Gabdh yar gob iyo nasab nimo ilaahey udhaliyey waa caqli bdn teena Koko qurux allaha ha inoo deysto yariistena sida ay uso dhaweysay asad iyo sidey malaysia dadka ugu soo dhaweyso allah ku sharfo xabiibti❤❤❤
Mansh Allha wll ilahy Umada islamka Ha ee Qof walba ku ducnayo ilahy Ha ku Aqablo oo Laxad Kagii Ha kuso celiyo Yaa rabi From Somaliland wn ku sigyna hadan nahay reer sida iyo si Ka darn iyan ku Jclnahy Team 27odhan Gulaysta❤🎉
Waxa fcned in laba saf la noqda kdb dhexda lagu soo wado asi qof wlba wuxu u wado ubax ama qoorta waxa la gashto line line ugu galiyaan siiyaan loo sacbiyo asago dhexda ku socda lkn ma dhcn any way jclka dadka u qabeen lee saas loo cariiri wclmka ustaadka RUclipsr ka ❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko bulle gabar qurux badan oo ma oh ma garanaynin ina adiga aad ahayd qofka I sugayey waayo waxaan ahayn carruur markii aan ku dhacnay jacaylka aan garanayn waxa uu ahaa ma sii dayn doono waqtigan ❤
Ada mudan intaa iyo inka badan wllo asad wana ku jecel nahy❤❤❤waana ka xumahy soodhawowta in aan ka qaab galiwaayay form somliland😢😢wacadi lakin malin uun wan lakulmi in sha allha ❤
Wow 👌 👏 😍 ma wada jogtiin alx koko gabar qaali ah ciyaal xamar nimo waad nama ta shay happy koko madax sare guuuuul team 27 hilib fireesh xamar uku imow Ben tiis ma ahan xamar caday
Walahi aad & aad ayn ugu faraxsanhy wllky Asad in uu dalkisa Hooyo dib ugu so labto lkn waxa kasi jeclan laha in aan manta aan mogdisho aan jog lkn wan rby in aan so baxo nasiibka aya ee diidy wllky well come back ayn ku lee yhy dalkaga Hooyo anaga dhan aya kuwada jacel wllky dadka iska da calemaha geedaha ku Faraxsan imtan kada Hadii aan nasib lee yhy malin un wan ku arki dona wllky wan jecla manta oo kale in aan joga 🥹
Mansha Allah asad xajiyow caadi mahan madax camal lo soo dhaweyay iyo koko buule Game xamar ku sameyen 😅million ka xaflada kula qadanayo omg ❤❤🎉😅 welcome 🙏🏽
Ayyy m.a Asad hagio ku frxsanhy ina muqdisho joogta cwa Asad ina lakulmo raba koko pyoh ilasohdal wan iska jclhy wllky allh xfdiye wan laoye manta mrku xasusty waqtigi hore ee garonka laga qadye Asad hagio wlcome pweh ku xiiisyn asad hagio shime igeyne loko pyoh wlcome to muqdisho again and again we're team 27 ❤❤❤🙏🙏
Masha Allah koko you are the best, m.a si qurux ayad usoo dhawaysen asad hagio illahay hanii xifdiyo reer muqdisho ciyaal xamar is not easy, asad hagio welcome to muqdisho brother .🫡🫡🫡🫡🫶🫶🫶♥️♥️♥️💖💖🥰🥰🥰
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto👍🏾👍🏾
Amin amin yaa rabi
Aamiin aamiin aamiin
Cankamiya
Allow Asad iyo koko iyo cabdala hagio wax dhib Allaha matuso amiin yarabi guys inikana uduceeya nabd ku imaada
Aamin yarabi
Amiin
Aamin ya rabi❤
umada nabi muxa med scw dhaman toda ilahey wax dhiba hakahayo
Aamin yarabi❤
Abdulahi Hagio wlaal muhiim iyo qaali ah! Masha Allah awaalka Ilahey janadiisa Firdows hakuugu abaalmariyo walal mcn.
