MaashaAllaah Allaha ayaa dawo kugu daray, aniga waxaan soo gudbinayo waa waxaan ugu talagalay bulshada ineey ka faaideesstaan, iska duub uma soo duubo! Bulshada waxtar ma u leeyahay ayaan usoo xulaa muuqaalada!
Wcs xabibti waan idin salaaney, masha Allah ajir Allah ha kaa siiyo shukran, walaalayaal uduceeya naciima iyo waalid- keeda janada Allah ha ugu bishareeyo Aamiin shukran, masha Allah shukran naciima wax badan aan kaa faiidney naciima kaabo aa tahay masha Allah jikadeena armaajo aa jirto marka aad soo furto kaabayaasha ayaa noogu jiro, mar mar caruurta waxey i dhahaan Hooyo farmashiyo maa guriga ka furteey, mahadsanid !
Waxan rabaa in aad iga jaahil bixiso xabibti❤ adigo mahadsan jimicsiga 30ka daqiqada ah an guriga ku sameynayo masameni kara marka ay cadada isodhawdahay ama marka ay ijogtaba .Maxadna igula talin lahaayd adigo raaliya❤❤🎉mahadsan
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*.* *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته💚* *👉Tonight is Friday* *Don't forget Salli Ala mohammed*📿📿 *Khair The sake of Allah Remind me I remind you* `الله يرزق من ينشرها اللهم صلى على سيدنا محمد اللهم صلى على سيدنا محمد اللهم صلى على
Manshaallah nacimo Asc potassium ayaa gabar an dhalay ka dhamatey hospital gadhay uur ledahay mantag badan lahed ilmaha dhan saasay ku dhasha mantagas mahadsanid walal kheyr Allah ku siyo 😊vitamin k adiga ka hadashay ma is leyihin waa arkay adigo ka hadlayo chanalkaga
Naciimooy Shukran xabiibati, dhaga yarihii iyo qorfaha video giisii Aad ugu faa iiday, daraad igu dhacay hargab isla shaly video gaada arkay waana isticmaalay Alxmdulillh maanta hargabkii meeluu kabaxay waala waayay هذا من فضل ربي, adigana JazakiLaahul Jannatul fardawsal Aclaa
MaashaAllaah Allaha ayaa dawo kugu daray, aniga waxaan soo gudbinayo waa waxaan ugu talagalay bulshada ineey ka faaideesstaan, iska duub uma soo duubo! Bulshada waxtar ma u leeyahay ayaan usoo xulaa muuqaalada!
Wcs xabibti waan idin salaaney, masha Allah ajir Allah ha kaa siiyo shukran, walaalayaal uduceeya naciima iyo waalid- keeda janada Allah ha ugu bishareeyo Aamiin shukran, masha Allah shukran naciima wax badan aan kaa faiidney naciima kaabo aa tahay masha Allah jikadeena armaajo aa jirto marka aad soo furto kaabayaasha ayaa noogu jiro, mar mar caruurta waxey i dhahaan Hooyo farmashiyo maa guriga ka furteey, mahadsanid !
MaashaAllah walaal Aamina aad ayaad u mahadsan-tahay, aamiin waalidkeena dhamaantood Allaha u wada naxariisto!
Thank you sister Macanto 🎉
Jazakallah sis❤
Naciimo adiga is ahaaw muraadkaada allah kuu sahlo walaasheeda
Aamiin mahadsanid walaal!
Jazakh Allah khayr❤.
Jazaka llahu kheyr abayo ❤❤❤
ما شاء الله لا قوة الا بالله
جزاك الله خير بألف مرة
Moalimad Naima.
Jazakallaah qeyral jazaa barakallaah fiik❤
جزاك الله خير أختي الغالي
Waxan rabaa in aad iga jaahil bixiso xabibti❤ adigo mahadsan jimicsiga 30ka daqiqada ah an guriga ku sameynayo masameni kara marka ay cadada isodhawdahay ama marka ay ijogtaba .Maxadna igula talin lahaayd adigo raaliya❤❤🎉mahadsan
Caadada waxba kaama reebi karto, weliba sifiican ayaad usameen kartaa, ineey wax kuu wanaajiso maahee, waxba kaama haleeyneeyso!
نعيمه حبيبتي جزاك الله خير❤❤ موضوع جدا جميل
Shukran xabibti muradkaada Allah ku sahlo
Wcs Abaayo Naciimo jisaakallaah qeyr sidaad noo caawiso aniga ayaa iga hadleysaa caawa illaahay haku barakeeyo mcnto
Roda walaal aamiin mahadsanid!
