gabdha dharka madow wadata un baad ku haysan horta mnsha allh dhaha she is my young sister mulaxo qurux na sinji baan u leenahay il xun kuma aragto princess♡♡♡♡
OMG Dadkaasi 2020 Waay wada shidan yiin Kolay 2014 rafaad baa la aha 😂😂😂😂 laga reebo inantaaas qorta dheer Gara maayo magacaaga Lkn Qaliyeey Mashaallah ada u Shidan queuxdi aduuunka ❤️❤️❤️❤️iyo qomaaal 👑❤️
2015kii ilaa hadooo 2019 ah heestaa kaliya waxaaan u daawadaa taa yar ee dharka madoe😍 hablaha kale way ka labis qurxoontahay. Way ka furfurantahay. Way ka ciyaar shidan tahay way ka reer magaalsantahay waxayna leedahay soo jiidasho tol hadii la yahay ha la isoo baro koley boos kama banaanee!!!
Gabadhaas waxa ay rag ka hadal siisay ba ku cadaynaya in ay gabdhaha kale ka qurux badan tahay 100 % asal weeye gabdhaha somaliyeed waa wada qurux san ubaafinayey farahan ka qaaday😃😃😃
I have been watching for about two weeks after reading the comments here even the girls are in love with her. And she is very attractive and looks very friendly to me
Walahi qoor dheertaan weey qurxisay maslaxaan .. garab xir AYAA u xiran iyadoo lamoodo from HOLLYWOOD in ay tahy. Xabad qurux ba'dan yeey marwalba qarintiisa jooga Mashquulee. EE lkinse qoftaan Oo si CAADI Ah u ciyaarayso. One million yaa Lgu gadi lahaa like a movie. The wày she plays is so beautiful.. weey la haysataa everything around ha. Suniyaha bil dhalad qoorta geenyada
wlhi niyahaw gabadha shalmada madaw meel ha laiigu sheego waligay man arkin gabadh ka qurux badan runtii waan ubukaa tlhi hala ila so xidhiidhiyo hadii tol layahay
muuqdisho maa naag qurxoon ku hadhay waar kadaabiinta xamar ku xaaray gabadhan waa ina axmed dheere joogta Nairobi Kenya waana Khaatumo state of Somalia
+Faras Guled ee fb hadad isticmasho SICIID.HASSAN.18 igala soo xidhiidh SICIID.XASAN88@GMAIL.COM MAY PHONE NUMER KAYGUNA WAA +252634227171 INTAAS MID UUN IGALA SO XIDHIIDH
hee see camal sidaanna garbasaaraka lee lagu waashee ana wan ku waashay haye soomali oodhan ee camal iga qaleeya anaa ku haystee kkkk dgaha waa qoomaal indhah iyada uun baan u hayaaa waan dlaay saan maalin walba udaawday .. waa kaftan sheekadu run ma aha ...
guys gabadha dharka madoow sida loo xayeesiinaayo maba u qurxoonee, waa run gabdhaha dheelaayo ayadaa ugu qurxoon, lkn ani maba ku heesto yahuu tin dheerba ma qabtee.
Mohamed Osman sxb indho badnidaa 10 times ka badan waan daawaday qoftaana ma arkin hada adiga ayaa toosh ku ifiyay nairobi naagihii reer miyiga ahaa ayaa isugu yimid oo qaawnaan qurux mooday
+MHD VLOGS qando been badan way iga dhimatay oo kaliya ayaad dhihi karta lkiin naagta adunka qurxan xitaa hdey tahay hadhihin waayo naagta adunka ugu qrux badan qof dhaafeysa malehe xitaa tan igu lacagta badan hdeey foolxhntahay walaga daba roori lahaa Marka aanka saxo arinku wlalo
waa tuugo hashiyay waxaa qaday heestaan hibo nuura iyo cabdi qadar xuseen laariwaxay ku jirtay riwaayadii la magac baxday murugo iyo macaan 1973dii ayay so baxday ee uu Hal abuuray abwaan axmed saleebaan bide
shamso sharaf gabadha cadi maha waligay ma arag gabar sidas ah gaar ahaan tay waliba waxa kle ee iso jiitay labiskeda oo iska cadi ah oo bila make up ah hadana way shidantahay
Hadda ayaan TikTiko ku soo arakay Gabadha caadi ma ahan yada ayaa kala wada heestaa wakaa wakaa😍😍👌🏻👌🏻👌🏻
Wlaal gabadha magacee ku soo gashaa ishek aderow danbaa ihaysee
@@khalidabdurashid2465 gabadhaa heestaa ku jirtaa miyaa
Reer Muqdisho waad shidan tihiin ::heesta iyo musiga caadi maaha good singer also......Big Salaan from HARGEISA
Wad mahadsantahay walaal
waqooyi somalia mu alifka laacib ku yihiin sida erayada heestan
Saeed Lover waa nariobi wlllo meeshani maaha xamar
Maxaa Nairobi ka dhigay waa xamar
REER
gabdha dharka madow wadata un baad ku haysan horta mnsha allh dhaha she is my young sister mulaxo qurux na sinji baan u leenahay il xun kuma aragto princess♡♡♡♡
masha Allah way shidantahay yarta naa inaderay xagee joogta yarta.....
