Haday la dagaalamayaa yuhuud, aduunku maanta wuxuu marayaa in laba qofoo wada socda ka la rabo la toofanayo siday ku dhacdaa intaasoo gantaal oo dal lagu riday hadana aan qof kaliya wax yeelin caqliga ma gasho,
Waxan ogaanay wax kastoo xun o ay ka sheegi jireen inay been ahyd Sunni baa ceebe ku taal maanta markasay indhaha rabaan in laga jeediyo oo ahiicada uun been laga shewgo
Sunigu waa nimanka inta iiraan qatar ugu yeeray dhahaya iiraanay jooji dagaalka hadii kale ceelasha shidaalka ayaa nakaga gubayaa. Tan kale sanad ayuu sacuudigu xuuti garaacayay shiicanimo uma dilaynin ee siyaasad ayuu u dilayay kadibna markii ay ceelasha ka duqeeyeen waa kaas la heshiiyay.
Shiikh shibloow xitaa duco waa leydinka waayay qolqdiinaan Ku sacuudigq Ku xiran, waxaan kuugu nastexeynaa marka lag yimaado aqiido isku day in aad fahamto geopolitics in aadan Ka hadlin arimo nuucaan oo kale ah, Ka fiiri yaa u roon qadiyada reer falistiin, waayo waxaan araknaa dawlado aan Muslim ahayn reer falistiin uga roon dawlado Muslim ah Spain to imaraat, south Africa to sacuudi carabia
Ruun waaye,sheekhinta wahabiyada ah,cadiifad ba haysa,xumaantay u hayan shico ba indhihi ka tuurtay, Shico maanta kaligood ba u hadlaya difacaaya filistin Meedey suuniyinti? Cuno un ba ka shaqeeyaan! Shiica io suuni ba wa ☪️ ,hal waaye. Tafaararuqa yuhud rabta. Aqlkgu a shaqeeyo soomalay. Shica iyo suni is Allah na xisaabi yomal qiyamaha Ee ala isku dhuubnado
Shiico dad wanaagsan maaha laakiin kuwaan kan oo kale ah ayeey dhaamaan munaafiqiinta caalumul islam u culumo ah ee gaalada ha laga baqo dadka ku boorinaaya ayeey ka roon yihiin
Shiikh shibli bal nooga waran sacuudigq oo kaalin weyn Ka qaatay burburintii dawladdii islaamka 1918, mareykan ne soo dejiyay Bariga dhexe (difaacaha ugu weyn ee yahuuda), Maxaay ugu maqanyihiin muslimiinta qazo ee lá gumaadaayo iyo masjidka qudus ee qabdaday, anigoo aaminsan in ay xagaas Ka timid fariinta aad akhrisay,
Wahaabiyadu afkii sucuudiga uun bay ku hadashaa diintooda dhan waa sidee loo waseystaa sidee futada loo daahiriyaa , xaydka iyo nifaaska dumarka oo ay uga hadlaan dunida waxba kama oga madaakhiladu
Sheekhda somalidu waa cawaan caadiya qadiyado aan is galin bay isgaliyaan..adeer aniga iyo iran isma hayno adiga haddaad is haysiin..irana waa takliya ee taageeraysa falastiin..
@@MaxamuudHaybe-x3y علبك ما تستحق من الله. Caradaada udhimo. Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Inta neceb Caradooda Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku dilo. Sheekhyadda Diintan islaamka ah ayey Umadda soo gaarsiiyeen waa Dhaxalkii Nabiga Salallaahu calayhi wasallam. Culumadda waxaa neceb inta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa neceb. Culumadda waxaa caaya oo meel walba been iyo warxumo iyo Danni xun lataagan inta jecel in ☪️ 🕋 🕌 Islaamnimaddu ay baaba'do. Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow nooga filnoow inta Culumadda dhibeysa ee caytinta lataagan. Umadana aan hal aayad oo Kitaabkaaga kujirta aan bareynin. حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون. يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢
Anigoo ma ini hogamiyaa illahay dartii kitabka quran iyo sunnah ku hogamiin waaan ahay min awllad hussayn bin ali madhabahasn shaficii ahlul dariqa eaan ahay salafii waan ahay wadad lakkin kuwa qaraxa wata waan la dagalkama illhay moye gaalo iyo yahuud kabahan la duulmarii insha Allah kabbada layga suggaya waxxan ahay miid illahay ku darray jin iyo insii quwaad cidan muminniinah waliba malaik baadaan aya saafka hore aah jihadkaa seefta jihadka ku masn ahay markas ka jawaab faraj lasoo bax wax garoo bararuug intay suudha la afufiin 313 ( DIM) ahlulmalhamma ansaar ul imaam mahdi dawla cadii mina rabiil aziz walahawla wala quwata ila bila Allahu Akbaar Illahay iyo rasulka caleemo qoyaan maqam and rukun khaleefkooga dhulkaa ku soo dawaya 313 wax yar sugaaaaaa😂😂😂😂😂
Anigoo ma ini hogamiyo illahay dartii kitan quran iyo sunnah ku hogamiin waaan ahay min awllad hussayn bin ali madhabahasn shaficii ahlul dariqa eaan ahay salafii waan ahay wadad lakkin kuwa qaraxa wata waan la dagalkama illhay moye gaalo iyo yahuud kabahan la duulmarii insha Allah kabbada layga suggaya waxxan ahay miid illahay ku darray jin iyo insii quwaad cidan muminniinah waliba malaik baadaan aya saafka hore aah jihadkaa seefta jihadka ku masn ahay markas ka jawaab faraj lasoo bax wax garoo bararuug intay suudha la afufiin 313 ga
@mdiinshmuse5369 علبك ما تستحق من الله. Caradaada udhimo. Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Inta neceb Caradooda Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku dilo. Sheekhyadda Diintan islaamka ah ayey Umadda soo gaarsiiyeen waa Dhaxalkii Nabiga Salallaahu calayhi wasallam. Culumadda waxaa neceb inta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa neceb. Culumadda waxaa caaya oo meel walba been iyo warxumo iyo Danni xun lataagan inta jecel in ☪️ 🕋 🕌 Islaamnimaddu ay baaba'do. Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow nooga filnoow inta Culumadda dhibeysa ee caytinta lataagan. Umadana aan hal aayad oo Kitaabkaaga kujirta aan bareynin. حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون. يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢
Ma waxaa rabtay in yahuud ku dhahdo jab xoog leh baa isoo gaaray nio😂 wahaabiyadu waa duul nuuc kalaa meel aan la ogayn Bay ka gubanayan mushaharkii sacuudiga soo malaha
Im sunni wax ha iga sheegiin hadii kale illahayba ku cadhoon muslimkoo oo dhan waxay yihiin baan ahay enough with jealousy and bikering amonst each other its time wa geedaha iyo dagaxaa hadalaya hadeed fadhiku dirin uun ba nahay fagaraha aan tagno lets go lets go help falastiin . Insha Allah wa diyar who cares cida dawanayso commenkayga raabi baaan tuugsada isga iga saraya o i arkaya i dont care .im imam Abdelkariim..............313😊
Shiica shiica xasuuqaysa ama isku qarxinaysa ii soo sheeg laakiin sunigii yaa dhameeyay nin suni sheeganayo oo umadii islaamka masaajidii ku qarxinayo oo suuqyadii gubaya oo hooyo dhulxaaqayso dilayo si uu xukun u helo kaliya.
