SIDA LOO MAALGASHO TESLA IYO SHIRKADAHA LA MIDKA AH. Ka iibso saami/share/stock Tesla

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • SIDA LOO MAALGASHO TESLA IYO SHIRKADAHA LA MIDKA AH!
    Soo dhawoow, maanta waxuu vidiegeena ku saabsanyahay sida aad Saami /Share/ Stock uga gadan laheed Tesla ama Stockmarketka.'
    How to buy Tesla stock..How to invest in the Stockmarket
    Asxaabey Subscribe saar channelkaan ila gaarsii 30k inta ramadanta dhamaan.
    Sidoo kale like saaar iyo share.
    Follow me on Instragram:Huddis
    Instagramkeyga:
    ...
    #HuddaTajir #Tesla #Stock #Dirisle #Ogaansho #Suheybsaajid #Suheyb #Saajid #Adnachannel #Adna #Channel #Arimaheena

Комментарии • 486

  • @huddatajirabukar7158
    @huddatajirabukar7158  3 года назад +76

    Follow me on Instragram:Huddis
    Instagramkeyga:
    instagram.com/huddis?igshid=5i003w6nu6cx

    • @mrgamaar
      @mrgamaar 3 года назад +1

      Mar hore abaalmarinta darteeed mii 😅 ..

    • @abshiranshax
      @abshiranshax 3 года назад +1

      Wan ku sarnay wllo lapdinpa huda & sofia wan idin slamayna 🥰🤩🤩

    • @isroali4774
      @isroali4774 3 года назад

      Wn saarnay abyo labada jannlba

    • @bashiirlubi1039
      @bashiirlubi1039 3 года назад

      Abaayo hudo wan kusalamaya adi iyo sofia wn saaray tageerihina 1aad ahay lkn video yada noosobadi abaayo mcn

    • @ayaanlemaxamed2055
      @ayaanlemaxamed2055 3 года назад

      👍

  • @naslifqueen2539
    @naslifqueen2539 3 года назад +8

    Yes the first person my huda qurux from djibouti 🇩🇯

  • @popular7493
    @popular7493 6 месяцев назад

    aad ayaa u mahadsantahy sida aad wax noogu sharaxday
    waxaan aad oga helay sawirka qaarada soomaaliya ee gadaashaada yaalo mansha ALLAH

  • @Genius101
    @Genius101 3 года назад +19

    Would be great if u could share some trusted links anyway thanks we appreciate ✊🏽

  • @abdirahmanofficial2811
    @abdirahmanofficial2811 3 года назад +13

    Qof walpo wuxu rabaa in uu ku guuleysto hadiyada labxiniya marka aniga halii codeyo wllalayal 🥲🥲

  • @aishakeef
    @aishakeef 3 года назад +5

    I'm not the only somali woman Who's intrested in cars.
    Keep it up walaal💕

  • @ifraaxshiine8243
    @ifraaxshiine8243 3 года назад +1

    Waaaaw masha allah Xabibti alle cilmigaga wanaagsan alle hakuu hakuu xefdiyo

  • @iam_maalkeyofficial7458
    @iam_maalkeyofficial7458 3 года назад +2

    From the legend the 1 nd only @drisle abdi

  • @zamzammohamed9621
    @zamzammohamed9621 3 года назад +2

    I love the way you speak from your heart in a kind and honest way masha allah alle haku barakeeyo sidaa ku soco 🙏🏼 big fan with big love sis huddaaaaaay❤🥀😘

  • @qadarinho2715
    @qadarinho2715 3 года назад +1

    Yes wax BadaN BaaN ka Faa.idaY waa mhdsntahy Huda waxaan Rajeynaa inaad Cashiro Kale Oo kaxiiso Badan tnx💥

  • @mohamedtechnology6138
    @mohamedtechnology6138 3 года назад +4

    Mnsha allh hno qli huda You have been very helpful to us in whatever way you can go ahead my sister

