- Видео 864
- Просмотров 8 246 703
Shuuke Aadan Gurey
Норвегия
Добавлен 28 дек 2019
XOG: XAQIIQ IYO MADADAALO
DEG DEG: Ceerigaabo oo Dagaal kale Qarka u saaran + Ciidanka SSC oo Hubka qaatay &Cabsida Somaliland
DEG DEG: Ceerigaabo oo Dagaal kale Qarka u saaran + Ciidanka SSC oo Hubka qaatay &Difaca Somaliland
Просмотров: 2 035
Видео
DEG DEG: Puntland oo heshay Sirta Dagaalka Daacish & Arin Layaab leh oo lagu arkay Taliska Daacish
Просмотров 24 тыс.15 часов назад
DEG DEG: Puntland oo heshay Sirta Dagaalka Daacish & Arin Layaab leh oo lagu arkay Taliska Daacish
DEG DEG: Puntland oo guul wayn ka gaartay dagaalka Daacish + 48 Meel oo laga qabsaday Kooxda & XOGTA
Просмотров 12 тыс.2 часа назад
DEG DEG: Puntland oo guul wayn ka gaartay dagaalka Daacish 48 Meel oo laga qabsaday Kooxda &XOGTA
DEG DEG: Deni oo Codsi layaab leh caalamka u diray + Dagaalka Daacish & Gurmadka Reer Puntland + XOG
Просмотров 24 тыс.2 часа назад
DEG DEG: Deni oo Codsi layaab leh caalamka u diray Dagaalka Daacish & Gurmadka Reer Puntland
DEG DEG: Puntland oo Weerar Culus ku qaaday Xasan Sh & Xamse + Jabka Daacish & Dagalka Mudug & QASA
Просмотров 29 тыс.2 часа назад
DEG DEG: Puntland oo Weerar Culus ku qaaday Xasan Sh & Xamse Jabka Daacish & Dagalka Mudug & QASA
DEG DEG: Dhimasho & Dhaawaca Dagaalka Jiicboor ee Sacad & Leelkase + Puntland + Daacish & Boosaaso
Просмотров 20 тыс.4 часа назад
DEG DEG: Dhimasho & Dhaawaca Dagaalka Jiicboor ee Sacad & Leelkase Puntland Daacish & Boosaaso
DEG DEG: Dagaal Beeleed ka socda deegaanka Jiicboor~ Mudug + Gurmadka Galdogob & Bandiiradley+ PL&GM
Просмотров 13 тыс.4 часа назад
DEG DEG: Dagaal Beeleed ka socda deegaanka Jiicboor~ Mudug Gurmadka Galdogob & Bandiiradley PL&GM
DEG DEG: RW Xamse oo Guusha Puntland si Cajiib ah u taageeray + Jabka Kooxda Daacish &Awood Ciidanka
Просмотров 17 тыс.7 часов назад
DEG DEG: RW Xamse Bare oo Dagaalka Puntland & Daacish Si Cajiib ah uga hadlay &XOG Dagaalkii Maanta
DEG DEG: Muqdisho oo Dagaalka Puntland si layaab leh uga hadashay+ Guusha Puntland & Jabka Da*cish
Просмотров 22 тыс.7 часов назад
DEG DEG: Muqdisho oo Dagaalka Puntland si layaab leh uga hadashay Guusha Puntland & Jabka Da*cish
DEG DEG: Puntland oo Axmed Madoobe ka heshay taageero dagaalka Da*cish ah & Weerar kale oo dhacay
Просмотров 27 тыс.7 часов назад
DEG DEG: Puntland oo Axmed Madoobe ka heshay taageero dagaalka Da*cish ah & Weerar kale oo dhacay
DEG DEG: Puntland oo Dagaalkii ugu Dhimasho badnaa ku qaaday Kooxda Da*cish & Khasaare layaab leh
Просмотров 35 тыс.9 часов назад
DEG DEG: Puntland oo Dagaalkii ugu Dhimasho badnaa ku qaaday Kooxda Da*cish & Khasaare layaab leh
DEG DEG: Puntland oo Keydkii Raashinka iyo Xaruntii Caafimaadka ee Daacish gubtay & Guulo Layaab leh
Просмотров 17 тыс.9 часов назад
DEG DEG: Puntland oo Keydkii Raashinka iyo Xaruntii Caafimaadka ee Daacish gubtay & Guulo Layaab leh
DEG DEG: Farmaajo & Taageerayasha N&N oo Heesta Kooxda Qaylo Dhaan ku Farxay & Jawaabta Kooxda Xasan
Просмотров 31 тыс.12 часов назад
DEG DEG: Farmaajo & Taageerayasha N&N oo Heesta Kooxda Qaylo Dhaan ku Farxay & Jawaabta Kooxda Xasan