mulaxo axmed lee mesha ushidan cadi maha
+dhool Mohamed wllo masha allh wlasha kayar aad bay u qurux badan tahay intan kabaqay inay ishaydu gasho ayan masha allh kadhaman wayay ilahay hadaaye
doqon malaha yaa ku arko ilkahaaad udheertahay uf
dhool Mohamed seedigay baa tahay waan ku salaamay
Hestan waba xaqdaro iney sacan 1m gaarin why lkn hdad 2019/2/24 dawaneso iguqabo like Lt me knw
Sacdiyo Hassan. Too many Hassan :)
Hadee gaartay😀😀
100 jeer baa gabdha quruxda badan darteed udaawaday wax kale heestan uma qaban karo 😃😃😃😃😃😃😃😃
@@dallas5609 wan kuhestsss ilahey amarkiis
Afsoomaali Soo baro Sida loo qoro before you start FCKN complaining like my mother in law.... Waxàa tahay jiir haan KU weynaaday
Inta daawanaysa dhamaadka sanadka 2024 is muujiya
Taloow qofta shalmada madoow qabta oo sneelada ah ma nooshahay hada caadi maaha masha alaah❤❤
OMG Dadkaasi 2020 Waay wada shidan yiin Kolay 2014 rafaad baa la aha 😂😂😂😂 laga reebo inantaaas qorta dheer Gara maayo magacaaga Lkn Qaliyeey Mashaallah ada u Shidan queuxdi aduuunka ❤️❤️❤️❤️iyo qomaaal 👑❤️
garbasaar madow 100 geel bay u qalantaa in laga bixiyo illahay ha xifdiyee mashallah .she is charming
Tol beelay gabarta garbisaarka madow markaan arkay wadadii baa iga luntay (madax xoqosho)
kkkkkkkkkkkk Walhi Anoo Naag Ahh Baa kugu Raacsan Taas MashaAllah Quruxdii Aduunka
+Abdi Rageedii Me too. Inan Sxb Lanoqdaa Rabaa Bas. lmao. She is so gorgeous damn.
Kkkkkk mxa ku helay
Sxb anigaba ama kula mit ahay lkn iska qarsaday
@@malmo4235 gabdhan dadka oo dhan waa wada
Arken talow mogdisho me jogta
Heesta inanta ayaa qiimo u yaashay iga Wale 2020
dadka oodhan enantaas darteed ayey heesta udaawadeen maansh allah illahay quruxda ha u siyaadiyo
kkkkkkk kani maxamed cabdi fataax bu eg yahay
Jamal Mohammed haruun
hhhhhhhhhh ar ileen waa la is ogyahay waxaanba umaleeynaaye in aan kaligeey ahaye.
kawsar abdi gabdheee
2020 yadawanaya heestan is muuji
I liked the way she is dancing that young lady besides the singer what a beautiful drama she is exposing...
Reer muqdishoow hadaan tol nahay inantaa xaga ka ciyaraysa ee shalmada modow iyo diraca cad xidhan ee bila masarka ah halay doono ❤️❤️💯
2015kii ilaa hadooo 2019 ah heestaa kaliya waxaaan u daawadaa taa yar ee dharka madoe😍 hablaha kale way ka labis qurxoontahay. Way ka furfurantahay. Way ka ciyaar shidan tahay way ka reer magaalsantahay waxayna leedahay soo jiidasho tol hadii la yahay ha la isoo baro koley boos kama banaanee!!!
