Dalsan by Qoomaal & Canab HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @caydaruzzadiq3249
    @caydaruzzadiq3249 3 года назад +359

    Heestan waxa igu ag dhagesan jiray wllki iga weyna oo intuu tahriibay il iyo baal aan dib loo saarin geeri iyo nololna aan war laga helin😭😭😭

    • @awalmahdi7304
      @awalmahdi7304 3 года назад +13

      ilahy hadin so dhaweeyo wllo

    • @waranjacyl2332
      @waranjacyl2332 3 года назад +8

      ILLaHY Isag00 NaBaD Ah Ha IdiN S00 CeLiY0😭

    • @mustalifoqueen7309
      @mustalifoqueen7309 3 года назад +3

      Ilahy haydiin so casho abyo

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 3 года назад +5

      Ax waan kula deerim wllo 😩😭😭😭

    • @queencatika9423
      @queencatika9423 3 года назад +6

      Abowe wali kamaqan yahy sorry 😭😭

  • @hanad-r8c
    @hanad-r8c 2 года назад +480

    Heestan nabad iyo cafimad maku dawa naysa😐 hadaad iga danbayy sid iiduce waxaa lagayaaba inaan dunida jogin😭😔

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 2 года назад +16

      Waxan rajeyna inad dunada jogto insha allaah if iyo aaqriba ilaahey hana hagaajiyo hestan tiktok ayaan kaso arky waba ilowsana lkn waanjeclaa

    • @Hayaamooz
      @Hayaamooz Год назад +6

      Hada majoogta aduunka isoo jawaab 😢

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 Год назад +2

      Arwa rune noso jwb majogtaa😭

    • @cawocigal6832
      @cawocigal6832 Год назад +1

      wll adunka ma jogta😪

    • @saidoabdulahi
      @saidoabdulahi Год назад +2

      Hadaaa nooshahay cafimad iyo cimri dheer rapi kuweydiyay hada dhimatayna ilhy qabriga hakuuu nuuriyo🥺😢

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 2 года назад +189

    Emotional song 🎧 waxa dhagasytan 31/8/2022 malin arbaca waxaan ku suganahay burao togdheer 🥺🫠 inta iga danbaysa Waan idin salaamay badhaadheh iyo barwaaqo ku waara old is gold 🫡

  • @Shafimo47
    @Shafimo47 Год назад +32

    13sano kadib still waan daawanayaa old is the gold😢 from Ohio 🇺🇸

  • @abdullahmetjiite3525
    @abdullahmetjiite3525 4 года назад +190

    Heestan 2020 hada dhagesanyso like ii sar 2010 kii so baxdy Shiines ka dhageesan jiray 🙌😢

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 4 года назад +191

    2021 kuwa daawan doonow wa salaaman tihiin anoo ah 2020😂😂

  • @mamuusmedia3682
    @mamuusmedia3682 4 года назад +266

    2020 baan soo xasuustay Aad baan uga helaa hadaad igaga danbeyso like

    • @nawaarmohamed4894
      @nawaarmohamed4894 3 года назад +1

      2021 so radshay

    • @najmoadan6386
      @najmoadan6386 Год назад +1

      Heestaan waxan dhageesanoyaa 4bisha/11 /2022/sanadka cusub 2023 some soon I a maalin Jimco eh 5:28waxana udhageysanayaa jecel ayaa. Ihaayo inta iga dambeyso waa nii salamay💔💔💔🥺🥺🥺😢😢😢😥😥😥🥲🥲🥲🥱🥱🥱😓😓😓❌❌❌bes waye jecel dambo leyguma oga axaxaxa

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Год назад

      10/12/2022 sandka cusub wxa naga xiga 2023 cimri dheer cibaado leh

    • @jibriilc.rizaaq1675
      @jibriilc.rizaaq1675 Год назад

      2024 Soo raadshe🤣🤣

  • @bashiralasmohamed8724
    @bashiralasmohamed8724 Год назад +19

    Anigoo yar oo mglda cadado jooga ban wx ka dhageysan jiray universal tv 2010- 2011 maqayad la oran jiray nasrudiin.
    I still remember......❤
    A true classic never goes out.🔥 ..2023

