Rageedi.....bro umad la fid naynayo ayay gabadhu ka danqate adiga yanu shaydanku kafa idaysane wanaga taageer gabadho wax wanagsan bay sheeg te Allah og qalbigeda wax ku jire iyada lakin waaxay ku hadashay waa hadal khayr qaba
Waaaaw waa markii iigu horeyday first noqdo somaliya hanoo laato alla dhalintu qurxoonaa m.a one love asxabta Moqdishoooy Kabogso wixii bari kugaaray Yaa finalka ila ila sugaayo bilkheyr iyo habaryartey safiyo Like igu qabta
Walalnimadu wa is garab istaag xamdi bilan wxy safka koowaad u fadhisaah farxad galinta walasheed ka yar bilkhayr iyo la jabinta heesta iyo inay kalsooni siisomaadaama ay fananad tahay walal nima wx dhama la waa😘
Safiya waa fananad buuxda 😍 codka 100% Labiska 100% Quruxda waa100% Sanadkan waxan rajeynaya in ey iyada ku guuleysato viva safiya maxamed daahir from swedan 🇸🇪🇸🇪🇸🇪❤😘 team safiya lik saar
Bintu Osman Dhaqan iyo Astanta diintuba aad ayay ugu muuqataa Diintuna maysan odhan dumarka guriga yay ka soo bixine ragga ayaa yidhi ee bal adiga hadad diinta ku fiicantahay maxaad halkaan ku keenay walal???
Ilaahay ha unaxariisto heesihii qaaliga ahaa ee waaberi... Waa la kufsaday oo la toogtay oo dhulka la jiiday oo la aasay oo hadeerna xabaal inta laga soo saaray bay somaliyi masrax soo istaajisay.. Aheey ah
inta jecyl quraanka kariimka like ha ii sarto
U Left ads Was lagu
Hees inta soogasho quraanka ilaahey Like kuraadsanaysa subxaanalah
Nacas Like raadisa quraanka ilaahay meesha hakeenin
Ok
Ahmed Abdullahi zheik wlo waxan jecelahy wiilasha qaliga laga xadaye iney codkooda macn quraanka kariimka ah iney ku qariyaan
Inta sawirka gabadha soo raacday like haku qabtaan
😂😂😂😂😂😂😂
Me 😂😂
Me
Me
🤣🤣🤣🤣😂futo jecelaa nimanka somalidu yaahuuu🏃♀️😳😌iga taga
Habeen xusuus mudan alx wlhi aad baan ugu faraxsanahay inta i jecel iyo inta i necebo waan idin wada salaamay madaxaa ii saaran tihiin
M.a cod mcn iisoo hees apwe mcn
Waxani mustaqbal malahan iskaga har wll
Keep going bro
Arniyow kuwad fananimada
geeb going 🥰
Teaching them Quran and Islamic religion is better than that
Adiga kac oo baro intaad waxaan daawan lehed. The hypocrisy in your comment is beyond imaginable.
Rageedi.....bro umad la fid naynayo ayay gabadhu ka danqate adiga yanu shaydanku kafa idaysane wanaga taageer gabadho wax wanagsan bay sheeg te Allah og qalbigeda wax ku jire iyada lakin waaxay ku hadashay waa hadal khayr qaba
Masha Allah ilxun kuma Aragto wll nima♥♥
Naima Ali that is true aduunkaas casriga umadii latagay
@@Rageedii subhanallah subhanallah 😪even qof oo wanaga kushegayo hdaa saan ladhahayo gormee marka heer gareena somaliyey
😳 jaabir waa wiil yar balse codkiisa fanaaniinta hori buu u egyahay masha Allah my brother
Team safiya Like
Ax Sakariye NO 1 ayuu u qalmaa isagaa u fiican
Farduus Ali raxmo ba kawada sida tay safiya iyo bilkhayr ma lidan iyaguna
Viva safiyo ayaa wataa
Adeer fana marabne Quran ka illahay Ku tartama plz
Imisa jeer bad tartankan dhamaysatay aar soomaalidana 😂😂😂
Eva chann
Saami Cade Plese noo soo daa Finalkii Xalay Wasd Mahadsanid
Eva that is true maanshallah
@@farduusali2951
M
Waaaaw waa markii iigu horeyday first noqdo somaliya hanoo laato alla dhalintu qurxoonaa m.a one love asxabta
Moqdishoooy
Kabogso wixii bari kugaaray
Yaa finalka ila ila sugaayo bilkheyr iyo habaryartey safiyo
Like igu qabta
Safiyo MashAllah abayo Lkn codkaaga mcn ku aqri quraanka hees faaiido maleh adun iyo aakhiiro 😢
Masha allh
Haa waa sidaas qur aanka ku akhri
Codka macaan abaayo mcn
Very true siz
Walalked wa shiiq iydana allh sohnuniyo
Waxaas aa imarayo Xamareey horey usocoto 👆 inta somaliweyn liketa hailadafiin Waba aqrineysayeeh
Ok
Team bilkhyr soo yaaca 😍🙏
Waana kan bilkhayr hore usoco🥰
Bilqayr n1
Number 1
Ilaahay tartiis Like 😂😂😂 Ha dhaafin
Subxanalaah ilahay miyaad like kudarinaysaa. Ilahay iyo like aa agtada kasiman miyaa. Alaah miyaa malayacni uisticmalaysa magaciisa.