DEG DEG: Abiy Axmed oo ka Farxiyay Xasan Sheekh +Xirirkii oo soo laabtay & Kacdoonka Dadka Somaliya
Просмотров 2,4 тыс.12 часов назад
DEG DEG: Abiy Axmed oo ka Farxiyay Xasan Sheekh Xirirkii oo soo laabtay & Aragtida Dadka Somaliya
DEG DEG: Puntland oo Dagaal Cir & Dhul ah ku qaaday Ururka Da*cish +Awooda Ciidanka & Dhimasho badan
Просмотров 40 тыс.14 часов назад
DEG DEG: Puntland oo Dagaal Cir & Dhul ah ku qaaday Ururka Da*cish Awooda Ciidanka & Dhimasho badan
DEG DEG: Puntland oo Weerar guulaystay ku qaaday Daacish & 5 Saldhig oo laga qabsaday & Hadalka PL
Просмотров 6 тыс.14 часов назад
DEG DEG: Puntland oo Weerar guulaystay ku qaaday Daacish & 5 Saldhig oo laga qabsaday & Hadalka PL
DEG DEG: Puntland Xog Sir ah ka heshay Daacish + Dagaalka oo Waji Cusub yeeshay & DF oo ka hadashay
Просмотров 26 тыс.14 часов назад
DEG DEG: Puntland Xog Sir ah ka heshay Daacish Dagaalka oo Waji Cusub yeeshay & DF oo ka hadashay
DEG DEG: Mucjiso aan horey loo arag oo ku habsatay Maraykanka + Khasaaraha & Farxadda Muslimiinta
Просмотров 7 тыс.16 часов назад
DEG DEG: Mucjiso aan horey loo arag oo ku habsatay Maraykanka Khasaaraha & Farxadda Muslimiinta
DEG DEG: Weerar Dhimasho & Dhaawac dhaliyay oo Gaalkacyo ka dhacay + Sababta &guusha Ciidan Puntland
Просмотров 32 тыс.16 часов назад
DEG DEG: Weerar Dhimasho & Dhaawac dhaliyay oo Gaalkacyo ka dhacay Sababta &guusha Ciidan Puntland
Geeri Naxdin leh: Puntland & DDS oo waayay Islaankii ugu Da'da weyna Isimada Beelaha Mudug & Doollo
Просмотров 27 тыс.19 часов назад
Geeri Naxdin leh: Puntland & DDS oo waayay Islaankii ugu Da'da weyna Isimada Beelaha Mudug & Doollo
DEG DEG: Itoobiya oo Dhul Gariir & Foolkaano Naxdin & Mucjiso leh ka socdaan + Burburka & Barakaca
Просмотров 52 тыс.День назад
DEG DEG: Itoobiya oo Dhul Gariir & Foolkaano Naxdin & Mucjiso leh ka socdaan Burburka & Barakaca
DEG DEG: Saciid Deni oo Amar ku siiyay Beelaha Puntland in ay Dagaalka Daacish ka qeyb galaan &SABAB
Просмотров 19 тыс.День назад
DEG DEG: Saciid Deni oo Amar ku siiyay Beelaha Puntland in ay Dagaalka Daacish ka qeyb galaan &SABAB
DEG DEG: Farmaajo oo Dagaalka Puntland & Daacish si Adag uga hadlay & Fariinta Ciidanka + Deni & DF
Просмотров 50 тыс.День назад
DEG DEG: Farmaajo oo Dagaalka Puntland & Daacish si Adag uga hadlay & Fariinta Ciidanka Deni & DF
DEG DEG: Itoobiya oo Dhul Gariir & Foolkaano Mucjiso ah lagu arkay & Badda Mustaqbalka ka dilaacaysa
Просмотров 78 тыс.День назад
DEG DEG: Itoobiya oo Dhul Gariir & Foolkaano Mucjiso ah lagu arkay & Badda Mustaqbalka ka dilaacaysa
DEG DEG: Dagaalka Puntland ee Daacish oo Gaalkacyo laga taageeray +Shacab Hubka qaatay +Cunto Ciidan
Просмотров 24 тыс.День назад
DEG DEG: Dagaalka Puntland ee Daacish oo Gaalkacyo laga taageeray Shacab Hubka qaatay Cunto Ciidan
DEG DEG: Puntland la yaabtay tirada Ajaanibt Da*cish ee ku sugan gobalka Bari &Qorshaha Dagaalka PL
Просмотров 37 тыс.День назад
DEG DEG: Puntland la yaabtay tirada Ajaanibt Da*cish ee ku sugan gobalka Bari &Qorshaha Dagaalka PL
DEG DEG: Dagaalka Puntland & Da*cish oo meel adag maraya & Deni oo Go'aankii ugu dambeeyay gaaray
Просмотров 30 тыс.День назад
