"Dawladdaa naga codsatay in aanu hees Oromo ah ku amaano Somaliland" Abwaan Gurey Dool

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 126

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 15 дней назад +10

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🤍🤍🤍💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 15 дней назад +11

    Sahri waa orome adna ma oromad tahay ilma left nagaa

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 15 дней назад

      Maxaad ka bedeli Karta. Aan Naaac ahayn

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 дней назад

      Haa oromaanu nahay maxaad noogu diidi soydinka yidhaahda isaaq waa oroma

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 14 дней назад

      Haa maxaad ka badalikarta

  • @abdul3509
    @abdul3509 14 дней назад +2

    Awooda ilaahay inasiiyay iyo citiraafkeena dawladnimadeena weeye riyadu in nabad laguwada ciyaaro .❤❤❤❤❤❤❤❤ love somaliland guul iyo gobanimo.

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 7 дней назад +1

      35 sano aya ictiraaf heli waysay, waligaa hakayaabin Gobal Somalia 🇸🇴 kamid ah aya tihiin

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 15 дней назад +4

    Abwaan aftahana weeye legend

  • @warss11
    @warss11 15 дней назад +5

    Best song ever 2024❤️❤️❤️

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 15 дней назад +2

    Abaaan is ururin Og Guray Dool Legend

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 15 дней назад +4

    Wadanka waalasowerarey Wadankaga wixii adkudifaceyso qori hees waa sax hadad somalilan tahaye hadad cidkale usheqeyneyso tarikhda ayaa ku sheegi

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 15 дней назад +4

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n 15 дней назад +1

    Madaxa lagu ciyaaraya waa somaliland abwaan waad mahadsntahay somaliland guul ❤❤❤itoobiya guul itoobiya our brothers well come

  • @SaidMohamed-n6x
    @SaidMohamed-n6x 15 дней назад +3

    sxb abwaanka waa walaal jira wax kasta hanoo dhexeeyaan laakin waa qalbi nadiif

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 дней назад

      faqshna qalbi nadiif yaa baray kkkkkkkkkkkkkkk

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 15 дней назад +3

    Guuul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @warss11
    @warss11 15 дней назад +4

    We need more songs

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 15 дней назад +2

    Somaliland waxan illaahay ka baryaya inu illaahay Somaliland mar kasta
    Siiyo citiraaf calamiya
    iyo guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah ilove you Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 7 дней назад +1

      Waligaa ictiraaf maheleydid, 35 sano aya waxba kuhelin

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 15 дней назад +1

    Abwan Dool wan ku haysta 😎😎 MashaAllah niin caqli badan dhee

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 15 дней назад +1

    Guul Somaliland 🎉🎉🎉🎉💪🙏👏🏾✌️🌹

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 15 дней назад +2

    Warayasha dayarta ee somalilan waar sowareyso Abaha Aderkaa Abtigaa wixii aye wadanka usomareen intadan makarafonka qadan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 15 дней назад +1

    Guuuuuuuul somaliland

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 15 дней назад +1

    Maasha allaah Intaba inoo samee il ito cawriba idinba karto

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 15 дней назад +1

    Abwaan drool waa libaax

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 15 дней назад +1

    Aad iyo aad

  • @IidAbdiqaadir
    @IidAbdiqaadir 14 дней назад

    Msha Allah geesi qaran

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 дней назад

    Abwaan gurey dool ❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 15 дней назад +2

    Geeeeeesi sobadi heet

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar5052 14 дней назад

    Kkkkkk Caawa qosolka aduunka

  • @adeshadesh8983
    @adeshadesh8983 2 дня назад

    Abwan lafti naga

  • @issaali8070
    @issaali8070 15 дней назад +2

    Abwaan yaan issaq aheen oo ku hadla hadal xanaaf leh

  • @said1498ify
    @said1498ify 15 дней назад

    We need more Songs.

  • @shucyblegend6537
    @shucyblegend6537 15 дней назад +1

    Heesti konfur kabeed aya logu jawabey

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 15 дней назад +1

    SAHAR WAA SOMALILAND. ❤😮

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 14 дней назад

      Sahra halgan nightclub dhillo oromo

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 12 дней назад

    qadaadweyn m a fahmayaan

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 15 дней назад

    Sax sxb

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 14 дней назад

    walee reerkii haragaysa degi jiray kala baxee , Graxajis waa Soomaali dhaba habar xabashi brashao wanagsan 2024-- Bosaso

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 15 дней назад

    xagtaa heesaha wadaniga ugu quruxda badan garxajis ba leh garxajis waa qaamuuska somalida maansha laah

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 15 дней назад +2

    Guulayso abwaan❤

  • @warss11
    @warss11 15 дней назад +1

    Waar buuriga ku toof Villa daa

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 15 дней назад +1

    Anaa kuu fasilaya waa maskaxdaada aad dadka ku maaweelinayso ayaa sidaa ka dhigan

  • @mahamudyusuf7938
    @mahamudyusuf7938 15 дней назад +1

    Wariyuhu ma yaqaan,in heesahan la yidhaa wadani,wuxu u yaqaan in xukuumada loo heeso.