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 года назад +2

    Masha alh wad mahadsantahay sidaa codsikeyna u aqbashay❤🙏

  • @apdirazhetcr9553
    @apdirazhetcr9553 3 года назад +3

    Keep going ziz Ter @Huda tajir @Sofia hormur❤

  • @mohamedserbiya100
    @mohamedserbiya100 3 года назад +3

    Mashaa alaah run Ahaantii qof Aad wanaagsan ayaad tahay oo dadka sida wax fahansiiyo taqaana hormar wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa wll wllhi xaafada 9qof Ayaanu Ku joognaayoo dhamaantoodba subscribers u saara ayaan Ku yidhi waanay kuusaareen wll hormar wanaagsan Ayaan kuu rajaynayaa wll

  • @hawadol9497
    @hawadol9497 3 года назад +1

    Horey usoco walashey mcn💋

  • @naajiboy6882
    @naajiboy6882 3 года назад +1

    Moch.allh Muqaal ad Uqiimo badan
    From Bern 🇨🇭🖐️

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 3 года назад

    Soo badi barnaamijyadan inta badan ma sameeyan somalida investment

  • @suhaash266
    @suhaash266 3 года назад +1

    Wllzhay hutha tajir keep going ❤❤❤❤

  • @donhamzawi1975
    @donhamzawi1975 3 года назад +1

    Mawduuc muhiim ah o mind keyga ku jirey ❤️🙏

  • @qani613
    @qani613 3 года назад

    Masha'allah Gabar Somali that's investing in the stock market waa farxad

  • @jimaleyussufmuhumud9663
    @jimaleyussufmuhumud9663 3 года назад +2

    posted an hour ago,,so many comments, wow.
    Keep going walaashen.
    Success!

  • @esmailibrahim5990
    @esmailibrahim5990 3 года назад +2

    Lng time Hudda Tajir m.a another video keep going always 👊👊

  • @abdirahmanabdilahi3017
    @abdirahmanabdilahi3017 3 года назад +1

    Waxad ka hadashaa kolba mawduucyo
    Daruuri ah
    Inta inkabadan kaa rajaynaynaa
    Thanks huda

    • @huddatajirabukar7158
      @huddatajirabukar7158  3 года назад +1

      maxaa ka mid ah walaal

    • @abdirahmanabdilahi3017
      @abdirahmanabdilahi3017 3 года назад +1

      Walaal waxad kahadasha kolba macduucyo aad umuhiim ah oo soomalida badi baahi badan uqabaan sababtoo ah wax kama yaqaanaan financial iyo sida loomaareeyo example
      1 sida ugufuded ee lacagaha loo sameeyo
      2 hadana loo maareeyo iyo
      3 meesha ugu haboon ee lagu invest gareeyo.
      👍khaas ahaan aad ayan uga faa idaa.
      Keep going

  • @abou_hiro
    @abou_hiro 3 года назад

    I like your advantage from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Wacane.
    @Wacane. 3 года назад

    Guuleysta lkn ciideyda igu sharaf sidan ku garab galno adna noga farxi 👌

  • @mrgamaar
    @mrgamaar 3 года назад +1

    Masha alaah..
    Waaku mahadsan tahay maadama codsigaan aan kuuso qoray naga aqbashay oo xagaan iyo stock
    Lkn dad badan ku wareeri doono broker iyo suuqyada waaween 😅😅..
    Aniga ahaan stock ma galin waligay lkn fxorimus,FTM, Kuwaas isticmali jiray mudda ka hor as forex ahaan ..
    Aadbaana ula socdaa sheekadan oo waa akhbaar fcn ..
    Huda hormar wacan kuleeyahay inan fariida tahay ..

    • @huddatajirabukar7158
      @huddatajirabukar7158  3 года назад +2

      Haa sax mashallah laakin qofka hadii longterm yahay sidaas uma sii adko maadaama technical analysis iyo wax lamid ah muhiim aheeyn inuu barto, oo uun brookerka u galaayo in wax ka iibsado kadibna keydsado waqti dheer. Dadka wareera eena qasaara waa kuwa short termka ah rabo maalinkasto in ee suuqa dultaagnaadaan, :)

    • @mrgamaar
      @mrgamaar 3 года назад

      @@huddatajirabukar7158 taasaa been maalin taajir ay rabaa ayag dhan ... Ganacsi cml hadii ula socotid hormar ka gaaaree ..
      Inta badan waxaa dilay dadkeen hadda faa iida karabnaaa waxeena ..
      Technical waxba muhiim maaha markaas sax waaye fundmentel iyo lasocod muhiim saa sheegtay ..
      Wall farxad ku noolow ku dayashaa mudan tahay

  • @aliosmanadan8815
    @aliosmanadan8815 3 года назад +1

    I subscribed your channel bcoz of your difference lectures compared to others somali youtubers. Keep it up.

