Waa in dadka wax loosheego ciidamada waa in Sifiican looga War hayo ciidamada waxay u baahan yihiin inay isticmaalan fardo ama horses si ay buuraha iyo gododka ugu sahlanaato inay galaa ciidamada
Puntland ruwaayad bay jileysaa Iyadoo og in iyada iyo imaaraadka ay xubnaha daacish ku soo daabuleen gobolka puntland ee soomaaliya Xubanaha daacish ayaa si toos ah uga soo dega garowe iyo bobaso
ASC ASXAABTA QAALIGA AHOW WAAN IDIIN SALAMAY ALL MUSLIM
GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO❤❤❤❤
Ilahay sharkoda hana qabto cadawgan so duulay
Kkkkkkk maraykan iyo Imaaraat iyo Ethiopia iyo ingiriis baa meel Soomaaliya kamid ah ka taakulaynaysa inaynu argagixiso iska celino.....mise ayagaa inoosoo diray say marmarsiyo ay inaku qabsadaan UGA dhigtaan ?? Imaaraat baa soomaaliya saacidaaya !!! Itoopiya baa soomaaliya nabad ka saacidaysa !!? Ingiriis iyo maraykan !!?? waa adoo ilaahay caqli kusiiyey adigu caqliga iska qaad ama adoo ilaahay indha kusiiyey adigu gooso inaadan wax ku horyaala arkin amaba is indha tir😂😂😂 Soomaali
WAAD YAABANTIHI8NE BAL KATALIYA HADII LA TIRIYO INTA DALKA SOOMALIA KU DHUUMANAYA ⁉️ WAR DALKU KHATAR BUU KU JIRA😢
Maxamed farmaajo miyaa
Waa in dadka wax loosheego ciidamada waa in Sifiican looga War hayo ciidamada waxay u baahan yihiin inay isticmaalan fardo ama horses si ay buuraha iyo gododka ugu sahlanaato inay galaa ciidamada
Wakalada nin wxgarad ah baa usoo baxay
Illahay idin mari oo dib la idiima arko
Mamul ka ay sheeganayaan waa inay somalida gumaadaan Xasbunallah ma dhiig Somali baa jano lagu gali hunguri Allah swt kadan beeyo ❌❌❌❌⁉️⁉️🤠⁉️😱😱😳😱🤠
Puntland ruwaayad bay jileysaa
Iyadoo og in iyada iyo imaaraadka ay xubnaha daacish ku soo daabuleen gobolka puntland ee soomaaliya
Xubanaha daacish ayaa si toos ah uga soo dega garowe iyo bobaso
Gmfuckin lier arsenal we know you inaad tahay kuwa arsenal ushaqeeya qashinyow
Shaqo yeelo CADOW yahow gafurka weyn
EE SOW IDINKA OG IN NINKII SIRDOONKA SOMALILAND UU QIRTAY IN TAN IYO WAKHTI DHEER MAALINTII 200 OO DACASH AHI KASOO GUDBAYEEN BERBERRA IYO BURCO ⁉️
Runtii waxaban oranlaha. Yaanba tageero kale laraadiniin ee inaku aaynu iskasaarno. iyaga iyo ukumahoodaba markaaskadiib hawuulaha ciidamada faragalinta debedaha halaga ilaaliyo. Ciidanku waa dawada shacabka. ilahaay cadawuga hanaga qabto.