@@rumaanaahmed5574 dadka soomaaliyeed maxaa ka daldan jaahil nimadij oo dad ah Allah umadiisu ma kala fiican laa kii qaarbuu naxarius badsn geliyeey ee hawiye iyo daarood sheekadu mataagna cidii uu. ALLAHA naxariisgeliyo ayaanaxariista denbiga iyo maan gaab nimada ka kora way. Inuu ALLAHA kuu saqiro gal iyo muslin waa waxuu Allah biniaadamku ku kala duwan yahay
Mindha wa qaabka u tiri lakin waa Hadal aan xikmad ku fadhin. Faaido badan ayey leedahay in ilmo badan la koriyo, wa hadi qofku awoowo. Nimco Illaahay bixiyo weeye.
13 caruur buu dhalay buu sheegay at least 8 of them waa dad waaweyn why they don't care their father subhana Allah Ninka dadkiisa meeya marka waxas kudhacayan Acuudu qof xun Allaw wax hanoogu darin adeer Allah caafimad taam ah kusiiyo
Naarta alle ku geeye doqonyahay niman aa la xumeeyey aaa?naayaa meeqa nin baa naago xumeeyey oo caruur ku dayacay qaarna ka qaatay axmaqadyahay duliyada ah
Say, "I am only a man like you, to whom has been revealed that your god is one God. So whoever would hope for the meeting with his Lord - let him do righteous work and not associate in the worship of his Lord anyone."
asagaba markii Hore damiir ma laheyn ifur wuu Ka diiday hadana wuxuu ugu daray inuu la guursado ayadoo ifur dhaheyso dil iyo gacan qaad na wuu igu daray iyo inuu dhaho ilmahaan kaa qaadana hadaa iga tagto sidii inuu ilmaha kaligiis dhalay naagtii uu Ka daba keenay uu la guursaday na kanser ee u dhimatay marka Hadaa wanaag Rabto marka Hore dadka wanaaji
Carurta wa wayn hadaba amusan miyaa u ari dono mida kale ma hooyadod be gaf u gaysan karan hoyada iyo abaha waxa xaq badan hoyada marka is qabo walidka hade is dagalan lama dhax galo wana qalad
Mesha hada joga waa mesha dadka nolosha ka dhacday ee bananada la aruriyo la sexiyo hadu danbi galay waxaa siina guri malahan ee shaltarka qabobaha kali lo fuura homeles
Walle heestii iisha yareey an so xasustay e shimaali axmed shimaali canada marki latagay dumarki diinta wxey ka xoog badneysiiyen gaalada isku haleyntoda asey waxey gaarayan heer ey dhahan ninkeygu wuu ikufsaday ee halaxiro subxanalah ilaahoow so hanuni dumarka soomaalyeed aad bey ubadiyoben badankood.
Naa Ogaden waa dad gob ah marexan aniga 5cunug u dhaley waa gun gun dhashey o xiin dadka u dhibateya dadna ma ahan yuhud ayay ka so jedan aniga ha i amanin kuwas
Marsuqadan naa xishood nin kii ku qabay haduu xuma haku xadgudbin qabiil dhan hada aniga nin marexana iqaba walahi oo bilaahi in usan waligiis dhib igeysan oo hadal xun idhihin manta hadu dhinto in an qiyamo dhib u i geystay an la weydii neyn marka comentiga aad qoreyso ka fiirso reeruhu ma wada xume
Ninka odayga keenay wuxuu u egyahay nin aarsi wada kuye anigu hawiyaan ahay wuuba hanjabaya haday dar ilahay u caawinayaan odayga way asturi lahaayeen muslimka ceebtooda bay bariis ku raadiyaan😢
Ceebta odayga laga sheegay maxay tahay oo ninkan ka sheegay naagtu asagay ku qolo tahay waxay ku hadlaysana waad maqashaaye Inuu dhaho hawiyan ahay miyaa aarsiya tan kale yuu ka aarsan Oo wax ka qaba ninkaas ayuu soo qabtee Tan kale marka uu leeyahay hawiyan ahay waxuu u jiwaabayay naag asaga soo cayday oo naagtiisa is leeyihiin ee maaha wax odayga quseeya
Maxkamad aan la aqoon waxeey tahay aan la aqoon sharci qoran oo aan la aqoonsaneeyn cida wax u raadsanaayo qalbigooda ku sharciyeeystay ilaaheey ha u gargaaro.
