Muusow waad ku mahadsan tahay mar hadaad maxamed bax tiri waad na midaysay, Somaliland aqal isaaq l

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Muusow waad ku mahadsan tahay mar hadaad maxamed bax tiri waad na midaysay, Somaliland aqal isaaq leeyahay maaha ee waa la wada leeyahay hadayse noqon wayday waa lagu kala tagayaa, qaranku wuxuu raacay maalintii ciidanka la soo jabiyay "Haweenka xaafada sh cismeen ee galbeedka Borama "
    Sii share gareeya dhamaantiin ku soo biir Pogeena Suxufi Ishqi

Комментарии • 130

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 2 месяца назад +3

    Samaroon wa Jamuriada Somaliland wa dhab iyaga aya sameeyey calanka Jamuriada Somaliland imikana xaladaheena wa laxilinaya ,Samaroon wa lafdhabarka Jamuriada Somaliland... Guul Samaroon ...Guul Jamuriada Somaliland ❤❤❤❤

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 месяца назад

      Naga aamu Bala kula jamhuuriyeysan Eydoorland by by

    • @khadrasiciid4044
      @khadrasiciid4044 2 месяца назад

      ​@@abdirizakabdallah2672😂😂😂😂😂😂😂😂
      dumarka ii door eed qabtaana

  • @AyaanSiciid-tx7ve
    @AyaanSiciid-tx7ve 2 месяца назад +2

    Guuuuuul guuuuul

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 месяца назад +8

    Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 месяца назад +1

    Viva haweenka meelay jooganba guuleysta insha allaah

  • @naleye1
    @naleye1 2 месяца назад

    Walahi waa runta nin aan talin jirin hado taliyo nin aan tagi jirin ayaa tagayo guul reer Awdal guulesta Somali 🇸🇴 waa mid

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +4

    Guuuuuuuuul somaliland guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 2 месяца назад +1

    Wele haweenka awdal state Wey igu banaan yihiin oo ah runta shegayaal Dhan ah . Somaliland Uma baahi Qabto huu haa IYO wax aan jirin. Ismaciil Cumer geele waa reer awdal state, awdal State waxay soo jeedineysa in Awdal indalka Madaxweyne Laga dhigo reyaale xilka Ku wareeji muusow.

  • @khadracali4640
    @khadracali4640 2 месяца назад +4

    Naa hana ceebaynina aamusa haweenka gadabuursi saa maaha marwooyin ba nahay kuwan aaway ragoodii

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 месяца назад

    Ragii ciidanka.jabiyay maxkzmad waa la saari doonaa insha alahhh waa la ogyay ragii jabiyay 😅

  • @CabdilahiMaxamed-bf6xz
    @CabdilahiMaxamed-bf6xz 2 месяца назад +1

    Mashal

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 2 месяца назад +1

    Guuul guul guul guul ciidanka Qaranka rabina ha siiyo guusha ilaahay idinkiisa somaliland somaliland waa lawada leeyahay ee reeer reer mahaa

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 месяца назад +2

    Viva Awdal State of Somalia

  • @Cajabo
    @Cajabo 2 месяца назад

    Awdal state of Somalia guuleyta reer awdal dhiigu biyo maaha cadawgeen hajabo aamiiin yaarabi

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 2 месяца назад

    😂hee walaashay waa aniga ragii ciidanka soo jebiyey gabadhooda😂 fariin iigu dhiib😂

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 2 месяца назад

    ❤ wallhi Reerku dumar dhiiglay leeyihiin

  • @IfrahMaydhane
    @IfrahMaydhane 2 месяца назад

    Awdal state.of somaliyaa Guul Guul❤😊

  • @DaudAbdi-g4m
    @DaudAbdi-g4m 2 месяца назад

    Warki Rahma Yaar ya kasocdho Awdal

  • @ifrahSaid-c2p
    @ifrahSaid-c2p 2 месяца назад +3

    Guuul guuuuul my tolkay

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885 2 месяца назад

    Dhiigu boyo Maaha Iska qada gumaystaha

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 2 месяца назад

    Walaalayaal waan iska ridaynaa Tsliska Fashilka ah ee Muuse Biixi.

