WAR CULUS: MADAX BANAANIDA FALASTIIN OO FOOL AH | AMNIGA ISRAEL?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • SIRDOONKII UGU WAYNAA ISRAEL OO SOO BANDHIGAY WAR FALASTIINIYIINTA KA FARXIYAY
    • WAR CULUS: MADAX BANAA...
    UK general election 2024 results live: Labour wins landslide victory
    ‘Change begins now’, Starmer says
    The Labour leader, who will become the UK’s next prime minister, is addressing supporters in London.
    “Change begins now,” he said to loud cheers. “And it feels good. I have to be honest. Four and a half years of work, changing the party. This is what it is for. A changed Labour Party, ready to serve our country, ready to restore Britain to the service of working people.”
    SOURCE: • Video
    Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
    Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
    ⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
    Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
    The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
    Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.co...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisr...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Комментарии • 64

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 месяца назад +7

    Aad ayaan u dhagaysta idaacadaad waayo waa war hufan oo turxaanl'a Afsomaliga aad ku hadlaysa waa mid fiican mashaa Allah❤

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey Месяц назад

    Saaxiib aad iyo aad mahadsani masha alaah

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 месяца назад +4

    Alxamdulillah rabiyow falastiin ugargaar

    • @reemali6728
      @reemali6728 3 месяца назад

      انشاء الله النصر الله خريب❤❤❤

  • @abdirazakhajiali2415
    @abdirazakhajiali2415 3 месяца назад +1

    Mahadsanid BS TV. Nabad iyo deggenaansho meesha laga dareemo waa qalbiyada. Inta ay jiilkan ay arkayaan raadka burburka iyo saameynta dagaalka wey adag tahay nabad iyo deggenaansho iyo is aaminaad inay Ka dhacdo Falastiin

  • @reemali6728
    @reemali6728 3 месяца назад

    aadbaan kuusalamay cabdi xaafid mahadsanid❤❤

  • @gacanxusen1716
    @gacanxusen1716 3 месяца назад

    C/xaafid llaha ku xiftiyo

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 3 месяца назад

    Masha allaah Abdihafid horey u soco

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 месяца назад +1

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 3 месяца назад

    Illaahay baan ka sugaynaa asagaana sanka ka duridoona

  • @reemali6728
    @reemali6728 3 месяца назад

    اللهم يامقلب القلوب ثبت القلوبنا علي دينك يارب العالمين اللهم امين❤❤❤❤❤

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 3 месяца назад

    mahadsanid brit somali tv

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gacanxusen1716
    @gacanxusen1716 3 месяца назад

    Illaahoow falastin uhili

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 месяца назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 3 месяца назад

    Xamaas aloow guuuleey

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 3 месяца назад

    Waa waxaay aaminsan yihiin yahuud oodhan

  • @reemali6728
    @reemali6728 3 месяца назад

    Muslimiinta meelkasta dariiqa xaqa alaha ku hadeeyo aamiin dhaha

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 3 месяца назад

    Alxamdulilah

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 месяца назад

    Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens et hezbollahs et iraniens

  • @jamacnoor651
    @jamacnoor651 3 месяца назад +1

    Brit Wan dhageestaa markasto war xaqiiqo Aya ku jeclaade hor ususoco wll

  • @MohamedZiad-os9pr
    @MohamedZiad-os9pr 3 месяца назад

    Hanbalyo kusalamay sab horay usoco

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 месяца назад

    Guuul dawladda Palestine 🕊️❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabaassharifMaxamud
    @CabaassharifMaxamud 2 месяца назад

    Asc yahuuda waa dhamaatey
    Dadkaan la laaynaayo ayaa siriq loogadhigay

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 3 месяца назад +1

    Waxba yuusan iska dhigin nin wax cusub wado: israa'iiliinta in carab oo dhan la laayo ey meel la fadhiyaan.

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 месяца назад

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans palestiniens

  • @badryshikh9574
    @badryshikh9574 3 месяца назад

    Alahayo ugargaar falas tiin

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey Месяц назад

    Asalaamacaleykum walaal

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 3 месяца назад

    Ama is badsla ama ha is badalina wàa wax la hubo inauy xamas guulaysanayso free Palestine 🇵🇸 ❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 месяца назад

    ilahow ummada u kaalmee la gumaadayo oo leysugu tagay

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 3 месяца назад

    Xamaas ragigooda ayaa taageero siinayo

  • @mclinabdi4692
    @mclinabdi4692 3 месяца назад

    Wey rabaa in la xsuuqa lakin ma dhameykaran faladtin

  • @MaxamedAbib-i4m
    @MaxamedAbib-i4m Месяц назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉 0:35

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 месяца назад

    C/xafid badbadinta sumcaded dadkayuhuda xukumadoda iyo xagjirintu usojiden suqgaynteda ayu garsinta bulshada somalida ugawakilyahay kaliya waxasusoqata

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 3 месяца назад

    زلزال الغروب ونوا ابهم أول شرق اوسط

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 3 месяца назад

    He used same thing he can’t be surprised

  • @CiiseBashiir-g8j
    @CiiseBashiir-g8j Месяц назад

    Waxaa xoggol ah oo Run udhow ninja sirdonka ah

  • @Junanilll
    @Junanilll 3 месяца назад

    ninkas hadalkisa waxa kucad inay falastiin guumeystan . waxuu dhahay shacabka waxay xamaas utagerayan wa inay xornimadooda udagalamayan .