Suni Fuleyal Shicada bananka ka mara wayo manta ayaga keliya aya Palestine 🇵🇸 garab istag umujiyey. Alxamdulillah caqli wax lagu kala fahmo ayu Allah nasiiyey
Waar yaa yidhi wacan ba sheekh Muslim ah. Waxa dawladda sucuudiga ee yuhuuda iyo maraykan ka ushaqaysa soo saaran ayuu ku hadaaqaa. Subxaan Allah, sidani waa baadil cad
Somali Afdheer uun baadtahay aqoona waxaatahay 00000000 We listen and Sheekh cabdiraxmaan bashiir he is Brilliant smart and educated ALLAH habarakeeyee caacda jooji bilaa logic ka ah
Culimada ha caayin, Jaahilyahoow. Adiga wax kaa jaahilsan ma jiree. Aqqon daro adigeey ku haysaa wax baro, culimada afkaada uraya ha ku taagin qashin yahoow
koley hada lama haayo wax suni la yiraahdo oo u soo hiiliyaya ee culimadeena bal si wanaagsan wax ha u fiiriyaano waayo anagu aqli baan leenahaya oo waxne waan maqal naa waana arag naa marka hadaan ku dhageysanaya maaha in aan kaa dhageysano wax kasoo aad noo shegto qaalalaahu tacalaa iyo qaala rasuulu laahi intaasne waan idiinka dhageysanaa tan baa taagan maanta ee ah wey is og yahiin wax jiro illaah baa naga og lakin hada waxaan arag naa in hiilada suniga ay hada wadaan mashaa Allaah
@@omhajar69 Waxba kama jiraan. Meel Mareykanka 80 looga dilay waxey noqon laheyd arin weyn oo Mareykanka waa ka jira isla xisaabtan. Media-yada Mareykankana waa xor oo tiradaas wax ka qarsomi karta maaha. Lkn, hada maba aheyn taas waxan ka hadleyno ee waa wixii ay Iiraan soo tuurtay week-gan ee ku sii wargalisay dalalki ay quseysay.
Ninkani xagguu ku noolyahay, ma hod buu ku jiraa , waxaas bey cidi diin ka qaadanaysaa. Waxaa carabi sameynayso ee yuhuud iyo Maraykan taageerayaan kama hadlayo. Waxa uu ku mashquulsan yahay mujaahidiintii la dagaalamayey cadowga. Waxaase kaiita kuwa diin ka dhegeysanaya ninkan jaahilka ah oo lacagtii sacuudigu ka hadlisiineyso
Shiikoow waa 2024 Iraan iyo reer galbeed taariikhdooda mid qarsoon ma aha waa kugu ceeb in aad maanta la soo hor istaagtid hadala noocaas ah. Aaway Islaamkii kale meel ku sheeg.
قال الله في محكم تنزيله بسم الله الرحمن الرحيم الم غُلِبَتِ الرُّومُ فِي أَدْنَى الأَرْضِ وَهُم مِّن بَعْدِ غَلَبِهِمْ سَيَغْلِبُونَ فِي بِضْعِ سِنِينَ لِلَّهِ الأَمْرُ مِن قَبْلُ وَمِن بَعْدُ وَيَوْمَئِذٍ يَفْرَحُ الْمُؤْمِنُونَ This is a geopolitics, so we need to support them regardless of all differences.
Shiikhow kheyr Allah kusiiyee hagu ma talin kuwaa reer binisraalkaana waa gumeysigi reer yurub waxay soo dhooshoobeen oo cadow islaamka in lagu qeybsha ah sunni iyo shiicana mataal maanta umadaa la leynayo ilaahay ha badbaadsho
Walahi culumadu wa imaqla ana iri wax uu og yahay yara shuikhu ma waxu no amainin sunida jajus iyo cada qataha shico runti manta waxa umada difaci wa ayaga Wana aragna Wana maqalna
Sheikha caqligayga mu rabaa in uu ku ciyaar suniyiinta walaalohada falastin uma hiilinaayaa anigu iran waa taagersanahay sida falastin ay ugu hiilinays
Shiicada carabtu waa muslimiin, laakii kuwan iiraanyiintu ee ayatulayaashu hogaaminayaani waa nidaam siyaasadeed oo ka horjeeda islaamka runta ah ee suuniga Gaaladuna way ogyihiin oo waxay rabaan in ay u isticmaalaan baab'inta islaamka runta ah.
