Jawaabtii Shuceyb8pack. Kuwee ugu fiican in la maalgashto 2021?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 93

  • @huddatajirabukar7158
    @huddatajirabukar7158  3 года назад +17

    Asc Asxabey Waa kan my instagram:
    instagram.com/huddis?igshid=5i003w6nu6cx

    • @Abdullahi-Abas
      @Abdullahi-Abas 3 года назад

      Wcs

    • @muhanad621
      @muhanad621 3 года назад

      Abayo faidada buy and sell crptocurrency tokens isheg plz thank you:

    • @majray6357
      @majray6357 2 года назад

      Asalamu Alaykum sister, Inteen kaala soo xariiri karaa, Su'aala badan ayan qabaa

    • @MohamedAhmed-yg5cj
      @MohamedAhmed-yg5cj 7 месяцев назад

      Masha Allah ❤

  • @safaaliibaan1326
    @safaaliibaan1326 3 года назад +3

    😍Abaayo sidee digital marketing Somali ano joogo igu shaqeysana? Mid kle ino faidey website diyo aan daqli Naga so galikaro? Big love 🤗waa walasha safaa

  • @faizal7391
    @faizal7391 2 года назад

    1. XRP
    2.Cardono
    3.BTC
    4.polkadot
    5.Vechain

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 3 года назад +1

    Mansha allaah walashey horay usoco video kasta ood soo dhigto dhiiri galin ayaan ka helaa aad u badan noloshu kuma kiisho walashey keep going 💖

  • @mohamedapdirzak5959
    @mohamedapdirzak5959 3 года назад +4

    waad mahadsantahay wll huda video ga maanta iyo videodada oo dhan aad ii anfacen mudo iga qaadatay inaan baadho Top five coins to invest 2021
    1:-bitcoin
    2:- ether
    3:- cardano
    4:-chainlink
    5:- internet computer
    Wll waxa kale oo aan jeclaan lahayn inaad kasoo hadasho stock investment like amazon ,netflix .........
    Iyo brokerage yada ugu fican markad stock market investment sameynaysid waliba long term investment
    Mahadsanid

    • @Genius101
      @Genius101 3 года назад

      Internet Computer Binance wan ka waayey any help?🤔

    • @huddatajirabukar7158
      @huddatajirabukar7158  3 года назад +1

      You are wlc, am very happy i could help🙏🏾🙏🏾

    • @Genius101
      @Genius101 3 года назад

      @@huddatajirabukar7158 Internet Computer Binance kuma jiro is it only me mise wa sax? 🙏

    • @huddatajirabukar7158
      @huddatajirabukar7158  3 года назад +1

      Hajira you are right, laakin Coinbase ayaa ka gadan kartaa ICP/Internet computer

    • @Genius101
      @Genius101 3 года назад

      @@huddatajirabukar7158 got u, thanks sis much appreciated ✊🏽👑

  • @zakijama3418
    @zakijama3418 3 года назад +5

    Asc! Qofku marku bilaaw yahay ilaa imisa dollar buu kuu bilabi karta?

  • @samirdahirisse4352
    @samirdahirisse4352 3 года назад +2

    my favorite cions
    1:Bnb
    2:coti
    3:ankar
    4:ckb
    4:dent
    5:Cardano
    Aniga ahaan intaas ku haysata weyna project wanagsan yihin lkn wax wanagsan qof walbo inuu iska baaro barto cryto waxey thy ka dibna maal gashto
    #guleyso walal

  • @awilhersi6302
    @awilhersi6302 3 года назад

    Hudda tajir I really I like you,you seem very genuine person

  • @etijaaraonlinemarket2950
    @etijaaraonlinemarket2950 Год назад

    Mahadsanid Huda walshey sida niyad Samida leh oo dad ugu Hagar baxdid intas Ka dib madama 2023 lama marayo 5 coins kle noso sheeg mahadsanid

  • @engahmedsection5071
    @engahmedsection5071 3 года назад +2

    Hello huda anigoo somalia jooga waxaan investment ku sameeyay waxaan xiisiiyay.. MALIT PYGON oo la xariirta xirfadayda infrastructure..
    Kasoo war bixi...

  • @sameerali5043
    @sameerali5043 3 года назад +3

    Walal program kaaagan waan ka helay noo soo kordhi somalidu waxba kama yaqanaan investiment ka 🙏🙏

  • @khalifahassan5102
    @khalifahassan5102 3 года назад

    mahadsanid Hudda, walaal, Etoro ka soo hadal, sida stock-ka looga gato Etoro broker ? sida loo isticmaalo Etoro? sida loogu sameeyo stock-ka long investment and short?,waxaa baaray stock brokers ay isticmaali karaan dadka Somalia jooga, waxaan helay Etoro iyo FXPREMUS, marka Etoro cashar nooga soo samee, guulayso walaal.