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 месяца назад

    S/c soomaliyey yuhuud iyo reer galbeed waxay rabaan in ay hogghaamiyaan mintidiin diin ahaan iyo kiristaan ahaan .
    Laakiin muslimska waxay ugu qaylaiyaan sida tukaha waaqwaaq waaq alla eega alla eega iyagubisma arkaan . Waa waalli

  • @LailaMohamadibrahim-ew9en
    @LailaMohamadibrahim-ew9en 3 месяца назад

    Mijn

  • @gacanxusen1716
    @gacanxusen1716 3 месяца назад

    Wa dhun dal0la ninka sir d00kah

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 месяца назад

    Daawade ama akhriye, waxaan maanta dhagaystay Buur Madow oo leh inta ay Soomaali iyo Jabuutiyaan isku kaaya tagi lahaayeen waxaa fiican anigoo Xabashida la heshiina oo dhul siina. Kadibna waxaan tiriyay gayabaygan gaaban. Oo ku saabsan Buur Madow:
    Doofaar waligii madaahiro hadduu darajo walba isku duubee.

  • @AbshirXaashi-lw9nv
    @AbshirXaashi-lw9nv 2 месяца назад

    Asc

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 3 месяца назад

    Waa nin khalad koodii oo dhan fahansan.

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 3 месяца назад

    HADALKAA WUXUU NATUSINAYAA NASRIGII REER FALASTIIN INUU ALLAAH SW. KA YIMID UU OGOLAADAY AMA WEXEY NOQON DONTAA IN NINKAN AAY ISUGU DHACAAN GUMEYSTAHA ISRAAIIL OO KOOXO .KOOXO .KADHALISO GUMEYSTAHA DHEXDOODA

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 месяца назад

    S/c yuhuud waxba ha weydiin
    Waxa jira oo qura (gobanimada hawl yari ninna kuma helaayee halkay taal wax kaa xiga halas iyo dab weeyee) markii dab iyo holoc la cabsiiyey ayey miyirsdeen.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 3 месяца назад

    adigu sharciga islamka maxaadddd udiidaysaaa waaa jaib in dunidan sharciga islaammka lagu maamulaaaa

  • @omargaras3832
    @omargaras3832 3 месяца назад

    Asc cabdixafid ninkan la waraysanayo doonaya inuu falastii iyo israiil oo laba dawladood oo siman ayuu rabaa waxuu arkay dad inaan madax looga taagnan karin 70 sano ayuu arkayey dhibka dhacaya marka lasòo afjaro dhibka

  • @Salugla
    @Salugla 3 месяца назад +1

    Yoolka reer koofiyad Yare waa Iraan iyo dagaal uu carab garab kaga raadinayo markay kasoo jeestana carab sida ay doonaan ka yeelaan haday nabad Rabaan maxaa Iraan meesha keenay

  • @AsadMohamed-hj4mu
    @AsadMohamed-hj4mu 3 месяца назад

    jimaco lamid

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 3 месяца назад

    Falastiin dowladeeda marabyo ee waa siyaasad uu isugu diro xamaas iyo shacabka falastiin wuxuu rabaa inuu yiraahdo xamaas aan meesha ka saareynaa oday nejis ah waaye

  • @AbdullahiSheikhAbdirahman
    @AbdullahiSheikhAbdirahman 3 месяца назад

    Asc Abdixafiid su,al inan kuweydiya iiga sobaxday. Adiga in sharecada islamka hadii aad helayso in lagugu dhaqo ama aad adiga wax kudhaqdo ma wax gorgortan ah ayad kagalaysaa ha ilobin hadad helaysan ku iri

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 3 месяца назад

    He us

  • @Coca631abdirahman
    @Coca631abdirahman 3 месяца назад

    Been ayuu sheegayaa raalina kama aha hadii uu awoodo laakiin wuxuu ogaaday in aysan istaagayn wax walbo oo xumaato ah

  • @OSMAILOMAR-h5f
    @OSMAILOMAR-h5f 3 месяца назад

    A

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 месяца назад

    Waxan wawaxlasodiyariyay sidanognahay israiil wafashilantay waxagubtay karkidhibanaha aydunida horumarfican kagagartay eaha xasuq holukos iyo nacayb dunidasharciyo logusameyay ok kadib 7dioktobar waxasobaxay xaqiiqda xukumadoda iyo koxo ababulan oxagjirina burburka xasuqa cidankodu gaysanayo tacadiyada shacabiyaga ahi gaysanayan shucubti dunida waqaylisay hada iyagina wadaremen qurbaha bulshadodu sualo anaykajawabikarin lakulmayan ok hada waxaybilaben ababul midie ayiskubadbadinayan iyo dabacsanan waxueg tagero afka ah baryahan saxafada kabilaben ufiirso masuliyin xilsoqabtay ayaubadan kuwa hadla ukujiro kanhada midkasta markuxilka hayay midka ugucadadintaxun dadka falastin buahaa maxsisbedelayhada? Xaqiiqdu waa isbadbadin sumcaded okaliya

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад

    Waa tuntiid aayawsamaasryrabaan eNogusaanrabomataqaanaa

    • @CabdiShire-mo9ge
      @CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад

      Eaa watiys yaarunbadan asafu dalkiisa iypfzfkiisuu ututzyaa eaahada

    • @CabdiShire-mo9ge
      @CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад

      Esa diyaasi filariasis.ah faavaf kamahzn

    • @CabdiShire-mo9ge
      @CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад

      Eaa sorry Doon mushataxa hadalku eaafiicanyahey spoking kudhaqeynjirey maahan dhageyso oodhaaf😊

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 3 месяца назад

    Nacas nacas dhalay maalinwalba ninbaa yidhi adigu qof miyaanad ahay misse fataal nimada ayaad .ku.