Meeshan uu ku jiro waa caadi waana meesha guryaha dawladda lagu sugo ee yaan laga saarin. Canada ayaan joogaa meeshaa hadduu ka baxo guri dawlad heli maayo kirada guryuhuna waa qaali
Hadan dhulbahante nahy hawiye dadka wan ka jecel nahy Thanks walalayal intasba qof gobaa dadka tara😢🥺
Maansha allaah Tabarakalah Soomaali aan Hawiye ku jirin Tolow Sidey u Noolaan lahaayeen ,Sababtoo ah Dadka Caawiyo,oo u Naxariisto Masaakiinta waa ayaga Arintaas Waan u Fiirsadey u Fiirsadey Xafidalaah Waa Naxariistii Oo Qolo ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haa walahi taas been kuma sheegin abayo why dulmi intaas ugu dhici karta ehelkiisa away ayada ehel ceshta maleh miyaa
Caruurtuu dhalay maxa kaqaldan abahooda sidaa ugu fiirsadeen
@@rumaanaahmed5574 dadka soomaaliyeed maxaa ka daldan jaahil nimadij oo dad ah Allah umadiisu ma kala fiican laa kii qaarbuu naxarius badsn geliyeey ee hawiye iyo daarood sheekadu mataagna cidii uu. ALLAHA naxariisgeliyo ayaanaxariista denbiga iyo maan gaab nimada ka kora way. Inuu ALLAHA kuu saqiro gal iyo muslin waa waxuu Allah biniaadamku ku kala duwan yahay
Hawiye kale ma ahane dheh Habargidir yawaye hawiyaha kale only hg
Wiilka keeney yaa waaye??? Waa Nin Silcis Gorgaate ah Hawiye Xafidalaah Waa dad wada Naxariisto. ❤❤❤
Dulmi iyo qabyalad ba mesha idin geysan waxad dad cawisan mahaln dadka adinba so qixiye beenta isku shega
Daahir khayr alla ha ku siiyo❤❤❤❤❤❤
Wiilka odayga wada. Havaryar Jazaakallaahu khayran
Allaahu akbar Ilaahey haka baqaan awlaadiisu oo ha donaan caruurtiisu waa abahood ilaahoow u soo yaree Xawa abahood
Wiilka caawiyana ilaahay khayr ha siiyo
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
qabiil haduu waxa u qabanayo 60 years ayey arkayeen war somalianimo ninkas u caawiya inshallah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Masha Allah Ilaahoow somaalila aan hanaga dhigin ama soomaali hanoowaayin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
NIMANKU WAA INEEY OGAADAAN CARUUR BADANI INEENA WAXBA TARIN INTII ILAAHAY. KUU SIKHRAY MOOYEE
Mindha wa qaabka u tiri lakin waa Hadal aan xikmad ku fadhin. Faaido badan ayey leedahay in ilmo badan la koriyo, wa hadi qofku awoowo. Nimco Illaahay bixiyo weeye.
*Waan ku salaamayaa wiilka odeyga caawiyey. Guuleyso anagana garabkaaga ayaa ahay*
Xasbiyalaah wanicmalwakiil😢 wa dhibane wajigiisa ku talaaa 😢😢😢😢 hala cawiyo😢😢😢 maskinkan😢
13 caruur buu dhalay buu sheegay at least 8 of them waa dad waaweyn why they don't care their father subhana Allah
Ninka dadkiisa meeya marka waxas kudhacayan
Acuudu qof xun Allaw wax hanoogu darin adeer Allah caafimad taam ah kusiiyo
Waa wax la iswaydiinayo
Waa sax ninku miyuusan ehel iyo aqribo laheyn marka. Laga soo tago naagtan caruurta u dhashey😢subxaanallaah
Allaha ku caafiyo wll
Wiilka waa fariid wllhi…thanks for helping and ur ex lost a man..