  • @daariqisse143
    @daariqisse143 3 месяца назад +10

    14 Sano kadib still Waan dawanayaa old is the gold 😢
    From Mogadishu Somali 🇸🇴

  • @nadir_moh
    @nadir_moh Год назад +14

    One of my fav artist Qoomal what a legend ❤

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 года назад +34

    Wow Qomaal iyo Canab fananin qiimo leh hestan macno wayn baa ku dhex jira qofki fahmaya ama sugaanta waxka yaqaan Wiilka jacayl ba haya gabadhana xalada dalka ka jirta bay ka hadlaysa yacni dalkenu hadu hagago jacaylkana wa hagayaa bay tagan tahay (Dadko nabad u gaadhiyo isku duubni wadareed degaan barwaaqiyo dawadisu wa QARAN🇸🇴😭Illahey dalka hayno hagajiyo 🙏 Like 👍 hdd jogto meshan cafimad ban ku rajaynayaaaaà

  • @farhandiyeero3461
    @farhandiyeero3461 2 года назад +86

    Tictok muxu heeso na baray amazing voice ♥️🥰
    Yaa iga dambeeya🙌

  • @nurdinpubg7959
    @nurdinpubg7959 2 года назад +42

    heestan wxaa iiqaadi jirtay gabar aan saaid u jeclaa wxana ahan jirnay dad daris ah isku dhaw hadana si saaid ah isku jecel😫maalin waxaa dhacday iney cideeda na ogaadan ka dib ayada mobile ka laga qaaday xafadiina weyka guuren ....ilaa hda si xad dhaaf ah ayaan u jeclahay 2017/5/7....salmo i miss u 💔😭

  • @mohamudmohamedabdi6775
    @mohamudmohamedabdi6775 Год назад +9

    Let me see, those who first heard back in 2011 and fell on madly with this masterpeice song! Old is gold.

  • @asiyamuuse5291
    @asiyamuuse5291 Год назад +25

    Ya ildawanya wali 7/1/2023 hees wadhafty legend Qomaal❤

  • @talawadeofficial669
    @talawadeofficial669 4 года назад +24

    Yaa soo xasuustay 2020 qoomaaal heestan waxaan dhagaystay 2010 anagoo yar ayaan safar kaga nimid Djibouti to Borama, gaadhigii ayaan ka maqlay ❤😪 mana maqal waagaas dabadeed xitaa waxan iloobay cida qaada 10 sano kadib soo xasuusty. Waayuhu orod badanaa subxaanallaah

    • @MaxamudSaid-ks2eq
      @MaxamudSaid-ks2eq 7 месяцев назад

      Boon mask mrty😂

    • @WatchingYThiya-mu7hf
      @WatchingYThiya-mu7hf Месяц назад

      Canab argos yada ku kulmsy mestan micneheda waydiyo jecel miyah mise hesa dalkii

    • @talawadeofficial669
      @talawadeofficial669 Месяц назад

      ​@@MaxamudSaid-ks2eqHaa sxb 😂😂😂😂seexasho + qureec

  • @nasradinabdiaptidon2703
    @nasradinabdiaptidon2703 11 месяцев назад +12

    18/11/2023 heesta sanadka oo si dhamaanaya ayan dawanaya old is gold, wan idin salamay somali Maxamed inta iga dambaysa inchallah waa ino janada han isku so duceeno, hadi iga dambeyso.❤😢

    • @boostariigmedia3889
      @boostariigmedia3889 10 месяцев назад

      Aniguna Waxaan daawanayaa 18/12/2023 bil un baan kaa danbeeyaa

    • @ShuceebYare-y2k
      @ShuceebYare-y2k 9 месяцев назад

      Ana waxan dawanaya 31 Dec 2023 sanadkii o sii gaba gabobay ilaahayow quf kasta waxow jecel yahy o riyadiisa ah u rumey 😢