Inalilah war sheekh maxa ku dhacay bal waydiyaa suni halku ka jooga dagalka bariga dhexe hal dowlad carab ah maka hadashay xasuqa lagu haayo reer gaza ar musliman dhabta wa shico nio😊
Waa sax inaad sadaqdaan sayidkiina aad ku been abuurataan kuwa ka so horjeeda kuwa aad diinta u sheeganaso. Ayaase kaa sii liita oo aan ogayn inaad tahay owlaadu abdulaahi ibnu saluul , yaase arkay qoladaan shaarka diineed tushay ee ka shaqaynaya wax maslaxad u ah umada islaamka gaar ahaan kuwa somalida ah last 40 years waxaan arkaynay duulaamo ka imaanayo yuhud iyo reer galbeed iyo khalij is wata oo ku wajahan umada islaamka ah iyo diintooda iyo waliba rasuulkooda hal khudbo oo cadowgaas ay mushaarka ka qaataan ka hadlaysa ma arkin just waxaa loo diray inay dadka islaamka isku diraan inta masaajida u dhex fariistaan dadka jihaadaya iyo Rasuulkii ilahayna masaajida ka dhex caayaan Ilahay hanaga kiin qabto
Kaneecaa buur Dheer intay hor istaagtay bay ku tiri buuryahay isxaji waan ku dulmarayaaye ee hagilgilanin. Hadalka shibili kaneecada hadalkeeda wuu ka liitaa ookiyaala iyo dhar quruxsan la xidho magaala nabad ah ladego Islaamkana lakala geeyo OO la'isku diro ayaa caqiidadoodu tahay ee saa u ogaaday.
Sh shibili adigo Mahdsanid caqligayaga kuma cayari kartiid shicada ilahay aya kala xisabtami lakiin niman yahuud ladagalamaya wale inay iga dhadhacaynin wad is ogyahiin dad wax fahansan ayan nahay wax falastiin u gargarayna iyaga yira away suni manta cawinaya shacabka falastiin Marka sheekh caqliyada Dadka haku cayaariin
Haday la dagaalamayaa yuhuud, aduunku maanta wuxuu marayaa in laba qofoo wada socda ka la rabo la toofanayo siday ku dhacdaa intaasoo gantaal oo dal lagu riday hadana aan qof kaliya wax yeelin caqliga ma gasho,
Takale inta suuriya IIRAAN iyo XISBULLAH ku dileen israel ma dilin
Xabsu shaydaaan waa adi 0:38
Waa sida labo youtuber oo heshiish kugalay iney iska dhigaan iney isdagaalsanyihiin oo isku jawaabayo. Caqliga kashaqeysii taa rikhdana waxkabaro
Sheekha.wax.haka.sheegin.cilmi.la.aan.baa.ku.hayse
Warkaan barigii hore run baan moodi jirnay shiico iyo yuhuudu ama gaaladu wey isla jiraan mana is dagaalaan
Filimkaas waa laga daba tagay maanta marka dadkeena suniga sheegta ceebteena inaan hadalno maba ahan yaa haya maanta hal dawlad oo Suni sheegta oo garab istaagay walaalaha Gaza? Sheekhoow dhuumo hadaad ducadii iyo bogaatintiiba gabteen
Kani waa nin iska hadlay majirto Cid dab Ololaya ku Ciyaartaa.
Sheekhan wa argagixiso
Waxan ogaanay wax kastoo xun o ay ka sheegi jireen inay been ahyd
Sunni baa ceebe ku taal maanta markasay indhaha rabaan in laga jeediyo oo ahiicada uun been laga shewgo
Sunigu waa nimanka inta iiraan qatar ugu yeeray dhahaya iiraanay jooji dagaalka hadii kale ceelasha shidaalka ayaa nakaga gubayaa.
Tan kale sanad ayuu sacuudigu xuuti garaacayay shiicanimo uma dilaynin ee siyaasad ayuu u dilayay kadibna markii ay ceelasha ka duqeeyeen waa kaas la heshiiyay.
Caamay iskaa aamu filimaanta daawata
Shiikh shibloow xitaa duco waa leydinka waayay qolqdiinaan Ku sacuudigq Ku xiran, waxaan kuugu nastexeynaa marka lag yimaado aqiido isku day in aad fahamto geopolitics in aadan Ka hadlin arimo nuucaan oo kale ah, Ka fiiri yaa u roon qadiyada reer falistiin, waayo waxaan araknaa dawlado aan Muslim ahayn reer falistiin uga roon dawlado Muslim ah Spain to imaraat, south Africa to sacuudi carabia
Waa run Wallahi
@@nuurhassan6894 aduun wax ay warka ka yahaan maleh
ما يجرى فى الشرق الأوسط إذا لم نندارك . سيتجه أكثر شعب صومال إلى التشيع. لا السلفية ولا التصوف ولا الإخوان ولا القبلية لهم حلول
Shaqada lo diray ayuu wataa we ilahay hanaga qabto asaga iyo inta uu shaqaalaha u yahayba
Ruun waaye,sheekhinta wahabiyada ah,cadiifad ba haysa,xumaantay u hayan shico ba indhihi ka tuurtay,
Shico maanta kaligood ba u hadlaya difacaaya filistin
Meedey suuniyinti? Cuno un ba ka shaqeeyaan!
Shiica io suuni ba wa ☪️ ,hal waaye.
Tafaararuqa yuhud rabta.
Aqlkgu a shaqeeyo soomalay.
Shica iyo suni is Allah na xisaabi yomal qiyamaha
Ee ala isku dhuubnado
Waa raggi lagu tilmaamayay inay yihiin kuwa ugu aqliga badan war shiico gaadhi maysid hadaad wax walba samayso.
Shiico dad wanaagsan maaha laakiin kuwaan kan oo kale ah ayeey dhaamaan munaafiqiinta caalumul islam u culumo ah ee gaalada ha laga baqo dadka ku boorinaaya ayeey ka roon yihiin
Auguri ma shiicaad tahay
Hayeh wll 😂
Ceeb sheikha dhaafa
Qof muslim ah munaafiq ha dhihin
Shiikh shibli bal nooga waran sacuudigq oo kaalin weyn Ka qaatay burburintii dawladdii islaamka 1918, mareykan ne soo dejiyay Bariga dhexe (difaacaha ugu weyn ee yahuuda), Maxaay ugu maqanyihiin muslimiinta qazo ee lá gumaadaayo iyo masjidka qudus ee qabdaday, anigoo aaminsan in ay xagaas Ka timid fariinta aad akhrisay,
Waa sual fiican
Hadaad Fahmi lahayd Sacuudiga xaalkiisa su'aashaas maadan weydiiseen qof Culumadda kamid ah. Sacuudiga Shalay waxaa hayey dad wax uun kudanbeeyaan. Kahorna xilligii boqor Faysal AUN waxuu marayey cirkaas si uu udifaaco Diinta ☪️ islaamka. Laakiin Maanta Culumaddii Muslimiinta xabsigey kabuuxaan. Marka maxaad Sheekha weydiineysaa, Waaqica aan wax ka ogaano.
aaway suniga???sucuudiga iyo masar iyo imaaraad ka waran ma suniyaa kuwaas isku xishooda
INALILLAH WAINA ILEYHI RAJICUN 😢SHEIKH SHIBLI Aaqiro WANKUSUGIXAYAA DAMBIGAAD IGAGASHEY ALOOW Aaqiro Ninkaan iyo sh.umul iyo sh.Hassan Haihilmaamsiinin Yaac QOrkaan kaasaranaxay aaqiro inshaa Allah ❤🎉
@@FieldOfRichesFarm
حسبنا الله ونعم الوكيل.