The best advise ever ❤
Asc abaayo waxaad kaloo inoo soo sheegtaa vitamins ilmaha u fiican shukran
Asc xabiibti aniga waxaan ahay qofxanuunsan xanuunkeygana waa mid aadigu raagay
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*.* *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته💚*
*👉Tonight is Friday*
*Don't forget Salli Ala mohammed*📿📿 *Khair The sake of Allah Remind me I remind you* `الله يرزق من ينشرها
اللهم صلى على سيدنا محمد
اللهم صلى على سيدنا محمد
اللهم صلى على
Shukran wll
Masha Allaah mahadsanid walal ❤❤❤
Masha Allah ❤❤Thank you
Maansha allaah shugran waa ukhtii alle ha ku dhawro❤❤❤
Maanshaa Allah baaraka allah fiik
Walaasheena dhiban ilaaheey ha u gargaaro ilaheey cafimaad degdeg hasiiyo amiin🙏
Mahadsanid abaayo sida nogu faideysey❤
Mashallah 🥰 thank you
Asc❤ masha alh naciimo ilah hakaa awaalmariyo dadka waxaan kujiraa kafaiday kaabayaasha
Maashaa Allah Allah ha ku barakeeyo adiga iyo dhamaan Familkaga. Mahad sanid.
Mahadsanid walaal!
Mansha Allah tabarikalah
Walaley hadalka badan walgu cajisaa
Hadal muhiimadiisa sheeg wayo
Wixi laga sugayay wala nacaya
Thank you
Asc abaayo ani dhabar xanuun saaid ah jilbo xanuun naasaha oo harag noqonaya abaayo igu caawi waxa sameeyo dhibkaasa i haystee 😢
Shugran naciimo allaha miisankada xasanadka hakuugu daro
MashaAllaah waa Runtaa wll
Asc sister how can I communicate with you
Waamahadsantahay maadaama'aadnalawadaajisay wixii aadbaratay ayaadnalawadaajisay ee'allahakuxifdiyo allahakumatusowaxkudhiba wixiikaasoohorjeesta allahakaaqabto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤is ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
abayo colagenka dufanwaye sas ayan ufahmay dufan nuci arko maqadankaraa macnaha dufan dhirlagasameeyay kaas ayan isticmalaa
Dufin ma'ahan!
maxa waye hee colageenka
❤❤❤❤❤ MAHADSANID WALAAL
Manshaallah nacimo Asc potassium ayaa gabar an dhalay ka dhamatey hospital gadhay uur ledahay mantag badan lahed ilmaha dhan saasay ku dhasha mantagas mahadsanid walal kheyr Allah ku siyo 😊vitamin k adiga ka hadashay ma is leyihin waa arkay adigo ka hadlayo chanalkaga
Dahabo waan ku salaamayaa walaal gebedha caafimaad buuxa Allaha siiyo, Feytamiin K iyo potassium isku mid ma'ahan, wexeey kala yihiin macdan iyo feytamiin. Labadoodana waan kasoo hadlay!
Qofkii 40 gaaraynay maxa udaawo u ah abaayo
Waa isku dawo, marba haddii ay yihiin isku safar!
@@adigaisahaaw ok thanks
Asc naimo setahay collegen ta lafaha xolaha laga helo kaso hadal fadlan iyo sida loga faideysto
Asc ❤
Wll Vitaminada somaliya malagahilikara
M.a
Abaayo collagen type 2 oo xalal malahelaa
Wexeey ku xiran tahay meeshaad joogtid!
Asc
42 markaajiray waxaa sheegayso igu dhacay neerfo waaruntaaa gabadhaan dhaqtar aa umaleeyey maxaa yeelay waarun neerfaha dhabarka qoorta sub xaana laaah waa dhameeysanaa fiidiga shugran abaayo
Apyo aniga waxaa leyga hayaa dhabarka lugaha da deydu waa 20 maxaa ugu dawodey xanunkaas narfahaa😢 isosjeeg apyo😭
Garka hostisa madowga abayo wax kale oo sababo majiraa sababtoo ah cunug yar oo dhowr iyo toban jir ah oo qabto a jirto
Meeqo jir camal waaye??
Asc abaayo waxan rawaa inaad isheegtid unug yar an dhalay ayaa maqaarkiisa wax gubtay amal waaye maxaan kudaaweeyaa hawenkii mahurdaayo dhidid asiga dhan cuncun wuuw leeyahay labarkaaga noosooqor wll mcn adoo mahadsan saan kulasoo xiriirno cumri dheer iyo cafimaad ayan kuurajeynaa wana kujeclahY❤❤
Sorry sister Macanto
Asc ❤❤❤❤❤❤😂guuleyso
Markaa waan cusbahay
❤🥰😁💙😁
❤💙❤💙❤💚❤❤💖💖 🤎💟💟👈
Dhabarka jilbaha ilaamadaxa indhaheyga waadiciif
Abayo athritiska kaso hadal plz
Maxaaan sameeynaynaaa heee
😂😂😂😂
Waxaa laigahaya meelo badan
Wlley qofka aad ka hadlaysid waba anigee maad si gaar ah ila talisid kula so xariiree
Layla walaal siguud iyo si gaar tii aad dooneeysid waan ku garab taaganahay soo dhawoow!
❤ mahadsanid wll number ma isiin kartaa ama facebook
Abaayo meeqo kaniini cuntaa malintii
Anigaaa??
Cunto maba aad sheegin