  • @issaali8070
    @issaali8070 15 дней назад +1

    Abwaan hadal xanaaf leh yaa issaq aheen oo ku hadla?

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 14 дней назад

      Waayo kuwa meelkasta latagan nacaybka somaliland

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 14 дней назад

    Hhhhh war illaa tanoo kale kkkkkk

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 8 дней назад

    Waa sida meey meeyga muu yiri
    Hadda dad somaali ah iyo qoomiyad aan wax naga dhaxeeya aan jirin in taarikh aan jirin iyo waalalnimo cusub la sameeya

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 15 дней назад

    Wakhtigii siyaad bare idaacadii uugu horeysay af oromo lagama hadlo tii muqdisho ayay ahayd waayo Ethiopia afka oromadu mamnuu ayuu ka ahaa

  • @mohamedbahdon2772
    @mohamedbahdon2772 15 дней назад

    Abwaan Somaland waxay qirayaan in ay Somaalia ka baxaan, balsa waxay ilaaween in somaliga kenya ku dhashay ee af sawaxilga ku barabay in uu ku faano Somalinimo,ka Ethiopia ku.dhashay uu ba ka.faana oo wuxuu ku sheega Qofti ,waar ubadakiina u tudha.😊😊😊

  • @faysal9213
    @faysal9213 15 дней назад

    Waa heesti oramad ee adqaday

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k 15 дней назад

    Walaahi waa nin rageed ninkan bilaah calayk, ragu marna waa isqaniinaa marna waa heshiiyaan

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 14 дней назад

    Fradhiye kawrama xalay paracetamol badan ma cunteen hhhhhhhhhhh

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 14 дней назад

    cuqdadii oo qof ah

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 14 дней назад

      Idinku masida ayad cuqdad u aragtan waligeen is fahmi mayno wa inuu qofku cadaysto qadiyadiisa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 14 дней назад

      @@user-uf1ih4uf5z qadiyadaadu waa Daarood baa ilaayaya soomaaha ?

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 15 дней назад

    Riyadaasi malaa waa dadkan madaxwaynaha wareeriyey ee ku cayaraya iyo qaranka madaxwaynaha muuse bixii abdi waa ehelu jaano saa waxaan arkay baa lasomariye dalkana ilaa uu citiraaf ku hubsado meela ugama socdo insha allaah

  • @axmedgelle4873
    @axmedgelle4873 15 дней назад

    Oromada waxa la yidhaa
    Somali aboo

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 15 дней назад

    afka oromo iyo walaahaha oromo ee cushitic , ma'aha itoobiyaan... afkooduna itoobiyaan ma'aha ee waa afaan oromo.

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 15 дней назад

    Wax Af Ethiopian la yidhaa maba jirto hhhh

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 14 дней назад

      hhhhh u sheeg waxuu u heestaa in itiibiya tahay sida Soomaalida

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 14 дней назад

    Ciidagalaha laangaabka ah iyo lahadli maayo Habaryoonista laaca loo dhigo ee kolba leexo lasaaro.

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 15 дней назад

    Abwanita jooga hargeysa hadal aya ku soo hadhay

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 15 дней назад

    Riyada u ku riyooday hal abuurku waxa lagu fasiiri karaa somali weeyn oo noloshoodi iyo jiritan koodi iyo han koodi ay siyasiini ku cayaarayan
    Aniga saas beey illa tahay macna kalana weey yeelan karta

  • @samatarmahamoud904
    @samatarmahamoud904 15 дней назад

    Waa somaliland oo laa aqonsaday golkana ethiopia dhalisay

  • @rashedomar2234
    @rashedomar2234 15 дней назад

    Dhakada kubada noqotay waa shacabka masaakinta ah ee daacada ah ee in dadnimo xumo iyo damir xumi walaaqayaan

  • @user-iz1yx5yb4y
    @user-iz1yx5yb4y 15 дней назад

    Adigoo abwaan soomaaliyeed ah ayaa lagu yidhi murtidaada ma fahamayno ee af oromo ka dhig sidaasa madaxaaga loogu ciyaaray waataa riyadaada fasirkeedu

