Albaabada Kismayo waxa Taagan shabb A. madobena beentii bu wada!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Horn of Africa Daily news and Analysis

Комментарии • 18

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c Год назад +1

    ADEER AHMED MADOOWE NOOLOW CADAWGAGA HA JABO VIVA JUBALAND SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤

  • @shafiyusuf3919
    @shafiyusuf3919 Год назад +1

    Afqudhmay maalin walba kuxay shekh

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Год назад +1

    Runtana jaamac kama leexdo mida kale xadaarad maleh habeenkuusan jaamac galad fadhiyin

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Год назад

    Axmed madoobe anigu waxaan hubaa in uu dad iyo dadkiisiiba isku afduubtay oo in layska cayriyo u baahan

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 месяца назад

    REER PUNTLAND FADLAN JOOJIYA FITNADA AAD HURINEYSAAN.
    MAJEERTEEN WAAN OGNAHAY WAXA AAD BARAHA BULSHADA KU QOREYSAAN. ABSAME IYO REER JUPLAND IN LEYSKA HORKEENO AYAAD GO,AANSATEEN LAAKIIN WAAD KU FASHILMEYSAAN WAA XAQIIQ

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Год назад +1

    Jaamac waxaa kugu jira naceyb rer cabdulle is marji laangaab

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 месяца назад

    LACATII SICIID DANI UU QEYBINAAYEY MIYAA IDIN SOO GAARTEY.
    MAJEERTEEN QORAALADA BARAHA BULSHADA LUGU QORAYO WEYNU OGNAHAY EE JOOJIYA FITNADA

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Год назад +1

    Waa daalin tuuga axmed.madoobe mana wado wanaag jubland

  • @Qadar-i6d
    @Qadar-i6d Год назад

    Hadalkan badan e jamac waqti uma hayo lkn xaqiiqa axmed hortanada inu ka warego aya fican qof kafican alaha no keeno mafiyo aya kudul waregsan mela in lo socdo maraban isagan magafeyal bu samestay take dhul in laqabto mu rabo mesha inu dhafana mu rabo

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Год назад

    Jaamac waa aqoonyahan qalAliifa

  • @shafiyusuf3919
    @shafiyusuf3919 Год назад

    Afwayne benale beenaale dhay oo

  • @ducaysanemawlid9666
    @ducaysanemawlid9666 Год назад +1

    kan walee run baad ka sheegtay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Год назад

    W.m.santihiin .

  • @maslahahmed966
    @maslahahmed966 Год назад +1

    Nooloow jaamac galad geesi dhalay

  • @Qadar-i6d
    @Qadar-i6d Год назад

    Federalka muxu kadonay isaga tiisi away xasan sheq maxa ka quseya isaga dagal lagama rabo muya iyo dhul la xoreyo wadadkan yana dhafiya

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Год назад

    Jaamacow maa iska deyso madaxweynaha ugaadeen ee aan dhaafin kismaayo gudaheeda hadana adoo ugaadeen ah afmadow iyo biibi ama dhasheega weligii ma tegin sanguuni baan joogaa waa qoslaa markaan arkey isagoo been ku qudbeynaya

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 месяца назад

    LACATII SICIID DANI UU QEYBINAAYEY MIYAA IDIN SOO GAARTEY.
    MAJEERTEEN QORAALADA BARAHA BULSHADA LUGU QORAYO WEYNU OGNAHAY EE JOOJIYA FITNADA