ARMAN OO NAGA FARXIYAY CAWA CIYARTA ADUNKA QOSOL NAGU MA HARIN….

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025

Комментарии • 476

  • @CanabxasancabdulleXasancabdull
    @CanabxasancabdulleXasancabdull 7 дней назад +173

    Sundus adi le ha no iman wey intan ina kabadn ku so dhawey neyyy na abyo mcn l love you sunduseydiin ❤❤

    • @Amalahmet134
      @Amalahmet134 7 дней назад +7

      Sundus dhulka ayay iskugaraaci dontaa markaysomaliyatimado

    • @KaltounAhmed
      @KaltounAhmed 7 дней назад +4

      Sunduseydiin❤

  • @NajmaCaraale-y5u
    @NajmaCaraale-y5u 7 дней назад +145

    Sundus abaayo ladan mskiin weeye ixtiraam umooji

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc 7 дней назад +137

    Armaan malaga dareemaa in hablaha looga Sii dardaarmay 💅😂❤️❤️

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl 7 дней назад +84

    M.a ilaahay farxada haidiin siyaadiyo sida isku wahashada intu asad koko idiin soo labanayan i.a ilahay nabad ha idinku keeno asadkoo😢❤😮

  • @zihamabd-qn8uo
    @zihamabd-qn8uo 7 дней назад +64

    Wlllhi ARMAN funny waaye rùntii qosolka aduunka 😂

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 7 дней назад +95

    Alla saa ufarxay Lee in guriga asad cawa ay cidla ku dareemeenin gabdhahayga 4ah armaan markuu imaday ogaday in sidi hore ahaanayo guriga saas Lee isku jeclaada team 27 guul asadna asoo nbd qabo uu salabana i .a ❤❤

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 7 дней назад +97

    Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 7 дней назад +110

    Sundusey hada kadib armaan kuxir vedioga booskii asad gali❤😂😂😂😂

  • @RidwaanAbdirizak-b8x
    @RidwaanAbdirizak-b8x 7 дней назад +175

    I love armaan Wlhi he’s so funny😂❤

    • @Nemo_nuna
      @Nemo_nuna 7 дней назад +5

      Me too

    • @RidwaanAbdirizak-b8x
      @RidwaanAbdirizak-b8x 7 дней назад +1

      @@Nemo_nuna ❤️🫶🏻🫶🏻

    • @aishaFarah-v3b
      @aishaFarah-v3b 7 дней назад

      Me too wallahi😂😂 I love him

    • @AyaanCawil-tu7ch
      @AyaanCawil-tu7ch 7 дней назад +1

      XaFASA iSMAACiiL DUCALe❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 7 дней назад +44

    Ayyy armaan soo funny we miss you yaakhi gabdhahayga sidaa iigu faraxsanaada mar kasta gurigana sidaa ha u shidnado intu asad maqanyahay❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 дней назад +117

    dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta❤️🕋☝️❤

  • @SahroCabdi-n9g
    @SahroCabdi-n9g 7 дней назад +44

    Sundus wakujclhy quruxdeda ilaahy hakuu danbi dhaafo mcnto🎉

  • @AmiiroMuhumed
    @AmiiroMuhumed 7 дней назад +42

    Ayyy arman hawen waliba san aa inigu kenaa 😢in uu ka farxiyo u rabaa🎉❤

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab 7 дней назад +27

    Wllhi arman funny waaye runtii qosolka aduunka😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 7 дней назад +31

    Welcome to Malaysia 🇲🇾
    Arman hagio Arman funny
    Ku sali nabi maxamed scw ❤❤❤

  • @Drsmariaindhobildhi
    @Drsmariaindhobildhi 7 дней назад +27

    Sundus waakusoodhaweyneynaa noo imow saan iyo sikadaran waanaga mudantahay keep going abaayo

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 7 дней назад +29

    Armaan wuxuu is leeyahay gabadhaha adeer ayaa u tahay aabahood Asad ayaa ka maqane niyada udhis ❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 7 дней назад +38

    Samia sundus farxdooda wn jeclhyy murugtooduna wayna dhibta kuweygii yaryara gagabka wn idin wadnaa weligiin wd jooga am. Sad isku fahanteen sxiptinmadiina wlalnimdiina qlpi wnagiina❤😢

