Cidna wax kama rabto kan waa xasan wiilkisa Putlan waa dawlad calanleh Waa dawlad aan cidana u bahana Putlan waa meel diceysan Putlan alle bey u bahan tahay Ma u bahana Dawlada xamar iyo xasan shiiq Iyo xamse mid na Guuul putlan 🎉❤❤❤❤❤❤ We love putlan Alaha xifdiyo putlan Guuul putlan 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaw ya quluub tooda jeexa oo cadawnimada kujirta qeexa kuwa raba inay sawir lagalaan Puntland 2 isbuuc kadib markii la arkay in Puntland guulaysanayso
Beesha caalamka ayaa ku qasabtay. Ee iyagu raali kama ahayn madaxda soomaliya waa cadowga puntland guusha puntland wey ka xunyahiin laakiin wiilasheena ah ciidanka geesiyada ah guul dowlada somaliya soo ma aha kuwa diiday dhaawaca ciidamada in la keeno muqdisho
ASC Allahu Akbar 🤲💯❤ Allaha aya lajiira Pundland ❤🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘 I complain of my anguish and sorrow only to Allah, my Allah protects Somalia aminy arabi🙏👍🦁✊❤💯✌🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱
Hypocrisy at its highest order!!!Puntland will always be protected by Allah first and its people Somalia central government are hypocrites! Puntland republic Puntland 1st. Guul Deni keep going no more don’t bother with unscrupulous politicians.
Guuuuuuuuul geesiyada puntland
Butland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 🤲☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 butland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇱🇸🇱🤲🤲☝️
Guul
Guul
Cidna wax kama rabto kan waa xasan wiilkisa
Putlan waa dawlad calanleh
Waa dawlad aan cidana u bahana
Putlan waa meel diceysan
Putlan alle bey u bahan tahay
Ma u bahana
Dawlada xamar iyo xasan shiiq
Iyo xamse mid na
Guuul putlan 🎉❤❤❤❤❤❤
We love putlan
Alaha xifdiyo putlan
Guuul putlan 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Puntlaand guul guul
Too late my friend! Mar hore bay kaa ahayd!
Marabno kaalmadoda garab istagoda puntland iyo shacabkooda ciidankooda kufilan guuuul guuul gobanimo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥
Allaw ya quluub tooda jeexa oo cadawnimada kujirta qeexa kuwa raba inay sawir lagalaan Puntland 2 isbuuc kadib markii la arkay in Puntland guulaysanayso
guul puntland
Beesha caalamka ayaa ku qasabtay. Ee iyagu raali kama ahayn madaxda soomaliya waa cadowga puntland guusha puntland wey ka xunyahiin laakiin wiilasheena ah ciidanka geesiyada ah guul dowlada somaliya soo ma aha kuwa diiday dhaawaca ciidamada in la keeno muqdisho
Ismarabtaan shishiyahaa jeceshihiin
Beeshii caalamka ayaa soo canaanatey Xamsa iyo Xasan ileen ayaga uunbeey wax ka maqlaane waa dowlad xoogeedii ilaahey ka qadiyey
Xamsow isbaarada PL Waa diiday in loo dhigto beesha caalamka
waa hadal lagu so qasbay wana huuhaa aan waxba ka jirin taageerada Argagixisida hanaga joojiyeen bas
Caasumada ayaa kaaga baahan inaad xoraysaan marka hore iyo JILIB IYO JAMAAME
Dowlada waa shabaab bowe puntland waa wadan Argagixisada naceb
Dowladaada tabarta yar cidna ugama baahna taakulo Puntland isku filan ilaahey keliya ayeey u baahan tihiin
ASC Allahu Akbar 🤲💯❤
Allaha aya lajiira Pundland ❤🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘 I complain of my anguish and sorrow only to Allah, my Allah protects Somalia aminy arabi🙏👍🦁✊❤💯✌🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱
waan isku fillanahay markii maanta lasoo afjaray ayuu hurdada kasoo kacay isdaad raacin hadeer joogta no more
Bacaaaa Puntland maya ka rabatah hiil uuf😮
pl uma bahna warka mr marxuum oo ah qaracan oo is leyahay calamka is tusa lakiin warkooda calamka wala socdaa inay somaliya dowlad jirin oo meshii ay noqotay dowlad uu iskoobay hassan dalxaraashe mar warkooda looma bahna nac nacda ah
Loogama baran xamse iyo xasan
Wiilkanagii kablalax hurdadii wuu ka soo toosay
Don't believe the hype!!! Guusha puntland bay rabaan inay ku dabadhagaan.
