiiga uun kolay wuu kugu socon kufsigiye