Anagana adigaan aakhiro kuheysanaa. Waayo Culumadda Soomaaliyeed ee Ilaahay idankii Diinta nabaray oo Xijaabka noo xiray ee noo cadeeyay Xaqa ee nabaray Xalaasha iyo xaaraanta maxaad karabtaa. Adiga umadda waxba maadan tarin, magacaaga xataa ma ahan magac Muslim Subxaanallaah..."FieldOfRichesFarm"
Iskadaa wuxuu doono hasameyaa
Lkn alx anaga warbahinta waala soconaa wagii hal meel wax laga sugayaay lama joogee
@@MuxammadCali .
DELIGHTED TO HEAR
Wahaabiyadu afkii sucuudiga uun bay ku hadashaa diintooda dhan waa sidee loo waseystaa sidee futada loo daahiriyaa , xaydka iyo nifaaska dumarka oo ay uga hadlaan dunida waxba kama oga madaakhiladu
Sheekhda somalidu waa cawaan caadiya qadiyado aan is galin bay isgaliyaan..adeer aniga iyo iran isma hayno adiga haddaad is haysiin..irana waa takliya ee taageeraysa falastiin..
😂😂😂😂😂 hal dheg ayaad wax ku maqashay ee dhegtaadii kale aaway ? indhuhuna mid baad wax ku aragtay .
Taariikh uu san aqoon ayuu rabaa inoo ummad u sheego lakiin kuwa indha la ayuu meel ku og yahay
@Hamse_10 Allaha kusoo hanuuniyo. Xasan Nasrallaahigi bakhtigiisa laga tallaabsaday oo saaxiibadiisa ay katallaabsadeen Howsha uu qabtay ee ugu waynayd waa inuu Tirtiro Sunniyiinti Suuriya daganayd waana Qorshihii Iiraan. Wiilow adiga iyo teamkaaga halka dheg iyo hasha il wax ku maqlo/ku arka iska gaara intuusan Dajjaal idiinkugu imaanin fahamkaan....dee hadaad Shiici tahayna mar kale Allaha kusoo hanuuniyo.
Hada waa lees fahmay kuwaan Timirta Sacuudi Arabia ayeey diinta kaga been sheegaan 😂😂😂
Niyahaw kuwan culimada isku sheegaya anu waana la yaabaa 🇮🇷 oo dadka kaliya ee muslim ahna way dhaliilayaan carabtana muslimiin bay u yaqaanaan
Kuwaas waa shiico lkn isreal nacyb baa idnka dhexeeya mda kale kuwo qaar isreal lashaqeey baa jira
Horta diintaada baro markaasaad waxfahmaysaa saaxiib khayr hele
@mustafaxuseen4457 bal diin barasho iyo maxaa isku xeray wahaabi iska calool hadlaya anagu yuhuud iyo muslimiin is dagaalaya ayaan aragnaa munaafiqiin mar walba saaxibadooda gaalada way u danqan jireen
@@Abdulahialinouriska aamus
Waxaad ku fiicantahay aamuska
Anigu garanmaayo waxaad aaminsantahay hadaad yuhuud iyo muslim isbarbardhigayso taasi waakuu caqiido xumo
@mustafaxuseen4457 42 kun oo muslimiin ah baa dhiigooda la daadshay markaasuu hadal matag ah noola imanayaa
been , cadawnimo ,munaafaqnimo , aqlaaq xumo aan wahaabi ahayn ma jiro asagoo walalihiis suni ah qarax ku laaya ayuu iran ka sheekeenayaa
Warkii sacuudiga nagadaa waan kudaalnay
Alle haw naxariisto qof kasta oo muslima oo shahiidey
Wahaabiga ayaa madaxa laga jira shibilli ee halaga gubo. Iran waa umad muslimiin ah.
Shicada islamnimada wd u ogalatay , hadaba wahabiyada maxaa ugu diiday ??. Halkan macadaalad falaysid!!!!!
@@ZahroAhmedibraahim waahaayaddu yuhuud lama daaalaan ogaada weyna lajiraan. Iraan yuhuud iyo wixii taageera waa u cadaw.
@@AliHassan-hb1bn wahaabi waa cadawga kana afkii maxamed bin salmaan iyo murtadiinta khalijka ee afkanoole yaasha ayuu ku hadlayaa
Allah ha ku barakeeyo, maxamuud maxamed shilbi
SHAYDAAN SHINBIR MULIMIINTA KHILAAFKA KA DAA. MUJRIM DIINQUUTE AH. GURMAD ISLAAM WAA SHIIIICO. NNACDALI KU DHACDAYE
@@MaxamuudHaybe-x3y
علبك ما تستحق من الله.
Caradaada udhimo.
Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Inta neceb Caradooda Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku dilo.
Sheekhyadda Diintan islaamka ah ayey Umadda soo gaarsiiyeen waa Dhaxalkii Nabiga Salallaahu calayhi wasallam. Culumadda waxaa neceb inta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa neceb. Culumadda waxaa caaya oo meel walba been iyo warxumo iyo Danni xun lataagan inta jecel in ☪️ 🕋 🕌 Islaamnimaddu ay baaba'do.
Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow nooga filnoow inta Culumadda dhibeysa ee caytinta lataagan. Umadana aan hal aayad oo Kitaabkaaga kujirta aan bareynin.
حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون.