His children are older why they don’t stand up their father
D
Maybe they are disobedients
@@abdirahmanyusufosman9545maybe he abuse them
@notyourtypicalfarah7194 I don't believe that
Children it is no good
Wiilka caawinaayo allaha adduun iyo akhiro allaha Nimceeyo
ALLOW Dalkeyga igu Amaanso Dal Gaaale Uma Socdi Allow Gaal aan Hoosta ka Galin😭😭🤲
Allow ku caafi Yaa Allah 😢😢
Inalilah waina ileyhi rajicun subxanaAllah wayaab
Alle carrurta uu dhalay xuma allahu akbar
ileen Habarta waa Mujrimad 😢😢😢😢😢😢
😂😂
Reeekoda oo dhan Aya mooryaan ah iyada iyo walaasheed ba mid ay dhahan mama somaali
Mujrimad maahe wixii uu geestey baa ilaah soodadajiyey nabsimaraago
@Rimj-ur4be wuxu geystay baa laga jaraya baad tiriye muxu geystay noo sheeg
Awey caruurta uu dhaley miyeesan damiir laheyn Alle ha u soo hadeeyo.
Qurbaha walagu washay ninka kuqaba sidu kukufsanaya habar walan waxkufsada alaha kusahlo musibo😢😢😢
Wasaas markey is dagaalaan ayey ku dacwodaan dhibaa yaal meshaann
@hamdishiigdon2044 wabaa qashin socdaa waxas ayay ragaa kuxidhan miyaa maxishonayan
Dee iyadoon wasmo rabin buu khasbay, wasmadu waa ogolaanshe sxb maaha in naagtu dhaliga iska kala qabato
Walahi naagaha waaba qoyan oomiiran ninkan dhibkii uugeeatey baahaya cid umandamqato hani oo maxamed maxkamid lamakeenin balsw hodan maxkamada lakenaya naagihidhan ninkaan dalimka lajiran
Walahi naagaha waaba qoyan oomiiran ninkan dhibkii uugeeatey baahaya cid umandamqato hani oo maxamed maxkamid lamakeenin balsw hodan maxkamada lakenaya naagihidhan ninkaan dalimka lajiran
Allaha caafiyo abahan waa dhibatey sanyahay wajigiisa ayey kamuqata
Subxanallah tani Sade Marexan ma’ahan qumiyo ku qaaday caku naxaris daranaa,😢😢😢😢 oo away carurti u dhalay,miyuu ka waayay mid daryeela??? Waa aduun wax kasto waa la arkayaa,walee Hodoney maxaa ku dambeyaa.
Wallee ilaahey hortiisa xisaab waa taalaa aakhira war jiraa
Bismilaahi aawey ilmihiisa ama dadkiisii uu ka dhashey subxaanalaah
Maamadaas waxaan arkay gabdhaheyga waa gabdho fiican masha Allah
Balaayo kaa guursatay
Bal aabahooda dhibaatadaan ku jiro oo xanuunsan cancer qabo
Bee ku fiirsanayaan
Taariikhda xusi doonta
Allaah ha caafiyo naagta sidaa gashay manta maalin aan ahayn ayey kashalayne
Caruurtiisa mid Damiirleh mala waayay?
Geese geesi dhalay wiilka yare
Naag ninkii qabey ku dacweysey waa ikufsadey dhaqan iyo diin midna uma lihin waxaas dumarka Soomaaliyeed ilaahey ka cabsada waa halaawdeen
Aabo lama helo
Aloow kuwaaas yaa wax u sheega
Dad baa weysan aaabo
Oo maalin walbo aan aragnaa dad baa aabahooda dhintay aan wali arkin
Yaa Allah
Ana garan lahaa hadii ilahay iso celin lahaa abahay 😢😢😢
Aabaha kolkuu caagimaaf qabay dayacay hooyo 15 udhashay what sort of aabo
😢😢😢 walhi ilaahey nimcada qofka siiya kuma shukriyo aabahey maalin hadaan ari lahaaa 😢😢😢
@Rimj-ur4be
Adigu rwply kasra ninkan ayaad ku jafaysaa ma dadkii xumeeyay ayaad ka mid tahay yaa kugu dhahay wuu dayacay anigoo guriga shaqo ka haya oo nadiifinaya ayaa lay xiray wakaas lehe
@AbdullahiAdamAhmed bro sheekadiisa si fiican maadan u dhageysan miyaa ama???
