Xog Jabuuti oo Weerarkii Somallnd joojisay iyo Muuse Biixi oo Qaaday talabo Geele ka naxay? 3 Qodob.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 июл 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 40

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 5 дней назад +7

    Ha guuuuuuuuuulaysto muuse biixi isha allaah cadowgeena alle hay naga qabto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MMGL43233
    @MMGL43233 5 дней назад +3

    GUUL GUUL GUUL DOWLADA JAMUURIYADA SOMALILAND WANA LAMA TABTAAN EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 5 дней назад +2

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Quluubta Dadkayga midee, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, illaahaw Fashilihi Dhagaraha Cadawga Somaliland so maleegayaan, Aaamiin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 дней назад +3

    Guuuul guuuuul somaliland

  • @MaxamadYuusuf-g2q
    @MaxamadYuusuf-g2q 5 дней назад +2

    Yaxfido llaah mdxw.muuse

  • @nathra7351
    @nathra7351 5 дней назад +2

    Guuul somaliland ishalah Somalia hawadaa lagu tuurey waana baabiiyey jabuutina waa aasay. Cadowgeedu hajabo ishalah

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дня назад +1

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ ismaaciil kaligi taliska rajiimka ah Ha dhaco

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb 5 дней назад +2

    Asc waxad kawarantaa manta etobiya

  • @bcguban9586
    @bcguban9586 5 дней назад +1

    Djibouti has been supporting Somaliland since 1991 the same way USA has been supporting to Israel. There is no way Somaliland will survive without Djibouti, because we are the same people sharing time between these two countries. Nabad iyo Caano.

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 5 дней назад +1

    Ma eryin jabhadii. Joogii ayuu xoss u dhaigay kamana noqon colaadii ina geele. Ha la digtoonaado.

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 4 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 4 дня назад +1

    ❤❤❤❤

  • @munirkh
    @munirkh 4 дня назад +2

    Jabuuti waligeed joojin meyso dagaalka Somaliland,,,, geele wuxu aad uga dagaalamaa daaha dabadiisa isagoo kuu qoslaya halaga digtoonaado dictator kaasi.

  • @djamaabdourahman5341
    @djamaabdourahman5341 3 дня назад

    Ha iloobin inu Allah ku xisaabinayo kaligaa qiyaama. Hana iloobin in beenta dhawaqa dheerle ay dambi wayntahay

  • @nima-ayanharounali3997
    @nima-ayanharounali3997 5 дней назад +1

    Jabuutii hortaa lomahan shabikaro .
    Musa bixi na waa dhiin walan
    Citiiraf majiroo anika xasid macihi lakin runtay weyan
    America iyo english somaliland majirto ee somalia jirtaa

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 4 дня назад +1

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 5 дней назад +2

    Malahuba 😂

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 5 дней назад +1

    SHEEKHOW INA GEELE WAX U KOOJIYEY MALEH HOOSA WAX KASOCDAN RUN

  • @mohamedkhadar7601
    @mohamedkhadar7601 5 дней назад +1

    Madaxwaynne biixi was geesi qaran Somali odhan ka qaylisay

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e 5 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iiyo gobaniimo soomaalilnd guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mawliidcasoowe
    @Mawliidcasoowe 5 дней назад

    Ok

  • @BouhAouled
    @BouhAouled 4 дня назад

    Warxiisho iskahubso waxaad sheegayso aqliyare hanoolado wadaxwaynahaygu mudane cismacel cumar geele

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 5 дней назад

    Tabuuti😢waa😢cadawga😢aasan😂 somaaliland 😮

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 дней назад

    JABUTI WAA XABAD BEED AH WAA WAX AAD U JILICSAN HADII AY JOOGI WEYDO MAALIN NAGU QAADAN MEYSO IN AANU LA WAREEGNO

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 5 дней назад

      Sool meeday 😂 riyo maalmeedki ind ka baxdeen ayn moodaye wali ma sidiibad soojeedka ugu riyootan awooda aad leedahaye jabuti ku qabsanayso goojacadad ku joogi lhyd sxp😢

  • @hashim4226
    @hashim4226 5 дней назад

    Laakiin xaqay jiraan ciidamada loo tababaray inay qulqulad ka ridaan galbeedka Somaliland ? Waxa taa waheliya siyaasiintii ay Jibuuti
    soo kiraysatay iyo madax duaqameed ?

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 5 дней назад

    Warkaasi waa huf iyo been, jabhada e waa argagixisio laba qofna way Ka badan yihiin welina waxay joogaan Jabuuti waana la qarinayaa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 4 дня назад

    Waligin ha aminina wabeen tii waxba harumaisan jabuuti way abuurtay wan jooga jabuuti😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 5 дней назад

    Somaliland hawsheda Aqoonsiga inay so degdeg jiso aya habon oo anay uu dhegdhigin heelada siyaasadeed ee ka taggan gobolka

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 дней назад

    𝐬𝐚𝐱𝐛 𝐲𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐱𝐨𝐠𝐨𝐠𝐚𝐚𝐥 𝐚𝐛 𝐛𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐫 𝐧𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐰 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐠𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐛 𝐮𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐠𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐨

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 5 дней назад +1

    SOMALILAND GUUL

  • @Qorsho
    @Qorsho 5 дней назад

    Waa been hala hubsada

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 3 дня назад

    Beenaale muusaa lacag ku siiyay

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 4 дня назад

    Somaliland dal maha oo gobol ka tirsan Somalia.

    • @SafaQurux-s1z
      @SafaQurux-s1z День назад

      Hoyada maka dhigtay ado kalay katag calanka 😏

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c День назад

    Been badanaa kkkkkkkkkkkkkkkkk allow kuwan maxay been awood ka dhigteen war raga nimo ayaa la keenaa beeni waxba maqabato jabhadii Argagixisada oo been. Soo ban dhigtay iyadoo awood ka dhiganaysa

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 4 дня назад

    Beenta maxaad kufali laascaanood sidaad ogayd ayaad igu been abuuratay akhirkina waabal lagu wayey

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 дней назад

    𝐰𝐮𝐮 𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐱𝐛 𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐞𝐞 𝐦𝐮𝐱𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐱𝐛 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐤𝐢𝐢 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐚𝐟 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐨 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