War kuwii gudida ahaa sidii way dhameen oo cawa way isisoo adkayyeen ee Wanay ku dhiiranayaan in ay tartama yaasha si cad wax ugu sheegan ee halka kasii wada👍👍
A/c waa idin salaamayaa sahan tv salaan kadib waxaan idinkula talin lahaa in Aad bulshada Aad u keentaan barnaamijkan mid ka khayiir badan idinkoo magaca hibada codka iyo talantiga oo markaa aad quraanka iyo axaadiista ku tartansiisaan qofka u cod macaan qofka u xifdiga badan quran ka iyo axaadiista oo sidan barnaamijan intaa u qabataan sidan oo kale aad u xarakaysiisaan oo markaa diin ah si dadku dhaqan ka wanaagsan aad dadka. u gaadhiisaan oo aanayidaan dadka fusuqa ku dhiiri galin waayo heesuhu halkay ku danbeeyaan waa fusuq aad dhiiri galinaysaan ee sidaa ku badala if iyo aakhiro waa ku liibanaysaan ee barnaamjikan wax ka badala oo xumaanta waa la iskaga daydaa ee si xumaanta loo suuliyo isagoo dhanka khayiirka uga faa iidaysanaysaan barnaamija oo dhiiri galinta khayiirka ah sameeya wabilaahi towfiiq waa iga tala soo jeedin inbadan Ayaan barnaamij kan oo kale arag nee wax kale ka badala
Dadkaygii daqada ayaan idinka soo dawanaya ee Intii ka xunta ahayd ma ka badiseen oo meeshi lays haystayba sidan ma u bedesheen bal in wax laga qado hhhh waynu qaan gadhayna oo marka soo baxdaan ee music laydiin tumo ayaad bartan ku tumanaysan hadana ee reer burcow ha deg degina Magaladu way inoo shidan tahay ee inaga adkayya uun Dadnimada wan idinku ogaa ee👍👍
Gudigan af somali ayeey mesha ku joogan waxba ma kala ogaa labada wiil ee u dambeysay caadi ayeey u kala hareyn ayagana weey wada gudbeyn kulaha waxas xaq ma ahan yarka cumar dhuule ku soo xiray ayaa 100% kan kale ka fiicnay lkn beyn ayeey ku soo dhiseen yarka kofida xidhan
Fix burco ugu kaalay weji adakaa kuwani
War kuwii gudida ahaa sidii way dhameen oo cawa way isisoo adkayyeen ee
Wanay ku dhiiranayaan in ay tartama yaasha si cad wax ugu sheegan ee halka kasii wada👍👍
KuLa arka caawa Luladii way ka kaceen👍
Woow tayasiir waahi ka helY codkiisa masha allah wll lkn pls fanka ha galin wll
Mhdsanid wll taas baan leeyahy fanka ha isku gelin
Waa niyow reer burco indho adagaa
Haaa walhi wayabay
Magaca haa laaka dhiigo👉🏼 SOMALILAND GOT TALENT 😍
Ta, khayr la yidhahda waa naag walan wllhy😂😂
MNSHA-ALLAH Anoon Dhegaysanin Codadkooda Ayaan fariintan soo Diray
Fahiima hadey heli laheyd qof gacan qabta wlhy waxay noqon laheyd gabadh Ilaa xad cod mcn
Acuudu bilaah naagaha reer burco ma waligood baaney microphone arag qeylo dhaadheeraa. Inaan la maqleyn bey u haystaan. Igaga darane heesihiina badidooda wey wada kufsadeen. Ta heestii qadiija foodey qaadey 🤣🤣🤣🤣 dhagihii baa wali i sii xanuunaya qeyli dhewrideeda.