Mansha Allah gabdha garbasarka madow. Somaaliyey mnsha Allaha da ha hilmamina walashiina Somaliyeed 😍
Saa
2020 weli waan daawadaa heestaan qoomaale yare
2015 anoo nairobi jooga dhageysanjiray✌️ illahada kama daalo🥀🥺😥 sida sabiga hooyadu caanaha🥛 usiiso gaadada isaarsaar😋😋😢 sidan wll sidan wll seegseega igadaa😥😥😥✌️🤷🏼♀️
Gabadha yar wa catuuti marki la daawado heestaan ninkii dhiig lahoow dhawaaq bey noqoneysa masha allah waxeey ledahay indho qabad anoo marqaansan waan daawaday anoo jawi degan kujiroo biib igu furneyna sido kale labada marba codkeyga waan siiyay
shalmad madowda gabdhaha kale kama quexoona laakiin wey ka syle fiican tahay waa dhal magaalo aniga sidaas ayey ila tahay
Muse Muse sxb wayka shidantahay gabdhaha kale wlhi midabkeda cadiga ah ayay wadata xata labiskeedana wuu saxanyahay
Live keeda see ushidnthy wayaabi vedio uguma shidno mulaaxadayda cashaqa
K
Gabadhaas waxa ay rag ka hadal siisay ba ku cadaynaya in ay gabdhaha kale ka qurux badan tahay 100 % asal weeye gabdhaha somaliyeed waa wada qurux san ubaafinayey farahan ka qaaday😃😃😃
I have been watching for about two weeks after reading the comments here even the girls are in love with her. And she is very attractive and looks very friendly to me
Ilaahay amarkiisa ka heesaya mar qudha maan eegin. Inantaa garba saarta xidhan madow ayaan daawanayay awal ilaa aakhir.
Heestaan waxaan horay u qaaday cabdi Khadar iyo hibo nuura fanaanka dub usoo qaaday qoomaal waa u keenay Lkn inkastoo codkiisa nin Aan la modeyn lol waxaan Kaloo ka Helay gabar taa jalaqsan garbasaarka madoow quruxleey waaye soo jiidasho leh.
Walahi qoor dheertaan weey qurxisay maslaxaan .. garab xir AYAA u xiran iyadoo lamoodo from HOLLYWOOD in ay tahy. Xabad qurux ba'dan yeey marwalba qarintiisa jooga Mashquulee. EE lkinse qoftaan Oo si CAADI Ah u ciyaarayso.
One million yaa Lgu gadi lahaa like a movie.
The wày she plays is so beautiful.. weey la haysataa everything around ha. Suniyaha bil dhalad qoorta geenyada
original abdi qadar xassan iyo hiba nuura ayaa horay u qaaday i like dagmada kaaraan iyo yaakhshiid
gabadha gabsaarka madow qurux alle u dhaliyey naaag reer diini ah waye my dhuuxa noolow
Masha allaah quruxdu waa u dhalasho mulaaxo noolow abaayo
Majogta horta wll
Reer diini yegalaan wayaabe
Maashallah
qoomaal waa shidanyahy gabadha garbasaarka madoow xiran caadi mahan sifiican ayay u ciyaartay plus camera manka waa rageedii reer muqdisho baashala
wow m.a gabadha garba sar madowga like it m.a😘
waaaw heesta wa iska yara caadi lkn ani kuma haysto waxa aad iso jiitay gabadha shalmada , amaba go,a , amaba garbasaarta madow qabta waaaw masha allh inaba caadi mahan qurux ilahay wa u dhamaystiray runtaa la sheegaye gabadhan daraded ayan dhowr jeer heesta uguso cel celiyay runtii kalmadoba laguma koobi karo quruxda ay ledahay inanta magaceda yahay mulaaxo axmed jeclan laha inan barto xata walaltinimo ha ahaate barashadeda bes ayaba ah waxan waxba lasiisan karin masha allh
mashallah walal qaali ah baa tahay dhibaato maleh waa baranee lkn kuma siin karo facebook geda sababtoo ah kuli iney ku darsaadan aan ka cabsana iyaduna igu xanaqdo