  • @MohamedAbdirahnMohamed
    @MohamedAbdirahnMohamed Год назад +30

    After a long time i’m here to listen this beautiful and masterpiece song

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 года назад +65

    Who is watching 2020 😭😭
    Yaa ila dawanaya guys 🙋‍♀️❤

  • @FU_AD_AK
    @FU_AD_AK 6 месяцев назад +186

    Who is watching 2024 ❤

  • @minadiirie5334
    @minadiirie5334 5 лет назад +72

    heestan markaan dugsiga dhigan jiry eedoyinkyga ka maqli jiry iygo dhagesanayo aad ujeclaa lkn mcnaha ma fahansaneen hda ayan fahmay wlhi ♥️illaahey dalkeena hanoo hagaajiyo 😭

    • @ruru5570
      @ruru5570 3 года назад +2

      Amiin

    • @najmaali7634
      @najmaali7634 2 года назад +1

      Iskumid ban nahay wallalahay baa dhagaysN jiray lkn imka mcnhaya wan garanay

    • @heartbroken9116
      @heartbroken9116 2 года назад +1

      3 years kadib kaalay ila dhegeeso

  • @sportschannel3137
    @sportschannel3137 5 месяцев назад +17

    Heestaan waxaa dhageysanooyaa habeen 23:50pm / 11:50pm taariikhda: 06/may/2024 waxaa joogaa Nairobi, Kenya. Waxaan ahay ogoon rabo mustaqbal heysnin qof ku garabsiiya lkn rajo ku nool allow sanadkan albaabdada qeyrka ii fur oo helaa rajadeyda❤ Inta iga dambeysa waa idiin wada salaamay😊😢

    • @asmagaid1527
      @asmagaid1527 3 месяца назад +2

      Hda wll se thy😢

    • @FarxaanDeeq-t3q
      @FarxaanDeeq-t3q 3 месяца назад

      ​@@asmagaid1527inuu wacan yahay baan rajayn. I.a.

    • @Theking24h
      @Theking24h 2 месяца назад

      @@asmagaid1527 Somali dad is jecel weyan lakin balaya nagu habsatay-sidad oga naxda dareemay somalinimada .

    • @hajialiinthehouse8170
      @hajialiinthehouse8170 2 месяца назад +1

      Dhamanteen. Haquusan. Legend anibo ano 6 sano jmcd so dhameye ba shaqo la’an ahy mogaishu. Blse barnamijyo Kenya liga shegay passport oo Europe ku aadi karto Blse sabar rabto

    • @NajmaAbdi-g7j
      @NajmaAbdi-g7j Месяц назад

      Inshallah wey ku rumobayan wax kasto apoweh 😢

  • @arshadwehliye412
    @arshadwehliye412 2 года назад +153

    It's may 2022, let me see who's watching this masterpiece. Legend qoomal, receive greetings from ur biggest fan

    • @ibrahimm.7563
      @ibrahimm.7563 Год назад +2

      How about Mai 2023

    • @ZakaraiMohamud
      @ZakaraiMohamud Месяц назад

      Still 2024 I'm listening to this masterpiece 😫❤️

  • @jobrafariid1317
    @jobrafariid1317 4 года назад +69

    Hadad daawaneyso 2020 fadlan like $ comment

    • @FatuushayousufBihi
      @FatuushayousufBihi 3 месяца назад

      Inaaaad cafmd qaptaaan rajynaaaya wllkay 2024😢

  • @ZACKTHEKING87
    @ZACKTHEKING87 4 года назад +65

    2020 qomal intii so xasusaty like sara

  • @sabrinaputra628
    @sabrinaputra628 Год назад +17

    It's 0110 2023, let me see who's watching this masterpiece. Legend qoomal, receive greetings from ur biggest fan

  • @cabdicaziizgeedi401
    @cabdicaziizgeedi401 3 года назад +53

    2021 waxaa kadhimaana saacado lee
    Inta iga danbeeyso like 2021 waaye hada💯🔥🏃‍♂️

    • @barkhadabdilahi509
      @barkhadabdilahi509 2 года назад

      Pro
      2021 waa dhamaaday😔
      2022 wx yr ka HadheeN🥺
      Wakhti?
      Allow nolasha ii fududee 🤲

    • @omarraage87
      @omarraage87 2 года назад

      @@barkhadabdilahi509 waa dhamaatay waxaas 2022 ayaa bishii 2aad siimareysa🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🥶

