Wll ha na kala gurin cadow baad tahay Puntlanders waa dad qabil kasta leh no mj We are Puntlanders we are one Kala Hirka ciidanka Puntland waa Darood jareerweyne gabooye Dir iyo shiikhal no qabiil we are one
ASC Subhanallah Allahu Akbar 🤲💯❤ Allaha aya lajiira Pundland ❤🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘 Waa ruuntada Eedo miniistaradan oo only making complaint without no action wad firsateen qarandumis wayo waa nin hawiye ah hantiida dadwenaha aya dhacay xabalo aya laqotoy badii balagatey baarlamaanka ugu horeyo Abdi madoobe waa tuug khaaran everyone minister they are corrupted, I complain of my anguish and sorrow only to Allah, my Allah protects Somalia aminy arabi🙏👍🦁✊❤💯✌🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhib ma leh inkasta oo ay hambalyadii la dib dhaceen haddana ma xumo haddii ay Hadda garwaaqsadeen inaan aamusku waxba ka dhimeyn ciidamada iyo shacabka Puntland midnaba.
Caasimada soomaaliya ayaa garoowe loo aqoonsanaynaa ❤beesha caalamka waa dad waxgarad ah maanta caasimada soomaaliya waxaalioaqoonsanayanaa garoowe capital city somaliya
Madaxweynihi hore ee HIRSHABELE COSOBLE WUXU Yiri RER PUNTLAND BA ETHIOPIA 🇪🇹 NOGA XUN SIDA IDOORKI HARGEISA AY KU HEESEN GAROWE AMXAARO BA NOGA FICAN 😂😂😂😂
MR MARXUUM MA HADUU HURDO KASOO KACAY MISE NINKII DALXAARSHE BAA KU YIRI ANI WAA CABOOBEYEY ADI CEEBTADA DUSHA KU QAADA PL IDINKAMA KAGAMA BAHNA HADA TAGEERO AFKA AH OO BEEN AH TUUGO YAHAY
Puntland allaha caawiyo
Maan sha Allaaah guul guul D5❤❤❤❤❤
Guul guul Buntland Ciidamada Qalabka sida Ee geesiyaasha Buntland Guushii ay gaareen Xamse Marxuum Gabalkaa dhac
Looma baahno xamze iyo xassan iskufilan puntland dadkeeda ciidankiida iyo madaxdeeda guuuul guuul isha allah 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤
Marxuumow goorma goorteed ma tobak beri ka dib yaahuu guuul PL❤❤❤❤❤❤❤
Guuleysta Ciidamaada puntland 💙💙💙💙💙💙
Miskiin waa loo soo qoray intaa.viva Puntiland ❤️❤️🩷🩷🩷♥️♥️♥️♥️👍💕💕💕💕👍👍👍👍👍❤️❤️🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷
Maanshallah 👊🏾 👊🏾 👊🏾 👊🏾 ciidanka Puntland 🎉🎉🎉
Mansha Alaah tabarka Alaah guul puntland hanoolato
Guul Puntland Republic ❤❤❤❤❤❤❤
Puntland state guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
Maasha Allah guul Puntland guulaysta ciidamada geesiyaasha dalkooda iyo dadkooda daafacaya Allaha ha idin xafido guul Puntland❤❤❤❤ guul D5❤❤❤❤ Soomaaliweyn❤❤❤
Guul puntland 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Villa Wardhiigleey iyo garowe meel ma wada galan guul jamhuuriyadda puntiland 🇸🇱❤❤
WCS ASXABTA SALAN SARE MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA PUNTULAN IYO SHACABKEDABA GUUL INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
RW XAMSE WAA OOYAYAA YASALAAM
Puntland guul horumar iyo baraare 👮♀️👑🥰
OMG Maxbuuski marxuumka ah ayey sodayen🤣🤣🤣🤣🤣😛
MashaAllah Reer puntland Frm Somaliweyn
Punland guulaysta❤❤❤❤❤❤❤ is ❤❤❤❤
Illaahay habarakeyo puntland illaahay aw cadawgoda qabo guulaysta aduun iyo aakhiro
VIVA DENI IS NOT EASY ❤
Masha allah tabaarakallaah alloow u hiili dowlada pland ciidamadooda iyo shacabkooda oo dagaal culus kula jira argagaxisadii daacish,oo ay ku guuleysteen argagaxisada guul guul ciidamada iyo shacabkooda pland goor iyo ayaanba♥️🎁🌹👋👋👋👑🍀🪴🧨🔥🎊🎂🥰❤❤👋👋👋👋
Video noo qurxiya ❤🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUL GUUL PUNTLAND STATE❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️❤️
MJ is winning masha Allah ❤❤❤❤
Mj keliya maaha ciidanka Puntland
Wll ha na kala gurin cadow baad tahay Puntlanders waa dad qabil kasta leh no mj We are Puntlanders we are one Kala Hirka ciidanka Puntland waa Darood jareerweyne gabooye Dir iyo shiikhal no qabiil we are one
PUNTLAND wa dawlad Qabiil maha
Qabiyaalada naga jooji acudubillah
Ina Adeer Annaa MJ Ah Ee Puntland Qabiil Kaweeyn. Wiilasha Dagaalamaya Waa Qabiilwalba. One Puntland.