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢
Waar aqliga daadka ka xishoda 😂😂😂
Maashaa Allaah sh shibli jazaakallaahu khayran maamo ☝️
Jazzaakalaahu kheyran yaa sheekhana .
Anigoo ma ini hogamiyaa illahay dartii kitabka quran iyo sunnah ku hogamiin waaan ahay min awllad hussayn bin ali madhabahasn shaficii ahlul dariqa eaan ahay salafii waan ahay wadad lakkin kuwa qaraxa wata waan la dagalkama illhay moye gaalo iyo yahuud kabahan la duulmarii insha Allah kabbada layga suggaya waxxan ahay miid illahay ku darray jin iyo insii quwaad cidan muminniinah waliba malaik baadaan aya saafka hore aah jihadkaa seefta jihadka ku masn ahay markas ka jawaab faraj lasoo bax wax garoo bararuug intay suudha la afufiin 313 ( DIM) ahlulmalhamma ansaar ul imaam mahdi dawla cadii mina rabiil aziz walahawla wala quwata ila bila Allahu Akbaar Illahay iyo rasulka caleemo qoyaan maqam and rukun khaleefkooga dhulkaa ku soo dawaya 313 wax yar sugaaaaaa😂😂😂😂😂
War ilaahay kabaq shibili
Somaalida ayuu uu horseedi inaay nooqdan shiico.
@@osmanmohamed9339
Adiga Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kabaq. Sheekha anaguu nala hadlayaa ee anfacsanay hadalkiisa adiga isaga bax meesha hadaadan faaiido kuqabin hadalka Sheekha. Isweydii maxaad utartay Muslimiinta.
Anigoo ma ini hogamiyo illahay dartii kitan quran iyo sunnah ku hogamiin waaan ahay min awllad hussayn bin ali madhabahasn shaficii ahlul dariqa eaan ahay salafii waan ahay wadad lakkin kuwa qaraxa wata waan la dagalkama illhay moye gaalo iyo yahuud kabahan la duulmarii insha Allah kabbada layga suggaya waxxan ahay miid illahay ku darray jin iyo insii quwaad cidan muminniinah waliba malaik baadaan aya saafka hore aah jihadkaa seefta jihadka ku masn ahay markas ka jawaab faraj lasoo bax wax garoo bararuug intay suudha la afufiin 313 ga
Sunadu maxay tahay aad noo sheegayso war waxaan yaan la dhagaysan waaba nin faaruq ah oo waalan aniga ilama ah in uu miyir qabo
Waa runta horta mala yabtay?
Ninkaa. Uqdad miiran waaye shiico lee faraxa kaqaatha sunni wax laguamaano nosheeg 😂😂
Shiicada waa carurti salamaan farisii .eyaga ayaa musliminta badbadini inshallah. Ale ayaa doortey.
Doqoniimada Nawaasibta waad yaabaysaa قال الإمام الصادق(ع س )الحمدلله جعل أعدائنا حمقاء
@mdiinshmuse5369
علبك ما تستحق من الله.
Caradaada udhimo.
Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Inta neceb Caradooda Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku dilo.
Sheekhyadda Diintan islaamka ah ayey Umadda soo gaarsiiyeen waa Dhaxalkii Nabiga Salallaahu calayhi wasallam. Culumadda waxaa neceb inta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa neceb. Culumadda waxaa caaya oo meel walba been iyo warxumo iyo Danni xun lataagan inta jecel in ☪️ 🕋 🕌 Islaamnimaddu ay baaba'do.
Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow nooga filnoow inta Culumadda dhibeysa ee caytinta lataagan. Umadana aan hal aayad oo Kitaabkaaga kujirta aan bareynin.
حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون.
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢
Sheekh
Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah
Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Inta Caqli Gaabkaa Unbaan ogayn Inay Heshiis tahay Waayo 500 oo Gantaal oo Uuna Hal qof Ku dhiman Qasaaro badana Gaadhsiin waan Aarsanay iyo Xarumo Muhiim ah ayaan Baabiinay Uun kusoo dhamaata Waaba Sheeko Kale. Ee Ilaahay Wuu arkaa Shiico iyo Yuhuud Qayaanadooda Ee Allaha Isku Madhiyo
Ma waxaa rabtay in yahuud ku dhahdo jab xoog leh baa isoo gaaray nio😂 wahaabiyadu waa duul nuuc kalaa meel aan la ogayn Bay ka gubanayan mushaharkii sacuudiga soo malaha
xeryo ayay weerareen Iran Shacab mataabtaan, yuhuudina ma sheegto dhibka gaadha, weriyayaal uma ogola booqda goobaha, kolkaa caqligaaga hayska xidhnaado Naf malahee, sucuudigii isagu mee?