    • @muniiradhalgabed8344
      @muniiradhalgabed8344 2 года назад

      @@omarraage87 waa 2022 wanna bisha 5 may 18/2022

    • @fatumaabdullahi5741
      @fatumaabdullahi5741 Год назад

      @@muniiradhalgabed8344 bil aya kadiman 2023,its Nov 21 22 on Monday at 8:30,maxey nolosha ordeysaa😔 illahayow sahal umuraha😂

    • @abdiazizsaid2776
      @abdiazizsaid2776 8 месяцев назад

      ​@@fatumaabdullahi5741 Wa febuary 6 2024 habeen lix saac ah.😢😢😢

  • @raysunshine4514
    @raysunshine4514 4 года назад +20

    Heestaan wlhi sidaan ujeclaan jiray cawa ayan iska so xusustay the music is very emotional the lyrics tho macaan waye heskan jaceyl okaliya mhn it's wadani in a way

  • @Sahel.
    @Sahel. Год назад +50

    13 years later in 2023... And still listening to this timeless and masterpiece, can't get enough of this Song Wlhie.

  • @saciidmaxamed8647
    @saciidmaxamed8647 9 месяцев назад +58

    Who is watching 2024.........?

  • @fardoosoibraahim2104
    @fardoosoibraahim2104 Год назад +8

    Waxan dhagay sanayaa maalin ay tahy 13
    /may /2023 Waliba ano joogo Africa 🌍 qaasatan Uganda 🇺🇬 waliba anigo meel cidlo fadhiyo wale inta dhagey saneeso like haigala tagin plz

  • @mahirmohamud
    @mahirmohamud 2 месяца назад +12

    Who's watching after he was released from jail 2024❤😢

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 года назад +21

    Heestaan mcn yaa ila fiirsanaayo 2021 xasuus😥😥😭

  • @shariifali2288
    @shariifali2288 Год назад +24

    First time hearing this music i think it was 2009 i was so young I didn’t know its meaning but i know i do listining 2023 wonder how times flies so fast.!!

    • @NurdinAli-l5u
      @NurdinAli-l5u 10 месяцев назад

      Likewise bro❤😅best 🎶

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 2 года назад +18

    2022 ayaa lajoogaa walina waan dhagaysanayaa heestaan Kama caajiso marnaba xasuus walaahi🔥💯❤️

    • @Therealhero-m8r
      @Therealhero-m8r 2 года назад

      22 Hours After ayaan aqrinayaa commantgaaga

  • @hudaahmed2197
    @hudaahmed2197 3 года назад +22

    Qoomaaal anab wani wata wllhi old is gold 💖💖💖

  • @ahmedfahad3046
    @ahmedfahad3046 5 лет назад +15

    2019 yaa ila dawanaya💕❤

  • @abdirisakalisaidgeyfane3488
    @abdirisakalisaidgeyfane3488 4 года назад +314

    who is watching 2020 in Quarantine time 😭😭

  • @kbrowngaming9807
    @kbrowngaming9807 11 месяцев назад +39

    Who is watching 2023.....?

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346
    @abdirahmanmohamedwehlie5346 4 года назад +11

    23/8/2020 Gooobteyda shaqada dhaxdeeda ban ku dhegeysanayaa xikmada heesta an ka faaiiday aya ah in midnimada wax lamid ah aysn jirin✅👌✋

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 года назад +7

    Intii qalbi dhaawac ka soo gaaray sideeda 2020 likta ha ila dhaafina😩😢🙏

  • @mohamedbashir6734
    @mohamedbashir6734 5 лет назад +21

    Somali siwalbo wax loogu sheeg
    "Deegaan barwaaqo iyo dawa,deena waa qaran"

  • @shaadiyoabdi6081
    @shaadiyoabdi6081 Год назад +15

    Old is gold 😢❤️

  • @anisayossef5027
    @anisayossef5027 3 года назад +10

    Aniga Caawey igu soo dhacday Qoomal👍

  • @abdisamadawmadoobe
    @abdisamadawmadoobe Год назад +6

    Who is watching 2023.
    After 12years I listened here. Old is gold ❤️

  • @mowgafarhan8072
    @mowgafarhan8072 5 месяцев назад +8

    Hestan waxaan dawanayaa 2024 bishi5 xili jawigu dagan yahay oo qabow jiro inta iga danbaysa like