  • @jamaalqurbaha9242
    @jamaalqurbaha9242 3 года назад +3

    Keep wlashy hudaa tajir💫💥

  • @aminhaaji1417
    @aminhaaji1417 3 года назад +4

    M.allah keep going🤚👋

  • @naturalideas8814
    @naturalideas8814 3 года назад

    Keep going hudo tajir

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb 3 года назад +1

    Waa wax wanagsan waxaa ka hadleyso wallaal guuleyso.
    Waan bogadinayaa.

  • @cumarfaarax9035
    @cumarfaarax9035 3 года назад +1

    Thanks sister great job masha allah Keep it up 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @kingzaamiproductoin7137
    @kingzaamiproductoin7137 3 года назад +3

    MASHA ALLAH ABAAAYO HORE U SOCO

  • @sidikoahmed5257
    @sidikoahmed5257 3 года назад

    Maasha Allah muuqaal aad u fiican walaashay ood aqoon noo kordhisay.

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj 2 года назад

    Adiga Ayaa Mudan
    Alxamdulillah Waa Muqaal Aad U Wanaagsan

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 года назад

    Thank you so much my dear sister hudda,tajir,
    Runtii waa maquul, aad waxa Baden ka Bartay
    Lakiin wllshy arimah dhaqalaha ma ka so hadal hadii aad wakhti extra hayso👊👊

  • @sadaam1973
    @sadaam1973 3 года назад

    Masha Allah wlshy huda taakir wax badan oo cilmi ayad dadka somaliyed siisay si ay u yeeshaan mustaqbal wangsan
    Aduunka waxa u maraya digital
    Stock,forex, commedies market intaba waa la maalgashan karaa
    Aniga waxan ku jiraa forex market
    Marka horay u soco ayan leeyahay

  • @xayaatjaamac8620
    @xayaatjaamac8620 3 года назад

    Mnsh allh wlshy runtii aadban uga helaa barnaamijyada aadsoo dayso markaste wax faaiido leh ayaad soodaysaa iyo dhiirigalin isugu jira mahad sanad wlshy hore usoco alle riyadaaya hakuu rumeeyo

  • @amiir3432
    @amiir3432 3 года назад +1

    Masha Allah shaqo fiican walashey keep going ❤️❤️❤️❤️👑

  • @farhanabdiofficiall7127
    @farhanabdiofficiall7127 3 года назад +1

    Masha Allah wllshay qali nolow team dirisle keep going Sist

  • @maxamedcarfaaye6000
    @maxamedcarfaaye6000 3 года назад

    Wlhi arin fiican waaye wlshy alle aku xafido mar waliba na soo bade vedio waxaa ku leehay ciid wwnaagsan miisha joogto alle aku xafido wlshy

  • @mouhiyadinhuyomouhiyadinhu7077
    @mouhiyadinhuyomouhiyadinhu7077 3 года назад +2

    Nous sommes Tim dirisle Abdi

  • @sylsm608
    @sylsm608 3 года назад

    MSCI word iyo MSCI EM Portfolio ayaa laqaatey waqtigaan lagu jiro in aad Risk ukala qeebesid.

  • @mohamedserbiya100
    @mohamedserbiya100 3 года назад +4

    Waxaan rajaynayaa inta Aanay Ramadaantu dhamaan inaad gaadhi doontid 50k hala gaadhsiiyo walaasheen insha Alaah

    • @mrmohamed5302
      @mrmohamed5302 2 года назад

      Wa ramadantii labaad walina my gaadhin🥲

  • @ahmedyusuf1419
    @ahmedyusuf1419 3 года назад +1

    absolutely single company investment ga marwalba waxaa ka haboon index fund ga oo ku sahlaya inadan si sahlan lacag ku khasarin.

