walahi video gan bilaw ilaa dhamaad wan dhameystay m.a waa video qurux badan sido kle dhalinyaro qurux badan ayku jiraan mahadsanid cumeer big fan wllky horo usoco Asad na ilaahey haku amaansado muqdisho i.a big supporter from hargeisa somaliland ❤😊
welcome asad hagio laakiin anaga hadaa nahay reer soomaaliland waa muru goonay sabab too ah wali man arag asad laakiin in shaa allah wan arki doonaa❤❤❤❤
masha alh cumeer nin ku fcn saxib timada waaye lkin mee shaas waxaa ku ceebooway kiin ceyda ceyda waa nin xun oo naag ku figrad ah amiira ayuu lasoo saftay
Somali way is jeceshahay ilaah is siyaasiga duluf a naga qabo qabiil nagu kala qubay asad welcome Reer muqdisho wa Mesha kaliya somali nimada ka noo shahay😍🇸🇴
Thanks Cumeer wlhi muqaalkii ugu wanaaagsanaa soo dhaweynta Asad Adiga channelkaga ayan ka daawanay
Caqli ayaa leys Dheer yahy Ilike your Idia❤
Walalken cumeer 1m aangarsino plz siduu ugarab istagna asad waa ohedenee❤
Inchà-Allah halimo, Omar waa inan garsinna 1m 😂❤❤
Gabdhaha iyo wiilashan quruxda badan u Maleen maayo saliga nabiga csw
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta❤️🕋☝️
Scw
Koko maad udabaal dagtid soo dhaweynta ❤asad hagio ❤
Scw❤❤❤❤ kokoò abaayo wan kusalamay
Cumeer mahadsanid sida walalkaa Asad hagio ixtiraam gobeed u siisay.
Wax badan aya ka garasho iyo dadnimo fiican thy doqon Ilko badane magaciisa ma sheegayo.
Walal sharaf iyo cizi ku moolow
❤❤❤❤❤❤
Ha ugafin wiilka mana ilka badna cid ka qurxana kuma jiro teamka waxi ka dhaxeyana ma ogid dagaal ama hashiis e ha danbaabin
@@rahmafarah6892awalawahas ha difacin sis lkn asad uma bahna dad jcl ayu hesta 🤴
Inuu asiga waqti xun soo baxay ayaaa laga yaaaabaaaa
Aan ka war sugno
@@Nafteedauroonsax waaye wlhi halaga warsugo
Ma jeceshahay in uu Allah ka kor qaado kurbada iyo dhibatada in uu allaah darajo kor kugu qaado, igu la sali xabiibgeena muxamed csw❤❤❤
Salaahu caleyhi wasalama scw ❤
Baariyey adigaa la'guugu talagalay RUclips ❤ masha'allah video waad u Hagar baxday
Inta manta asad la ilmeysay😢 welcome asadkeniyow
😢😢😢
Allah ku nbd y3elo asagoo nbda soo celiyo wllkena asad i.a 🥺😊❣️🤴🏻 cumeerw adn yuutubka babi 1m on the way i.a
Kusali nabi Muhammad S.C.W❤
Intan iyo kabadan mudan yahy illahow wax dhibateyo ha tusan aamiin yaa rabi 🤲 ♥ ❤
M a cumeer waa qof qalpi wanaagsan oonaxariis badan nolow wllo ala asad saa igarabtaagantahay alle hakugarabgalo
Ay asadko noo imaadeh walaahi mashalah asad hagio ugu dampeyn mugdisho woonoo imaadeh alx asadkeena alah saa uwada jecelnahy ilaahow adna ujecloow youtuberka ugu caansan ee wadanka soomalia kokona weyno jogtaa xamar weynoo shidanthy walaahi baryahaan ❤❤❤cumeerko adaa naga maqan yaqe❤❤
walahi video gan bilaw ilaa dhamaad wan dhameystay m.a waa video qurux badan sido kle dhalinyaro qurux badan ayku jiraan mahadsanid cumeer big fan wllky horo usoco Asad na ilaahey haku amaansado muqdisho i.a big supporter from hargeisa somaliland ❤😊
Cumer allha ku garab galo wxaaa tahay wiil qalbi wanaagsan❤❤ guul wacan ❤❤
Bariyey way kuu dadashay m.a 😂
welcome asad hagio laakiin anaga hadaa nahay reer soomaaliland waa muru goonay sabab too ah wali man arag asad laakiin in shaa allah wan arki doonaa❤❤❤❤
Wa so socyaa hasugibweynina i.a
M.a Asad manta wa arky ❤😂
Wllhi nasiib baa leedahay 😮❤
Masha allah❤ cumeer thanks wllkey sida sharafta leh aa so dhaweynta wllka noogu so gudbisey
Mshallh asad manta wuxu yahy bay tuseen reer muqdisho alla ha idin sharfo asad waxan ku leyhy … haybad waxad ku ledahy dhulkaga hoyo ,,,,❤❤❤❤
Waa jecelnahy wiilkeena asad hagio inta guryaha ku celcelineynay ka badan wlhi ❤❤❤❤ alle haduu nabad keenay alx
Ma’sha’Allah my brother Asad Hagio may Allah bless you and protect you Ameen ya’rabbii 🤲🤲
Boqol kiiba boqol cumeer 2milion
Ayu u
qalma cumeer halagaadhsiiyo please waa wiilyaroo talent ah
Cumeer say Maasha Allah Allahumma Baarik Asadhow Qur'aan isa saar waa tiir adhag isha afka jinny iyo sheydaan ka xijaabaayo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah wlhi bariyey maanta weyshaqeysay legamad💯🙌😂🤝
Asad iyo cumeer iyo koko iyo samia ugu jecelahay team 27
Mashallaah walaalkey asad waa madaxweynaha inshallah wadanka❤🎉❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw ❤❤