  • @dekaways1252
    @dekaways1252 3 года назад +6

    Heestan anoo bilaa telephone ☎️ ah ayaan kadhageesan jiray television 📺 ka dstvga ah ee filimanta lagasootabiyo waayo waayo wllhi qoomaal iyo Canab ax yaa voice ❤️

  • @mahadalkhaliiji2290
    @mahadalkhaliiji2290 4 года назад +37

    2020 heestan inti uxiisty like dhac igu siiya hee

  • @cqaadirxuseenmaxamed972
    @cqaadirxuseenmaxamed972 3 месяца назад +9

    2024 marki qomaal lasoo dayay inta dawan donta waan idin salamy🥰

    • @maan_icardi.
      @maan_icardi. 2 месяца назад

      Wa laso dahyey sxb mise weli wa xiran yahy

    • @FeliscaliMuuse
      @FeliscaliMuuse 2 месяца назад

      Waaa la soo dayay

    • @IqroisseAxmed
      @IqroisseAxmed 2 месяца назад

      Mustaf karaama aniga 2/8/2024 after more years I.a

    • @AnaïsAlmara
      @AnaïsAlmara 2 месяца назад

      Oo ma xiran yahay qoomal?

  • @__Biid__
    @__Biid__ Год назад +6

    I am fan of Qoomaal and I love all of his songs, tho i can pick this one as my favourite. The intro music is my favorite part of this song, it reminded me of HCTV commercials, in the era of Muhannad and Nora Series. (Turkey Series). Lol

    • @mohamedabdullahi3081
      @mohamedabdullahi3081 Год назад +1

      Listening on 6/6/2023 at 4:43 pm after seeing from TikTok I come to RUclips directly

  • @AhmedOsman-el7yd
    @AhmedOsman-el7yd 4 года назад +8

    Magacaygu wa ahmed osman
    Oo joga duba
    Hestan waxan dhagaysanjiray 2009
    Lkn macnowayn ayay xanbarsantahay murttiwaynbaa kudugan ufirsada sidi wafanan jira

  • @ApdiazizDM
    @ApdiazizDM 9 месяцев назад +3

    Old gold watch 2024 😅

  • @fartunmohamedabdi729
    @fartunmohamedabdi729 Год назад +7

    Inta dawaneyso 2023 like isaraa hestan xasus iguladahay😢

  • @craxmancadowmaxamudmanow9580
    @craxmancadowmaxamudmanow9580 Месяц назад +1

    Sidaan ujeedo qof walpa caloosha kahadlayaa ileen dadka oo dhan waa wada caashaqeee❤❤ dalkeena ilahow noo toosi waa xasuus tar 1 sep 2024 waa maalin aan ilaabi doonin inta manta dhageysatay farta taaga❤

  • @cashanura1739
    @cashanura1739 2 года назад +10

    2023 kuwa dawan donoow wad salamantiin anigo ah 2022🤣❤

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 2 месяца назад +2

    What a amazing song.!😮
    Still listining 30/07/2024 in Damallaxagarre sanaag.!🎻❤️

  • @mesutozil5649
    @mesutozil5649 4 года назад +22

    Heestn universal tv bn ka daawan jiray iyada iyo heesaha farxiya fiska ikraan caraale iyo maryan mursal

  • @yacqubmohamedhussain7586
    @yacqubmohamedhussain7586 20 дней назад +2

    Dhoof Jaceyl Nimu Galey Maxa Lagu Dabiiba Wof Caleyk ❤ 2025

  • @ahmedfarah5756
    @ahmedfarah5756 3 года назад +10

    Watching 19th June, 2021 relaxing on my bed in Ankara Turkey.