Inana aadan black schoolk8 buu lga carary wa ka kelmada masrax khalday
Ree Burco waa wataa Gar iyo Gardaro ba
Naarta la isugu yeedhaya 😂
Dadkani maha dadkii cilmiga jaamacda gaadhey wa dhalinta habsabty burco diintii ku faaneysay meeday
inanka udambeeya waa nin xabsi soo maray heesta Cumar dhuule inta badan waxa aad u qaada maxbuusyada intaan wiiqmay weehanaabay😭😭😭😭
😁 walee qof ka xabsi soomara uun ba qadi kara miyaa
Dadkan leh qayla dheeraa dee iska gaabiya telefon kiina maxaa idin ka si ah
Reer burco codkiini mcn maxaa helay mise dadki way ka wada tahribeen tuladii baa so gashay burco omg my home magaloyinka way ka hadhay
Hadaan qado, qiyaamaha ada lagu qabsanayaa dheh belo ku khiyameyse 😅
Subhanallaha gabadhaha Burco may wada waalan yihiin
Maye Waa hablo sharaf leh oo gurigooda jooga Maxa Walay
Wlahay bilaahay kuwani garsoore yaal maaha qofbay iskaga dhegayaan saacad faaninayaan.😂😂😂😂
A/c waa idin salaamayaa sahan tv salaan kadib waxaan idinkula talin lahaa in Aad bulshada Aad u keentaan barnaamijkan mid ka khayiir badan idinkoo magaca hibada codka iyo talantiga oo markaa aad quraanka iyo axaadiista ku tartansiisaan qofka u cod macaan qofka u xifdiga badan quran ka iyo axaadiista oo sidan barnaamijan intaa u qabataan sidan oo kale aad u xarakaysiisaan oo markaa diin ah si dadku dhaqan ka wanaagsan aad dadka. u gaadhiisaan oo aanayidaan dadka fusuqa ku dhiiri galin waayo heesuhu halkay ku danbeeyaan waa fusuq aad dhiiri galinaysaan ee sidaa ku badala if iyo aakhiro waa ku liibanaysaan ee barnaamjikan wax ka badala oo xumaanta waa la iskaga daydaa ee si xumaanta loo suuliyo isagoo dhanka khayiirka uga faa iidaysanaysaan barnaamija oo dhiiri galinta khayiirka ah sameeya wabilaahi towfiiq waa iga tala soo jeedin inbadan Ayaan barnaamij kan oo kale arag nee wax kale ka badala
Dadkaygii daqada ayaan idinka soo dawanaya ee
Intii ka xunta ahayd ma ka badiseen oo meeshi lays haystayba sidan ma u bedesheen bal in wax laga qado hhhh waynu qaan gadhayna oo marka soo baxdaan ee music laydiin tumo ayaad bartan ku tumanaysan hadana ee reer burcow ha deg degina
Magaladu way inoo shidan tahay ee inaga adkayya uun
Dadnimada wan idinku ogaa ee👍👍
Khayr qaylada naga yaree
Waa duni naar layskugu baaqayo
Khadar JUNIYER Wa Wathaa Keep goneg
Reer burco wy xabaysanyne ma heesyaan 😂😂😂😂😂😂
Reer burco waa wada fanaaniin waa dad wada cud macaan
Tayasiir wa fanan hore uu idin dhuuntay
Bisinka reer burco qayladhaadheera
Ma ila argty😂😂😂
Cod baan hayaa ee isoo taageera😁😁
🤣🤣🤣 ma fagaraha iman🤣🤣
Heesihiii xasan aadan samater walee waa lakufsaday
Heestii qarad Aya igu darneyd kii gawracay
Samtar iyo professor sharwac oo nool ayey heestoodii dhimatay
🤣🤣🤣🤣🤣 naagaha ka daran qeylo dheeridey ku jac dhigeen inanta heestii kinsi xaaji aadan qaadey mooyee inta kale wey kufsadeen. Wiilashana labaa ugu fiicnaa.
Aar fanki burco maad gayseen waad washeen wlhi
Burcooy fanka ma ooyin baad u badasheen?