DEG DEG: Dagaalka Puntland & Da*cish oo meel adag maraya & Deni oo Go'aankii ugu dambeeyay gaaray
DEG DEG: Puntland oo Dhimasho & Dhaawaca Ururka Da*cish soo bandhigaysa + Weerar kale oo dhacay &XOG
Просмотров 52 тыс.14 дней назад
DEG DEG: Puntland oo Dhimasho & Dhaawaca Ururka Da*cish soo bandhigaysa Weerar kale oo dhacay &XOG
DEG DEG: Puntland oo Hambalyo Dagaalka ka wayday Xasan Sheekh +Guusha Farmaajo kenay ee uu ka hadlay
Просмотров 18 тыс.14 дней назад
DEG DEG: Puntland oo Hambalyo Dagaalka ka wayday Xasan Sheekh Guusha Farmaajo kenay ee uu ka hadlay
DEG DEG: Saciid Deni oo Dagaal Caalami ah ku dhawaaqay & Puntland oo Jawaab culus siisay Da*cish
Просмотров 23 тыс.14 дней назад
DEG DEG: Saciid Deni oo Dagaal Caalami ah ku dhawaaqay & Puntland oo Jawaab culus siisay Da*cish
😮😮😮😮😮😮🎉🎉🎉
Heestii mareexaanka hasan ku ccaayeen iyo tii aay ma jeerteenka ku caayeeen waxee na tuseeysaa in aay xasan meel aay u maraan waayeen hadeey dili karaana aay dili la haayeen waa madax weeynihi lagu heeysto maxaa ogaadeen ra.iisulwasaare uga dhigtay kkkkkkkk
Masha Allah tabarakallah guul ciidamada puntland
daacish waxay sugayaan ciidanka markii ay meel dagaan
Guu pl❤❤
Inshaallaah guul Reer puntland Allah idiin gargaaro balaayaadaan sooduushay Allah tirtiro guul Inshaallaah ❤❤
Allashu akbar
Manshallah guul iyo gobonimo Putland Government ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Puntland guul
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Cidanka Darawiish VIVA puntland Allaha kuxafido,from SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁❤
Yaa allaah ciidanke a pu ntland sii gusha Oka ilaali cadowga
Bahalada duurka noogu jira Dadkeena dhiigooda inay jaqaam rabaan illahay idin mari
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
Carabta dal iyo dabadba waa inagu duulaan, qurbahana caruurta soomaliyed gang bay kadhigaan oo ku shaqaystaan, kuwii jamaacadaha loo diray waatay Syria geysteen , raga somalida waxay unugulyihiin carabta akhas
Adeer. Dhulbahante wuxuu rabaa In uu indhaha caalamka kajeediyo guusha PL Ceerigaabo waa lawada dagaaye. Caynaba. Dhulbahante meel ha ku sheego
Butland guuuuuul maansha Allhaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️❤️🌺🌺🌺♥️❤️♥️ Butland guuuuuul 💪💪💪💪💪💪🫶🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️
Guul ciidan ka guuul hory usocda
Putlan ma Somali Putlan waa putlan iyadaa xoraysatey dhulkeeda putlan uma bahana xamar iyo sixirkoda Putlan we love ❤️ 🎉❤🎉❤ Guuuuul rer putlan Alaha xifdiyo Wiilashena dalkoda daafcaday iyo dadkoda Guuuul insha Allah 🎉❤🎉 Bi indilaaah putlan guuuuul
run bay u badanyihiin wararkaagu
Shuuke warsaxa ayaad sheets beena waadkudrty
ma ahayn in sirta cadowga laga helay lasii sheego inta halganku socdo✅ iyo xiligan ⚠️ sababtoo waxaa laga yaabaa iney taasi cadowga ka caawin doonto iney hada iyo wixii ka dambeeya ay iska ilaaliyaan in sir dambe laga helo. ‼️
Xogta laga helay waxa ugu muhiim.san laba shay .telephone contact details.( dadka xidhiidhka la.lahayn ) Iyo card identification [ in la ogado qofka cida uu yahay meesha uu ka so jeedo ) Labda shay hadii laga helay waxa kale oo ay qariyan ma jiran .