    • @mohanisco3956
      @mohanisco3956 3 года назад

      Sidokle Anina 22 July 2021 In MAMAK Ankara TURKEY🇹🇷

  • @FarxiyoCabdulqadir-p1m
    @FarxiyoCabdulqadir-p1m Год назад +2

    Waa markii igu horeysy ee RUclips ka dhageysto 3 sept 2023 sacda 13:55 duhurnimo best songs 🎵 wlhi ❤

  • @BakoolTV
    @BakoolTV 6 лет назад +27

    hadaad 2018 aad daawaneyso like isaar

  • @salkatech2691
    @salkatech2691 4 года назад +7

    Who still watching 2020

  • @feimoha293
    @feimoha293 5 лет назад +10

    Who is watchin this month 2019

  • @marishbuaty2452
    @marishbuaty2452 9 месяцев назад +3

    sanadka si dhamaday dawanaya hamiga le yahay oo i rumobay baan ku so laban insha,allah❤

  • @mohaakram2780
    @mohaakram2780 Год назад +3

    It's February 2023, let see who is watching after me.

    • @ahmedadan4588
      @ahmedadan4588 9 месяцев назад

      It's December 2023 after 10m when you watched 😢 aduunyo waa tagty

  • @tigerjr8425
    @tigerjr8425 3 года назад +4

    Hobolo cod macan aya ku luqaynaya hees an inaba cadi ahayn anagana wan ku raxysanayna
    After radaman 2021🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @abdirizakyusuv4833
    @abdirizakyusuv4833 Год назад +4

    Caawo keliya ayaan saddex goor ku ceshaday old is gold 2023 cidi dawan doonta like

  • @munirobsiye
    @munirobsiye 2 года назад +2

    21 oct 2022 10:56 habeenimo anigoo jooga HARGEISA sacadadiin area waxa wada joogna the legend one of a kind mustafe abdiqadir

  • @abshirgaylan1531
    @abshirgaylan1531 6 лет назад +32

    Xasuus wlhi 2010 manta oytahay 2018/8/19 bal adba 🤔

  • @apdikanisweden8571
    @apdikanisweden8571 Год назад +2

    Old is Gold 19/4/2023 Waa Haben Arbaca 28 Ramadan bal aan aragno inta Legend ee weli dhegaysanaysa heestan🎻😎🙏😘😘

  • @fahiimoxasan4448
    @fahiimoxasan4448 5 лет назад +7

    Heestan xasuuus 2011 dhageysan jirey 2019

  • @baariyeyyy
    @baariyeyyy 3 года назад +6

    9/11/2020 😥😥🤞hestan igu so dhacday in an dawado tiktok kuso arkay 😥lkn wan qiroday comments dadka markan aqriyey intiu iga dambeso so dhawada😥

  • @wllazmaarpowy7475
    @wllazmaarpowy7475 4 года назад +15

    Heeztan anoo yariiz universal Ka arki jiray caaaway iguzoodhacde anoo qaangaaara 4 August 2020 hees waahesihii hore dadna waa dadkii hore hda aduun pal palaarka maclin katahy kujirnaa😂😂

  • @amirmohamed3479
    @amirmohamed3479 7 дней назад

    Watching this song at @Sesta beach in Djibouti. 7:20 pm, 11,Oct, 2024. Sitting this place was so happy and wind comes everywere. Markaa kulaylkii iyo hanfigii magalada ksoo baxdo ee heestaa ku daranthy Ma qaadi karsid hadal iyo buuq kaaley iska arag jawiga😊

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran 11 месяцев назад +5

    Waxaan Si wada Jir Ah Uwada Dhageysanaynaa Barkhad abdilahi ,Usaame Maxmed, Guleid Ismail, Hamse Ahmed Waxan Wada Ciyaraynaa Efotball Pes
    Khamiis 23-NOV-2023🔥🤝

  • @nasteexsayidsulaymaan5756
    @nasteexsayidsulaymaan5756 3 года назад +3

    Memories hestan wlhi said ban u jeclahay 2013 ba igu horaysay maqalkeda waqtigas wlhi wan u xisay ciyal nimadaydi🥺🥺💔

  • @Azad_2004
    @Azad_2004 2 года назад +3

    Hada kahor 2010 ano u kala safraya somalia to Kenya🥺bas aan sarna ba heestan laga daray ilahada wa xasuusta dhobley ban mareyney markas hees xasuus I leh❤🥺 alhm hada waxan jooga dalki ayamo dhawed ban kaso noqdy ano nabad qaba kenya alhm❤❤
    Inta iga dambeysa liketa haila dhafina dhalinyaro🙋‍♂️❤