Adeer caqli malehid 😂😂.ma ogtahay see dawladuhu islu daagaalamaan iiran hadey duqeyso shacabka mareykanku hal mar buu soo galaaya waana tuu rabo netanyaahu kadib baabaday iiran iyo nugliyeerkeedi.mustaqbal ka fikir nugliyeer laan ma iska weerari karta maraynkan iyo yahuud. Iiran waxey rabtaa inay maamaashu khaliijla oo dhan oo looga dambeeyo ,yahuuduna sidoo kale
Iran musliminta palastin yeey garab utahay masgidul aqsa ayey badbadhinhaysa. Shibili adna sacudhi ayaay garab utahay. Hanoshegiin viva iran
FROM USA MAY ALLAH PROTECT YOU FROM THE EVIL PEOPLE THERE EYES, WE LOVE YOU ❤️ SHEIKH
Munaafiq weye ninka yuhuuda iyo USA taagersani
Xaqiiiq baad noosheegtay sheekhanaa adaa wax naga og waxna akhriyey
Sheekha maagi maayo, lkin sacuudi warkisa wax kasoo qaad maleh , casiirka ha iska cabeen reer flastiin allay leeyihiinr
Nin weyn oo intan la eg oon xishoney waa ceeb wlhi bal waxu naga dhanicinaya kawan war sheikh na matihidi isku xishow
Im sunni wax ha iga sheegiin hadii kale illahayba ku cadhoon muslimkoo oo dhan waxay yihiin baan ahay enough with jealousy and bikering amonst each other its time wa geedaha iyo dagaxaa hadalaya hadeed fadhiku dirin uun ba nahay fagaraha aan tagno lets go lets go help falastiin . Insha Allah wa diyar who cares cida dawanayso commenkayga raabi baaan tuugsada isga iga saraya o i arkaya i dont care .im imam Abdelkariim..............313😊
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قَالَ : كُنَّا جُلُوسًا عِنْدَ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ، فَأُنْزِلَتْ عَلَيْهِ سُورَةُ الْجُمُعَةِ : { وَآخَرِينَ مِنْهُمْ لَمَّا يَلْحَقُوا بِهِمْ } قَالَ : قُلْتُ : مَنْ هُمْ يَا رَسُولَ اللَّهِ ؟ فَلَمْ يُرَاجِعْهُ حَتَّى سَأَلَ ثَلَاثًا وَفِينَا سَلْمَانُ الْفَارِسِيُّ وَضَعَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَدَهُ عَلَى سَلْمَانَ، ثُمَّ قَالَ : " لَوْ كَانَ الْإِيمَانُ عِنْدَ الثُّرَيَّا لَنَالَهُ رِجَالٌ - أَوْ رَجُلٌ - مِنْ هَؤُلَاءِ "
NIN SUNI AH HADUU XABAD KU RIDO GAAL WAA KHAWAARIJ IYO TAKFIIR NIN SHIICA AH HADUU GAAL XABAD KU RIDO WAA ISLA OG YIHIIN WAA LABO GAAL? DADKA CILMAANIGA MAXAA LOOLA YAABAA QOOMKAAN WAREERSAN BAA WADAADA NOO AH. 😂😭
😂😂😂 yes
Shiica shiica xasuuqaysa ama isku qarxinaysa ii soo sheeg laakiin sunigii yaa dhameeyay nin suni sheeganayo oo umadii islaamka masaajidii ku qarxinayo oo suuqyadii gubaya oo hooyo dhulxaaqayso dilayo si uu xukun u helo kaliya.
@@abdulwarsame4420 wadaadkaas baa kitaabo usoo aqriyay ninka isqarxinaaya.
Suni Fuleyal Shicada bananka ka mara wayo manta ayaga keliya aya Palestine 🇵🇸 garab istag umujiyey.
Alxamdulillah caqli wax lagu kala fahmo ayu Allah nasiiyey
Suni Waa diinta islama xaqa ah Allaha Nabige swc aya raaliga kayihiin Shiico waaba gaalo waxan daliili u ah quran allaha been sheekan Nabige Scw waya inkirin Allaha Nabige swc qof diidan Waa gaalo quran iyo sunnada Nabige lakusheekaya Sunni iyo Waa geesi Shiico inaya fulaya yihiin gaalo ugargara waxab cadaya Madaxweyn hore American dhahayay Iran wayaba noososheekan meel kutuuraya madafiicada Xasbu shayadan yara xisbu shayadanki weyn dilaya marki hore Suni inaya dilan kuheshiyan Xaqa feerah kadilaya Iraq 🇮🇶 Syria 🇸🇾Yemen 🇾🇪 intaas shiico Dowalad gaalad usòoraacan Falastiin raga talada hayan Waa suni Waa geesi runta Iran Madafiicay loo

@@hibaali4311 munaafiqiin wahaabiyo ka daran lama abuurin waa ninka kaa dhaadhicin shiicadoo dhan waa gaalo sacuudiguna waa dhulkii tawxiidka😂
Sheikh shibiliyoow adoo dowladaha s suniga dhaliilayo kuma arag falastiin maanta dadka kaliye taageerayo waa shiico caqiidada barteeda waaye sheikh caqliga ha shaqeeyo
Wakhtigii Muslimiinta la kala qadqaadaayay lama joogo. Siday wax ka yihiin.
Adiga kuwa kula mida ayay Yuhuudda is ogyihiin waay qof kasta oo gaalo iska dhiciya col baad la tihiin
Mushaarka uu qaato ayay bixiyaan waana sirdoon reer galbeed ninkaanse ma barataan miyaa,???? 700 oo gabdhood ee somaliyeed oo HIV qabtay 17 jir wada ahaa oo dhamaantoo uu ka sheegay aaway dhaha intaadna diin ka dhagaysan
@@khalifyabarow4925 adigu diino badnidaa rasuulkiina scw waad kusooqoratay inaad jeceshahay
Haddan waxaad u hadlaysaa ciyaalasuuqnimo iyo cay culimadda ummada
Haddan waxba fahmay aamus oo wax dhegeyso shiikhu waa nin shaqaysta oo sida suufiyada dadka tuugsan waxay arkaana xalaal iyo xaaraamba kucuna
Edebso waxna baro
Sheeqow raalin iga ahaawe diinta maxay kaqabtaa in masoojidka un lafadhiyo jimcadina lahadlo sanadaa reer falastiin laduqaynayaa away jihaadkii warkaaga namagalaayo
Waar yaa yidhi wacan ba sheekh Muslim ah. Waxa dawladda sucuudiga ee yuhuuda iyo maraykan ka ushaqaysa soo saaran ayuu ku hadaaqaa. Subxaan Allah, sidani waa baadil cad
Masha Allah waa runta sheekh. Alle tobad natural nagu arsaaqo
Somali Afdheer uun baadtahay aqoona waxaatahay 00000000
We listen and Sheekh cabdiraxmaan bashiir he is Brilliant smart and educated ALLAH habarakeeyee caacda jooji bilaa logic ka ah
Sh shibli is more educated than sh Bashir . May be you don't know only Their language of education is different
Culimada ha caayin, Jaahilyahoow. Adiga wax kaa jaahilsan ma jiree. Aqqon daro adigeey ku haysaa wax baro, culimada afkaada uraya ha ku taagin qashin yahoow
Shiicay kuu joogtaa sheekhaw wa islaamaah ayey mareysaa
Ya rRasul saw , ya Ali, ya hassan ya hussayyn , ya mahdi Allahu Akbaaar 313
Gaal xun oo mushrik ah. Adi iyo shibleh shilinka labadiisa gees baydun ku kala taalan shiico/wahaabi
@@yusufjama3282 wa ino akhiro ( I'm imam mahdi) nacallatullahi calyk ya kalb u firsoo cidan ahay hoyadawass fatal diinto wa inagaa iyo nocaygoo bass maanta wayduun daramii aaan baabkina iska furoo. Futoo and lahy baad ku xaraysaa dilloo
Abahawaas anaad gaal igu tidhi soo maaha qoortada goynaya boramaan jooga dilloo alshaabaab garac wainoo tala
Iska Hadley, Sheikh waxaanad ogoyn ama aqon ulahayn lagama hadlo!!
