WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • XIZBULLAH OO KU WEERARAY ISRAEL 180-GANTAAL | DHIMASHO IYO DHAAWAC BADAN
    SOURCE: 2 IDF soldiers killed, 24 wounded in Iraq drone attack on Golan Heights base
    Military probing why sirens did not sound for second explosive UAV launched by Iran-backed militia at northern Israel www.timesofisr... .
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
    Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: www.timesofisr...
    .

Комментарии • 60

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  6 часов назад +9

    ​​FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA👍👍👍❤

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 5 часов назад +3

    Masha allah enjineer Ahmed abti doon iyo wariye cabdi xaafid wararka so taabisan wararka muhiim ah anig wa tageersan

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 5 часов назад +1

    salansare cxafid Iyo injiner axmad waad mahad san tihin barakalaah vikum kuligin ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmedroora6604
    @axmedroora6604 6 часов назад

    Wa mahadsanid barnamujka kiina sxbaya

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 часа назад

    Salaan sare wariye Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 59 минут назад +1

    Waa mahadsantihiin @@@

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 часа назад

    Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay kheer Allah ku siiyo
    Israel jah wareer ayaa ku dhacay meel ay u socoto iyo meel kale garan mayso . Allah u siyaadiyo .

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 часа назад

    ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan,Somalia ugargaar yaa.

  • @muhyaddinismael4422
    @muhyaddinismael4422 5 часов назад +1

    As wa wb jimca waangsa ❤❤❤❤❤

  • @cabdillahisheekhcumar
    @cabdillahisheekhcumar 6 часов назад +1

    Cabdi xafid Wan ku tagerna lakin somalido hakusinaato

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 6 часов назад +1

    Asc BRIT somali TV cabdixafid iyo Eng Ahmed guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuxudiinYusuf-ws2li
    @MuxudiinYusuf-ws2li 4 часа назад

    Xldda Labnaan waa Sidee

  • @DJKhanKHANALI
    @DJKhanKHANALI 6 часов назад

    Juma Mubarak Somali maxammed

  • @khadarcadayse949
    @khadarcadayse949 6 часов назад +1

    Waan ku slmy Seedi c.xaafidoow hargeysa ayaan kaala soconaa wararka fiican ee aad umada soomaaliyeed oodhan usoo tabiso,,

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  6 часов назад

      Soo dhawoow walaal adiga iyo reer Hargaysaba gulaysta❤

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 6 часов назад

    Insh Allaah 🎉❤❤❤❤ falstiin u arayo

  • @sadiqsulayman3166
    @sadiqsulayman3166 2 часа назад

    Mansha alah eng aad baan u salamayaa sida hufan uu wax u falanqayo

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 5 часов назад

    Injineer yuhuuda ayaan la mjiraa ayaa caawa tidhi

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 3 часа назад

    ❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 часов назад +1

    Ahafidow Yuhudda malinbo waxaa eey kudhaceysa God madow,IAllah yuhudda iyo kuwa sida qaawan hubkoodi oogu casri saranaa Iyo Cidamadoodi khaas ka ahaa Xasuqaa matida Falastine lebonon Yemen Suriya iyo in labeegsado Iraan iyadoo si gadmo loo bartil maa meysano Martidooda Taliyashooda iyo in Mareykanka Ingriska kuwa kale oo badan Cunsuriyin ah eey noqday kuwa Jabhado qoryahooda garabka kusitta eey Marakiibtodi Diyaradoo hoodi oogu casriga aha sida MQ9 oo mareykanka wali dagalkan Gaza kahor uusan isticmalin 12 laga cunay,Waa fashil Calami ah.

  • @bashiirmuxumed9073
    @bashiirmuxumed9073 6 часов назад +2

    Waxaa maan gaaba ku soo qoraya dagaalku waa shiico waad lunsan tihin ee dagaalku waa mujaahidiinta islaamka iyo kufaarta reer galbeedka

  • @CabdiraxmaanNuur-j1r
    @CabdiraxmaanNuur-j1r 6 часов назад

    Asc cabdixafiid iyo Enginerka

  • @muhyaddinismael4422
    @muhyaddinismael4422 5 часов назад +1

    Ege . Axmed sigaar ah baan kusalaa Diri dhaba na aad bey idinkugu xidhantahay horey uu socda

  • @AbdiimusaSamoode
    @AbdiimusaSamoode 6 часов назад

    Asc sxb

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 5 часов назад

    Waaaan yaaabaaaa markaaaan arko aqoon yahan carab ku dalable ah sida midkaaaan oo kale m8se waaaa dulaal hassan munaafiq u shaqeeya

  • @AminaSirat-p1n
    @AminaSirat-p1n 6 часов назад +1

    Maxaa khaldan

  • @MaxamedCismaan-xm2xq
    @MaxamedCismaan-xm2xq 6 часов назад +2

    Asc sxb ninkan joogto ka dhig insha Allah

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 6 часов назад

      Ma idaacadii Hassan gurguurte in aynoqoto baad rabtaa afkaasbuu kuhadlaa xaqiiqo masheego

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Час назад

    AHMED GUREY SOOMAALIYA GUDAHEEDA WAA INAAD DHEXDHEXAAD KA NOQOTAA WAAYO SIYAASADEEDU MAAHA MID DEGAN OO MUSUQ IYO EEX IYO QABYAALAD AYAA MADAXDA HADA JOOGTA AY KU SUNTAN TAHAY.