Asda walhi uu istahila inat iyo inkabda waa wanga unaga kasbadya welcome wllo❤🥺
Goatka sotial media manta inuu dad leeyahay baa cadatay oo wada muxaafida ❤🎉
Alxamdulillah Asad hagio
Wad u qalantaa soo dhawaynta, ku soo dhawow dalkaga hooyo🤍❤️
Walahi cabdulahi hgio okale lama wadahaysto m.a allahadaye❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Manshallah Abo Hagio wxuu dhalay wilal wngsan wlhi manshallah cimriga ilahey haaa u dhereeyo
Xamar kaliya lagama daawado team27 kismaayo kaafiso xitaa waa laga dawada
Aado Wyn
Cumeer big legend sxp guuleyso❤❤😊
masha alh cumeer nin ku fcn saxib timada waaye lkin mee shaas waxaa ku ceebooway kiin ceyda ceyda waa nin xun oo naag ku figrad ah amiira ayuu lasoo saftay
wlhi imasha asad wan ku farxay qofkii asad dhab uyaqan ayaa nasiib leh asadow so dhawaaw wllkena quruxda badnaaa ❤❤
Waaw m.a Asadkeena si wacan loo soo dhaweyey m.a keep going ❤❤❤❤
😢masha alh horey usoco abowe cumeer baariyeeey waad mahadsan thy abaayo Saad noogu hagar baxdey
Somalia noqabil manta kadhiib from mandera❤❤
Madaxweynaha sidan looma soo dhaweynin waligiis😂😂🎉❤
Wanu jecelnahay asad 🤝🤝😇😇❤❤🥰
Welcome to Somalia bro mcn Asad hagio❤❤❤❤❤
Cumeer 1M soon insha Allah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Scw❤😊
Welcome Asad hagio number one somali RUclipsr❤💯
Maasha Allah ❤❤❤❤guul asad hajio ❤❤❤❤
Wel come to moqdisho asas hagio🎉❤
M.n cumeer mahadzanid wllo viva ciyaal xamar ❤🥰👍✅
Subxana Laah, maasha Allah.
Madaxda xataa saan maloo so dhaweeyo.
Qofkasto waa sida oo dadka ubkasbado. Ee sida Asadow dadkaan saan kugu jeclaadaan samada sidaas hakuu jecladaan.
Welcome Asad hagio ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 malin akaqebgaldono🎉🎉
Welcome back asad🎉🎉🎉❤
Masha Allah wll isa jecel sidn isko farxsnd ❤❤❤
Welcome back goat ❤asad xaajiyow
Wlhi asad sida loo yecel yeyy kayaabay ma. Anaga dhan jecel❤
Welcome Asadkenah🎉❤
Welcome Asad 🎉
Welcome back your home bro 🎉
Welcome wllkeyn asad mudan kula mirugoone soo dhawaaw thanks cumeer
Welcome asad_hagio 🎉runtii anoo arkin baan la oo yay farxad darteed🎉❤
Qofka ugu horeye ani waye cumerow❤🎉
Ilahy nabad wu ukenay lkn ilahayna ha celiyo isagoo nabad qaba ❤😢🤲😩
Yaa iga horeeyay 🎉❤😊
Somali way is jeceshahay ilaah is siyaasiga duluf a naga qabo qabiil nagu kala qubay asad welcome Reer muqdisho wa Mesha kaliya somali nimada ka noo shahay😍🇸🇴
Odayasha siyasiyinta ina dhibay 😢
Cumeer iyo kashka waa libaxyo wiilka yar garab bey siyen Dayah allah waxa ku Faraxdo haku siyo
Machaallah welcome to mugdisho asad hagio cumeerna 1m goutoura🎉🎉🎉
Reer muqdisho hadaa nahay manta maalin weyn ayee noo eheed❤ we are very happy🎉😂❤
Masha Allah tabarakaraxman asad siquruxbadan aya logukacay wllkay naguqaliya ❤❤❤
Waw ana uhoreya cayda ada ka fican 100/100 wayo xasan maleh sxbna maleh
To be honest have never seen anyone else being welcomed like this only the Real G.O.A.T
Kashka wll hore soco ❤
Masha Allah ❤❤❤
Macha Allah tabarakalah ❤🎉
Cumeeroow Adina gormaa imaan Wlll qali ❤❤😢
Welcome asad❤️🩹💯🐐
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.
King of RUclips 🎉❤
1M comin soon ❤🎉
Machallah 🎉❤❤
Masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Taliye sare❤❤ welcome ❤❤
Masha allha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asagoo lugihiisa ku socdo allaha na tuso asad❤😢
Aamiin Ya Allh
M.a welcome azad❤❤
Welcome Asad🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤]
Asad laan dheere welcome to muqdishu❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Msha Alh Asad duco walid qabaa❤❤❤
Ayy Asadkena ano waxan dawanaya safar kujiro Rabi hanawadha xafidho damanten
M.a walaahi looma kala Haring soo dhawow abowe mcn ❤❤
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ree dds hadaan nahay goormee arkeyna asad😢❤
Walaal soo daawo muuqaalka aan soo dhigay wlhi waa hubaal wax un inaad ka faaiidi doonto i.a
Ayy maanta aniga ugu horeyo ☺️🥰
Ayyy asadkena
Asad wlcme to muqdisho❤❤❤
Welcome back Muqdisho Cadey 🎉 Wllkey asad
Cumeerow adna goorma noo imaan😢❤😊
Mashallah xafiduhulah abowe sada
Cumerow 2025 gudihisa ina no imata rajeyna ❤
Assadwaakujacalahay❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤🎉🎉🎉 welcome asad wllky ❤❤❤❤