shekhaw waxay yihiin ayaga iyo allahood lkn way garaacda iiran yahuuda. ama hawada haku qarxeen anu xog ooma hayo lkn dadka xaqooda waa lasiiyaa
Filinkii kayimidh sacuud oo ahaa gala iyo shica aya isoog waa been.waxas carurta halogushekeyo
koley hada lama haayo wax suni la yiraahdo oo u soo hiiliyaya ee culimadeena bal si wanaagsan wax ha u fiiriyaano waayo anagu aqli baan leenahaya oo waxne waan maqal naa waana arag naa marka hadaan ku dhageysanaya maaha in aan kaa dhageysano wax kasoo aad noo shegto qaalalaahu tacalaa iyo qaala rasuulu laahi intaasne waan idiinka dhageysanaa tan baa taagan maanta ee ah wey is og yahiin wax jiro illaah baa naga og lakin hada waxaan arag naa in hiilada suniga ay hada wadaan mashaa Allaah
Waa is ogyihiin waa sax oo Mareykanka ayaaba leh Iiraan waa ay inoo sii digtay si aan waxey soo tuurto hawada ugu burburino. It is all fake game.
@@mulkixoriyo
Waxaa igu maqaalaa in barigaas 80 laga dilay mareykanka oo mardanbe ay qirteen!
@@omhajar69 Waxba kama jiraan. Meel Mareykanka 80 looga dilay waxey noqon laheyd arin weyn oo Mareykanka waa ka jira isla xisaabtan. Media-yada Mareykankana waa xor oo tiradaas wax ka qarsomi karta maaha. Lkn, hada maba aheyn taas waxan ka hadleyno ee waa wixii ay Iiraan soo tuurtay week-gan ee ku sii wargalisay dalalki ay quseysay.
@@mulkixoriyo gaalo inay jabkeeda qarsato waa arin iska cad maantay suni hadaan nahay walaahi gabar loo gaalmoonayo waxba kama duwnin aamuska unbaa noo furan
Sh shibli waa dhadhaan wax laga dhageysan malahan ❤❤😂😂🎉😢😢😮😮😮😅😮😮😮😢🎉❤❤❤❤
Ninkani xagguu ku noolyahay, ma hod buu ku jiraa , waxaas bey cidi diin ka qaadanaysaa. Waxaa carabi sameynayso ee yuhuud iyo Maraykan taageerayaan kama hadlayo. Waxa uu ku mashquulsan yahay mujaahidiintii la dagaalamayey cadowga. Waxaase kaiita kuwa diin ka dhegeysanaya ninkan jaahilka ah oo lacagtii sacuudigu ka hadlisiineyso
WAA WAXLAGU FARXO IN AAD CADAYSATAY TAGEERADA YUHUUDA. ANGA MUNAAFAQ DIIN NOOGU GABAN MAHAYO😂
ADOOKALE WAY BADAN YIHIIN
Yahuudi ahaa ,khawaarij diintiisa timir siistay waan aqaan@@shipseaa3371
WAXACEEB AHA
NINWAYN OO CULIMO ISKUSHEGAYA
OO BEEN CAD MIDIYAHA
LASO ISTAGAY
ALLA KACABSI MAJIRO
WAXASE LAYABLE
DADKA WAXA KADHAGAYSANAYA
EE HORFADHIYA
سبحان نالله !!!!!!!!!!!
sheekh asc iraan iyo israail xaalooda ma fiicno meel xun bay maraysaa ilaahi ha qaboojiyo insha Allah
Sh shibli alaha barakeyo lakin ani waxan umeleya yahuda iyo iran iney is ogyihin
Masha Allah sheekh mahadsanid shiico iyo yahuud waa dameer iyo labadiisi dhagood
Sacuudiga ayeey lacagta ka qaataan si ey Wahaabiyada ugu faafiyaan bulshada soomaalida . Wahaabiyiinta iyo mareykanka iyo yuhuuda wey wada shaqeystaan. Waa tuug wadaad ma aha.
Shekh shibliyow munafaqnimada islaamka kalasaraya ee israail qalbiga ugashay
Xoolo hhhhh dad isgowracaya see isku ogyihiin nefyahow
Waryaa Sheekh shaydaan baa tahay, Yuhuud baad u shaqaysaa
Anaga Iiraan waanu naqaanaa ee adigu noo sheegi maysid..
Tuugyahow dadka ka fadhiiso
Imikaabay Somali maryo alool, shiico u naagaynaysaa, Sheekh, Allah Haku Xafido Taariikh Aanan Ogayn Ayaad Noo Faa'iidaysay.
Shekh.iraan haku qaldamin
Shiikoow waa 2024 Iraan iyo reer galbeed taariikhdooda mid qarsoon ma aha waa kugu ceeb in aad maanta la soo hor istaagtid hadala noocaas ah. Aaway Islaamkii kale meel ku sheeg.
Caqligeyna miyaad ku ciyareysaa hadii xamas iyo israil hishiis yihin maxaa Xasan nasrullah lo dily???
اسلام ❤️❤️❤️
Sh shibli would saxanyahay wuxu kahadalayo waa run shiicada ayuu yaqaan lakiin adinka shiicada ayaa jaahil katihiin sheekh jzk
Asallamu alikuum marka hore shibliyow shib iska dheh akhiradada haku ciyariin ahlulbayka wax kama ogiid nimankaan dayaxuu imankuu hadu gadho raagii kadaba tagay ha aflagdayn wixi ka khaldan waad sheegteen soo maha diib ino dhiig markuu mahdi yimadoo wala xisabtamii oo la heshiin quran iyo sunnah iyo hogaan ahlulbayt ( imam mahdi) farajullah shareef wayahay wadaadoow qaraax uun baad tagertaan ( salafiyoo) wallaoo dhibta aniga daa gala dagalka ila baytul maqdas hadi kale shaahmacaan 313 iska caab😅😅😅😅😅
Culumadu haddiiba ayna xog hayn, haku koobnadan kitaabka iyo sunada inta ay ka garanayaan
Waa lagu ogaaday in aad shaqaale, tahay oo jaajuus ah .