Team jaabir like iisaara❤❤
mahdiya abayo Like wanku saaray ado mhd san Subscribe ii saar abayo wa walalka o ka codsanayo Subscribe🙏🙏🙏🙏🙏
@@jamuurihamuuriofficial5118 waankuu saaray wll
Wada gurx badan thy
@@khadramohamed5308 waad mhd santahy abayo Allaha ku Darajeeyo
@@jamuurihamuuriofficial5118 aamiin wllo dhamaanteenba
Codku maaha cod lays qasbayo lkn safiya codkeeda waa u dhalasho viva safiya degan qurux Nutural ah ayuu ilaahay siiyey quruxeey big respect
Ree muqdisho salaan iga gaadhsiiya
From=jigjiga👋💪
Waan kaa qaadnay wll mhdsanid
Wan kaqdny dhiga❣❣🥰🥰🥰
Waaw
@@nadaryuusuf9729 hye wl
@@deeqsanqueen2844 hye wll
Safiya insha, allah kaalinta koobad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jaabir wiilkan kalsooni aya ka muuqato
Like ha iga baqiilin
Wallaahi sxb jaabir kalsooni bafan baa ka muuqata self confidency waa qali
Haa
Waa ruun
I love u safiyo
Jaabir been been ku Hari maayo maxaa yeelay wax Kaste kalsoonida iyo guusha ayaa ka weyn
Tartamayasha manta jaabiir wuxu. Naso xasusiyay c/wali booskiisa ayu buxiyay hada igu racsan tahay like
Nabiila Abdalla sax
Xaqiiq jaabir wa qof ka la barbardhigi karo kingeero
👍
Sax waaye wlh wiilka yar caadi maahan cod buu haaayaaa
Yaaa jaabir hore u soco socotaye nasiibku haku saacidee fanan da,Yar. Thanks
Xamareey heeso soo samaysta
Noodaaya heeshayaga from Somaliland
Walalnimadu wa is garab istaag xamdi bilan wxy safka koowaad u fadhisaah farxad galinta walasheed ka yar bilkhayr iyo la jabinta heesta iyo inay kalsooni siisomaadaama ay fananad tahay walal nima wx dhama la waa😘
Weyba isku egyihiin walalo miyaa mansha Allah Ilaaaah ha isku dhaafo
Safiya asturnaanteeda, quruxdeeda, iyo codkeedaba 100% waan taageeray❣
Codkii jabir hada ka heshey like isaar❤
Hg
waa iga qoslisay doofar yahay hhhh
Safiya waa fananad buuxda 😍 codka 100%
Labiska 100%
Quruxda waa100%
Sanadkan waxan rajeynaya in ey iyada ku guuleysato viva safiya maxamed daahir from swedan 🇸🇪🇸🇪🇸🇪❤😘 team safiya lik saar
Waxay uqalantay dhibca usareeya xagayga safiya 😍
Waa fanaad ka codmacaan Fanaaniin badan oo nadawikhiyay From Hargisa
Safiyo maxamed Qurux iyo codba allaha kusiiyay Maçha allah Keep going 🎵🎤🙏🏿
Waan Sii Garteyba.Waa Heestii Maxamed Saleebaan Tubeec iyo iyo Faadumo Cabdullaahi Kaahin Maandeeq
Safiya
mohamed
dahir
mnsha allah🎤☺️
Asc
Xx
Jabir cadi maha Like isara inta jabir tagere
Madino Colo wanku slaamy abayo qaali waxn ka codsanaya inaa Subscribe igu caawisid ado mhd san 🙏🙏🙏🙏🙏
jaabir waa wata aniga inu ibaran rabaa indho Sarcadka
Safiyo Mohamed Daahir heesteeda 2 jeer ayaan kusoo ceshtay 😀
Daqiiqade wye
Anaaa kula qabo waleee hosow pro
@@tt3y_1 daqiiqada 59 waaye
safiyo👌❤💋
Aniga 5 mar ku ceshtay blhi
Wallee Soomaali waa halaawday Ilaahayoow beri ayaan ka ahay kuwaan 😥😥😥😥
Watching from Nyeri Kenya. Real singing talents. Very melodious music there.