  • @YusufCraxman-y1e
    @YusufCraxman-y1e 2 месяца назад

    War iskadaaya leef leefka ordaya tashta bilaa damiirbaad tihiin
    😂

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 месяца назад +1

    adkaatay muuse shani taladiisiy intay uurtay ayay qaadhmuun dhaaftay

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 2 месяца назад

    Indho shareerka okyaalaha madow wax hadal ah mataqaan inay hadasho maahayn

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 месяца назад

    Idin kuun baa baabi hadad ka dabayn way daan shar ciga dumaroow caadifad beena oon dani idiin ku jirin datiina qabsada sool shaad sheegi way baabady iyag ayaana is baabi iyay hadaad u xiis teen balaayo ilaahay ayaa idin siin inshallah cadowga Somaliland hajabo calanka tawxiidku ilaahay ayaala jira munaafaqiintu ha jabaan reer awladoow gacmi hiina haysku gawricina

  • @SouleimanDjibrilAli
    @SouleimanDjibrilAli 2 месяца назад +6

    Mâcha Allah Awdal State

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 2 месяца назад +1

    War wax isceliya sidan waa dulinimo reer awdalooooo damiir isku Yela cashuurtini ba haygeisa lageya

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 месяца назад

    alla somalida faan jecela ma shaydanbaa marki isaaqu sayalac difacaayay kala wareegayay gaaladi wa triikh qoran naya oo aan qofna beenin karin shalay baad soo degten wadanka weli luqdii saxda ee somaliga maydan baran si kale u hadashan walaida nag daya waase hubaal inanu ilamder nahay balse itoobiya ku hdheen maydan joogin

  • @mohamedyacinhersi3053
    @mohamedyacinhersi3053 2 месяца назад +1

    Macha allah

  • @Dhfhrf
    @Dhfhrf 2 месяца назад

    Dhilyhy u raysaaa ee ooyeysaaa xaged gali qarankaga wase

  • @XaawaLuul-t5d
    @XaawaLuul-t5d 2 месяца назад +1

    Guul

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 2 месяца назад

    😂 hadaad wax uun fahanten waa alxamdulilaahi wallo.

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 2 месяца назад

    😂 oo dharkii xagay kaga yimaadeen berigaa reerku dharkii reer booramoow 😂😂

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi 2 месяца назад

    Mashaallah 😮😮😢😢❤❤❤

  • @FosiyaWaberi
    @FosiyaWaberi 2 месяца назад

    Guul guul awdal way goday

  • @Dhfhrf
    @Dhfhrf 2 месяца назад

    Awdal iyo hoyadaba wase siklkaga ka sdkow muxu kuu qabn waxn waln ee dad area

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 месяца назад

    Isaaq iyagaa isku.wada maqan miskiin.😅

  • @TicisYare
    @TicisYare 2 месяца назад

    Taga

  • @braziliano12
    @braziliano12 2 месяца назад

    Qac baa ka yeertay idoor ilmo bucaylbacayer 😂

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Guul.awdal.state.of.soomalia

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 2 месяца назад +1

    iska baaaciya waxa qudhunka ah ee SNM laaaya

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 месяца назад +1

    😂😂😂 miskiin

  • @MuhumedOmer
    @MuhumedOmer 2 месяца назад

    Macaac

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 месяца назад +1

    Mussow walaal ka dabaalo ama ka taag xilka please !!!!!!!!!!!!