Gabdh yar gob iyo nasab nimo ilaahey udhaliyey waa caqli bdn teena Koko qurux allaha ha inoo deysto yariistena sida ay uso dhaweysay asad iyo sidey malaysia dadka ugu soo dhaweyso allah ku sharfo xabiibti❤❤❤
Aamin❤
Asad isagoo murugaysan buu xamar ka tagay isagoo faraxsan oo malaayiin qof jecel yihiin buu kusoo noqday 😢❤
Willka meshoo joogo ha shegin koko alle ha amansado oo haxifdiyo isaga iyo wllkiis onabad ah nah alle haku celiyo meshisa
Asad hadda reer somaliland nahy wan ku wadan horeuu soco wllo alle cafiimad taama haku siiyo❤😭
Mansh Allha wll ilahy Umada islamka Ha ee Qof walba ku ducnayo ilahy Ha ku Aqablo oo Laxad Kagii Ha kuso celiyo Yaa rabi From Somaliland wn ku sigyna hadan nahay reer sida iyo si Ka darn iyan ku Jclnahy Team 27odhan Gulaysta❤🎉
Muuqaalkan waxaan u maleynayaa midkii Koko 1M ku gaari laheed
inshallh🎉🎉🎉
Isha allh
Insha allah❤❤
993 Maraynaa 6K keliya kaharay 1M
1 million kaarsiya ciiyal xaamarow kokodena manta 🎉 waad kartiine from jiibuti 🇩🇯
6K BES KADHIMAN 1M 🎉🎉
Koko waa gabadh aqli badan mash allh wlshy koko qimo badan wang badan qlbi safi asadkoo welcome back Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
Kokooo nazabteeena frxad kunolada ilhay haydin ilaaaliyoooo qalbi wan arkay aye live ka saa uqeylinaysay asad uu ilaalineysay❤❤❤❤❤🎉 qurxdeyda ilma bulle dhan asad wakaaa somalia qurxdeda tusa heeee❤❤❤❤❤❤❤❤❤
weligay comment RUclips kama bixin manta asad wan ka amuusi kari wayeey wllo alle haku so celiyo lixadkaga 😢❤
Asad koko ilaa ay 1m ka gareeso hanaga tagin🎉❤
welcome to Mogadishu asad hagio
ku sali nabi maxamed scw scw
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Waxa fcned in laba saf la noqda kdb dhexda lagu soo wado asi qof wlba wuxu u wado ubax ama qoorta waxa la gashto line line ugu galiyaan siiyaan loo sacbiyo asago dhexda ku socda lkn ma dhcn any way jclka dadka u qabeen lee saas loo cariiri wclmka ustaadka RUclipsr ka ❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadka dhan telefonee watan iney waxdubaan ayraban views kadhumay balayada sodhaweys kama ahen😂
Haaa dhibka waa saas hargeysa ama Kenya markee dad soo dhaweynayan si qurux bdn loo soo dhaweeya laba saf la galaa
@@caaishaxuseen5479 dadka sodhaweynayo wainyaroo isnadaamisay melahas intase qofkasta isaga qorshahisa kuyimid
Same Wlahi iskufikirnahay❤
Marki hore safe ku jireen hadane live wada furten qof kaste wuxu rabaa inu wax duubto wixi dhan ciyar ka dhigten
Waaaw msha llaah koko blu
Asad hagio salan iga garsii🎉🎉🎉🎉
Maca ani😂
@@Deksanlareine14
Same our Team koko
The one and only queen Koko bulle waa kaa heyna apaayo sida quruxda bdn aad wllkaga uso dhaweysay farxad kunoolada labadiina🙏🥰🥰
Wlhi grabku fcnaa Dadka wan ka jeclhay kooko iyo asad wada jirkoda wlhi coz intee isyaqanaan waligod mkala caron mkala xanaqin wanaag Dadnimo ine isu xisaan oo isjecladan maheee ilahooow inte nolol jirto isu da asadkoo gbar abtiged sxb wllnimo wxwalbo isu yhiin koko mrwalbo mylsia ay tagto ama kaso tageyso asad si qurx bdanbu usagotiya wxn sugnaba wa xamar idinko shidanaya iyo video yalkalo qurxon asad inte nolol jirto grabkina nahay mrwalbo koko adigna waliga asad saa ugrab tagnow sooon 1m wxyar no haray ❤❤❤❤❤🎉😢 wan sugi la ahay frxadaha sosocda l.aaaaa