  • @dhelatira
    @dhelatira 7 дней назад +31

    Sundus boska Asad arman Gali video kuso xir arman funny weye 😂😂😂

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 7 дней назад +20

    Wlhi armaan inu imaday aad ban ugu farxay wiilka kaliya booska asad buxin karaa so funny wlhi 😂

  • @abshirobashiir1456
    @abshirobashiir1456 7 дней назад +24

    Armaan is the best wihi from ciyaal xamar 🎉🎉

  • @AsmaMahad-x6n
    @AsmaMahad-x6n 7 дней назад +9

    Wlhi nasib ayay leyihin dadku la joogo arman 😢😢😢

  • @AsmaMAXAMED-i2zo
    @AsmaMAXAMED-i2zo 6 дней назад +3

    Masha Allah waa naga mudun yahey Asad in taa iyo in kabadan AA uqala maa

  • @ApdixakiiNKhadrayuusf
    @ApdixakiiNKhadrayuusf 7 дней назад +21

    Sundus ayaanle samia ahmed kiiki afcad and ladan cidi waa sugaa inty video ka soo dhigyn 🎉❤ ilove you so much hymoidina wiil ee wxa ahy gabadh armana waa iga qosliyay❤❤😊

  • @pureheart10
    @pureheart10 7 дней назад +11

    Armaan hblha wa lagala balamay mancha Allah Ilmo hagio gob wye wllhi wiilal la mida Somali dhif wye lama helo inamada siday idin ilaalinayaan u dhowrta hblow asadna garowe ayaan ku sugaynaa 😊

  • @SamsamCabdirisaaq-r3z
    @SamsamCabdirisaaq-r3z 7 дней назад +15

    sundus say walahi markii aad oysay ilmaa igatimid walahi 😭😮😢 I love you sundus❤💝

  • @ABDIHussein-e9e
    @ABDIHussein-e9e 7 дней назад +8

    Manshallah Abo Hagio wxuu dhalay wilal wngsan wlhi manshallah cimriga ilahey haaa idhin dhereyo

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 7 дней назад +18

    Armaan m.a wa farxadi o qofa asaga intu idin joga caajis ma daremaysan ❤😂

  • @Sahrasimandagan
    @Sahrasimandagan 7 дней назад +19

    Team 27 xamar bas majoogande anga hana xaqirina 😢😂from puntuland😅

  • @Amalahmet134
    @Amalahmet134 7 дней назад +13

    Magac buu armaan inoo helay kulahaa team qeero

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 7 дней назад +17

    Our queen sundus laanta youtube manuurayo waale😂😂😂❤love babes

  • @RamloCali-b6m
    @RamloCali-b6m 7 дней назад +6

    Sundusey surprise asad ugu tag walal Garab utahee

  • @Qadanaadan2
    @Qadanaadan2 7 дней назад +27

    Keep going WlzhaYy❤

  • @SahroJamac-f2f
    @SahroJamac-f2f 7 дней назад +11

    Sundus waxaad thy gabar wanagsan qalbi fcn waan kujeclahay pyo horay usoco🎉❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 7 дней назад +12

    Thanks sundus from ciyaal xamar anaguna waan kujecelnahay❤💋

  • @SumayoShariif-n3f
    @SumayoShariif-n3f 7 дней назад +12

    𝐬𝐮𝐧𝐝𝐮𝐬 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧 𝐰𝐥𝐢𝐩𝐚 𝐧𝐨 𝐤𝐞𝐞𝐧 𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚𝐧❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 7 дней назад +8

    Masha Allah sidas u faraxsanada marwalbo ilahey ha idin siyadiyo teamkena quruxda badan❤❤❤❤❤❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 7 дней назад +5

    Armaan iyo arimaheena armaan ayaa furfuran oo sheeko badan ❤😮m. a bal ee gabdhaha guriga sida uu ugu qurxiyy m.a❤guuleysta

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 7 дней назад +5

    Masha Allah 😢 armaan waa wiil gob ah wlhi arkay shaqsiyad qurux badan ayuu leeyahay ❤

