MASAR O LAWEERARAY| TURKIGA O LAGA CABSI QABO IS DIYAARINTEEDA| AMIIRKA QATAR O CAROODAY KANA BAXAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2023
  • MASAR O LAWEERARAY| TURKIGA O LAGA CABSI QABO IS DIYAARINTEEDA| AMIIRKA QATAR O CAROODAY KANA BAXAY
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 186

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  8 месяцев назад +27

    WALAALAHA SHARAFTA BADAN WAAD ARKEYSAAN VIDEOGA RUclips WEY XIRTAY MEELO BADAN, INTA YAR EE ARAGTANA SU'AALO AYEY WEYDIINEYSAA INEY KA JAWAABAAN! CULEYSKAAS AYAA JIRA LASOCDA RAALINA NAGA NOQDA WAAN DADAALEYNAA INSHA ALLAH,
    DULMI DIID.

    • @elmiyacin5112
      @elmiyacin5112 8 месяцев назад

      Haye wll

    • @faizaahmed4268
      @faizaahmed4268 8 месяцев назад

      Ilaahay haku xiftiyo wall idhohoodana ilaahay hakaa jeediyo waameesha keliya een daawado ❤️❤️❤️

    • @AdanSharif123
      @AdanSharif123 8 месяцев назад

      Ok insha'Allah shalay ayaa la,iwaydiiyay waan yaaabay kuma sii mashquulin

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 8 месяцев назад +1

      Aniga marbadan ayaan ku cesh ceshtay wllahi wax su,aalo ah la ima weydiinin ilaa hada sheekh

    • @Kaafi1mk
      @Kaafi1mk 8 месяцев назад

      Aniga hada ayaan la kulmay videoga kan kadambeeya oo dhahaya isla midkan in la xiray
      Marka hada miyaa la siidaaayay mise waa dsdka qaar
      Ani caadi u daawanayaaa hada

  • @maskiintialle5645
    @maskiintialle5645 8 месяцев назад +8

    Waa channel ka kaliya wax fcn ino so gudbiyo 😊 Mahadsanid sheikh sidaa wax walbo inagu so gudbiso ❤

  • @sahrohassan7314
    @sahrohassan7314 8 месяцев назад +20

    Ilaahay quluubta yada hamidaeeyo hadaa nahay muslimiin

    • @maazimcade
      @maazimcade 8 месяцев назад +1

      Aamiin yaarabi ❤❤

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 8 месяцев назад +11

    Maashaa ALLAAH
    ماشاء الله بارك الله فيك يا شيخ محمد

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 8 месяцев назад +6

    Guuul guul ban u rajeen islamka😢😢😢

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 8 месяцев назад +5

    Illaheey ha u gar gaaro Falastiin yaa allaah ugar gaar ❤❤❤

  • @nimoosmanomar1415
    @nimoosmanomar1415 8 месяцев назад +1

    Laakiin sheekh sawirka waxbaa saaran

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 8 месяцев назад

    الله اكبر اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 месяцев назад +2

    Allaah akber guul falastiin 🇯🇴🤲

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p 8 месяцев назад

    Allah Akbaar insha Alla guul musliminta

  • @abdijabir4333
    @abdijabir4333 8 месяцев назад

    Sheikh guuleyso insha Allah ❤❤❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 8 месяцев назад +8

    نعوذ بالله من هذا العجز ونحن نرى إخواتنا المسلمين الكبار والصغار النساء والرجال، ولا نستطيع صرفًا ولا دفعًا ولا وصولًا، اللهم إنا نشكوا إليك ضعف قوتنا وقلة حيلتنا وهواننا على الناس، أنت رب المستضعفين وأنت ربنا

  • @Zahir_suleiman
    @Zahir_suleiman 8 месяцев назад +1

    Masha Allah ❤

  • @arafoidris8599
    @arafoidris8599 8 месяцев назад +2

    Asc Wr Wb Dulimi Diid Masha Allah Tabarak Allah. Thank you for sharing the truth video always with us I ask my Allah too protect all the people Palestine. Allah huma Aamii Aamii Yaa Rabii. Free Free Palestine

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 8 месяцев назад +1

    للهم اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والغلبة والقوة والهيبة.
    اللهم انصر أهل فلسطين وثبت أقدامهم.
    اللهم انصر إخواننا في فلسطين.
    اللهم حرر المسجد الأقصى، واجبر كسرهم، واشف مرضاهم، وتقبل شهدائهم برحمتك.
    اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القدس وكل فلسطين.
    اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين.
    اللهم رد إلينا فلسطين والمسجد الأقصى ردًا جميلاً، اللهم أنصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سواك.
    اللهم اجعل نار المسلمين تحرق الأعداء.
    اللهم انصر شعب فلسطين على اعدائك.
    اللهم بسطوة جبروت قهرك ، وبسرعة إغاثة نصرك، وبغيرتك لانتهاك حرماتك، وبحمايتك لمن احتمى بآياتك، نسألك يا الله يا قريب يا سميع يا مجيب
    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 8 месяцев назад +5