Ku qadhaadha Burco Maxa Ciil idin haya ufff
War Taan yaar ad ayey oo
Maxabeysanthye
Sakariye xasan faarax oo loo garan og yahay sakariye sudaysi iyo sahan tv ba waxan leeyahay mee tar sankii hargaysa halkuu ku danbayay
Nin maxbuusa weeye inanka u danbeeya oo jeelka wakhti kuso qaatey koleey aragtidayda wana laga dareemaya heesta u qaadey jeelalka lagu bartaa
Adi Ma lagu xidhay halke ku baraty 😂😂
@@amedomer971 haa
Mashaallh dhaliyada rer purco cod macn
Inankaa heesta farxan badacas qaadayaaa waa wax kale wlhi
Waa iga suaale reer burco cood xumo badaa 😄
Tani Burco maaha. Waa kuwii ay ka buuxsantay ee qaarka danbe la soo galay
@@ahmedashour8177 ķkkkkkkk dacad baan u qosly waa jawaabi o qof ah
@@missoslo2605 waa run sis. Burcadii original ka ahayd UK bay joogtaa.
Mrkn searching glo ayu ku leyhy meshu ma Google wlhi wa qosly inanka dnbe🤣🤣🤣🤣
Khayr ii doona nio
Roor burco fanka haka zhaqayznina😂😂
Waar tan laleyahay khayr waaba qof biyiihii wajigu dhamadeen dadkaba kuraas bay u haysataa 🤣🤣
Kkkkkkkk war anaba
Lafahayga u baqay cajiib
Waali miidhan baa meesha isigu timi.🤣🤣🤣
😹😹😹😹 walhi ma nooli kuwan way na danbaajiyeen
@@faizam523 kkkkkk
Walalyalow fanka binanka kamara, kenaa maaahaa qarabaa
Gudigan af somali ayeey mesha ku joogan waxba ma kala ogaa labada wiil ee u dambeysay caadi ayeey u kala hareyn ayagana weey wada gudbeyn kulaha waxas xaq ma ahan yarka cumar dhuule ku soo xiray ayaa 100% kan kale ka fiicnay lkn beyn ayeey ku soo dhiseen yarka kofida xidhan
Cumar nuur cabdule ayaa qaada noo shay
Sii daa sii daay nr 💯 ❤️
Xamda cod baa ku jira..
Hhhhhhhh reer burco kaftanka udaaya oo heesaha kadhaafa kkkkk yaaab waye weli .....
Inantaa Codka Khadra cumar dhuule ku heesaysa markay profile ka dhigeen aya barnamijkn furay bal codkeeda tijaabi
Farxaan bada casa
Waxad mooda inuu neefta ku dhegayso AMA ku xidhmayso midkata ma aqaano sobobta reer burco noso macneeya sobobta
Waa jaahiliin odayashan meesha fadhiya haduu midi haa idhaa waa wada haa haduu midi maya idhaana waa wada maya dadka waala eega siday wax ukala keenayaan
Reer burco masaasaa udanbaysay
Waxaan islahaa fiintaa is Qabsani
🤣🤣🤣🤣🤣
Burcofasaqantay.igadheh
11:50 Maxay ku fashay fanka.
XAMDI WAXAY KU WACANTAHAY INAY NOQOTO WERIYE WAAYO CODKEEDA NOOL LAAKIIN HEESTA KUMA FIICNA
Bal qofyow.. In yar baa ka dhiman in macalin helo
Khayr hel dheh oo khatar kabax
Www www www www www www!!!!!!!