M sh.alaah habmalyo hambalyo walaalahayo reer butlaand iyo ciidamadeena halyeeyada ah ❤❤❤shacabka ducadu yeeysan afkiina kadhamaan.guuulaysta reer butlaand cadawgiiinana Alle hajabiyo
Masha allaha guul iyo gobanimo dowladena pundland ilaah hano barakeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🫶❤️🫶❤️🫶👑
💪💪💪🔥🔥🔥💚🤍💙💯
Xasan xarash qaran ilaah nooma baahiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🫶💪💪💪✅️✅️✅️💚🤍💙💚🤍💙🤍💚💙🤍💚💙💯✅️
ASC Subhanallah Allahu Akbar 🤲💯❤
Allaha aya lajiira Pundland ❤🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘
Waa ruuntada Eedo miniistaradan oo only making complaint without no action wad firsateen qarandumis wayo waa nin hawiye ah hantiida dadwenaha aya dhacay xabalo aya laqotoy badii balagatey baarlamaanka ugu horeyo Abdi madoobe waa tuug khaaran everyone minister they are corrupted, I complain of my anguish and sorrow only to Allah, my Allah protects Somalia aminy arabi🙏👍🦁✊❤💯✌🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul guul guul puntland hhhhhhhhhhhhhhhhhhh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul. Puntland
guuuuuul🎉 puntland
GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO ❤❤❤❤
Too little too late.
Waan soo noolaanay.
Xasan Xoolo iyo doqonka Xamse waa kabadii uguliitay Abid
💪💪💪💪💪🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Alaa kariim
Goormuu kani is beddelay waxba ha ka qorina xamse iyo xasan guul puntland from khaatumo
XAMSE WAJIGIISA. WAA MADOOBAADAY. CIIL DARTIIS
Allaa yaa afka kab kaga dhufta xamse doqonka cadowga ah war puntland uma baahna bakhti iyo khiyaano
❤❤❤❤❤❤
Walaleow Reer marxun marakiihore xageeya jirana 😂😂😂😂😂😂😂😂
Dhib ma leh inkasta oo ay hambalyadii la dib dhaceen haddana ma xumo haddii ay Hadda garwaaqsadeen inaan aamusku waxba ka dhimeyn ciidamada iyo shacabka Puntland midnaba.
Xamzow ilaahay haku naxariisto, this is too late say 😂😂😂
Waan soo dhaweeyneynaa prime ministerka mahadsanid Gudomiye
Xamze waamarxuun mawguud
Yacni waaqofdhintay oonool
Guul puntland Power guul harti Power
Guul D5
🙏💜🙏💜🙏💜🙏💜🙏💜🙏💜🙏
💜💚💜💚💜💚💜💚💜💚💜💚💜💜💚💜💚💜💚💜💚💜💚💜💚💜
Waxay rabaan inaydhahaan anagaa masuul ka ahe lacagtanogu dhiiba
Waxay ubartenoo beryahan lawaayay baafinayaan
Guul puntland
down xasan madherge
Down xamze marxuun waxaan leeyahay
gormalagategey warkaa gacmaha yaydiinku jira
adeer nololradsada
Kan waa Marxum
Walaahowgu wxa uu uga muqda dee xilkii baa laga qaday
Kkkkkk😂😂😂😂😂
Marxuunkii mahadaa layiri haday hooyadaa hanbalyadu wastay daaroodba cadow aan adinka ahayn malaha idinkaa argagixiso ah
Hamse aayar aayar buu usoo noolaanayaa😂😂😂.
Nacayb mina'Laahi maaha? Waa Nacayb mina-Sheydaan.