mashallah walal qaali ah baa tahay dhibaato maleh waa baranee lkn kuma siin karo facebook geda sababtoo ah kuli iney ku darsaadan aan ka cabsana iyaduna igu xanaqdo
+queen Ismah walalo waxan kuguso darsaday gmail ka xlks ayan kawada hadli karna
+john ramos Ninkan Abdirahman Mohamed mhn miya
abdishakur bwe wa anigi
ilmo Adeero yaalow Qofta Garbasaarka Madow Halii Doono
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Wàan KUgu meherinay dee. Oradoo kac doono. .. WIIL Gabar ISKA Soo dhigay aa dhehee halay doono .. be careful otherwise wàa Lgu Soo goosanaaaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
inantan Waay Qurux badantahay ya Salaaam waban helay Jaaskeda 😜😄Nolow AlPi 😍❤️❤️✋Caadi maha
😍😍😍
Gabadhaas garbasaarka madow Caafimaadkeeda in uu Fiicanyahay Cid og Mjirtaa Anaaba Og somali Maryooleey way ileysteen miskiintaas Waan unaxay Aad iyo Aad iyada uunbay afka Qaadi waayeen
Lil Gambo 😀😀😀😀😀
kkkkkkk maanshaalah aan u dhahno ani iyo adi
2019-May Gabadha Goa Madow Xiran Hala Raaadiyo 4sano Kadib Sidiibaa Lay Hayaaa lol
Aah Waxkale Hee waaye Yarta Shalmada Madaw Jiniyadaha Waaxkale kuma garatide waa shidantahay Cajiib iyada Darteed ayay ku dawadeen 82 kun ee daawaday Bbe ii Noolaowdhe
Heesta weey macaantahay, balse gabadha laga hadlayaa ayaaba iga yaabisayba. Wiilashiina waxaa lamoodaa gabadh qurxoon ama gabadhan ka qurxoon ineeynu waligiin arag ama ineeyn inala dhalan.😂😂😂😂 labataneeyin quusin ooy bisad ku hoos noqon ayaan garanayaa. Ee isha kaleexiya gabadha. Wax fooxun mooyee wax qurxoon ineeynaad arag ayaa la moodaa.
Anaa aqaana gaalkacyo daganthy
Qoomaal-yare hal mar ayaan eegay ,inta kale inantaa yar ee shalmada madaw ayaan daawanaayay.
Still watching 2020🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
Like
Wllhi qofta garbasaar madow da ah wa iska jeclahy horey iyo kadaal wey ka diyaarsan tahey heestaan markey soo baxdey ilaa hda waa dhageystaa qoftaasaa u sababa inaa viewska u badiyo ilaa 2018 dhamaadkiisa
Mashallah ina eedo ilahey ha ika deysto waa shalmad madowga ina magan ❤️
Ubah Abdulle mageceeda ii sheeg gabadheyda Ayaan ku saminaa sharaf
sahal kuma baxo❤❤❤❤❤
wlhi niyahaw gabadha shalmada madaw meel ha laiigu sheego waligay man arkin gabadh ka qurux badan runtii waan ubukaa tlhi hala ila so xidhiidhiyo hadii tol layahay
muuqdisho maa naag qurxoon ku hadhay waar kadaabiinta xamar ku xaaray gabadhan waa ina axmed dheere joogta Nairobi Kenya waana Khaatumo state of Somalia
+Faras Guled abti adaba garanaye xagee weye
aad ayan kugu bahane
dee kumaad tahay abti aad kuu garan mayee
+Faras Guled xagan kagama jawabi karo
+Faras Guled ee fb hadad isticmasho SICIID.HASSAN.18 igala soo xidhiidh
SICIID.XASAN88@GMAIL.COM
MAY PHONE NUMER KAYGUNA WAA +252634227171
INTAAS MID UUN IGALA SO XIDHIIDH
hee see camal sidaanna garbasaaraka lee lagu waashee ana wan ku waashay haye soomali oodhan ee camal iga qaleeya anaa ku haystee kkkk dgaha waa qoomaal indhah iyada uun baan u hayaaa waan dlaay saan maalin walba udaawday .. waa kaftan sheekadu run ma aha ...