❤️
@@fatmasulleiman7359 hi
@@qoriyowkorio9990 hi
@@fatmasulleiman7359 setahay fatma
@@qoriyowkorio9990 am good I speak english
M.a Axsan coda wlh jaabir Abdiwali boskisa ayuwa buuxiye like i saar inta igu racsan💓🙈
Samaahir wanku slmy abayo qaali ado mhd san Subscribe igu Caawi wanku barya haka tagin ado ii taabanin🙏🙏🙏🙏🙏
Safiya waxaa aad uga muuqda
Dhaqan, xishood, midakii dahabka aah iyo Asluub wacan iyo daganansho
Cod macaan ba Mashallah ♥️♥️♥️♥️♥️
Haa 100%
Safiyaada Hadu dhaqan iyo xishood ledahy mede gurigeda ujoogi weyday oo dinta alle ubaran weysay... ila dumar islaamka was kuwi xishoode oo gurigoda jooga.. qof masrax so koray oo munkar ku heesayo raga hortooda xagu xishuudku uyaala....somaaliyeey maxa been iskugu iskugu shheegti horta??????????₩!!!!!!!!!
Bintu Osman
Dhaqan iyo Astanta diintuba aad ayay ugu muuqataa
Diintuna maysan odhan dumarka guriga yay ka soo bixine ragga ayaa yidhi ee bal adiga hadad diinta ku fiicantahay maxaad halkaan ku keenay walal???
@@bintuosman4359 waa sax dadka ayey kabaqeysaa ey hortaagantahay mooyee xishood ma jiro.alle hana hanuunsho dhamaanteena
Safia hadda qurux iyo xishoodna malaha xero jin bey gashay
Safiya maxamed daahir aan wataa ani guul wcn safiya i.a❤
Xasan Aadan Cismaan Xasan Malla Wan ogaa inaad calanka u sido Safiyo Maxamed Daahir ❤❤❤
Safiya waa la Isla arkey
Hassan aadm kula mid ahay
Aqayaarey bilqeyr waa xidigad kale oo kujirta hore usoco abayadiis
1 jaabir ful confident
2 safiya best voice
3 bilkhyr qof dhamytiran dhanka masraxa
Inta shimaali dabeecadisa jecel like ii sara wa adeer fican ❤️
Sax subcrbe isar plz
Haa wllhi
Anaa mise adi sahro ader shimaali jclhy weliba mrkuu dhaha bulshayahy busharada beri ubaxa bilqeyr
1 safiyo cod shidan iyo daganaan ka muqato ❤❤❤🇸🇴
Sakariye Cod aad u Sareeya ayuu leeyahay
Nafisa Ali abayo ado mhd san Subscribe ii saar waa codsi abayo 🙏🙏🙏🙏🙏
@@jamuurihamuuriofficial5118 waku saaray abowe hormar wacan
@@nafisaali7065 aada u mhd santahy abayo qaali Allaha ku Xafido
@@jamuurihamuuriofficial5118 amiin🤲 dhamaanteen
ZAFIYA MOHAMED DAAHIR🥰❣🥀 AXSAN YAA ZAWT🔥🌹
Jaabbir yare 👍👍👍👍👍👍👍
NINKII yaraa EE u horreeyey No 1
hayaay war meesha ree waqooyi unbaa kusoo aruuraye ree muqdisho iyo ree walaweynti away
Safiya m.daahir waxey ka cod macaantahay fanaaniin horey usoo caan baxey❤❤❤ayadoo codkeeda igu socda ayaa xayeysiin iga galey ciil aa i qabtey
Safia Mahamed Daahir Waa faNaanad Dhankasta Kadhamaystiran Allla Yaa cisak Codka kugujira Muxuu Ahaaa Hore Usoco
Cida kuhaysta Safia Like ta saar hadhafin waranku hakudhaafee
Balbalaarkuba cod bay ledahay
Adeer fananimo waa dhinac walba ka dhisnow
Safiya fananada Wacan by soo bxysaa guul Walal
Safiya mohamed dahir waa lambarka 1 waad wayoo daganaan ayaa ka muuqato iyo kalsoni horay u soco inbaay
Safiya waa fananad buuxda
Amin Abdi waxaaba kasaraysa raxmo 75garacaysaa waana hibo nuuro oo inta tagan qoftaasi