  • @guleit89
    @guleit89 15 дней назад

    Aniga waxa dalbanaya Hees somaliland lagu amanayo oo spanish ah

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 14 дней назад

      hadana ma waxaad noqoteen isbaanish hhhhhhhh

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 15 дней назад

    Jacayl beenaale maahee Ninkow adaa beenaalaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад

    Ree guuleedka ayaydood waa oromo muslimo ayaa la oron jiray.
    Marka odaygu ree ayayday haloo hesso ayuu yiri

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 12 дней назад

    Anaa ku fasirayee waxa madaxaaga ku ciyaarayay ee labada kooxood ahaa waa muse iy abi ahmed.
    Goolka hore ee ladhaloayay waa abi ahmed oo ka sexeexay muse
    Kooxda kalena waa somalida oo diiday in badooda laqaato ee ogow ilahay wax buu kutusee

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 15 дней назад

    Hadaad somali tahay maxaa orom meesha keenay? Teedakale oromada gaws danbeedka ayay ka qoslayaan waayo waxay ku taamayeen in dhulka somaliyeed ee ay sheegtaan ay soo dhexgalaan markay somalida isku diraan

  • @nmb-p3z
    @nmb-p3z 15 дней назад

    Oromo maad amaantay mise Amxaaro aad heesta u qaaday? Amaaro oo hilib 🥩 ceriin cunayaan baa naga doorateen Amxaaro oo gaalo ah baa dhahdeen waa walaalaheen… Wallahi waxaan rajeynaa inaad hesheen ictiraaf hor Amxaaroyaal u noqotine

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 15 дней назад

    Music is part literature and can be used as profound psychological warfare against your opponents. As well as incouraging the people and the military the importance of their national patriotism for the nation !!! 😂

  • @IbrahimOmarKahin
    @IbrahimOmarKahin 15 дней назад

    Riyadu waa qadiyada Somaliland oo kugu wayn maskaxdaadana ka guuxaysa.Doodahan madhalayska ihina ciyaartaas madaxaaga lagu ciyaarayo oo kale ah.

  • @mmh8047
    @mmh8047 15 дней назад

    Dad isku midab ah,isku dhaqan ah,macaa thaalika isku DiiN ah!!!!!... Xidid iyo xigaalo ah ?????

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 15 дней назад

    Reer wareeray oo ictiraafku meel kasta la galey

    • @jaamacfaarax2375
      @jaamacfaarax2375 15 дней назад

      Adeer waxaanu doono ayaa socda,horena wey u dhacday oo ingiriis ayaanu jiidhsiinay midnimo maantana annaga kala jarayna idinkuna afgaanistaanta Africa ahaada.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 14 дней назад

      @@jaamacfaarax2375 Hello Firdhiye hhhhhhhhhh

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 15 дней назад +1

    Nio tolow oromadan ureysa maxaynu ka daba soconaa? Waar nasabada hanagaga ciyaarina nacalaa waxa tihiin kuyaale,waar waxaan albaabada nagu garaaca ee bariiska aanu hanbayno aanu siino miyaanay ahayn,ee xaarka iyo kaadida aan iska dhaqin,ee diin iyo dhaqan toona aan lahayn ee iyagoo soconaaya isku xaara,sharafta hanaga qaadina waxaanu nahay somali dhalada oo reer sheekh isxaaq ah

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 14 дней назад

      Soomaaliwaad sheegtaan ee ma tihiidn cadaynteedii waa taas aad hada dawaneso ... nooga baxa dhulka aada addisaba iyo naasireed itoobiyaanyahow aan Nasbaad Laheen-- Garowe

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 14 дней назад

      @@Jaalejaale12 hhh garoowe sawta oromo haysata ee siciid deni uu dabada udhaqo abiye axmed,,teedakale somalia cida lugta haysaa waa idinka ee ay ka kuci la,dahay arinkiinu waa ama dawlada anagu MJ ahaan ka madax ahaanay ama gubatay,

  • @nmb-p3z
    @nmb-p3z 15 дней назад

    “Garowe iyo waxii xigta waxa iga dhaow (Amxaar)” cadow iyo xasid na wa nagu tilmaantay ee waxan nagu duceeya ilaahow aqonsi inaad heshiin Amxaaro walaalaheen ha dhax gashiine. SomaliLand AmxaaroLand hanoolaadano 🥩🥓