    Ilahey haunaxariisto walalahen muslimiinta ah 😢

    • @maazimcade
      @maazimcade 8 месяцев назад +1

      Aamiin yaarabi ❤❤

  • @maryanl804
    @maryanl804 8 месяцев назад +2

    Illaahay ha mideeyo muslimiinta wllahena alle how gargaaro

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 8 месяцев назад +3

    Horay u soco

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 месяцев назад +2

    Waa mahadsantahay yaa ustaad

  • @abdullahiali8771
    @abdullahiali8771 8 месяцев назад

    Waa la dulaystay shacabkaas shacabkaas masar

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 8 месяцев назад +1

    Walaxowlawalaquwata ilabillah allow ugargar rer Palestin adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 8 месяцев назад +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 8 месяцев назад

    Illaahow u naxriiso masaakiinta yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 8 месяцев назад +1

    Sheikh dulmi didow dunida makadanbeysa warkan shalu ahaa amirka qatar

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 8 месяцев назад +1

    InshaAllah weynu guuleysani

  • @sacdiyoxasan5032
    @sacdiyoxasan5032 8 месяцев назад

    Mahadsanid sheekh illahay ha kaa abaalmariyo

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 8 месяцев назад +1

    Allaha ugargaaro walaalaheena falastiin aamiin yaarabi

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 8 месяцев назад

    Sheekh maadiga hadhka saaray

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 8 месяцев назад +2

    Mansha allah

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep824 8 месяцев назад

    Maasha Allaah shukran walaalo ❤👍🙏❤️🙏❤️🙏

  • @Cabdicasiis.Maxamed
    @Cabdicasiis.Maxamed 8 месяцев назад +1

    Sheekhoow waan eegay videoga waa caadi waan daawan karaa waxbana la ima weydiinayo. Wuu furanyahay restrictions masaaeno

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 8 месяцев назад

    Allah xaqa ha u hiiliyo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 месяцев назад +11

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴

  • @fesalyasin7887
    @fesalyasin7887 8 месяцев назад

    Insha Allah

  • @sudijeylanimohammed3258
    @sudijeylanimohammed3258 8 месяцев назад

    Illaahay ha u gargaaro falastiin

  • @abdihamidmohamed-ho1ql
    @abdihamidmohamed-ho1ql 8 месяцев назад

    Sh barakallah

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 8 месяцев назад

    Sh dulmi diid ilaahay ajar hakaa siiyo

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 8 месяцев назад

    الله منصور اخوننا في فلسطينين يارب العالمين يالله

  • @khaniahmed40
    @khaniahmed40 8 месяцев назад

    ❤ machallah tabarakallah

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 8 месяцев назад

    Mashaallah

  • @yasminabdi3603
    @yasminabdi3603 8 месяцев назад

    Mashallah

  • @mohamedsharif7179
    @mohamedsharif7179 8 месяцев назад

    Mansha Allah

  • @fesalyasin7887
    @fesalyasin7887 8 месяцев назад

    Guuuul ✅💯✅

  • @yasindahir878
    @yasindahir878 8 месяцев назад

    Masha allaah

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 8 месяцев назад +2

    Ilaahay guusha muslimiinta gacantooda hasoo galiyo🤲

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 8 месяцев назад +2

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi noogargaar

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 8 месяцев назад

    لله منصور اخوننا في فلسطينين يارب العالمين يالله

  • @abdiqanidigard-hm1tn
    @abdiqanidigard-hm1tn 8 месяцев назад

    Yaa allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @gorsgang9647
    @gorsgang9647 8 месяцев назад

    Wcs shiikh Dulmidiid wad Ku mahasnatahay sidad wararka adunka loogu so gudbiso illahay ha Ku xiftiyo xaqii ayaa Soo dilacaya madafiicda masar lagu turayna waxaa Soo baxaya amusnanata ay masar ka amustay dhibaka walalhood Muslim ee falastiin ay Ku firasadeen allaah xaqa ha Soo ifiyo Israel illahay garabkooda ha ka baxo ameen yaa allaah 🤲🤲🤲

  • @snw9257
    @snw9257 8 месяцев назад

    Asc sheekh Maxmed vidiyoga lama arko

  • @AlAl-wp4vt
    @AlAl-wp4vt 8 месяцев назад

    Subxasnalaah

  • @user-bq6vv4sq5b
    @user-bq6vv4sq5b 8 месяцев назад

    ALLAHU AKBAR 🕋🇸🇦 ♥️
    Ya Muslim Tamim , le silence vaut de l 'or !