GUUL GUUL IYO GOBANIMO PUNTILAND 🤴💐💐🤴🤴💐💐👍💯💯💯💯💪💪🌟🌟🌟🌟
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc. Xasan. Iyo. Hamas. Aya. Kah. Reeslwasar. Kadabaragadah. Raslwara
Guul cidamada Puntland
Guull puntland 💪🇸🇱 the best ❤❤
Guuuuuul geesiyad budlaan
Waa ayaandaro soomaali ku dhacdey markii xasan sheeq madaxweyne u doorteen baarlamaankan sooqamadoow ah
Too late!!! 🙄😏
Looma baahna taageeradiina ee xamar xoreeya iyo Jamaame,
Axmed madoobana weerara
Taliye video bn raba ina reaction ka bixisid xage kugu so dira ????
waad soo daahday Hamzow
Dhibmale qifkii noo hanbalyeeye waa soo dhaweynayna ee waxba ha faaleyn
Maaansha allaaaah
wa goorma wa goor puntland guuleysatay bay raban xasan iyo xamse sheegan raban guusha war puntland uma baahna munaafaqnimo iyo khiyaano
Caasimada soomaaliya ayaa garoowe loo aqoonsanaynaa ❤beesha caalamka waa dad waxgarad ah maanta caasimada soomaaliya waxaalioaqoonsanayanaa garoowe capital city somaliya
Marxuum
Kkkk mxrxmkii wuu soo nooladay 😅😅😅😅😅
❤
Waa hambalyo soo daahdey ma beesha caalamka ayaa kusoo qasbey dowladii tabarta yareed ee Hamsa
Puntland ilaahay bay u baahan thy Cid kale uma baahna
Uma baahnin hadaaqa iyo doqonimadas aad ku hadashey, yur iyo yaahu ba lagu yiri neef laso dirsadey bad tahey
Marxumka Hamsa, dib miyu u soo nolaadi manta lagaama rabo manta maruumow
Wa iskadaa haduu hurdadii kasookacay kaan intaa kuuquurin baakaxun
Asc
Xamse hurdaaye yaa soo kiciyey
Hurdaduu ku fiicanyahaye kan naga dhaafa
Masha allh putland guul.
Madaxweynihi hore ee HIRSHABELE COSOBLE WUXU Yiri RER PUNTLAND BA ETHIOPIA 🇪🇹 NOGA XUN SIDA IDOORKI HARGEISA AY KU HEESEN GAROWE AMXAARO BA NOGA FICAN 😂😂😂😂
MR MARXUUM MA HADUU HURDO KASOO KACAY MISE NINKII DALXAARSHE BAA KU YIRI ANI WAA CABOOBEYEY ADI CEEBTADA DUSHA KU QAADA PL IDINKAMA KAGAMA BAHNA HADA TAGEERO AFKA AH OO BEEN AH TUUGO YAHAY
Lacag ma jirto
Watlahabsantay You Have No Chance In Purtland
Mahad saniid hanagu dhuuso darsan😂
Xamse marxuun waydhinteen way carareen
Ciyigii waa ka baryay ninkii qaata ka liita
Xamse warkiisu waa saas
Laa'illillaah ar kan Xamsa miyaa hadlaay horay ayaa Abwaan u yiri isma og aqalkiibay aslaysaa ismana oga
SAX😂❤.
HADA DAWLADU HUB IYO LACAG BAY RABAAN ‼️ YAAHUUU😊
Hambalyaada maxaa keene xamze 😂😂😂😂😂 viva Puntland Guuuul💪💪💪Ciidanka Darawishta Puntland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hambalyo Hambalyo Puntland ❤. Villada caawa waa udimasho 😂😂 Puntland Cadhow Gina Allah ha Jeebiyo❤🤲❤️🤲❤️
WAR AAMUS WAR HADUU HADLEY MAXAAD U QUUSIN
too late his wake up know subxaana laahi 😡
Faaqda yaree
Gorman Ina adeer
😂Ayaa ku amrey xamsow inaad hadasho maanta ??😅 somaliyeey ogsoonow, (😅ku qoran booga cusun ee somali library21 c)😅
Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun
Well too late
Marxuunkii hada ayuu soo noolaaday 😂
waa goorma waa goor aan soo qaqabtay
Marimo waye budlan hambalyo
Marxuum waxba kaagama baahnin taageero iyo garab istaag saan buuse laga aadamay weeye wixiisu😮😢😂😂
😂waad la raagteen vila foorartaay waad la raagteen, xaasidnimo awgeed,😅,waa goorma xamsow, marxuum nool😅.
ciidanka puntland hore usocda oo xamse warka looso dhiibay hadheysanina wa goor ad guuleysaten oo dagaalki ugu adka soo dhaaften