Dadka Fiican oo dunta Xariirta Ah leh isma qariyaan KOKO Waa gabadh Yar oo Nasab Ah sodhowayntan iyada qaban qaabisay oo garamadan iyo waxan sogaday oo hotelka lagu duubayay videoyada iyada kiraysay
Ha oyin dhe asadow way nadhibaysa ohintadu wana kula oyanaa😢😢😢 runti adkaysisamee darenkagana xagame wllo insha allaah marun marun marun😢😢😢😢😢 wadkici wllo
RUclips markan soo galo asad ii soo hor baxi jire saaka koko igaso hor baxde ❤queen 💋🫅
M.sha allah abti illhay cafimad siyada ha ku siyo amiintuna waa xagiina ❤❤🤲🏻🤲🏻
Koko asad sas u ilaali abyo waku jeclnahy❤love U😊
Koko xbbti sida asad uso dhaweysey oo ugarb taagn tahey adigen ilahey ha ko garb istaago dhiga uasrey my queen boqrad taheya❤❤❤❤
Koko bulle gabar qurux badan oo ma oh ma garanaynin ina adiga aad ahayd qofka I sugayey waayo waxaan ahayn carruur markii aan ku dhacnay jacaylka aan garanayn waxa uu ahaa ma sii dayn doono waqtigan ❤
Inta jecel 1m Koko ❤
Woow kooko qaliyeey shugran fidyowka quruxda baddan iyo asad soo dhawayntiisa asad soo dhawoow ❤❤
Kusali nabi Muhammad S.C.W
Nabi Maxamed salahu calayhi wasalam
Scwww xabibkena❤❤❤
Salaalahu caleyhi wasalam
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤
𝑆𝐶𝑊 𝑆𝐶𝑊𝑆𝐶𝑊 ❤❤ 3:58
Impossible Asadkoo isla joogina xamar cadey inaan arko mudo dheer aya ku riyoonayy allah ha idinku amaansado mesha❤😁
Kokoooyeey adi asad io cabdulaahi markaan nii arke farxad ayaan dareemay finally back to the you tube qaalideenna koko macaan todayda❤❤❤❤❤
Welcome asad alla ciyaaal xamar wlh waa dad qalbi wangsan saqiir iyo kawiir usiman allow hanoo wayin ciyaaal xamar ❤❤❤❤❤
Asad iyo koko iyo samia ugu jecelahay team 27 Allaha isku kiin daayo
Koko sasa lagaa rabaa 🎉🎉🎉🎉🎉 walahi 1m iga sug ani iyo asxaabtey
Ada mudan intaa iyo inka badan wllo asad wana ku jecel nahy❤❤❤waana ka xumahy soodhawowta in aan ka qaab galiwaayay form somliland😢😢wacadi lakin malin uun wan lakulmi in sha allha ❤
M.a wll qiimo bdn so dhawayntiisane an lo kala harin guulayso wll asad ❤
Maasha'alah Asad alle hakugu xafido meel kastood tagto
QOF NASAB AH HADUU JIRO OO GOBONIMO BADAN WAA KOKO GARAB BUUXA OO KARTI IYO DADNIMO LEH 🥰🥰🥰🥰
Iska jir asad hasoo cayilin Ilaahey haku xafidee❤
Wow 👌 👏 😍 ma wada jogtiin alx koko gabar qaali ah ciyaal xamar nimo waad nama ta shay happy koko madax sare guuuuul team 27 hilib fireesh xamar uku imow Ben tiis ma ahan xamar caday
Welcome back asad hagio wllhi masha allah sida loso dhaweyay wan ku farxay wllhi zaaid ugu farxay waxan filaya in somaliland nogu iman dontid❤❤❤❤❤
Masha alh si fiican looso dhaweeyay xoogaa maamul xumo ka jidhay meesha intaasna dhib ma leh👍
Mashllha mashllha ilhay cafimd iyo amni haugu soo dhameyo safarkiisa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Asad_hagio 🎉xafladii 1m idinka sugeenaa koko. And Asad_hagio come soon 🎉
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
Ciyaal Xamar, Ciyaal Caasimah sharaf bay leeyihiin ❤❤❤❤❤❤❤.
Amiiro from Norway.
Monshallh dadku jecel ale wayna laga helaaa ilhey hani xafido walalahey❤
1m waxa ka dhiman 8k leee Hambalyo koko🎉🎉
Asad wax badana wali ku dhiman reer comante ku dhiman ala Ana Buuloxubey macruuf dagan asadow ❤❤ cawa Hal Xafadda ma isla jogna wow
Man sha allah koko bulle iyo azad hagio.