Best song & best cameraman
Gabadha gabasarka madow beautiful
Sifiicanna wey uciyaartay
Waaaaw masha'alaah allow isheyda kaa dhowr qaaliyeey gabadha go'a madow caadi maaha
really qofta gabasaarka madow weyshidantany magaceeda ma aqaano ee arman muqdisho darted utagaa anigoo waligey arag somali
Mulaaxo ayaa la dhahaa hada maleysiyo ayay joogtaa
War ilaahay ka cabsada dhabaha qaawanow waa la dhimaha moodka ma hilmaamteen wilashii ayaa xishoonayo
Qoomaal yare fanka wax Cusub ayaa ku soo dartay noolow .
2020 haddaa daawanayso 👍
Abti inta Aman shoutout kaga sameeya gabsaar madowda lee ku haayan raggi oo dhan
Mulaaxo our princess 🔥👌👑
i can tell everyone wasnt even paying attention to qoomaal its all about that girl with the black gabasaar. 😂😂
mulaaxo is rocking😍😍😍
+queen Ismah is that her name?
+Aaliyah jay yes actually she is my niece
+queen Ismah gabadha edada u tahay masha allh aad bay u qurux badan tahay heestaba iyada shidaysa dadka badankiis iyada daradeed ayayba heesta u dawanayan masha allh isha cadowga allow kadhowr
+john ramos amiin walal qaali ah waa run heesta iyada unbaa shideysa intabadan dadka iyada lee lagu haystaa ilxun Allaha ka dowee
msha allh waa gabar qurxon labiske kahely heeste weyshidanthy
sxbkey grate shidana ahaa hhhhhhhhhhh
qoomaal full respect
iyo dhalinyarada kalaba
meesha waxba lguma hyo
4rr
ERAYADII ..AXMED SALEEBAN BIDE
CODADKII.HIBO MAXAMED CUDOON IYO ABDIKHADAR XASAN LAARI
RIWAAYADII...murugo iyo macaan 1973 ✔
xam xuma wiilkan siduu u qaadayo heestan waa top 👏👌👍
This girl can do no wrong. Where were girls like that in my hey days! Man-o-Man
ilaaa 2020 08 waxaan u daawadaa heesta taayar ee shidan mana arag wali
waa afnaan jira qoftan aa shidan goa madow woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow nice song
qomaal yare sxb waa kabaxsatay. keep singing best songs for us and for ur fans
Waaaw qomal yare waxasa he's laga dhaha yaqay ah wa shidan tahay bro balse codsi he's aamish so qad tasa ka dhiman
Masha Allah inanta gabasaarta black ah Dareen ka shacabka ayaa kubbaaqay
guys gabadha dharka madoow sida loo xayeesiinaayo maba u qurxoonee, waa run gabdhaha dheelaayo ayadaa ugu qurxoon, lkn ani maba ku heesto yahuu tin dheerba ma qabtee.
Masha Allah qofta gabsarka madow nolow i like u
heesta ma dhageesanoyi ani gabadha garbasaarka madow wdato meel iigu sheega 1m $ siinaa qofkii Numberkeda replyga iigu soo qoro😍😘😂😂
al fanan qomal yare nice song codkada mcn waa very good iyo quruxleyda gabsar madow da wa nac nac
sxbyaal gabdhaha gabsarta madow ilaa3 waye teewaye waan nikaa warerey
the woman with scarf green caadi aye uqawan tahy ilahayo hana cebeynin subxanallah
Qoftan gabsarta madhow o weshidhan tehe lagu hayo ana damabee
Best song caadi maahan heesta iyo codkaba iyo qofta qurxleyda ah o cayaaraysa
Si un lagu daweyaa #qoomaal waa ka baxsatay
qofta suleeqada ah ayaa ku haystaaaaaaaaa
heesta waa iska dhex dhexaad
Mohamed Osman sxb indho badnidaa 10 times ka badan waan daawaday qoftaana ma arkin hada adiga ayaa toosh ku ifiyay nairobi naagihii reer miyiga ahaa ayaa isugu yimid oo qaawnaan qurux mooday
Abuu Ayman adeer is qawiso iyo hadii kalaba dadba dhalay kuna raba dadka dokhoda iyo danohooda khaaska yaan lagu mashquulin
Mashllh farxd warto adun iyo akhirba amiinyrbi qali Dumar qalbi urooneyee qulubta Ku tal ka runti mashllh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤗🤗🤗🤗
waaay shidantahay heestaan
Alle hayay gabadha dharka madoow igu soo qabta yaqeey dadkeygiyow
Waaya shidaan tahay Gabadha Ciyaar ka macan waa ka heelay
War gabdha hanaga cayumina mansha allah dhaha young mula abti miss u
Wow waxaas baa fanaan la yiraahda
woooow hees shitan ika dheh cadimahan inaba
Gabadha gabasarta madow hadad ila jeclaten like isara
Gabada wax orengiga madaxa kuxiran wexey kumasersantahay garbisar modowda😁 ya ila arke.