  • @fadumocabdirisaaq320
    @fadumocabdirisaaq320 8 месяцев назад +1

    Sheekh hada waa caadi

  • @burao.somalia111
    @burao.somalia111 8 месяцев назад

    Wax su aaalo ah ima waydiin waana caadi

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @fesalyasin7887
    @fesalyasin7887 8 месяцев назад

    Wcs

  • @mohamadali532
    @mohamadali532 8 месяцев назад

    Dulmidiidow vidioyada waanalaga qarinayaa ma aragno

    • @DulmiDiid
      @DulmiDiid  8 месяцев назад

      Raali noqo walaal waa dhinaca youtube culeyska naga saaran videogaba hadaad aragtay! Dadka badankood weyka qarinayaan ama su'aalo ayey weydiinayaan si ay u tusaan, dacwo ayaana noo socota.

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 8 месяцев назад +1

    Raaligaa janno

  • @Dadovic2
    @Dadovic2 8 месяцев назад

    Aniga waan arka video gaan

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 8 месяцев назад

    Allah u gargaaro caalam islaami

  • @kamaalosman4461
    @kamaalosman4461 8 месяцев назад +2

    5087 dhimasho ah, iyo 15200+ dhaawac ah, now

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 8 месяцев назад

    WAXAAD na tusaysay oo dhan maanaan arkaynin

    • @DulmiDiid
      @DulmiDiid  8 месяцев назад

      Raali noqo walaal waa dhinaca youtube culeyska naga saaran videogaba hadaad aragtay! Dadka badankood weyka qarinayaan ama su'aalo ayey weydiinayaan si ay u tusaan, dacwo ayaana noo socota.

  • @Reina-ex4cd
    @Reina-ex4cd 8 месяцев назад

    Aloow kuxifdi shiikhoow

  • @snw9257
    @snw9257 8 месяцев назад

    Dhamaan vidiyoga waa qarsoonyahay

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 8 месяцев назад

    Ilahoo muslimiinta midee 😭🤲

  • @user-bq6vv4sq5b
    @user-bq6vv4sq5b 8 месяцев назад

    ALLAHU AKBAR 🕋 🇸🇦
    wariyee Shaydan 👹 adiquna waxad leedahay AWAAY ILLAHAY RABUL SABHA SAMAAWAT ( SWT )
    Muxu ugu dawanayee , yahuda mushriminta , umadaa falastiniyinta ?

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 8 месяцев назад

    cuqubo alle haku rido yahuudan masibadaa

  • @saidma1683
    @saidma1683 8 месяцев назад

    Islam waa. Kabib. Walsall I. Waa a. Tababarihisa

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 8 месяцев назад

    Allaha inaga qabto kuligood sharkooda Amiin

  • @user-dk5bv8wv1l
    @user-dk5bv8wv1l 8 месяцев назад

    Guul. Falastiin

  • @siciidxajiin7096
    @siciidxajiin7096 8 месяцев назад

    ياربي ارحمهم اامين امين

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 8 месяцев назад

    Yarkaas Dagestan ayow u dhashay islam makhachev aya la dhahaa waa khabib ina adeer kiis Masha Allah waa rag jecel diinta iyo walaalaha muslimiinta ah ba khamzat asigana wa jiryaa kaas ayaa jejniyAan ah

  • @abdalla_anas
    @abdalla_anas 8 месяцев назад

    😢😢😢

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 8 месяцев назад

    Dan ayuu u fidaa hadii eey marekanka iyo Israail ku adkestan

  • @abyandahir9218
    @abyandahir9218 8 месяцев назад

    Aloow. Na Amaanso.

  • @Zahir_suleiman
    @Zahir_suleiman 8 месяцев назад +1

    Islam wye wll

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 8 месяцев назад

    Maala arkaayo vidioga

    • @DulmiDiid
      @DulmiDiid  8 месяцев назад

      Raali noqo walaal waa dhinaca youtube culeyska naga saaran videogaba hadaad aragtay! Dadka badankood weyka qarinayaan ama su'aalo ayey weydiinayaan si ay u tusaan, dacwo ayaana noo socota.