Nimanka waa la iska celiyaa adoon dhibaato ugeysan xataa iska fur hadaada rabin
Naagahan aakhiro waad ba,deen ragii somaliyed waad xumayseen 😢
Naarta alle ku geeye doqonyahay niman aa la xumeeyey aaa?naayaa meeqa nin baa naago xumeeyey oo caruur ku dayacay qaarna ka qaatay axmaqadyahay duliyada ah
@@dhemanduceysan3255dhiilo
Naa maxad gabadha saan oo dhan ugu dhamatay bisinka raga somaliyed kuwo badano kamida gabdhaha waa xumeyan laakin hada odaygan sida loo galay si wanaagsan baa mida kale islantan hodana laftedu maba fayoba
😂😂😂😂@@dhemanduceysan3255
Runtii reerkan cidina ma oga wax dhex maray. Dadku way iska hadlaan hodanna ma fayoba. Isaguna ma fayoba
Subxaana allaah
Maamadaan marwaliba social media baan ku arkaa
Waxaa layaab ah walid ilmahiisu markee qangaraan waa inee xanaaneyan walidkood marxaladkasto jirto hooyadi hadii abihi eryaday ayga abahooda xaqbuu kuleyhy miyanay allah kabaqeynin walidkaa oo xanunsan wadada barafka ah jiifo ah😢 ubadkee dhalaan biri maxay kadheefi subxanllah faraj qerleh allah haufuro abahaa somaliyed😢😢
Subxaanna allh naagihi qurbaha wuu uga daray allow noo gargaar
Yarkan nin rag waye wlh xabadka ayu uqaracday walidkan dhibeysan asagana yar dhalanyar waye ilahey culeyska hakadulqaado insha allah walidkana somali maxamed aya utagan insha allah
Allaah dulmiga dadka ma fiicna miskiin
*Ilahay ha guuleeyo odeyga. Ilahay xaqa ma qariyo*
Subxaanalaah ale ha kuu saqiro oo ha ku caafiyo
Islaantaas masiibo inee tahay marhoraa arkay waa eleheed yaa xasuusto abdikarin isagoo iqabo 25 sano baan ahmed jeclaa 😢waba islaan macsi kufaneysay odeyga ilahey buleyhy ilmahisina malaha iyadaa kudirtay ilahe haso hadeeyo abuuhu waa nolosha iyo tiilrka ❤
Anigu barigaan waxaan u qaatay inay xanuusanayso
Say, "I am only a man like you, to whom has been revealed that your god is one God. So whoever would hope for the meeting with his Lord - let him do righteous work and not associate in the worship of his Lord anyone."
15 ciyaal miyeey sidaan ugashay islantii uu qabay🙄aaway ciyalkii? Mey caawiyaan aabohood? Yaarabi raxmaan😢
Faadumooy caasi waalid aya noqotay aabahaa daryeel curudkiisa aya tahY subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢
Xitaa haduu khaldamo xita waalidkaga sidee rafaad ugu fiirsata ilmaha qaar waxa dhaanto inadan waxba dhalin😢😭😭😭.
Dhaafa dawladdu guri ha siiyaane laakiin hala caawiyo allow u gargaar
Dowlad xagee joogta 5 sano xireen homeless kadhigeen.naagta ugu hiiliyeen
Suhanalaah subhanalaah walaahy waana yabanahay damiirki xage ka aaday gabadhaan somalinimo wllnimo xaas nin iyo naag is qaba muslinimo intaso dhan xage ka aden ax ax ax
asagaba markii Hore damiir ma laheyn ifur wuu Ka diiday hadana wuxuu ugu daray inuu la guursado ayadoo ifur dhaheyso dil iyo gacan qaad na wuu igu daray iyo inuu dhaho ilmahaan kaa qaadana hadaa iga tagto sidii inuu ilmaha kaligiis dhalay naagtii uu Ka daba keenay uu la guursaday na kanser ee u dhimatay marka Hadaa wanaag Rabto marka Hore dadka wanaaji
Habargidir unba cawisa masakinta qeer allaha idinsiyo wa dad damiir leh guulesta weligin mashallah