Guul Guul cidamada Puntland
Guul ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta beesha calamika qarimadabe madabe iyo siyasinta ba canadey dowlada federal oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada damajid wey fashil man wey jaban
Xamse Waxaa ka dhex hadlaya qaar inay ku tiugsaaan beesha caaalamka doonaya xamsoow Jubaland sii hiil iyo hoo
Hus kama rabno hiil iyo hoo shuuke bajaq baad tahy nin adag ban ku mooday mar ee puntland guul gaartay buu hadlaya oo beesha caalamka puntland taageertay oo diyaarado dagaal lasiinayo puntland markee maqleen bey soohadlen waa siyaasad qaawan tan hanagu soo riixina fuustada guul puntland
Too late xamza
Too late
Ma rabo dhigey waxaan illahow naga qabo catowtinimo intey noo mujiyeen allah noga dhigo
Tow maxay rabaan ileyn dagaalku manta ma bilaabane
Guull
Looma baahna nacnacdaas
Yaa.usheegaysan.argagixisada.hoygeedu.waa.idinkee.faraha.hanalasoo.galinina.
Guul Guul
Dowladda waa ka hadashay iyadoo wasiirka Arimaha gudaha uu dhaleeceeyey maamulka iyo hoggaankiisaba.
Hypocrisy at its highest order!!!Puntland will always be protected by Allah first and its people Somalia central government are hypocrites! Puntland republic Puntland 1st. Guul Deni keep going no more don’t bother with unscrupulous politicians.
OMG Maxbuuski marxuumka ah ayey sodayen🤣🤣🤣🤣🤣😛
Warkooda xiligan cidna uma baahna maxayse kuso kordhin federalku iyadiiba amison ilalisa
TUUG GOORMAA CEEL LOOGA DHACAA !!!
Xamza waxuu yiri Aabe Xassanow Gabay aa i haayo.?
Xamza Hadalkiisa waa Hadal aan micna lahayn. Xamza waa microphone ???. Oda Xassan baa soo fasaxay.
Matageerin afka dhurwaaga uu kala qaadey waxaa ku qasbey
Waqtigiisa aga xassan baa soo dhamaanaya
Waa goorma marks hadlayaa markii hawlgalkii dhamaaday dagaalkii
Kkkkkk yaa soo diray,
Xaqiiqdu waa muuqataa runtuna waxay tahay in dowlada runtaa ay tahay puntland caalamkuna aad u qaato amaradeeda iyo shuruucda ay puntland dajiso nin kaa weyn meel aadan gaarin buu gaaraa punlandna way ka weyntahay dowlada federaalka xamsana aduunkuu is leeyahay wax kaga raadsada ciidanka puntlandna haday run tagto soomaaliya oo dhan bay walaahi xoreyn karaan waa hadaan lays xaqireyn calafna waaba rag kaluun iyo caano iyo hilib gawaarida u saaran yihiin wax baahi ah walaahi ma qabaan qalabna waay ka dhanyihiin muxuu xamse tari karaa aqoonsigii baa caalamku ku xirey where is the puntland hhhhhhhh viva puntland ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
11 beri ka dib ayuu hadlay looma baahna hada
Dhiigu biya maha ciidan samar marabou walashatile
Damm sharaf dhimatay
waa beentii
Mooryanta xamar fadhida. Meeysan hadli leheenee ee caalamka xukumo ayaa kusoo qasabtey ineey ka hadlaan. 2 isbuuc aamusnan ah waxa eey muujineysaa ineey awalba cadaawad eey reer puntland uqabeen. SMH dheh. Mooryanta dhasheeda
😂😂😂😂 arkan waaa nacas oo ma run baad moodeysaa hadalka xamse loo soo dhiibey ee daciifka ah??? 😢😢 waa la faba taagan yahay xamse dheh baa la yiri hadalkaas 😢‼️ sababtoo ah kooxdii maxaan cunaa baa waxay rabaan iney puntland dhaqaale ku cunaanoo hunguri baa halkaas galay👎🏻⚠️✋🛑☝️ Deni waa fahmayaa baan filayaa laakiin afigu maad fahmin
Hadalkaga labo labo ban ka qaaday shuuke timaha iska jar waad urtay xamze hadalka loosoo dhiibay baad rabta shacabka ku dhagesanayo inaad ku qaado beentas dufow
Maxun iska aamus dadmatihid damirlaabe
hambalyo ka dhab ah maaha ee waa hagar daamo qarsoon iyo is daad raacin😡✋⚠️✋⚠️✋⚠️🛑⚠️🛑⚠️✋⚠️🛑👎🏻⚠️👎🏻⚠️
Waxaad leedihiin meeshaan mayaliin , waa wixi addunka soomaali ugu deeqay.
Hambalyo iyo ciidan pl uma baahna ee.Dhaqaalahe aad ka xanibteen.u soo fasaxa sharce la'aanta oga xayirteen.