  • @istarliincabdi8314
    @istarliincabdi8314 3 года назад

    Masha alaah marka hore hambalyo abyo dadaalkana meesha kasii wad waana kaaga mahadcelinaya sida wacan aad nooga faaideenesid aqoonta allah kisiiyay mahadsanid xbti allaw ku xfd

  • @ibnucasayrofficial4827
    @ibnucasayrofficial4827 3 года назад +1

    Wllo BINANCE sida lacagta loodhigto iyo hadhow sida account bank loogu celiyo noo sheeg

  • @abdifatahali3099
    @abdifatahali3099 3 года назад +1

    maasha allaaah abayo aad bad umahadsanthy qof bulshada wax kusoo kordhisay ayaa tahay

  • @cabdicasiisdaahir9741
    @cabdicasiisdaahir9741 2 года назад

    Coinbbase iyo bianance kee wanaagsan oo dadka kula talin lahayd iney furtaan qof haduu yurub joogo?

  • @ismaildisowabdulle5678
    @ismaildisowabdulle5678 3 года назад

    Asc walaasheey Huda Tajir waxaan rabay inaan su’aal ku weydiiyo taasoo aan isleeh waa kugu dhaantaa walaashaa. Cryptocurrency. Coin ka Litecoin iyo COIN ka Internet Computer ICP. malamaal gashan karaa oo XALAAL ma yahay. Mahadsanid

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 3 года назад +2

    M.a Alle haku sharfo wllshe nolosho kuma cisho

  • @zackfarah8126
    @zackfarah8126 3 года назад +1

    I’m with the matic polygon 🚀

  • @awalehmeirenh2489
    @awalehmeirenh2489 3 года назад

    Thnks my sstr queen tajir horay uu socoo insha allah galayso

  • @samirdahirisse4352
    @samirdahirisse4352 3 года назад

    Somali iyo crypto waa wax lagu farxo masha allah

  • @madinomohumad9262
    @madinomohumad9262 3 года назад

    Thanks abayo horto intaa sheegtay wan heeystaa badankood
    Lkn suaal ayan rabay inaa iga jawabtid . Midkee ii fiican sedaxdaan waxyaabood
    1 inaa suuqa ka baxo marka faido badan helo
    2 inaa iska iibiyo marka faido badan helo
    3 inaa iska daayo oo iskaga jiro suuqa mar walba
    I hope inaa soo jawabi doontid🙏🏿 inshllh

  • @abdifatahm5958
    @abdifatahm5958 3 года назад +1

    asc mahadsanid walaal.
    sida saxda ee aad kiribto uga hadashay gaar ahaan dogecoin waad ku mahadsan tahay

  • @XamariboyXamariboy
    @XamariboyXamariboy 3 года назад

    Congratulations my sister 💞😘💝

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm 3 года назад

    From dirisle abdi waan kutaageeraa go forward

  • @ibraahiimahmed783
    @ibraahiimahmed783 3 года назад +2

    Huda taajir 1🤑

  • @abdirazakelmi1156
    @abdirazakelmi1156 3 года назад +1

    Horey u soco walaal

  • @abuukaraxmed8289
    @abuukaraxmed8289 3 года назад

    M.a 30k hambaliyo 🥳🥳🥳 huda taaji

  • @SabreJamesOfficial
    @SabreJamesOfficial 3 года назад

    Hambalyo Hambalyo 30k😀😃😄😘😘😘😘

  • @m.jofficial6846
    @m.jofficial6846 3 года назад +1

    Asc huda sual an kuwaydiyay weak ka hor Instagram kaga waxan jclan laha hadii Adan arkin inad iso jawabtid 🙏