  • @quruxdumar9816
    @quruxdumar9816 3 года назад

    Abyo mcn keep going Abyo mcn huda waa ku jacelahay xppti qof qalbi wangsan thy🥰🥰🥰

  • @ibrahimmusse7423
    @ibrahimmusse7423 3 года назад

    Horay u soco gabadheeni

  • @mahadoadendjama6989
    @mahadoadendjama6989 3 года назад

    Mahadsaniid walal Huda 😘

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 3 года назад +3

    Thanks sis💓

  • @simanitamuhumad4113
    @simanitamuhumad4113 3 года назад

    Huda taajir love you horowsoco

  • @abdallahsomaliboy6905
    @abdallahsomaliboy6905 3 года назад

    thnks wllo runtii video gaan aad iyo aad ayan ugahelay . waxana jeclaan lahaa inaad inoosoo badiso video yadan ooo kahadlaya "#Investment".

  • @cabdirisaaq9437
    @cabdirisaaq9437 3 года назад +1

    Masha Allah wll qaali horay usoco Allaha ku xifdiyo ❤️

  • @Abshir_ahmett
    @Abshir_ahmett 3 года назад

    Keep going pYo shrfey

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 3 года назад

    Masha Allah mahad abaayo

  • @mohamedmubarak8708
    @mohamedmubarak8708 2 года назад +1

    great update walaal Huda, Hal codsi ayaan jeclan lahaa inaan kaa codsano kawaran hadii Funds ka qaabka loo maalgashto aad nala wadaagto iyadoo graphics ah.

  • @adenfarah5250
    @adenfarah5250 3 года назад

    Mashaa aaalllah wad qurux badantahay xageen ka so wacaankaran wlll

  • @yuusufkunciilofficial7923
    @yuusufkunciilofficial7923 3 года назад +1

    wllkenah ama wllshena give ku gulaysanaya wada sugaynah insha allah

  • @mahamedherromohamedherro5520
    @mahamedherromohamedherro5520 3 года назад +1

    I can,t wait that gift😀🙏🙏🙏

  • @zakariachoker8114
    @zakariachoker8114 3 года назад +1

    Huda Taajir Keep Going Sister❤

  • @sayidcali4931
    @sayidcali4931 3 года назад

    M.a really i like the way aa wax u soo gudbisid, horumar wacan sister huda tajir, wee yartahay gabar saan u yar fikirkaas , keep going wllo

  • @aqiladow8626
    @aqiladow8626 3 года назад

    Hello huda tajir keep going sister

  • @DJZaaky
    @DJZaaky 4 месяца назад

    THANKS,

  • @hodenrooble7954
    @hodenrooble7954 3 года назад +1

    Maasha alaah abaayo

  • @khadarkhalif1851
    @khadarkhalif1851 3 года назад +1

    Huda hore u soco

  • @anwarkeey6864
    @anwarkeey6864 3 года назад +1

    Aaad iyo aaaad

  • @isroali4774
    @isroali4774 3 года назад

    Huda abyo runtii waxad tahy gabar wax badan laga faa idi karo abyo waxn ku leyhy horo mar wacn hory usoco ilhy haku xifdiyo