Cawa waxba lagama qaban karay tartamayasha hablo iyo inamoba aad iyo aad ayay u fiican yihiin sidaan hore usheegay gudiduna xaqiiqada iyo xaqa ayay ka hadlayaan oo cawa aragti dheer ayay uyeesheen barmamujka ee
Nasiib wacan ayaan leeyahay tartama yaasha
Gudidana halka kasii wada
Dadihiyaha barmamujka sekeriye sudaysi oo aad waligayba tageeri jiray iyo bahda sahan tv oo isku duubanna waad mahadsan tihiin gobalka ragga abaal gaar ah ayaad gashateen ee halka kasii wada
Ugu dambaynna waa nin gobolka u dhashay iyo magalkaba oo aan nasiib uyeelan in uu hada joogo oo tartanka kasoo qayb galo ee salaman oo salaman✋✋
Waar wariyuhu hays kaantaroolo gabadhbuu usii xukumaybee waxay wu khalkhalee kkkk
Inankii u horaysayna isagaa Sii qadimay😁
Meeshan guddi iyo tartame laysma dhaamo wlhi,ninka guddida kamid ee kulhaa maslixiyad ,waa masraxiyad adeer macaane adiga isasoo sax intaad qof saxin.
Waa taan yaabaybo afki soomaaliga wuuba sii lumayaa waxaba arkaya wariyayaal xata dhahayan maslax so kor iyo wax lamida
@@shukriamumin1463 gurmad ayaynu u baahnahay .
Qof ka u horeya hadu haa dheho kuwakalena haaa sowmaha in qof kastaa fekerkiisa la dhib to
Maasha Allaah ✌️
Qadan waa wariye asal waa sudaysi qaata.. 😂 Hoy zakaria
Fanaanki reerkan Arkaa Alfanaane Qurux😂🇮🇹
Farxaan badacas wan qorooday heesti cumar dhuule wahye
Burco zero baan u hayaa
Ar inanta Bogi JAcaylka Laga HAyaa 😂😂Xayraamad Waye
Wa afmiisharad 😂😂
😂😂😂
Maxamed Adan black
Waad barartaye SE cml
kan yaree sarwaalka cad waa Socdaalka Burco. kkkkkkkkkkkkk
Cumar nuur czbdjle ahaa
Meel lagu heesayo nebiga ha keenina hush
Kkkkk maslaxiyad maaha masuul waa masraxiyad
Hhhhhhh
Taageer allahayow innkaas😂😂😂
Bisinka coodxumada iyo indho adyga kaltaga
Masayrka gurigina la fadhi
@@amiramoha7053 waxagagsan ayaa laga masera lakin waxan okale no sister
Waar aniga inanta khayr ha laii doona waaban jecladay
Kkkkkkkkkk dadku qaylo dheeraa maanay microphone waligood arag
Gudiga hala badalo habeenka finalka coz hal magaranayaaaan🙂🙂
Kan xaguu ku dag dagayaa daadihiyaha
waa maxay Bacaacdani gobolkii Raggu ma sidanuu cod ka yahiin walee Reer Hargeisa ma gaashaan. Farxaan yare lagaadhi waa 😂😂😂
Waxa hargeisa ka heesaba Waa Rer Burco ee la soco
M.a gabadhan cadi maha
Kadaa sakariyow qiimaynata adigu wariye fiicanbaadtahye udaa garsoorka
Subxanalh
waar hablaha waxaan leeyahay cidla yaan ladirin ee waxuun siiya
Bal noolahan u dambeeya eega😂
Kkkkkk
War nio waxani isma dhaamaanba khaambaa la rabaa in lagu gudbo 😂
Burco ka wada masayra Uff Burco cidi ma gadhayso guul Burco ♥️♥️♥️
CLAAHI WAA AKHRIYEY HEESTA
Hoooga war kuwani xarabay usoo tageenba
M cawil m waawalanyahay
Dhagihii baa i qarxay.
Wllo halke layiska diwangalinya
Good talanr wxn jooga U,S,A
Hanoo Sheegin
Garsoorayaal dansan
hhhhh burcOy fank ka xamaasha wa idin hynaa
Sharma dish is not a bit more dish kkkkjk
reer burco waa dad dhiiran oo aan bigin kkkkkkkkkk
Haaa Wayo gobalkoodi Ayay jogan
😂tan xamda la dhahaya qelyo dheera
Sigis
Xamdi Maxamett ahmett
Gudida inaga hagaajiya sahan tv