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 7 дней назад +16

    Asad aya la si dardaray inay idinka taxadiran alle ha daayo walalo aan mr naba kala tagayn aya tihiin team kaygii ❤

  • @Ishwaaqcabdii-ke1rwn
    @Ishwaaqcabdii-ke1rwn 7 дней назад +38

    Sundus abaaayo inaaa kula hadlo ayaaan rabaaaa inteeeh jaaanis kaheysaaa abaaayo inaaa kula hadlo ayaaan rabaaaa inteeeh kaaala sooxariiraaa❤❤❤❤❤

    • @SahroCabdi-n9g
      @SahroCabdi-n9g 7 дней назад +3

      Walllhi sidokale aniga xita abyo😢

    • @Ishwaaqcabdii-ke1rwn
      @Ishwaaqcabdii-ke1rwn 7 дней назад +3

      @SahroCabdi-n9g sundus abaaaayo inuusoo jawaaab ciwaan aan kaala hadlo ayaaa rabnaaa abaaayo

    • @SacdiyoMahamed-x5p
      @SacdiyoMahamed-x5p 7 дней назад +3

      Sundus meelagala so xiriro asxabtada samayso talo wayeh

    • @SahroCabdi-n9g
      @SahroCabdi-n9g 7 дней назад

      @@SacdiyoMahamed-x5p haa wallhi waanjeclnahy inaa lahadalno

    • @Ishwaaqcabdii-ke1rwn
      @Ishwaaqcabdii-ke1rwn 7 дней назад +3

      @@SacdiyoMahamed-x5p sundus commentka fiiri kudhaha

  • @Tushleey
    @Tushleey 7 дней назад +26

    Sundusey hana mashqulin Washamsi nasugaayee Amiiro iyo ceyda

    • @RayaanHajji
      @RayaanHajji 7 дней назад +2

      Naa orod daneeso dadkaas adiga kuuma baahneee

    • @Tushleey
      @Tushleey 7 дней назад +4

      @RayaanHajji Anigaba kuma Baahni Ee Reblay iiga Bax🏃🏻😭😂😂

    • @HodanAhmed-hs1we
      @HodanAhmed-hs1we 7 дней назад

      Oo maxaay sameyeen malmahan hawda ka maqnye

    • @1fil-san
      @1fil-san 7 дней назад

      Kin jisaar baa la dhahaa ex cayda asad muxuu yeeli isagaa wejigiisa saxdaha la baraty 🤐 wagii caanimada ka rabey guri asada buu taagnaan jirey

    • @alimohamedkuusa7937
      @alimohamedkuusa7937 7 дней назад

      An bilowen wa shamsi

  • @AishaSharifu20
    @AishaSharifu20 7 дней назад +13

    Reer xamar kaliya ma jecla wllhi xitaa reer gobol aad bay u jecel yihiin asad kismayo in uu imaado ayaan jeclan lahaa walaken asad wllhi manta farxda wan la ilmeyey ❤❤❤😂

  • @AfnaanOsman
    @AfnaanOsman 7 дней назад +26

    Kuwaan farxadooda yaa ila jecel 🎉❤😊

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 дней назад +10

    Sundustena cashaqa acant await 700k❤🎉
    Goatka manta waloo kala kiciyey dhulkii hooyo inuu yimid baloocadeyey wlhi ❤🎉

  • @samsamibrahimmaxamed9518
    @samsamibrahimmaxamed9518 7 дней назад +1

    walahi amiiro wa gabadh xun iyada iyo cayde ❤❤ inigu wad qalbi wanagsan thin❤sundus

  • @SaynabcaliFarax
    @SaynabcaliFarax 7 дней назад +3

    Armaan booskii Asad galay Masha alllah

  • @RozaXasan
    @RozaXasan 7 дней назад +9

    M.a sundusfyyy waa socotaa babi 700k on the way I.a alle nbd hanogu soo celiyo asadkena🎉❤😊

  • @FardoosaCabdi-h2c
    @FardoosaCabdi-h2c 7 дней назад +2

    Wow armaan ❤❤❤

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 7 дней назад +8

    Arman the lengend of lengend saanay habluhu murugo iyo cidlo udareemin kafarxiyey saa ufaraxsanaada hablahsyga