Dowlada shaqadeeeda u daaya oo waxay heshay iyo howleheeda u daaya✅✋⚠️
sirta la helay maxaa loosoosheegayaa ? wax kasta mala soo sheegayaan???
Guuuuuuuuuuul guuuuul ciidanka putland
ceerigaabo Hal dhinac baa laga qaxay Harti baa qaxay kibirka bilabay
Isaq ba waa qaxaye mad kusoolabatid
Guul ciidanka puntland iyo shacabkeedaba
Guul Somaalilnd 💚🤍❤️💪
Tv
Tv
Waa daarood daacish weliba reer p.land maxaad noo sheegeysaa
Moryan alshaydaan iska kici this is not you are bussnes
@@AbdifatahHassan-l6y guul daacish 😂😂
@@AbdifatahHassan-l6y guul daacish 😂😂
Allaha Wayn ha guuleyo, caawiyo, ha u hiiliyo Ciidmadeena Xaq u Dirirka ah. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin 🤲❤🇸🇱🇸🇴.
All ilahaayoow, Argagixisada iyo sharkooda nagaqabo. Guul iyo gobonimo. Ciidamada Puntland
40% is a large area, nearly half of the intended land operation.
Shuuke halkaa ka.hay tabinta by toore
Ar nimankii mee warqadi arin maahee dakii noolaa aaway maxaa laqabtay
Lama cabsi galiyo Ciidamada Puntland ee sooma jeestayaalka ah guul Puntland guul Soomaaliya 🇸🇴💪🙏
allaw awoodaada cadawga aan waxba laga haysan sharkiisa umada kabo aamiin yaarabi
Guulleysta cidamada Puntlaand
Guul guul insha allaah❤ Puntland state guul❤
LIKE IYO SUBSCRIBE
Buntlaan guul
Guulesota reer putland
dawlada fadaralka soomaaliya maahee caalamka intiisa kale hanagusoo caawiyaan dagaalka aan kula jirno argagaxisada caalamiga ah
Fadlan NGOs yaan la isku fasaxin. Reer miyiga yaan shilimo lagu deegaan rogin oo aan wadanada tiro badan oo tuulooyin ah la abuurin, miyiga yaan laga daba jarin.
Guul guul ciidamada geeska afrika ee butland❤❤❤❤❤
Butland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇱🇸🇱💪🤲❤️❤️
Mashallah thank you Mr Shuuke!
Dagaalka iclaamiga ah markii adinka la awoodi waaayey bakhtiga ayaad qaadan kari waayeen faanna waa ceeb majeerteen faan waa dhaqankooda xaar adoo ku fadhiya dahab sheego in aad haysato fashi fashil fashil fashil fashil zaaniyiin istiinku wuxuu sawiro ama marqaanku u sheego ayey sheegin nààaaaac naaaac uuuf uuuuf uuuuuf
Guul ayaan gaarnay iyo taageero dalbasho gacan hoorsi gaalo u calaacal mujaahid kaa dhicin mayso
❤❤❤❤❤❤ GuulGuulGuul Geesiyaasha puntiland