Team raxma iyo safiya iyo bilkheyr kalama liitaaan mansha allh
Naima cadey wanku slmy abayo ado mhd san waxn ka codsanaya Ina Subscribe igu caawisid abayo wnaku barya haka tagin ado taabanin
🙏🙏🙏🙏🙏
Naima Hassan S
Raxmo 275
Safiya 270
Bilkhayr 270
Insha allah
Saddexda Qof ayaa u rajeenay
1-
2-
3-
Guuuuuuuuuuuuul
Bilkher walashed xamdi bilan ine jogto cidi ila aragtay like
@boqarada rer buke official boqorada rer buke asc asxabta subax wanaagsan is detih
Inta bilkhryr iyo xaybaro guurkoda kadib dawatay
Team bilkheyr lik guul
Tugo
Ruman Cadey Wanku slmy abayo qaali wxn ka codsanaya Subscribe inaa ii saarto wanku baryaa haka tagin adoo dhac siinin abayo🙏🙏🙏🙏🙏
Jabir and bilkheyr🔥horey usocda cilmamadina wàn heysan waye💕💞 bilkheyr fanañad buxdo🔥🔥🔥✅
Team bilkhayr like iisaara 👍👍
Bilkheyr iyo Jaabir 🔥🔥🔥🔥🔥✌️
Ilaahay ha unaxariisto heesihii qaaliga ahaa ee waaberi... Waa la kufsaday oo la toogtay oo dhulka la jiiday oo la aasay oo hadeerna xabaal inta laga soo saaray bay somaliyi masrax soo istaajisay.. Aheey ah
Inta Safiya Uso gashay ✌😉 Like
Tee ladhahaana🤣🤣
Suldan subcrbe isar plz wllky
@@astanchannel1324 qofkasta ma subscribe baad waydiin
@@kaltuunmahad7466 haa asxan lee igu sar
First and last all the best huye suulka taga hee
Safiya Qurux iyo Codba way isku darsatay Fanaanad Jirta❣❤
Aaqiro hhh aakhiro lkn waa nin cod macaan jaabir yare
Safiya qurux subscribe isaar
Safiya uma baahna in ay tartanto wa fananad buuxda 💯 heeso fiican haloo qoro
Walahay kalmadaas way iga maqnayd igagad waan qiiroday codka safiya
HADII SAFIYA AY NO 1 GELI WETSO WAXAA JIRA GARABEYSHIN MAR DAMBANA MA FIIRSAN DOONO
wasmo
Aar kuwaan gabdhaha isku sheegaya yaa dhaha hooyooyinkiin bariiska u kariya. Ilaahay ha u naxariisto Somali music
bilqeyr wixi ah like
Inta taageersan safiya iyo sakariye like and love
Hassan Elmi labadaba anigaa kalu taageersan guul labadaba
@@cadecilmi4003 mnshl aadbay ucod wanagsan yahiin qaybtiin music ayaani wali sifcn ula haysan kkk codkooda waa top
Labada anaa kul taageersan like ta ii saara
@@badracabdicali9509 thnks isku dookhbeynu nahay koley inagoo isgaranayn ama kala qaarada
Safiya ma haaye barnaamijkan
Tartankan halmar oo balan baalis soogalisey ima dhaafi likena leyma siiyo
cade cilmi subscribe iigu qabo sxb thanks
Wiilkaan yar
Waa wlky oo kle waa wiil
Soomaliyed fadlan hadii aad qoraalkeyga uu arko waxa ku dhihi lahaa bowe iska dhaaf waxan mustaq bal ka fiican raadso fanku waa bilaa musTaqbal aduun iyo aakhiraba dhalanka alle haka madoobeeya fanka
Amiin wlhi wa sax mustaqbal xumo waye
Abaaya shukran gabar wngsn aatahy wlh waxaan jeclaan laa inaa iiso reply gareeso
@@anaskajr4971 kuso dhahay bal maxa lagu hela wll iga daba gey
Gabada koowad kowsar official ee fikraa soodibatay ayaa iqancisay sideey fikrada wngsn ee usoodibtay marwalibana waxaan jeclahy inaan lasaaxibo dadka aqliga lasaaaxibka ah