Qabiilki ku qaaday kuma dhigo 😊
Habartii haday xumatay away carutti udhakay carurtisii away 13 ilmaa xagay tagen wale kuwina sidas idiin gali😢😢😢
Mala ciyaalka qurbaha lagu dhalo dad maaha waa eeyaha oo kale 😅
Hoyo waxa ay caruurta u sheegto ayay qadanayaan waayo ayadaa gacanta ku heyso caruurta
@@MohamedOsman-z2p haday carur wanagsan yihin abahod maydayacen sikasto xumantisa logu shego 35 ayay isqaben waba dad wawayin carur majogto meshaa wakuwaa casiyina 13 ayaa jogaa maxaa wada qaribay
Wa qof xanuunsan ilahay ha cafiyo
Wiil cawinaya waa legend waye wlhi
Ha sheegin walal Dada kuso gashay
Super hero wiil dhalinyara oo qalpi NadiiFa 😢
salalahu caleyhi waslam ❤
Ilahow u gar gar wilka cawinayo o Asagana maxakamada ku qafifi yarabi 🤲
Ilmihiisaaa u aari doona hooyadaass eeyada ah inshalla iyadna way arki doontaa inshalla
Maxee u arayan hada ayeba yihin dad wa wayn 22sano is qaban
Carurta wa wayn hadaba amusan miyaa u ari dono mida kale ma hooyadod be gaf u gaysan karan hoyada iyo abaha waxa xaq badan hoyada marka is qabo walidka hade is dagalan lama dhax galo wana qalad
@@nasrocabdiraxmaan4960 hooyo ma jirto sanadkaan jeelka waa inay ku urtaa
Gabdhaha somaliyed waxan dhihi lahaa raga didaa ha yelona caruurtada ceeb ku tahay
Ax ax ax😭😭😭😭😭 illaahayou uu guurumo
Alcohol 🍺 ilaahow khatumada kheyr noogu qatim 😢
Ilaahey ayaa ku cawinayo habaqin
subaana naagatii waashaya ninkana oo kuwaalataya Axamed
(RABBI) hakuu gargaaro, dhibkana hakaa saaro (ALLAHUMA AAMEEN)🤲
Inalilah waina ilehi rajicun 😭😭 ax illahow caasi walideen hanaga digin ilmihi u dhalay mey wax u taran
Caruurta habaar uqadeesa subxanalaah 13canug ilmahas ka goynayaan naxariis maleh miya
No one who didn’t abuse some people don’t end like this
Allah.akbar Allah.akbar Allah.akbar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxanallah
Allahayii umadisa wa isku eganaya yea rabii adiga awoda iska lee
hada shalterka ka sartan guri ma siinayaan hadba guriga wa qaali yaa ka bixinaya bil walaba somali haday hal mar u aruuriyan uma soo noqonayane
Mesha hada joga waa mesha dadka nolosha ka dhacday ee bananada la aruriyo la sexiyo hadu danbi galay waxaa siina guri malahan ee shaltarka qabobaha kali lo fuura homeles
Caruur baa naga xumaatay
Ayey hooyooyinka Soomaaliyed dhahayaan intay
Ragooda xumeeyaan oo sidaa u galaan.
Guri haloo gareery odaga
Allow ugargaar
Naxariis darana nagtu naa iska cafi oo ilmihiisa ku xir oo aabahood unaxariista dheh hadaad aduun iyo aaqiro baad heleysaa iyo aduun iyo aaqiro kala badan anigu waxaan isleeyaha iyadu xataa wey waalan tahay ma fiyooba
Subxana laah mabanaxdee nagtan
ileen Habarta Maseer Dartiis ayey Caruurteeda Aabohood saan ugashey miyaa 😢😢
Walle heestii iisha yareey an so xasustay e shimaali axmed shimaali canada marki latagay dumarki diinta wxey ka xoog badneysiiyen gaalada isku haleyntoda asey waxey gaarayan heer ey dhahan ninkeygu wuu ikufsaday ee halaxiro subxanalah ilaahoow so hanuni dumarka soomaalyeed aad bey ubadiyoben badankood.
How I contact dahir calasow please
😢😢😢😢😢
Naag yaan leh weeye qoftaan, Mareexaan waxba kama oga
Naag Ogaadeen ah baa korsatey.