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 месяца назад

    Cuqdad adishay e
    Reerkan iyagabaissashegay dadmArtiag ayyihin isaaqwagub runtime dulqdleh kuwacaytamayamarwalabaidinka e cuqdadudishay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 месяца назад +1

    Awdal shirt

  • @Axmed-ly5mi
    @Axmed-ly5mi 2 месяца назад

    Wad kibirten

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 месяца назад

    Khas

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 2 месяца назад

    Waryaa samaroonku ileyn waa jareer oo niyow san waaweynaa habrahoodu

  • @hadaafi
    @hadaafi 2 месяца назад

    qac qac

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 месяца назад

    Waar calaacalka dhaafa ee ku dhawaaqa Awdal State of Somalia. Xamarna geeya calanka Awdal sida SSC. Viva Awdal State of Somalia.

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 2 месяца назад

      @AhgacaanAwad hooyaday waxay dhimatay 15 sana ka hor ee ha gaadhin. Viva Awdal state of Somalia ku dhawaaqa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 месяца назад

    dhegaysto ifaat impire isaaaq baa laah adal lafteeda isaqa laha tariikhada way qoran tahay saxiib walahay baan kugu dhartee ragi wax ka qoray boorame maydan deganayn itoobiya ku maqnaydeen marku isaaq boorame laha ee ka talinayay waana tariiikh qoran ilaahada luqdiina laga garnayaa inaad dhowan itoobiya ka timaden inkasto tolkeena tihin cidna idinka sarayn hadaa xaqiiqada qoran waa sidas dadki yimi somaliland ay ka qoreen luqdiina sida u hadashaan maha somali pure sabatuna wa inaad itoobiya nooga soo guruteen idin soo dhowyanay sayalac tariikhada way qoraysa in sharmaarke xukumayaay maydan degnayn manaydan joogin beenta jooji adaalna ha sheegan ma inta lagu jiibinayo ayad sheganaysa walida watan kale adeer beentu waxaraman iska jooji walahay bilahay borame maydan degan ragii wax ka qoray waxay sheegeen isaaaq inu degan yahay boorame maxa la idin arki wayay marka laga qorayay why anaga hada inta soo degtay been noo shaygasa adaal ma awadl bay kula ekatay awadal adeer shalay bad soo degtay

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 2 месяца назад

    Habaryarahay waa bilis sare noolaada

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 месяца назад +2

    Soo ii dhiman maysaan buu yidhi ciro idinkuna sow ii mudaharaadi maysaan baa xigtay riyaale cidi may caayeen ee afka inankiina kaantaroola oo edeb u yeela gobalkiinu ha idin deeqo dumaroow

  • @BarwaaqoXasan-c7h
    @BarwaaqoXasan-c7h 2 месяца назад

    Samaroonay go

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад

    Ragih Awdal maxaa ku dhacay kk war waa gunimoh in dumarkinu sidah u cishodan war kah kacah iska xoreyah hegoh oromoh iyo museh oromoh

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 2 месяца назад

    Please go go go awdal go

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +1

    Caaaaaaaaac caaaaaaac dhlio

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 месяца назад

    Ethiopian idiin hiilinaysee Iska suga abey ahmed Ayaa Saldhig iyo deked idiin samaynayeee😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 месяца назад

    Somaliland 99% isaaq baa degaan xata boorame kula degaa hada runta laa shegayao wadankan waaxa kala badha waridaad ma ogtahay horta wadanki bari buu jira miyaad degta wa maya gaalbeed baad boorame iyo tuulada saleel ka degta inder isaaqaa markaa meeshan Allah ba ku abuuray kumanay odhan anaga leh naga baxa mise naga guura maanu idin odhan marka idinka is faququuqaya masayrka iska dayaa dad wada dhashaday banau nahay runtu wa run isaaaq ba degan wadanka badankiis tuulada lascanood iyo boorame iyo tuulada saleel mooyee inta kale isaaq baa degan lasqoray iyadana boosaso agteeda ah inta kale wa isaaaq ma odhan odhan kartid maha dhul isaaq yes badanka wa dhul isaqaa degan intiina cidna idinkuma haysto walida joojiya waxani wa masayre