  • @abduldaad2387
    @abduldaad2387 8 месяцев назад

    Islam mekhachev baa ladahaa lkn waaru khamzaad xataa wuu khdly qadiyadda falastiin❤

  • @SomL77
    @SomL77 8 месяцев назад

    Waan dawan Kari way da ad

  • @qaysfaysal9506
    @qaysfaysal9506 8 месяцев назад

    Shp videoda maxa uqarin chanel da kle dadka toss bay udaran

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 8 месяцев назад

    ❤👍😀😎❤️🌼

  • @whome4851
    @whome4851 8 месяцев назад +1

    Carab hadeena Falastiin caawiyo ayagaa lacuni-doonaa

  • @user-jc4vb7yv1p
    @user-jc4vb7yv1p 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤shekhyga hory usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤thanks

  • @user-mq7pb4jn6o
    @user-mq7pb4jn6o 8 месяцев назад +1

    Masar markay danteeda la soo galay ayay hadashay walaalaheedna uma damqato

  • @glayr1605
    @glayr1605 8 месяцев назад

    Screen waa la daboolayaa

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 8 месяцев назад

    Allow ugar gaar Reer falastiin

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 8 месяцев назад

    MADAXWEEYNAHA
    MASAR
    (AZ SIISI,
    WAX DADNIMO AH
    HAKA FILANINA,
    ..ALLAAH AWOODIISA,
    KABACDI
    #MUSLIMIINTA XORTA AH
    AYAA KA
    ADKAANDOONA,
    ...GAALADA GARDARADA KUSOO DUUSHEY
    CAALAMU ISLAAM.
    ... LAAKIINSE MADAXDA MAANTA CAALAMU ISLAAM,
    HOGAAMISO
    WAA MASAAKIIN,
    CABSI IYO XUKUN JACAYL AYAA LAGU IMTAXAANAY.

  • @mohamedcaabi5247
    @mohamedcaabi5247 8 месяцев назад

    Ninkaaasi magaciisu waa Islam waana waloolo khabiib ee ma ahin xame sh

  • @nuurdiinxasancabdigashiin2961
    @nuurdiinxasancabdigashiin2961 8 месяцев назад +1

    Gaalada waxba maqarsadaan arimaha kuaadan qadiyadan adi sheeq habaqin maxaad u qarin arimaha qaarkood

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 8 месяцев назад

    Sheekh ma sheekadii tartaarkiiba la yidhi sii suga waan idin dilu doonaa oi sii sugayaa😢

  • @kafilowanaag1832
    @kafilowanaag1832 8 месяцев назад +1

    Sheekh Maxamed wan ku salamey macalin waxaan kayabay markaan isdhaho dawo muqalkaga aad soo dhitey kanoqo ama kusoco Ayeey isoo qorayaa runtii maqaan sawabtaas😮

    • @DulmiDiid
      @DulmiDiid  8 месяцев назад +2

      Raali noqo walaal waa dhinaca youtube culeyska naga saaran videogaba hadaad aragtay! Dadka badankood weyka qarinayaan ama su'aalo ayey weydiinayaan si ay u tusaan, dacwo ayaana noo socota.

    • @kafilowanaag1832
      @kafilowanaag1832 8 месяцев назад

      @@DulmiDiid iyagaadali inshaa alah ilaheey hamaga qabto ustaad guul inshaa alah cadawga islamaka halaqabto

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 месяцев назад

    Allahu akibar allahayow musliminta fallastiin 🇯🇴❤ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin🤲💪 guuul wacan somalia🇸🇴 iyo intaa samaha jacel insha allah 🤲🤲🤲
    KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @drabdullahihassan967
    @drabdullahihassan967 8 месяцев назад

    geesi

  • @user-ni8xq2dw9q
    @user-ni8xq2dw9q 8 месяцев назад

    Subxaanallaah muusajada naxay tahay maanta sheekhaw

    • @baraarug969
      @baraarug969 8 месяцев назад +1

      Walalo ma youtube ayaad ku cusubtahay waa dhanka youtube ee ma ahan videoga kkk

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 8 месяцев назад +2

    Dadka ree qasa waa ladhameeyay away carab iyo muslimiinta

  • @bushra445
    @bushra445 8 месяцев назад

    So deyn karo ku lahaa kkkk aljazeera ayaan ka dawaday waxaad shegeyso shalay

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 8 месяцев назад

    Those are still stories

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 8 месяцев назад

    Mala arkaayo

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 8 месяцев назад

    Zizi xiniinyaha mareykanka hayaa ma isaga hadlikara

  • @shaaruusoodaaofficial2030
    @shaaruusoodaaofficial2030 8 месяцев назад

    Waxba ma aragno sheqow