  • @abdullahihassan2080
    @abdullahihassan2080 3 года назад +1

    Hudo taajir sister keep going

  • @fahmahajiabdi79
    @fahmahajiabdi79 3 года назад

    Marsha allah abaayo guuleyso in badan💕

  • @nagronuudha4953
    @nagronuudha4953 3 года назад

    Best girl

  • @anisbaghdady3506
    @anisbaghdady3506 3 года назад +1

    Sxpow HADIYADHAHA aniga ayaa ubahan ee hailadafina plz ila hada waan kusugoya

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 3 года назад

    Mshlh wax badan ayaan kaa faaiidnay may sistr huda taajir

    • @mohameddeeq5416
      @mohameddeeq5416 3 года назад

      Tnx my sistr huda cashardaah bitcoin investment noosoo kordhih inshlh

  • @mohanadabdulkadir5150
    @mohanadabdulkadir5150 3 года назад

    ما شا ء الله
    Go forward sis

  • @dadenassah3413
    @dadenassah3413 3 года назад

    Asc wll huda ma no macnayn karta inta qaab ee shirkadaha lo mal gashto

  • @cabdirashiidgiire9939
    @cabdirashiidgiire9939 3 года назад

    Mansha allah

  • @kingmohamed7416
    @kingmohamed7416 3 года назад

    Huda away awal marintii darisle iyo ishaa Aziz uu darisle badinaye

  • @NurhMohamed
    @NurhMohamed 3 года назад

    My love @Hudda Taajir

  • @khadarkhalif1851
    @khadarkhalif1851 3 года назад

    Huda hore u soco

  • @sadaamyare863
    @sadaamyare863 3 года назад

    The best girl lwas saw RUclips thanks wllzy

  • @YuusufcabdalaHassan
    @YuusufcabdalaHassan 4 месяца назад

    Btc 67000 oo maraa maanta profit 📈 fiican ma❤

  • @aminasalaad2797
    @aminasalaad2797 3 года назад

    Bitcon fahfahin video kale ka soo samey inaa fahmo aan rabaa

  • @najmaabduallhichannel8983
    @najmaabduallhichannel8983 3 года назад

    Maxa bartaye university

  • @kingmohamed7416
    @kingmohamed7416 3 года назад +1

    Huda away balntii 30k ad gartid awal marintii abayo

  • @nuurmaxmuudcali1764
    @nuurmaxmuudcali1764 5 месяцев назад

    Xrp ripple kaosooo hadal wllo

  • @khalidcagayare1435
    @khalidcagayare1435 3 года назад

    Dirisle soo qabo waan islakiin xiise

  • @AbdullahiAli329
    @AbdullahiAli329 3 года назад

    SHIBA INU token is the best to invest 2021

  • @moussaibnuhassanelloukman106
    @moussaibnuhassanelloukman106 3 года назад

    Continue ainsi cher soeur🙃 houda.

  • @mohamedgacal3491
    @mohamedgacal3491 3 года назад +5

    30k wad gartay wlshy hadyadi ayan sugayaa wlshy

  • @teamwaayaabfamily6357
    @teamwaayaabfamily6357 3 года назад

    Hudo taajir hadan lagu qabin ilasoxariir

  • @aqiladow8626
    @aqiladow8626 3 года назад +2

    Wey Huda tajir lacag ima so diri kartaa xaja igu cakiranee

  • @mohamedgacal3491
    @mohamedgacal3491 3 года назад +1

    Wlshy in aan kula soxirro ayan raba xage kala soxiriira muhim ayay itahy

  • @ashahussein8996
    @ashahussein8996 3 года назад

    Wax laga sugayay kasohadShy

  • @abuukaraxmed8289
    @abuukaraxmed8289 3 года назад

    Waxa rajeen dona su aalayasha kale inaa video nagaso sameysida insha allah I hope

  • @dhaqanehusseinibrahim8479
    @dhaqanehusseinibrahim8479 3 года назад

    Sis please wax ka soodhex forex

  • @Mohamed-gg7th
    @Mohamed-gg7th 3 года назад

    I believe in ICP.

  • @trumpmuhammadali906
    @trumpmuhammadali906 3 года назад

    ❤️❤️

  • @abshirugaarsade1121
    @abshirugaarsade1121 3 года назад

    Talefan lmbrkaga isii plse😪😪😪😪

  • @kingmohamed7416
    @kingmohamed7416 3 года назад +1

    HUDA XAGEE KABAXDAY

  • @faatimaabdi6995
    @faatimaabdi6995 3 года назад

    Xabbibti had huda igajahil bixi madama aan muslimnahay xalasha bedkoyn

  • @azdafx
    @azdafx 3 года назад

    dogecoin to the moon

  • @hoolifhassan4220
    @hoolifhassan4220 3 года назад

    Talk to dogecoin sis

  • @maxamedcabdulllahi6000
    @maxamedcabdulllahi6000 3 года назад +1

    Wwwwwww

  • @tabiyeyare5933
    @tabiyeyare5933 3 года назад +2

    Hadii aad investment garayso bitcon 100£ hadii aanad la bixin lacagtaad investment garaysatay ma jirtaa wax loss ah oo kugu dhacay

  • @abdiali6949
    @abdiali6949 3 года назад +1

    Dear Thanks for your time
    Nft is really hot My top five is really hot and secret (smart contacts also very good but please invest with caution especially this bear market 👍

    • @faizal7391
      @faizal7391 2 года назад +1

      Bear market!!! What are you talking about, we're in a Bull market with occasional pull backs. But you did speak the truth about being cautious about how much you invest. Only invest what your willing to lose without crying if you lose. But... Also remember, you only lose if you withdraw during the bear market.

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 3 года назад

    Sualihi kle..

  • @Mohamed1-k7c
    @Mohamed1-k7c 3 года назад +1

    Adi cashiro bix hdl o kliya wax matare ficil ku dar plz

  • @amiirgamal3106
    @amiirgamal3106 3 года назад

    Shiba inu best one wye.......

  • @abdiqafaarilkacas8364
    @abdiqafaarilkacas8364 3 года назад

    Mᴀ

  • @abshirugaarsade1121
    @abshirugaarsade1121 3 года назад

    Aadbaad udareen bdn thy wllhi😋😋😋

  • @xamdax8459
    @xamdax8459 3 года назад

    Tutorial nososamee

  • @abdisamadabdullahi2770
    @abdisamadabdullahi2770 3 года назад

    snacka inte svenska vi kommer förstår dig 😂😂😂😂😂

  • @dhaqanehusseinibrahim8479
    @dhaqanehusseinibrahim8479 3 года назад

    Dogecoin is on the fire
    Musk says people think dogecoin is fake
    But it's going to the moon