kowsar Offiziel aamiin intii islaama alaha ina soo hanuuniyo
Safiya iyo jaabir wey u qalmaan wax la daawado😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
Subxanallah reer muqdisho fankii way kufsadeen oo way gawraceen bal waxay mesha keneen eega war naga fadhista
team samideyda safiya like ii saar
Safiyo Saafi wanku slmy abayo sharaf waxan ka codsanaya ina subscribe igu caawisid Ado mhd san haka tagin wanku barya Dhac ii sii 🙏🙏🙏🙏🙏
Waan ku saray qaali
@@ninmadownaagtiisa1332 aad iyo aad baad y mahadsantahy Abayo qaali
😍😍😍😍😍
@@FilmKoob waakuu sary huno
Bilkheyr waa fanaanad rasmi ah wax walba u dhan labis cod qurux deganaan kalsooni iyo gudbin fariin intaba waan siiyay bilkheyr
Safia ❣️🔊
Jaabir 🙎♂️🔊
Zakaria 🙎♂️🔊
Waan idin garab taaganhy💪
Waxaan daawan doonnaa final sii qurux badan😳😲
Inta Finalka sugi'la' aan dadka iska baranee pal like ta dhac kusiiya👍👏
11/january 2020
MUQDISHO
Yaaqshiid 🙋♂️
abdifatah mohamed waxad ilowday 2hablood oo gudigu uistaagay bilkhayr iyo raxma
@@rahiima_ruun46👏
INNABA caadi maaha
Bilkhryr io rahma🙄👏
ayagane🎤🔊
abdifatah mohamed teamka kula jira👑🔥🔥🔥🔥
In Shaa Allah dheh
Zaki caadi maha😍🙏✌❤❤❤
Gabadha cod ayu ilahay siiyey runtii ❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️✊✊ Somali ayay ka soo jeeda ha gulaysato
Amiin
Bilkheeyraa igu socoto Bilkheeyrtada no so badiya
Safiya 1
Cod, dhaqan, kalsooni, somalia asal ah 👌🇸🇴
Waan kugu raacsanahay
Wahwah safiyo
1 safiyo
2 jaabir yare
Yaa igu raacsan
Hamdi abayo sharaf Ado mhd san Subscribe igu Caawi wnku baryaa haka tagin adoo dhac siinin 🙏🙏🙏🙏🙏
LIIL Shabell Official
Waan kuu saaray saan dhan maxaa subscribe ugu tuugsani
@@xaragoigal9532 waa mhd santahy abayo wax yaraa iiga dhimn Saasan u calaacalaya. hadan adinka in Tuugsanin yaan tuuga o kale Hamdi Cadey.
Safiyo maxamed daahir masha allah aad bey u cod macantahy💖💖💖
Gabadha safiya ladhaho Walhy khadra daahir baan kuxasuustay muuqaalka iyo codkaba waa khadroo halkan taagan
Nabad warta muqdisho
Inta safiya darteed usoo raadisay like
Team Bilkhayr like
Bilqeer xamdi bilan ayee ladhalatay
Samiyo Cadey 181COM wllhi ooba layaqaan miyaa horey uheesi jirtay miyaa wll
@@rahiima_ruun46 haaa abyo waan aqaan gabdhaha xamdi ayaa ka ween bilqeer ayaa yar saas waye
Bilqeey haligu soo xiro qoftaas waa ka helay runtii aad ayee u shidan tahay
@@rahiima_ruun46 cod waa laga sitaa wll fanaan bay la dhalatay waxba sheegi meysee
Inta c.wali ila aragtay like isaara
Dadka ha fasahaadidina qabri mugdi ah baa loo wada socdaaye
Bilkheyr heesta ay qaadeyso wlhi waa hees adag wey ka baxsatay🔥
Safia mohamed Daahir💯💯❣
Naag adiga ahayn ma wato
kula wataa Dollorow
Studio Dollar rahma bil kheyr safiya makala dhacaan 3hablood
Team zakariye love iisaara 👌👌👌👌
Ciiltire Qaasim Zakariye Jaabir ka qatarsan Hab masraxa waa qofka ugu qatarsan tartamayaasha dhan.