  • @ahmedhussein4267
    @ahmedhussein4267 3 года назад

    Baqti nasiibka makuu bilawanaayo nooshookeega and keep going my sister

  • @mayacatt
    @mayacatt 3 года назад

    Pls abayo share with us from Africa. I would appreciate

  • @Footballdream1019
    @Footballdream1019 3 года назад

    Keep GOING

  • @mohanadabdulkadir5150
    @mohanadabdulkadir5150 3 года назад

    Barnamijka kaliya an sugayy thnks wllshy Huda🙏

  • @sadikbashir5601
    @sadikbashir5601 3 года назад

    walashey lacagta ugu yar la maalgashan karo waa imiisa meqa na ugu badan

  • @ahmedaliye3835
    @ahmedaliye3835 3 года назад

    Mashalah wllshy huda wllhi qof ku dayasho madan bad thy

  • @hamsayousuf3311
    @hamsayousuf3311 3 года назад +1

    Masha Allah huda
    Keep going huuno ❤️❤️

  • @cabdimajiidcabdala4688
    @cabdimajiidcabdala4688 3 года назад +1

    Waan kusalaamay wlllshay Ramadan kariim keep going

  • @jibriilhamari8414
    @jibriilhamari8414 3 года назад

    Mazha allh wllo horumar ayaad samaysay ee hore u soco❤

  • @rahmaibraahim4314
    @rahmaibraahim4314 3 года назад

    Mansha Allah huda my favorite person keep going wllo

  • @abdifitahhussienbarre7236
    @abdifitahhussienbarre7236 Год назад

    Thnks wll

  • @sadiaabdikarem5472
    @sadiaabdikarem5472 3 года назад

    Thank you

  • @aillaill291
    @aillaill291 3 года назад

    From dirisle cabdi

  • @axlaancadey4541
    @axlaancadey4541 3 года назад

    Mahadsanid wlal

  • @elmaystaroarafaat2237
    @elmaystaroarafaat2237 3 года назад

    M.a keep going wlshy hubaal horumar kaaga waan ku farax sanahy waxa tahay gabar talent leh ❤❤

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 3 года назад

    Wa dhawnahay walal
    Horumar wacan i.a
    From Dirisle team🥰🥰

  • @MohamedHassan-mo3rg
    @MohamedHassan-mo3rg 3 года назад +1

    Keep going sister u deserve more which u along life💓💗💓

  • @jamaldiinmedia5373
    @jamaldiinmedia5373 3 года назад

    MashaAllah......Great idea Abaayo......iil xun Kuma Eegto

  • @mohametcaanoh4138
    @mohametcaanoh4138 3 года назад

    HudaH taajir keep going sis Hormar waCaN kuu rajaynayaa

  • @nimcoabdi9983
    @nimcoabdi9983 3 года назад +2

    Amal plz inistgaramka iga sojawaab noh najuum waaye 💕✌

  • @abdirahmanmahamed8036
    @abdirahmanmahamed8036 3 года назад

    fadlan noo sharax sida loo isticmaalo “ETORO” miis video sharan plz ❤️❤️❤️

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 3 года назад +5

    Inta sugaysa AMA rajeynasa abaalmarinta wll huda like iisara sidayda

  • @haaruuunicabdi5310
    @haaruuunicabdi5310 3 года назад

    Masha aLlha wllo alle haku sharfo waa mawduuc fiican

  • @updalladaniel9915
    @updalladaniel9915 Год назад

    Thanks sis

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 3 года назад

    Afar maalin ayaan sugaayay video gan

  • @queenasmacadey1228
    @queenasmacadey1228 3 года назад

    From dirisle Abdi ❤️

  • @naimaelmihorownaimaelmihor5893
    @naimaelmihorownaimaelmihor5893 3 года назад +2

    Masha Allah abaayo keep going 🙏

  • @bushrahassan5438
    @bushrahassan5438 3 года назад +2

    Mash alah keep going ❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyafilsan8851
    @farxiyafilsan8851 3 года назад

    Mzllh dadka youtubeka loogu talagaly welcome sis😍❤️from hargeysa🤚🏻

  • @safiamohamett7753
    @safiamohamett7753 3 года назад +1

    Mashallah thanks🥰

  • @queennatasha1427
    @queennatasha1427 3 года назад

    Mnsha alllah huda hpppti keep going dear sis واتمني ليك حياة سعيدة مزدهرة ❤❤

  • @feysalabdirahaman929
    @feysalabdirahaman929 3 года назад

    Tanka aya u faideyse Ajir Allaah kasiyo

  • @khadarhiiliye612
    @khadarhiiliye612 3 года назад

    Thnk you sister
    Inoso so badi barnamijyada la xiriira business ka insha Allah

  • @maxamedibrahim9978
    @maxamedibrahim9978 3 года назад

    Masha alah gabdho badan aya dhiiri galinaysaa