Noolada ❤❤❤ cisi iyo sharaf ku waraa gobonimo ❤❤
Koko aadaa umahadsanthy wllhi waa farxay adaa kusgaaye ooov❤❤❤❤❤
Alx ugu danbayn samafale asad hajio wuu nabad yimid 🤲
Kursi waxba maha wu gadana muhimada wa caafimadkisa welcome huno ❤
KokoY salaaan Iga gaadhsii ❤ HuNo Hargeizana waa wara team 27 I.a inaaa noo imaadeena rajeeNaynaa🎉
The best video ever waye wllhi aad ugu faraxsanahy inoo asad no imaday koko marky imanese waba naxay wllhi ileen bila asad noqone islaha❤❤❤❤
Soo dhowow asad ❤
Hanbalyo 1m coming soon insha allh😊
Manshaa allaah koko iyo asad waligiin faraxsanaada hada way noo fadhidaa from hargeisa
Mash allah team Asad xajow iyo team kooko one like
Wow welcome asad hagio to muqdisho ❤ the king 👑 of somalia ❤🎉
Ayyyy m.a ugu danben asad wuno imaday hada nahay team27 rer Somalia sodhawow wllkey ❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Koko iyo Asad oo Xamar kukulmay wey nogashay Asadko jira oo jooga forever my Sister and my brother 🥰🥰
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi😢😢
Alaa Asadkeena ilhy wuu nawad Keene Alxmdhllaah❤
Waw m.a❤kookooyey iyo asadkoo in aan mar la kulmo waan rajayn insha allah
🥰
hada haaaa hada haaa waxn sugba wa koko asad dalxis isku racaaaan 😅😅😅😅
M.a boqoradena Allah kuxafidha❤❤❤❤❤
Kookeyey asad baydhabo noo keen inta igu racsan like
Asad Hagio iyo Koko Bulle pls Simaliland Hargeysa kaalaya waxaan idiin soo dhaweyn doonaa sida boqorqda waanan idin jecelnahay.
Asad soomaaliland kaalay ❤❤❤❤❤❤ adiyo koko ❤❤❤❤
Hhhhh😂 war somaliland waa gobl soomaali kamid ah
Cidlada ka waalo😂@@CraxmanQaasim
Somalia waa qashineee
@ramlaahmed6160adigaa qashin kadaran laxeey orod waalidaada meesha kalatag Slind Wax ladhaho majiraaniin anigon dhalan ilaa hada qaranka birada weyn Naga dabo wadaan bisinka 😮😮 hinda qurux 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💕💕💕💕💕🇸🇴
Dadkan gobol uma socdan buqiisa😂
Walahi aad & aad ayn ugu faraxsanhy wllky Asad in uu dalkisa Hooyo dib ugu so labto lkn waxa kasi jeclan laha in aan manta aan mogdisho aan jog lkn wan rby in aan so baxo nasiibka aya ee diidy wllky well come back ayn ku lee yhy dalkaga Hooyo anaga dhan aya kuwada jacel wllky dadka iska da calemaha geedaha ku Faraxsan imtan kada Hadii aan nasib lee yhy malin un wan ku arki dona wllky wan jecla manta oo kale in aan joga 🥹
Same wlhi 🥹
1m coming soon🎉🎉🎉❤❤❤kokadeena❤❤🎉
Asadow ciyal xamar kaliya maha waa ciyal somalie anagu waa Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 welcome ina hagio wan Ku jecelnahay❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah asad xajiyow caadi mahan madax camal lo soo dhaweyay iyo koko buule Game xamar ku sameyen 😅million ka xaflada kula qadanayo omg ❤❤🎉😅 welcome 🙏🏽
Ayyy m.a Asad hagio ku frxsanhy ina muqdisho joogta cwa Asad ina lakulmo raba koko pyoh ilasohdal wan iska jclhy wllky allh xfdiye wan laoye manta mrku xasusty waqtigi hore ee garonka laga qadye Asad hagio wlcome pweh ku xiiisyn asad hagio shime igeyne loko pyoh wlcome to muqdisho again and again we're team 27 ❤❤❤🙏🙏
Masha Allah koko you are the best, m.a si qurux ayad usoo dhawaysen asad hagio illahay hanii xifdiyo reer muqdisho ciyaal xamar is not easy, asad hagio welcome to muqdisho brother .🫡🫡🫡🫡🫶🫶🫶♥️♥️♥️💖💖🥰🥰🥰
Manshallah Abo Hagio wxuu dhalay wilal wngsan wlhi manshallah cimriga ilahey haaa u dhereyo
Koko boqorada quruxda ee geyiga Soomaliyeed ❤❤❤❤❤❤
Aaad baan ugu faraxnay soo dhaweynta asad hagio.