Marka Ogaden ba xun miyad ledahay ader geed walbo decankisa ayu dhala
Naa Ogaden waa dad gob ah marexan aniga 5cunug u dhaley waa gun gun dhashey o xiin dadka u dhibateya dadna ma ahan yuhud ayay ka so jedan aniga ha i amanin kuwas
Marsuqadan naa xishood nin kii ku qabay haduu xuma haku xadgudbin qabiil dhan hada aniga nin marexana iqaba walahi oo bilaahi in usan waligiis dhib igeysan oo hadal xun idhihin manta hadu dhinto in an qiyamo dhib u i geystay an la weydii neyn marka comentiga aad qoreyso ka fiirso reeruhu ma wada xume
@@marzuqadan5840😂😂 kii kuqabay wuukugusugay saa bulacadaas bila aqlalqda ba tahaye
2012 ayu yimid kanada aniga aya la socday
Lakin wll miyu Yara xanunsanyahay sidu u hadlaya wll 😢
Asc ninkaan caruurtiisi aaway soomaali yuu ka yahay sami
😢😢😢 nag xun aheyd hodan ilmaha da aabahod lama dhibateeyo hadu xun yahay mcl walaga ronada
😂😂😂
Taas iyadaaba ash eheene waa walneed filaa
Every story has two sides so be careful and don’t judge a book by its cover
As wr wb daahirow canada sahal looma helo guryaha marka ha la caafiyo ogdogaan
allow caafi xanun kadaa sheekada dad isqabay weeye
Ninka odayga keenay wuxuu u egyahay nin aarsi wada kuye anigu hawiyaan ahay wuuba hanjabaya haday dar ilahay u caawinayaan odayga way asturi lahaayeen muslimka ceebtooda bay bariis ku raadiyaan😢
ceebta aad sheegeso waa maxay iyo qabiilka aad wado,hadan la keeni laheen so cidlo buu ku dhiman lahaay,waakas caawe caawinaad buu helay,hal qofna ma caawini karo,ee caadi iska dhig,
Ceebta odayga laga sheegay maxay tahay oo ninkan ka sheegay naagtu asagay ku qolo tahay waxay ku hadlaysana waad maqashaaye
Inuu dhaho hawiyan ahay miyaa aarsiya tan kale yuu ka aarsan
Oo wax ka qaba ninkaas ayuu soo qabtee
Tan kale marka uu leeyahay hawiyan ahay waxuu u jiwaabayay naag asaga soo cayday oo naagtiisa is leeyihiin ee maaha wax odayga quseeya
Ceebta aad shegayso markay bananka jiiftay maxaa udhihi waysay hala qariyo marka lacawinayo waa adiga dhahaya fayuusba lagu radinaya qabiilba madaxa kagalay allaha kucafiyo
Inuu dhaho waan iska kaa difaaacaya naaagta goodineeyso waa Xaq asaga dhibta lala rabay ayaa mid lamida ayaa abahaan lala helay inuu ka xumaado wa caadi islantiina wiilka weey usoogoodisay marka Adiga hadalkadu maxu noqonaya walal
@@sofieguleed2447umadeena waxii aan is tari laheen qabyalad ayaa naga hortaagan ninkan asaga op safara abahaan arkay oo warkiisa Somali oo dhan gaarsiyay miya xumaan naga mudan qabyaaladu wa cudur wlh
ALAH ILAHOW OHIN IGADHAMATAY NINKAN HALACAWIYO YAN CIDAS LAGU HALEYN.
Windsor Ontario
Walahay waa wax lalayaabo 😢😢😢😢
Maxkamad aan la aqoon waxeey tahay aan la aqoon sharci qoran oo aan la aqoonsaneeyn cida wax u raadsanaayo qalbigooda ku sharciyeeystay ilaaheey ha u gargaaro.
Allaahu arbar
No one can help him unless he help him self
Fadlan soo baro sida af ingiriiska loo qoro , haddii kale fadlan kusooqor afkaaga hooyo.
😂😂😂😂😂😂@@ahirsi3991
ALLAHA CAFIYO 😭😭😭😭😭😭
Nagihi qurbihi hda waxay noqden raggi inay saan u dhibateyen maba xishonayan
Cabsidii ilaahey waa dhamaatey markey timaado $.
Hawiye walaaahi Somalinimo waa uqiray. Silcis ifahansiiya please?
Waa hiraab adeer kiis waa ina gorgaate
Daamme gorgaate ama maxamuud,
Maxamed gorgaate,
Wadalaan gorgaate
Iyo silcis ayaa wada dhashay
Maxamed oo daamme looyaqan waxuu dhalay hiraab
Hiraabna waa hawiyaha aad maqasho intooda badan
Silcis iyo wadalan ma badna
Waxayna u badan yihiin kenya gobolka waqooyi bari
Silcis wa rafad ama quf la dhibatey
wlh waligay ma maqlin nin nagtisu wu kufsaday la leyahay subxanallah illahu dintena nagu sug
Ax ax 😭 😭😭😭😭😭😭
Meeshan uu ku jiro waa caadi waana meesha guryaha dawladda lagu sugo ee yaan laga saarin. Canada ayaan joogaa meeshaa hadduu ka baxo guri dawlad heli maayo kirada guryuhuna waa qaali
Waayab awaaya fadumo ckarin hawaar qabtadan 😢😢😢