  • @QaaliGoodax-f4y
    @QaaliGoodax-f4y 7 дней назад +8

    My queen 👑 i❤Sundus

  • @Saabo607
    @Saabo607 7 дней назад +3

    Wllhi maanta soo dhaweynay fcn baa ka dhacday Asadkeena waaw m.a sundus sidaas ka daran ayaa laguu soo dhaweynayaa i.a ❤❤❤❤❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 7 дней назад +2

    Alla armaan gabdhaha sida uga farxiyy m. a❤🎉

  • @RahmaFathi-o5r
    @RahmaFathi-o5r 7 дней назад +13

    Sundus samia ladan kuwaygii ma sey u farxsan yihiin❤👸🫂🥺😭

  • @FardawsadaahirDaahir
    @FardawsadaahirDaahir 7 дней назад +4

    Sunduseey wlhi xaly waan idinla ooyy abihiin ayaa idinka tagy😢😢 lkn eega adeerkiin armaan ayaa yimid intuu asad soo noqonayo seve waye ❤✅✅💯👍

  • @XalimoSacdiyo-v5x
    @XalimoSacdiyo-v5x 7 дней назад +4

    Allha ku idin xafido gabdhahan jeclahy sundas iyo samiyo iyo kiki iyo ladan sharaf iyo karamo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AmranQaali-c5k
    @AmranQaali-c5k 7 дней назад +2

    Sundus ia not easy wllhi ❤❤😊🎉

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 7 дней назад +5

    Wlhi Armaan wn ku xiisnay❤❤❤

  • @Bilan-h9p
    @Bilan-h9p 7 дней назад +6

    M.a all farxad haini siyadiyo wllo walhi farxdina Wan jecelahy dhamntina waxa tihan dadka kaliye qimah walalnimda na barya kudaysho mudan keep going wlloyal ❤🥺🫶

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 7 дней назад +5

    Team 27 oo dhan baa sidaa u soo dhaweyn doonaaa❤❤❤
    Sundus, kiki ladan, Saam, cumeer alpha deeqow iyo in badan aan ka tagay❤❤❤❤❤

  • @Sagal1212
    @Sagal1212 7 дней назад +5

    Sundusteeyda❤❤❤❤❤ ladan❤saamiya❤kiiki❤

  • @Nimcoaragsan-q5z
    @Nimcoaragsan-q5z 7 дней назад +2

    Asad surprise ugu tag sundusey😊

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 дней назад +15

    Ree xamr.kaiya maheee dundid daafheeg way joogaaan team 27 zunduzeeey farxdiin waan jeclhy wlhi❤

  • @Tushleey
    @Tushleey 7 дней назад +4

    Ladan ba qabsatay kanalka sundus lasun keep going😂

  • @KALIGEEDNAAAG
    @KALIGEEDNAAAG 7 дней назад +5

    AYY BOOSKA ASAD BUU IDIN GALAY ALLAHA DAAYO ARMAAN🎉😢

  • @Asuuuush
    @Asuuuush 7 дней назад +5

    Yaa inta yare samia oronayso dharkayga waan nacay ku soo ceshceshnaayay

  • @Hindaabdirahmn
    @Hindaabdirahmn 7 дней назад +4

    Armam imiss you bowe hadanhy fansk sundus ❤❤❤❤

  • @IkraanMahamed-y7w
    @IkraanMahamed-y7w 7 дней назад +3

    Armaan ayaa buuxiyeyey booskii asad❤❤ omg hablaha ilaaliyaa❤😊🎉

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 7 дней назад

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 дней назад

    Reer xamar waa daacad qalbi fiican Inshaa Allah sundus adna waa lagu soo dhaweeynaa ❤❤❤❤❤