    • @souadabdi8895
      @souadabdi8895 2 месяца назад

      Walee wad iska hadashay wllo kasobilaw lawga cadee ila borame lughaya saylac salal ma ada daga burco iyo barbara ayad kumeraysata wllo hanu kala xishono mida kale maxa laga maseraya ma samaroon ba isaaq kamaseri hhhh wlhi afnool u hadla ee iska hadal wllo 😂

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 месяца назад

    Taga hadhaa faqash TAAGTAA HALA ARKO DUUF MIDNA MA NIHIN LABA NAHAY BAXA SOCDA

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 месяца назад

    naago kibryi halka jeceshihiin taga yaan la idn arkin idnka oo dawersanaya isaaq car laba bilood qaxoonti noqda jaba shaaglayaaloow

  • @MohamedabdiMohamedabdi-cf3wo
    @MohamedabdiMohamedabdi-cf3wo 2 месяца назад

    Reer awdal waa usgag iyo calool xumo weyn ayaa haysa walaahi shit

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 2 месяца назад +1

    Xagay tegayan

  • @guleit89
    @guleit89 2 месяца назад +1

    Ilka cas qatar waaye

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 2 месяца назад

    VIVA AWDAL STATE

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 2 месяца назад

    Alla been badanaa halkay ku aragtay in Muse. Dumarku wax loo sheegay bay la shir yimaadaan

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 2 месяца назад

    Waar hooy gadabursow cayda nagadaya

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 2 месяца назад

    Saba roon joojiya
    Oo ciise iyo samaroon
    Dhaha kadaaya sama roon ciise samaron kaa
    Ayaad guilaysanasaa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Awdal.state.of.soomalia

  • @Saynabgamuur777Reermagaal
    @Saynabgamuur777Reermagaal 2 месяца назад

    Hhhhhhhhhhh.😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 месяца назад

    Imakaba goosda gabalkuyu idinkadhicin

  • @XamseYusuf-dv3io
    @XamseYusuf-dv3io 2 месяца назад

    Fata bakh😂😂😂

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 2 месяца назад

    Ķkk mawelada iska daaya ooo sharcika haalaku soonogdo adero danbilaha iyo kii kuu galanayeey aya gabilku digacayesa

  • @Adualeh
    @Adualeh 2 месяца назад

    Dee. Sii socda yaa kaaga futo xun

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Xagaad joogtan lagu kala tagyee

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 2 месяца назад

    Dumarrki8 ictisaamka ee baloraadiska ahaa waakuwane ila daawada..

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Muuse waakaa dumarkii kacay

  • @RachidKadra
    @RachidKadra 2 месяца назад

    Wana booram somalilan

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 месяца назад

    Kadhigo wax walba xaaaraan abiib munaafaqad

  • @EidAhmed-d2h
    @EidAhmed-d2h 2 месяца назад

    Sam Roon.waa.hanti.isaaq..waadku.qasbantihiin..iasaq

  • @BarwaaqoXasan-c7h
    @BarwaaqoXasan-c7h 2 месяца назад

    Samaroni ihanjabina orodtakmeeshaadonaysan qabta anakanomahanjabiimaysad

  • @awaleturki211
    @awaleturki211 2 месяца назад +1

    Dumarkani xiinkooday kadheeraynayaan hadalxuni nabadna wafogeeyaa colaadna waxkamataro

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 месяца назад

    Dhigdhiga samroon

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 месяца назад

    Qabxad joogta dhulka

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Adkaatay

  • @Subxaaaaanalaaah
    @Subxaaaaanalaaah 2 месяца назад

    Reer cidlakawareer
    Bari afkale hanoola Omani a😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    HOOYDIN IYO HUUNDA TAAHYN UU SHEEGE