Team zakariye ayaan ahey ani iyo bilkheyr
Haa zxp duceysane wan wata ani
Balanbaalis studio
Waligaa jiroo jooog
Jaabir
Codka100%
Stylka 100%
Lyrics 100%
Add badan kuu taageera jaabir
Watching from Nairobi kenya
Me a little bit later I
Wilka yar cdi ma ahan codka waan kusoceshceshta kamabo dalo horey usoco ❤👍👌👏👏👏
Maasha Allah Safiyo maxed daahir chan walba waa number 1
Rahma wnku Slmy abayo Sharaf Ado mhd san Subscribe igu caawi abayo wanku baryaa 🙏🙏🙏🙏🙏
Team safiyo iyo bilkheer
Sirta Nolasha Wanku slmy walal mcn waxan ka codsanaya ina Subscribe ii sartid Ado mhd san 🙏🙏🙏🙏🙏
Walahi reer xamarku sidaan moodi jiray maaha xaqiiqdii waa dad fanka wax ka yaqaan waxaan sugnaaba waa inoo finalka
Allaha u Naxariisto MAXAMED Salebaan Tubeec & Dhamaan Umada Muslimiinta ah.
Axad 29/3/2020
London, UK
Jaabir wa hubaal ina tahay heesa noqon donto kaliya jirka dhiso hormar wacan
Wlhi jaabir mustaqbal fanka ku leeyahay m.a team jaabir
Safiya nice heesta khadra dahir say tahay u keentay 😍👏🔥
Fathia Hassan wanku slmy abayo Qaali waxan ka codsanaya ina Subscribe ii saartid wanku barya haka tagin ado dhac siinin🙏🙏🙏🙏🙏
Heesta sahra axmed aya qaday hanan qaldanen
Jaabir waa canug yar oo cod rageed leh ma sha Allah guuleyso hooyo❤❤
Heer musdisho dhaaman waxaan leeyahy saalaanta muslimka ayaan ku sallaamaaya asc waraxmatolaahi wabarakaato
dadkaan camal fanka ka daaya dhibaato kalay qabaan waa mahadsan titihiin
bismilaah inteed ka soo aruuriseen
Alllow baraky magalda muqdisho💋❤🥰waa nabad🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Amiiin amiin🇸🇴😍❤
Aamiin aamiin
Safiya sowtu raxma wataa ani💪💪💪
Hada ila mid tahay like saaar👍
Viva safiya maxamed daahir fanaanad buuxdo💪💪✌👏👏😍😍
Gabdhaha dhanka stylka bilkheyr♥️👑
Gabdhaha dhanka codka safiya♥️🔥👑
Wiilasha dhanka codka iyo dhanka codkaba jaabiryare♥️❤️🤴
War anigu safiyan u codeyay ilahay bay tiisa tahee ✋
From hargeysa hore u soco wll
mohamed ismail dadka xmr kunool wey ka kalsooni badanyihiin dadka hargaysa kunool waiba ayagoon nabad Haysan kawaran hee
@@farxiyoluulofficiall697 kalsooni mxd uga jeda mxy ku kala kalsooni bdn yihiin markaa ma xaga fanka ??
Any way inantas bn codkayga siiyay hno
mohamed ismail micnihii ayagoo xmar mararka qaarwqaraxyo kadhacaan hadana isma dhibaan sasaan kawadaa
@@farxiyoluulofficiall697 ilahay hka qaboojiyo nabadna hawgu bedelo isaga awode 🤲🤲🤲🤲
mohamed ismail amiin
Aniga ugu horeeyo ee like isaar hadii uu dhig somaliyed kugu jiro
Safiya mohamed esh cala cod adiga ku guleysana insha allh❤️😍💯
Jaabir fanka ayaa ku dhexnool wuu dadaalay 👋🌺🌺🌺❤️
Bilkheyr Aan Ku Haystaa
BODYGEDA cadi Maha Dhanwalba Waa Ka Sidhan Tahay 🤩🤩😍
Bilkheyr baa ugu shidan masraxa
Say mashallh
@@hodoali1307 masha Allah maan ka ilawey 🤣🤣🤣
Thanks bro,,I see peaceful way of transforming from this well organized Mogadishu Got Tallent so keep going