  • @shukriarsenalist7088
    @shukriarsenalist7088 7 дней назад +1

    Haa wlhi xalwada cadi maahan Baay iyo bakool❤😂

  • @ZamzamMaxamed-g3w
    @ZamzamMaxamed-g3w 7 дней назад +1

    Armaan wllhi waa funny ❤😂😂

  • @samiraibrahim587
    @samiraibrahim587 6 дней назад

    🥰arman wa vibe markasta❤️

  • @HindaIsmeal
    @HindaIsmeal 7 дней назад

    I love you sundus wllhi taagere weyne kuu ahay m.a qof fiican baa tahay ❤🎉🎉

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 7 дней назад +3

    Wlhy arman sonoqoshadiisa waa kufarxay shax shaxdiisa iinolada ❤

  • @imranadan-e2q
    @imranadan-e2q 6 дней назад

    M.a wlshy.sundus❤❤❤❤❤

  • @maarayxaashi975
    @maarayxaashi975 7 дней назад +3

    Armaan waan kuxiisnay arman is the funny man😅❤

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 6 дней назад

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 дней назад +1

    Armaan energy kujeclahay waa nin furfuran ilma hagio dhan waa dad gob ah ❤

  • @fatximahamed5478
    @fatximahamed5478 7 дней назад +1

    Hamalyo armaan walkay❤welcome to Malaysia 🇲🇾 ❤mar kle

  • @Shukrisiidio3Siidio3
    @Shukrisiidio3Siidio3 6 дней назад

    Team sundus coming soon 700 intuu asad soo lawanin aan gaarsiino❤❤❤❤

  • @MandekAbdi
    @MandekAbdi 7 дней назад +3

    Baay io bakool xalwo ka mcn Nairobi mleh❤😂

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 7 дней назад

    Wow manshallah Asad in Somalia!! 🇸🇴 🥰🥰🥰

  • @Asmahh-r2l
    @Asmahh-r2l 6 дней назад

    Asad wuu uqalmaa insidaas loosoodhaweeyo waayo qof qalbiwanaagsan waaye intaas kabadan buu uqalmaa adiga xitaa sidaas baan koosoodhaweyneynaa❤❤❤🎉🎉🎉 abaayo waanku jeclhy wallsheyda❤❤❤ nooloow nolalfarxadleh❤❤❤ hooyo Karti dn baatahy sidaas baankugu jeclaadey❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedClahi-bs5dz
    @MohamedClahi-bs5dz 7 дней назад +2

    Xalwada Bay iyo bakool❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 7 дней назад

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SahrocabdiQorane
    @SahrocabdiQorane 6 дней назад +1

    Hadaadan video ga sundus like saarin farta kaf😂😂

  • @Bishaarofaarah-v8e
    @Bishaarofaarah-v8e 7 дней назад

    ❤❤❤❤ hbomcn guuleysoh marwalbo 💪

  • @AbdallaHalazi-l2i
    @AbdallaHalazi-l2i 7 дней назад +4

    Sidaas u Faraxsanada walalayaal Oo Is Garab istaaga ❤

  • @MunaMukhtaar-c6y
    @MunaMukhtaar-c6y 7 дней назад +1

    Wlhi Arman fanny wye team Qiiro no bixiyeypa😅😂

  • @RaxmoShibra
    @RaxmoShibra 7 дней назад +2

    M.a wllhyga ❤ horey u socoda wllhyga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shugri498
    @Shugri498 7 дней назад +5

    Alllaa arman waa farxadii oo qofa

  • @MaryanCabdullahi-dj9oy
    @MaryanCabdullahi-dj9oy 7 дней назад +1

    Armaan funny waaye😂wlhi

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 7 дней назад +3

    10:27 sundus ha, xiran sakadaas way gaaban thy xitaa haku xiran sarwal dheer

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 7 дней назад

    Mashallah mashallah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 7 дней назад +4

    Sunduseyyy horay usoco abaayo farxadiina jecelhy afrtiina waan idiin jecelhy ilahay farxad haydiin siiyadiyo abaayo❤I love you qalbiyyy

  • @HareedMilaano
    @HareedMilaano 7 дней назад

    Masha Allah Walashey Sundus Ayaanle ❤

  • @CaaliyoCaasho
    @CaaliyoCaasho 7 дней назад

    Waa mudantihii 27oodhan❤❤❤❤

  • @FadumoadanAbdi-z9z
    @FadumoadanAbdi-z9z 6 дней назад

    Arman qurux low noqde wallah
    ❤❤

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 7 дней назад +2

    Armaan booskii asad bu galy siduu gabdhaha ugarab tagan yhh 😊