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 2 месяца назад

    Tags niyow naac baad haysaan

  • @bardacad
    @bardacad 2 месяца назад

    WAA DUMAR DIIN IYO QURUX KA MUUQATO.
    AWDAL STATE GUULAYSO
    ANAGA SOMALIWEYN WAA TAAGEERSANAHAY AWDAL STATE

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад

      Guulayso awadal state somaliweyn guulayso

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 2 месяца назад

      Bro tan boos kagama banana wanka xumahy godabiirse somaliland iyga dhistay

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад +1

      Xaa ku hesta dolkada amxaro lasayi mise isaq tahay mise oromo

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад

      Dolka logo wasa amxaro ku ibsaday mxaa gaa shaa langab tahay faqash

    • @bardacad
      @bardacad 2 месяца назад

      Hade qayb iyo sinaan kula jooga hadi kale 2024 cidna cidkale ma guumaysan karto somaliwayna raali kama noqonaysa kuligiin xata khaatumo wada jooga sisiman waxa na dhibaya wa kaligay baa noolaanaya szb

  • @AmiiraMaxamed-xi5jg
    @AmiiraMaxamed-xi5jg 2 месяца назад

    🤮🤮🤮🤮

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 2 месяца назад +2

    Naagahan shaqo aan lodirin ayeey dhexe dabalanayaan oraado caruuratina bariisaka u so dhiciyaaha duruuf ayaa idinka muuqata 🗣️🐃🐃

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 2 месяца назад

    Naa taga awalba laba calooloodbaa lahaydeene
    Calana noomaydin taagine
    Guura

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 2 месяца назад

    Waar bal dadkan eega
    Meeye ragoodii

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад +1

      Sahra halgan nightclub arag

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Dumarkaa sacad muuse khamrigaa iibshaa kaa qabo hargeysa

    • @ifrahSaid-c2p
      @ifrahSaid-c2p 2 месяца назад +1

      Isaaq ragg maxaa loogu khasarin dumarkaa ku filane

    • @ifrahSaid-c2p
      @ifrahSaid-c2p 2 месяца назад

      Ma dadbaa isaaq waa daad xoore

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      @@ifrahSaid-c2p dude isaaq kalaa taag anaa I support maxamed abiib aniga oo ahaa nin garxaajis

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад

    Walhi beyn mah isaq somaliwey hay wayi samaroon dolqada kaa batay iska ciliyi

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 2 месяца назад

      Ku dhiimo cuqdada reer shaikh saxaaq

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад

      Isaq somali dan wey ka baxeyn amxaro yuuhada madow noq deyn marka xaa naga daxeyo ma jirto dad galo jacel waye isaq land wax la noco waye

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 2 месяца назад

    Miika taga danbilee waa danbile shaqsigi danbilah hadu reer noqonay lasku joojinmay imika waxad samzynasan sameeya hadanad sharcigi dalka lagu wada shaqaynayn xanbarta sharciga dalku wuu fulaya waa mahadsantiin somaliland sharcibay leedahay ninkan ogolayn somaliland dankama lee

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 2 месяца назад

    Xafajoy weligiin ba waad bugteen cudur isaaq layidhaa oo aan daawo lahayn baa idin hayaa waad u dhiman kartaan uun faqash daba dhoona oo kolba ciday isaaq is hayaan soo raaca ahaydeen oo aan badheedhi karayn

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 2 месяца назад

    Ninkii tegayaa hatago.
    Inta somaliland ku hadhaa dekadooda ayaa ku filan.
    Qarash iyo qeylo iyo booto ayuunbaa somaliland laga tegi.

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 2 месяца назад

    Samaroon wax dhiig leh Dumar baa u hadhaw Ragoodii wada khaniis miidhan oo Hargeisa lagu dhirbaaxay noqdeen.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад

      Firi qaniis miya ragoodii maa qanis miya kkkkk

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 2 месяца назад

      Xge ku argtay iygo la khaniisayo afkaga haga jiso

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад

      Waryaa diga miya ledahay dolkad xog logo hesta xaa tarey isaq gumesi ku hayo