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 13 дней назад

    AKHAS😂.
    NACALATULAA.
    UFUUUUUUUF👎🤮🤮🤮

  • @abobasement346
    @abobasement346 15 дней назад +1

    Sahrah oromoh waxaa lah ogaday inay kah so jedoh oromoh kkk😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 дней назад

      saxra waa reer Somaliland waana geesiyad xaq iyo xaquuq ku leh dalka

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 дней назад

      Oromo dalkan wax ku ma laho marka dolkan ina beyn bey ku qadato lagama yabo riyo ku jirta xaraow

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 дней назад

      @@user-gl2go3kp6s isaaq waa oromo faqsheey awelba waanu kala lunay Oromao badh Somaliland bay degenaayeen badhna itoobiya

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 дней назад

      Wxan ku shega abi amxamd sirdon badan ine jogan wan oghay dolka waa somaliya ma fahamtay wixi oromo ah wixi jacel oroma walhi dawan walaga bixina

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 дней назад

      Oromo dambo ina so gasho laga ma yabk xibigi kulmiye aya wato oromo wan fahan san hay lakin xilka ma si hay dono oromo jacel iyo oromo malho wadanka somaliya 1991 ila hada wey so galan afka somaliya barteyn lakin midas ma soco donto

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 15 дней назад

    ninkani ma garxajis baa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 14 дней назад

      Garaxjis wxaas kuma ogi -- Garowe

  • @nmb-p3z
    @nmb-p3z 15 дней назад

    Ilaahaay hana ii sahlo ictiraaf Amxaaro na hana ii qaadato waad arag doontiin maraka waqtiga naigu dhamaado.
    Hilibka ceriinka soo geliya dhaqankiin🥩🥩🥩🥩

  • @mmh8047
    @mmh8047 15 дней назад

    Musalsalka CANTARA iyo CABLA .baldaawada .....kaddibna talo :-,imaarad noqda mathalan:-,imaaratu banuu fulaan wa fulaan hakadaa huwa alxal alwaxiid lakum!!!!!!!!!!!!!!!1990-2024????? ........CAJAA iBaaa 😮😮😮😮😮

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q 15 дней назад +1

    Joojiya waxan odayaal, Oromo iyo Qoti midna waxba nagama dhaxeeyaan, Somaliland waa Somaliland, jaarkeeduna waa Somalia, Jabuuti iyo DDS. Haddad u baahan tahay Qoti orod u tag laakiin halkan waa laga raafayaa dhowaan. Sahra Ilays waa lagu sharfay oo lagu soo dhaweeyey, ku ekow intaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 дней назад

      faqash anaga oromo iyo itoobiyaan bay naga dhexeeyaan itoobiyaan Soomaaliya ka jeclahay

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 дней назад

      Hoya da was oromo tahay asa wxa iska digta ina somaliy oromo tahAy amxaro xawsho ina tahay wan ku fahan san hay ina wadan kada etobiya tahay wan oghay lakin mar deren ina laga qawo dono koley qoxati tahay waana logo cilina

    • @mohamedfaarah6767
      @mohamedfaarah6767 15 дней назад +1

      Hadaad faqash ka hadh tahay oo abahaa sangadhuudhi yahay koonfur buu aadee adna xagaa aad halkan Somalilandder uunbaa joogaya haday oromo keenayan iyo haday xabashi la heshiinayaanba

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 дней назад

      Hoya da was oromo amxaro aya tahay dilo ku dashay wana ku wasa adiga cml gos madax ogo toma bon bon dalay midagan dalay oraye

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 дней назад

      @@user-gl2go3kp6s weli miyaanad baran qoristii af Soomaliga kkkkkkkkkk gos waa maxay dalay waa maxay dilo waa maxay ?kkkkkkkkkk soo baro hortay sida wax loo qoro ,midgaan iyo bon mareexaanba adaa ah

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 15 дней назад

    Aabahaa doqoniimada ka was kani waa neef baasto loo qaaday

  • @user-tq4di9fh8m
    @user-tq4di9fh8m 14 дней назад

    Sahra waxaan ogaaa maalintii ay hargaisa timid waxay la socotay Digfeer iyo Subxaanyo oo ahaaa muscion kii sahra iyo digfeer keenay hargais waxay ka imaadeen DDS jigjga markaasi sahra ilays waa reer Jinacsani waana gabadh Oroma ah bal Waa reer Isxaaq ha igu odhan

  • @warss11
    @warss11 15 дней назад +2

    Best song ever 2024❤️❤️❤️

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 15 дней назад +2

    Guuuuuuuul somaliland

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад

    Ree guuleedka ayaydood waa oromo muslimo ayaa la oron jiray.
    Marka odaygu ree ayayday haloo hesso ayuu yiri