DAG_WAR WAYN DDS NINKA LOO WATO XILKA RW ETHIOPIA ONLF JABUUTI MASAR IYO USA XAALKA OO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

Комментарии • 26

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 6 дней назад +4

    Inshallah guul madaxweyne mustafe maxamud cumar guul insha Allah 🙏🙏🙏 besha Cissé ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 5 дней назад

    Mshaa alah guuuleyso mwne.mustafe cayanka
    Buufi❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaadem2634
    @fatumaadem2634 3 дня назад

    Mashaallh Mashaallh 🇪🇹🇪🇹😂😂❤❤❤

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 6 дней назад +3

    Kkk Hayeh. Abnawaas iyo Beena waaas

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 6 дней назад +1

    Cissé wa Somalie 🇸🇴 somalina cidda dida islamkay diden yeli meyno snm argagaxiso

  • @OsmanFarax
    @OsmanFarax 6 дней назад

    VIVE. PP
    fadhi kudirirku wey kudaalayan
    ADEN and MUSTAFE are GREAT LEADERS

  • @khaliifmahamed
    @khaliifmahamed 6 дней назад +1

    Fiidiyawgu aad buu u dheer yahay

  • @MuxiyoDiincarab
    @MuxiyoDiincarab 6 дней назад +1

    Cod xumadaad wanka qaaday 😂😂😂😂😊😊😊😊

  • @MuhumedibraahinMubarag
    @MuhumedibraahinMubarag 6 дней назад +1

    Asc labadina wariyaha ah dhinac ayaa ubadatihiin ama xisooda ama cabsoda

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 6 дней назад +1

    Waxba qadi mayan eeyda eeydu dhashay ee ilma mireyta

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 дней назад +1

    Mustafe cid aan ahayn madoono

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 6 дней назад +1

    Caku onlf iyo carada meeshay kajoogaan magaca hayska badaleen nimankaasi magacan qabiil ba magacan lagu dhibaateeya marka onlf dhibaato umbay noqotay marka sidadka Somalida ah haloqaybiyo
    Orss part Ogaden and reserve Somali society part

  • @abdihakimhassan2558
    @abdihakimhassan2558 5 дней назад

    Kkkkkkmaxaa tidhi dhaxal suge

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 6 дней назад +1

    Abnawaas iyo Beena waas

  • @HusseinmohamedNuriya
    @HusseinmohamedNuriya 6 дней назад

    Dadka hakacininaa wariye matahine

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 6 дней назад

    Ahmed madowe 17 cod garab maray

  • @liimochannel8738
    @liimochannel8738 6 дней назад

    War dadkaan been bafanaa ethopia hee kkkkkkk block qabso

  • @MuxiyoDiincarab
    @MuxiyoDiincarab 6 дней назад

    Codka iska hagaaji sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan oo dhan waxa ka dambeeya muuse biixi cabdi.
    2.0. Arrintuna waxay ku qottontaa MoU uu doonayo muuse dameer inuu qasab ka dhigo.
    3.0. Waxan dhahayaa heshiiska MoU marnaba waxba kama jirraan waanu fashilmay.
    4.0. Waxana diiday sharciga iyo distoorka u yaalla dawladda somaliland.
    5.0. Waxan dhahayaa waa inaynu joojinaa dhammaan waxa ka yimaadda dawladda xabashida.
    6.0. Waxan dhahayaa muuse degdeg waxa looga eryey kursiga madaxtinimada waxay ahayd heshiiska MoU oo fashilmay sharciguna uu diiday.
    7.0. Waxan dhahayaa madaxweyne cirro waa inaanu meelna teggin.
    8.0. Waa inaanu teggin dalka xabashida waayo welli waxay daba socdaan heshiiskii MoU ee fashilmay.
    9.0. Waa inaanu teggin dawladda djibouti iyo dawladda tuugada ah ee UAE/DP World.
    10.0. Lacag haddaad doonto waxa kugu fillan ganacsatada somaliland oo dhan.
    Waxana ka mid ah kuwan:
    A). Mohamed aw siciid.
    B). Dhahabshiil
    C). Oomaar
    D). Barakaad

  • @1maza4w1
    @1maza4w1 6 дней назад

    Hade somaliland nimanka sheegtaa maahan dawlad hade meesha qabilo loo ma yeelin

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 6 дней назад

    😂😂😂😂😅😅😂😂

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 6 дней назад

    Ogadenow adan farh ma dhagaxba cagjar ba noqon raisalwasre intd naga dhaadhicinaysan war ninka aden frh hku kadsomina somaliland dawld degn shirkii xeer ciise wxba kama qaadikarane ninka hadlka ka xidhay somalilnd wa aden frh meelu adan jogana mustafe maamus kumalahe ogada ninkas somali ku matala fedaralka itobiyee

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 6 дней назад

    Kuwaan been badansa...