Masha Allah dhaha gawadha waa walashey ok
Gabadha mala qabaa ?
garbasar maadow leee kaabixi laa'diihin aniga weeyba igaa dhiimaty naag masraax saaran haadi aaytahy xaata taan uguu quurxoon world wide?
+MHD VLOGS qando been badan way iga dhimatay oo kaliya ayaad dhihi karta lkiin naagta adunka qurxan xitaa hdey tahay hadhihin waayo naagta adunka ugu qrux badan qof dhaafeysa malehe xitaa tan igu lacagta badan hdeey foolxhntahay walaga daba roori lahaa Marka aanka saxo arinku wlalo
Midka jacket madow wataa wuxuu soo galayaa osagoo geesgees uu ciyaarayaa walahi somalida qaar funny waaye dadkayga nooc walba waa laga helayaa 😂😂😂
Ax walhi xabada qalanjada iga dhex baxday ayada darteed aan u dawadaa heesta qoftaas xage laga heli karaa wwww
Tol iyo qaraabo hadii layahay Naagtaan halaygu raadsho aniga heesta maba ku heestee
Heestan original waxa lahaa c/khadar xasan laari iyo hibo nuura waana erayadii abwaan Axmed Saleebaan bide
Wow, This is like Ma Fav Song Now. Nd Mansha'Allah to Mugdhisho Girls
nabada quruxdaas ayeey leedahay viva muqdisho
umyma inaa liaaahi wainaylih raajuc waacawo waana dambiye wall katoobad keen oo raac sunaha Muslim ka anigu waan kaa yarahay in badan hadana waan kaanaxay waa nasiib xumo maalinkalaad garan hoy kajoogwall qaali isastur is xisaabi intaan lagu xisaabin wall inanta foodada madaw way kuuqarinayaan laakiin anigu lagama yaabo inaan kuuqariyo xumaan lixubi nafsihii wali xubu aqiihi wall
After 5 year manta 2020 Dec search greyey like this song
Quruxleyda garbasaar madawda wadato😘mulaaxo ladhahaa m.a dhaha gbdha
Walshey ayan ventinella showgan waa ushideen qoomal yre
wwwww great song.. I hope the fans have enjoyed listening as much as I've enjoyed it
waa tuugo hashiyay waxaa qaday heestaan
hibo nuura iyo cabdi qadar xuseen laariwaxay ku jirtay
riwaayadii la magac baxday murugo iyo macaan 1973dii ayay so baxday ee uu Hal abuuray abwaan axmed saleebaan bide
Gabadhaa garba saarta madow hala ila raadiyo Soomaaliyeey.
Gobanimo muujiya hala igu soo xiro gabadhaas.
gabadha madaxa qawan qaamarka madow 💋👌
2019 liketa igu qabdha
waanasiib daro waayo waalaga tagay xilka diin ta umayma bintu cabdiraxmaan
hibo nuura heestan loo sameyay somali waqooyi 1975
Nimankan hiraan hiraaya waligod gabdh qurxon ma arkin miyaa maxay dhareerka la daadinayaan
shamso sharaf gabadha cadi maha waligay ma arag gabar sidas ah gaar ahaan tay waliba waxa kle ee iso jiitay labiskeda oo iska cadi ah oo bila make up ah hadana way shidantahay
shamso sharaf hhhhh walayaabay anba see u hiran hirayaan ma aragte
Kabax caadi maba ahn heestu 👌👌
Yaabaye gabdhee laka hadlaaa gabdhaha bdnaa gabisaar madow ayee wataaan