  • @IBRAHIMMOHAMEDALIO-e8x
    @IBRAHIMMOHAMEDALIO-e8x 5 часов назад

    Iiraan ma ahan Muslim

  • @adrahilowle1083
    @adrahilowle1083 5 часов назад

    Arintii Sudan kawarama dowladda magulesate

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 5 часов назад

    John Rambo iyo Check Noris mey Xisbulaah usoo diraan Mareykanku si ay Israa'iil u taageeraan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Час назад

    SHIRKA KALA TASHIGA EE AFARTA NIN EE ISKU HEYBTA AH IYO LAFTAGAREEN IYO AXMED MADOOBE WAXBA KAMA SOO BAXAYAAN.WAXAANA MUUQATA IN XASAN SHEEKH IYO KOOXDIISA AY IS FAHAM SIIYEEN IN DALKU XAMAR YAHAY DADKUNA HIRAAB KELIYA YAHAY.BALSE AXMED MADOOBE AYAA DIIDAY RIYADOODA

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 4 часа назад

    ASCWB walaal Aptidon.Hadaba ma laga yaabaa inay siro muhiima ka hayaan madaaxdan carbeed iyo kuwan reer galbeedka ah, taasina ay tahay waxa ay habayaraatee talaabo uga qaadi kari laayihiin Israaiil oo lawada arkayo qaladaadka iyo xasuuqa cadawtinimo ee ay ka wado bariga dhexe ? Baarak'Allah fiik.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 6 часов назад

    Warka hada kasoobaxey ay weerarayaan iraan nugletkeeds iyo kaabahaasha shidaalka iyo eraan oo tirih wAlawaayayaa yahuuda abdhedkaba maheysaan

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 5 часов назад

    Zanzibar waaye ka wariyayaasha fiiriya waa jareer caadiya

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 5 часов назад

      Astafurulaa.weeli baadow ayaa taahai.goormaa laadafei xsuradaa bilaacadmiga😂😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Час назад

    RUN HADAAD DOONAYSO XSM IYO KOOXDIISA UU FIQI KA MID YAHAY DAL DIFAACI MAAYAAN EE QARASH AYUU KU LUNSANAYAA SAFARADA IYO SHIRARKA, TAN KALE HESHIISKA MOU-GA WAXAA LAGU SAXIIXAY SHIRKII REERAYSNAA EE DJIBOUTI KA DHACAY 28/12/2023 IYADOO AAN SOOMAALI KALE LAGA TALO GELIN.WAA ILINTA YAXAASKA

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 часов назад +1

    Soomaali goirmay ka bixi doontaa dulinimdaan tolow
    Umadaan goaan gaari karin oon dantooda qabsankarin yaab 40 sano oo fowdaa xasbunallaah

  • @hodana7546
    @hodana7546 6 часов назад +1

    Islam dhexdhexaad kama noqonkartid

  • @Siidcali-wf8qz
    @Siidcali-wf8qz 4 часа назад

    Cabdi xafidow waxaad radisaa oo aad noofahfahisa gabadha midowga yurub fadhigiisa kaqudbaysay arimo qoiroleh kahadashay oonalagu tageeray

  • @joocaar
    @joocaar 5 часов назад

    Waxaan jeclaanlahaa.inaadan isdhibin

  • @maxameddeeq8364
    @maxameddeeq8364 5 часов назад

    Hadii aan nahay soomaali ama saxaafad ha ahaato ama dhacab ama madax laba dhax dhaxaad kama noqon karno waana kow dalkii hooyo somalia laba waa falastiin iyo yahuuda kama noqon karno dhax dhaxaad

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 6 минут назад

    Inj imisa wadan baa soomaalya faragalin kuhayso itoobiyo kaliya miyaa kahadlee

  • @LJama6119
    @LJama6119 5 часов назад

    soo tii sadam hussein gantaalada Scud la dhacayey first golf war 91 kii

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 5 часов назад

    Engineer iraan cadaawada ay u qaban mareykan iyo yahuuda miyaa u turaya?

  • @MursalGeelle-c9m
    @MursalGeelle-c9m 7 часов назад +1

    Yuhuud iyo shiico halkay isla marayaan isma dhaamaane

  • @MàxamedAdan-v3t
    @MàxamedAdan-v3t 6 минут назад

    Odaygii.qadadwaytiba

  • @YassinFaye
    @YassinFaye 4 часа назад

    XANUN KA ISRAËL HAYA MAXA LAGU MAGACAABI KARAA DADOW ?

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 часа назад

    Odayaasha Dhaqanka aa somaliland waxaa laga rabaa iney shir wada tashi uyimadan koonfur si lofasaxo oo lokala tago bulshada konkuf hadaanahey gobalada Wuqooyi galbeed oo somaliland ladhaho iney dibnola midoobaan ma rabno umana baah nin aa wadahadal toos ah oo lagu kala tagayo ban karabnaa iney kusodhawadan waxagu haku deqaan erey ka fican majiro wana aqbalney dalabkii SNM oky

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 5 часов назад

    Engeer ka caadi ma ahan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 40 минут назад

    Israel waamucjiso waaruntood cidna ha aminina Israel ayaba walaxasuuqay ayaguna kuwo dabar la aanay kucarababa aan

  • @adhiile5
    @adhiile5 5 часов назад

    Dagaalka gaalka iyo muslimiinta u dhaxeeya ma dhexdhexaad baad ka tahay ma waxaan ku moodey mise waxaad noqotey

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 часа назад

    ma yahuuda ayad dhedhexa

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 5 часов назад

    Maba loo ogolaan in ay xuduudka Lubnaan soomaba aysan dhaafin Israa'iil, waa Su'aale goorma xageese ayay ku dishay Dagaalyahanada Xisbulaah

  • @amiindaahir6610
    @amiindaahir6610 5 часов назад

    Muslina ha ilawon