    • @thegunner971
      @thegunner971 2 года назад

      2010 ano bosaso joga heestan igu horeysey an maqlo

    • @Azad_2004
      @Azad_2004 Год назад

      @@thegunner971 hees iyo badh weye heestani tlie❤️🙏

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +5

    Old is gold memories ✨️ 😊

  • @AmiinhassanAhmed-wu6dr
    @AmiinhassanAhmed-wu6dr 2 месяца назад +3

    Who listening 2024 ❤

  • @Mr_Dagane
    @Mr_Dagane 11 месяцев назад +1

    Inshalah waan hubaal in qoraalkan ow arko doono qof somali ah 27.10.2023. Malin jumco ah ayaan hestan arkey 👌🙏🇸🇴❤

  • @saacidsoomaali7445
    @saacidsoomaali7445 3 года назад +11

    2021 yaa markale daawanaayaa like saar wll🥰

  • @bashirmaxamedahmed768
    @bashirmaxamedahmed768 6 лет назад +18

    xasuus wlh 😢😢 2010

  • @sabriinmaxamed8797
    @sabriinmaxamed8797 3 года назад +4

    1:53am arbaco 6/1/2021 saxiri ano ku fakarayo ayey igu so dhacday jaceyl xanuun badan 💔❤️💯

  • @maxameddiito7155
    @maxameddiito7155 Месяц назад +1

    Axyaa fanaan qoomaal ❤️

  • @salmaandaahir2637
    @salmaandaahir2637 2 года назад +4

    The legend qoomaal🙏
    Gadaasha lama helin nin ku matala fankii socdaal iyo faladagan buu kuso aruuray

  • @mohetfarah129
    @mohetfarah129 10 месяцев назад +1

    Heestan inta gabadhu waxy ka hadlysa dhibta somalidu 🇸🇴 isku hyso 😢😢

  • @abdirizakrashid582
    @abdirizakrashid582 Год назад +4

    So incredible Masha Allah,
    Somaliyey hesti micnaheda maisweydisen.

  • @therealcrusher1625
    @therealcrusher1625 3 месяца назад +2

    QOMAAL IS FREE NOW
    MASHAALLAH
    2024

  • @amishali5439
    @amishali5439 5 лет назад +12

    2019 still lisening

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 11 месяцев назад +1

    Habeen khamiis ah 02/11/2023 old is gold wlhi illhy 2024 caafimad hanagu gaarsiiyo❤😮

  • @aidarusabdulkadirkhalif3193
    @aidarusabdulkadirkhalif3193 3 года назад +20

    I’m watching 2021, still it’s my fav song 🥰✌🏼

  • @ApdirisakAhmed-bt2re
    @ApdirisakAhmed-bt2re Год назад +3

    2013 xasuusuhu waa cajiib
    Alla mahada iska leh🎉

  • @shucaybaskar6080
    @shucaybaskar6080 3 года назад +6

    8/2/2021 QomaaL fii qulubiNaa 🤩😍

  • @Najiib__shire
    @Najiib__shire 9 месяцев назад +2

    Who's watching 2024 old is gold😢

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Год назад +4

    Heesihii dhexe waa gold😊

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 2 года назад +5

    Childhood song From Universal 📺 TV 13years agoo waayo waayo qurux badan ala maxa maalmo dhalinyaronimo ah kasoo gudubnay 😢27/9/2022 in somali

  • @muzamilhassan3889
    @muzamilhassan3889 4 года назад +33

    I love his voice MashAllah

  • @Abdikani-M_xaad1
    @Abdikani-M_xaad1 6 месяцев назад +1

    Heestan waa hees ujeedoyin badan kama xiiiso dhaco ,, somali qaran ba deeqa allow qaran baanu ku waydisanay nawada anfaca from California 🇺🇸 l

    • @ayanlexuzzen1566
      @ayanlexuzzen1566 4 месяца назад

      Amin from D.jipouti 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @mohaChenal
    @mohaChenal 5 лет назад +15

    Sariirta hoosteeda aan ku fiirsan jiry 2010

  • @aliissackhillow2648
    @aliissackhillow2648 Год назад +2

    11/01/2023 10:25 am
    Hben khamsis
    Xasuuus hore
    Ilaahow cimriga noo barkee