Wcs Aamiin shukran masha Allah wax walboo aad ka soo hadashey mar labaad aad ku soo celisey mahadsanid , masha Allah wax dhaqtarada aan u aadi jirney ayaad naga caawisey jizakallaah qeer waalidiin - teena Allah ha u naxariisto Aamiin, adiga iyo waalidkaaga miisaanka xasanaadka Allah ha idin saaro Aamiin ya rabi shukran!
Masha Allah abyo mardhow ayaan bilaabay wax badan ayaan isaga dareemay team istakiin ayaan ku jiraa laakiin alxmd caajis iyo daal xitaa ma dareemi ❤ abyo adna waa ku mahadsantahay si aad marwalba inoogu soo galiso video wax tarka inoo leh
Maashaa,Allah walaashey weey fiicantahay xunlabada lakiin waxaan ku arkay dhiiga caadada ayeey soo da,adajisaa waqtigiisi in aan la gaaray ayuu imaanayaa
Wcs Aamiin shukran masha Allah wax walboo aad ka soo hadashey mar labaad aad ku soo celisey mahadsanid , masha Allah wax dhaqtarada aan u aadi jirney ayaad naga caawisey jizakallaah qeer waalidiin - teena Allah ha u naxariisto Aamiin, adiga iyo waalidkaaga miisaanka xasanaadka Allah ha idin saaro Aamiin ya rabi shukran!
Mahadsanid Aamina!
Asc qalbiyey waxaan ku waydiinayaa xulbad ito falacsiid ma isku shiidan karaa
Allaha ku barakeeyo
Aamiin aamiin aamiin walaashey
Aamiin yaa Rabi caalamiin
Amin ya Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alla alahuma amin Walalo
Amiiiin Ya Rabi
Asc .petrootka ka so hadal ado mahad San . Iney haweney cunug nujiso iyo ilma la sin karo
Amin ya Raabi ❤❤❤
Amiiiiiiin yaa rabi
Shugran Naciimo Quraxeey
MANSHAALLAH ABAAYO INAAD NOOSOO SHEEGTO WAXA HADAAN DUMAR NAHAY NOO FIICAN
TACK SÅ MYCKET ❤❤❤
Amiin abaayo macan ilaahey ha idiin xafiido
Masha Allah abyo mardhow ayaan bilaabay wax badan ayaan isaga dareemay team istakiin ayaan ku jiraa laakiin alxmd caajis iyo daal xitaa ma dareemi ❤ abyo adna waa ku mahadsantahay si aad marwalba inoogu soo galiso video wax tarka inoo leh
Masha aallah abyo see u cabta meeqa jeer baaad cabta malinti noo faaiidey qaali❤
Xulbadan sawirkeeda muuqdo iyo ta cagaaran tee fcn wllo
Maashaa,Allah walaashey weey fiicantahay xunlabada lakiin waxaan ku arkay dhiiga caadada ayeey soo da,adajisaa waqtigiisi in aan la gaaray ayuu imaanayaa
Jazaaka Allah ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
Amiin qaali quruxeey
Asc abayo anigu majecli Cayilka ma aan samenayaa
Waa is cateyneynaa abyo
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaarabi yaarabi
Naa Isaga Ma Adkeeyaa Abaayo
Cajirada io calosha iga jilcan hadii an isticmlo ma i adkanayan awal wan cayilna hada cata noqodey😢😢😢😊
Adeeg loma rabo meshaas baay dhaqtaradu tiri😂
Mashallah Mashallah ❤
🤲🤲🤲AAMIIN YAA RABBI .
Asc Abaayo naciimo
Qof weyn baan ahay
Mar walba waxaa la idhahaa korostarool kaaga Aad buu u sareeyaa ee cunto see ah baan cunaa
Abayo biyo qandac cab subaxdi inta Adan waxba cunin
Muuqaalo ugaar ah ayaan kasoo geliyay!
Asc walaale waxaan jaclaan lahaa si gaar ah in aan kuulasoo xiriiro pls
Waad ilasoo xirtiiri kartaa!
@@adigaisahaaw Xagee kalaso xariirna Abayo
Wcs aamiin allaha kuxafido
Maa shaallah
100k maadgaadhsiin karilaadihiin maxaa dhacay wxayaabaha faaaiidole wakhti lainigasiiyaa
Amiiiiin
SCW WLL NACIIMA ISKA DHAAF KELMADA DAWADA ISTICMAAL BIRIDA SHUGRAN WLL
wcs wlc Abaayo ❤🙏👍👍
Abaayo waan ku salaamay abaayo was apkaaga lagaa heli kara
Tan waxan kunacay sacad Bay hadlaysaa warka soo kob
tan warlee iska daldalaysaa aan loobaahnayn mawduuca may horay kasheegto
Walaalo ernada maxalo cuna
❤❤❤❤🎉
Abaayo waad mahadsantay lakiin kawaran hadaan ahay caato calooshuna iwaytahay qaab keebaan u is ticmala xulbada
Asc,maxa isu,cayiliya?
Naima qof uur leh kabayasha MA is ticmali karaa
Waan kasoo hadlay walaal!
Wcs
Abyo waa is cateeyaa xulbada ma cabi rabaa iso sheeg
Wcs
Sida loo istic maalo yaa ilawadaaga
Manshaallah nacimo Asc mahadsanid walal 😊
Wll yaaal igu cAwiya naciiima labarkeeda
+358 40 366 5082
Sheyga jirka jilcay adkeeyo ee la hubaa waa EXERCISE nooc kasta oo exercise ahi waa ku anfacayaa, socod, orod, jimicsi intaas oo dhan ama noocyo kale sida ibaad gym aadid hadii aad awoodid waa kuu adkeynayaan jirkaaga gabdho.
❤❤❤❤❤❤❤
Dada nagu waalay xulbada mirihiisa lama cuno ee biyihiisa la cabaa kaliya
Waa ciyaalka xaafadda shaashkoodaa usheegaa waxaan jirin!
@@adigaisahaaw shukran ilaahey haku barakeeyo
Ani gaas said ah an qaba inaan cabana waraba amey igu kicisaa
Naanagatag warmaran maramne
Qof miisaan dhimis kujiro macunikaraa xulbada
Wcs wrwb
Aaaamin aaaamin yarabi
Hhhhhhhj
Barida naga dhis naciimo😂😂😂
Waxaan u aqaanaa inay xulbadu dadka balqiso
Xulbada dhirta layiraahdo mataqaanaa horta?
Qof qaln ma cabi karaa
Yaab
Dabo naaso aya lasamenkara kulaha
Haa weligaa ma maqlin miyaa??
Abaayo waan waan kujeclhy alle haku xafido 2 sano kudawadaa walina isma baran telkaaga isii walashey
Aniga xulbada waan cabaa lkn subixii cabi jirey cawadana waan diyaar sadey madaabo aad dhahdey habeenkii hala cabo wlhy abaayo ani jirkeyga waxbo madhibsado imana kaladaadan lkn markaan aad udhuubto waxa noqdaa qof iska wada dhuuban oo an bal balaq laheen hada xulbada waxaan ucabaa in an kuyara cayilo
@@IqraAbdulahi-dv1tl abyo jerka jilcay ma I adkana hadii an isticmalo xulbada
See loo istic maalayaa xulbada
Maalin walbo iyo faaido hor leh Allow noo kaa daa.
Aamiin mahadsanid!
Jazaakalaah ❤❤❤❤❤❤
Jazaakalaah❤❤❤🎉
❤❤❤