Wlahi maanta Asad hagio dartii aya xitaa teamka shaqada u fasaxnay❤❤❤❤❤❤
Dadka arkaya asad masiib badanaa anaga shacab jadaan nahey waan dawana uun 😢walky asadko darta walhi 24 hrs telka saan u fiirsanayeyey indhihi I xanuney wayo farxad goniyeye I aheyd in laguso macasalameyo iyo I laguso dhaweyoba walhi waxan daremaya inaad wadankena uun ila jogto cawab imiga markaan qolkagio kugu hubsanaan sexanya alxamdulilaah saan kolba meel kagag fiorsaneyey daaley madaxa hada I xnunaya walhi farxad mar iska ilmeya mar emotional kula noqdaa finally welcome huno mcn from hargeysa koko adna walhi waxad tahy wl jira abtiga waad u hagar baxdey my role model naxaris badaneeyy farxad ku nolow huno mcn
Wlhi haaa boqaradena wa grab asad dhinac koko ka jirtoooo kma walwalayoooo way waaa farid nafte uhuraysa hdna iydaa xamar ushedaysa video qaybta danbe maysan dubaaan wlhi seee ukala celinaysay dadka qeylo iyo buq bay gashay asad darti ilhooow isu daaaa❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🎉
Machaallah asad iyo koko wane inigou farxay ❤❤❤
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Scw scw
Welcome Asad Hagio kooko bulle thanks sis ❤
Asad hagio wll allah laxaadkaga haku so celiyo all the way from hargeisa somaliland ❤❤
Asad hagio walaalka ween is arakti xiise leh insha alaaah mss you wll
Intan io inka badan u qalantaa inaa kula kulmo rajeeynaa 😊❤❤🎉
Hada ciyaaal xamar taheyy like hayla dhaafin Tlye/Tlso 👍🏾
welcome back asd hagio waxan ahay qofka ugu horeyay ee command kasoo bixiyaa koko🎉😂
illahay asad xamar haku xifdiyo😢❤
ASADOOW SOOMAALILAND NOOGU IMAAW ZXP HARGAYSA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢KOKO FARIINTAA GAADHSII ASAD
Somali dad goob ah ❤ MashaAllah am so happy that am a Somali❤
Somali girls are the best in world ❤most beautiful in the world 🗺️ we love all of them 😁
Yaadalam asadkoo cawa way isla jogaan sodhawayn cadi ahayn lodhigay❤🎉
Asadoow ciyaal xamar soo dhaweynta wey kaa qaseene please hargeisa kaaley❤❤❤❤❤❤❤
Isku xishoo xamar waa magaalkiisa dhag dhaga iska daaaa dadkeyna hanagu qabsanina hadana saa rabno u qaseyna waa wiilkena asad
@@Zapriiiinanaa iskudhagdhaginana hadaan rabno banankaas idinkamanan marnene ninkan funs kiisodhanba xaq uleh I uu utago ama waxay rabaan dhehane edeb yeelo waa wilkena kulaha yakudhahay wa kayaga mrkaas🤔
Koko wxaan u bahanahay Asad haGiO inaan la kulmo wxaan ka mid ahay team 27 ❤🫶🏻
Ayy asad hagio and kokodeena mnta isha ku hay RUclips finally waa soo dhacy alla manta ilaa xly maxaa la oyay asad alx hadaa nabad timid inkastoo jogin hadana niyada idinkala jogaa 😢
Alx mar hada nabad dimid wllky asad wan ku jecel nahay hat❤❤❤anahay reer jigjiga ❤❤❤❤
M.a finally Asad ku so dhawow magaladada king of RUclips ❤🎉❤
You make me to cry alone as i saw people welcoming you warming 😢😢😢❤❤❤
1m 🎉🎉 hblyo koko ❤❤❤
Asxabey Koko Aan Kuturno February inta Lakalin Maxa uku Dhagantihin
Wixii dhan koko uunbaa ina soo garsisay thank xabibti😊
Welcome back to Somalia 🇸🇴 asad hagio ❤❤❤❤❤❤
6K TO 1M LETS GO GUYS 6K BES HARAY🎉🎉🎉1M CAAWA KUTUURNO🎉🥰
TEAM Kokodena iO Asad Kena isn't Easy yaqay ❤❤
Wll meeqo sanaa jirtaa😂😂😂