Mashaa alaahبارك ألله فيك
MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH MAASHAA .
Thanks brother , thanks sheekh shibli .
لا إله إلا الله محمد رسول الله ☝️
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sheeqoow markaan kudhegeeystayna waarun dad ha isku halen eebilaahay aan u moqono waarun ❤❤❤❤❤❤❤❤
فلسطین ❤️❤️❤️❤️
WAA SHAYDAAN GANII
Shiikh❤muslinka hanagudirin
قال الله في محكم تنزيله
بسم الله الرحمن الرحيم
الم
غُلِبَتِ الرُّومُ
فِي أَدْنَى الأَرْضِ وَهُم مِّن بَعْدِ غَلَبِهِمْ سَيَغْلِبُونَ
فِي بِضْعِ سِنِينَ لِلَّهِ الأَمْرُ مِن قَبْلُ وَمِن بَعْدُ وَيَوْمَئِذٍ يَفْرَحُ الْمُؤْمِنُونَ
This is a geopolitics, so we need to support them regardless of all differences.
Jazakallah sheikh❤
Shibilli wahaabiyoow hakugu taagnaato. Orod oo Yihuud badbaadi haddaad badbaadin karto.
Sanan 2024 dadkii waa kala saray alxamdu lilah cidna nama qaldi karta
Shiikhow kheyr Allah kusiiyee hagu ma talin kuwaa reer binisraalkaana waa gumeysigi reer yurub waxay soo dhooshoobeen oo cadow islaamka in lagu qeybsha ah sunni iyo shiicana mataal maanta umadaa la leynayo ilaahay ha badbaadsho
Walahi culumadu wa imaqla ana iri wax uu og yahay yara shuikhu ma waxu no amainin sunida jajus iyo cada qataha shico runti manta waxa umada difaci wa ayaga Wana aragna Wana maqalna
Yaahuu uf waxaa cilmi iyo caqli miyaa?
Ilaahow umadaada adaa u maqan
Kam qalbiga xun hanoo qaban
Yaa caliimu Yaa allaaaàaaaaaah
shibili sanadki hore waa kii lahaa, wey banaantahay in lala heshiiyo xariir lala yeesho israaiil, wuxuu ku raacay kii sacuudi sudais. iiraan waa rag waayo dalkeeda ayey joogtaa weyna iska dhikcisaa yuhuud. waxa muslimiinta qarxiya ee garabka u ah yuhuud iyo galbeed wa khawaarijta shibili ee 3 taxwiidleey.
Shekeni wa runta shiico iyo yahuud wa ay is ogyihiin
Waa ii kala baxsantahy
Caqligeyga reer aala sacuud iyo reer shiico
Cidii falastiin wax u tari maanta
Allah haka abaalmariyo Shiikh shibile, riwaayaddii sunniyiinta ay yahuud iyo shiico u dhigayeen inuu cadeeyey.
Cawaanteena halagu faafiyo warkaan.
WAXA CEEB AHA NIN WAYN OO BEN CAD LASO ISTAGAY
MIDIYAHA
سبحان الله !!!!
War sheekhu iskuba xishoon maayo,
Ismaba lahayn arriinkii 3-da xaraf kadib ayuu been kudhiiran doonaa lkn waa nin la'imtixaanay❕️
Caqligi aan 20-ka sano uga digeynay umada soomaaliyeed waa kan. Sidaan uu u yaalaa. Intaa ka badan sidee waxa la idinkugu sheegaa, soomaaliyey.
ما يجرى فى الشرق الأوسط إذا لم نندارك . سيتجه أكثر شعب صومال إلى التشيع. لا السلفية ولا التصوف ولا الإخوان ولا القبلية لهم حلول
Sheikha caqligayga mu rabaa in uu ku ciyaar suniyiinta walaalohada falastin uma hiilinaayaa anigu iran waa taagersanahay sida falastin ay ugu hiilinays
Shiicada carabtu waa muslimiin, laakii kuwan iiraanyiintu ee ayatulayaashu hogaaminayaani waa nidaam siyaasadeed oo ka horjeeda islaamka runta ah ee suuniga
Gaaladuna way ogyihiin oo waxay rabaan in ay u isticmaalaan baab'inta islaamka runta ah.
U should fixed your country and stop talking about other people business
Brother Manqala lailaha ilalahu fajita mulim
WE LOVE YOU ❤️ SHEIKH SHABILI
Sheekh ma oga waaqicoga sheekhu maba oga inay shiicadu maanta tahay xiniyaha islaamaka , sheekhu maba oga kuwii sunniga ahaa inay baqanayaan oo wadan sunni ahi aanu dagaalami karin, markaasu doonaya inuu qalbigayga xado
Inalilah war sheekh maxa ku dhacay bal waydiyaa suni halku ka jooga dagalka bariga dhexe hal dowlad carab ah maka hadashay xasuqa lagu haayo reer gaza ar musliman dhabta wa shico nio😊
Waa sax inaad sadaqdaan sayidkiina aad ku been abuurataan kuwa ka so horjeeda kuwa aad diinta u sheeganaso. Ayaase kaa sii liita oo aan ogayn inaad tahay owlaadu abdulaahi ibnu saluul , yaase arkay qoladaan shaarka diineed tushay ee ka shaqaynaya wax maslaxad u ah umada islaamka gaar ahaan kuwa somalida ah last 40 years waxaan arkaynay duulaamo ka imaanayo yuhud iyo reer galbeed iyo khalij is wata oo ku wajahan umada islaamka ah iyo diintooda iyo waliba rasuulkooda hal khudbo oo cadowgaas ay mushaarka ka qaataan ka hadlaysa ma arkin just waxaa loo diray inay dadka islaamka isku diraan inta masaajida u dhex fariistaan dadka jihaadaya iyo Rasuulkii ilahayna masaajida ka dhex caayaan
Ilahay hanaga kiin qabto
Kaneecaa buur Dheer intay hor istaagtay bay ku tiri buuryahay isxaji waan ku dulmarayaaye ee hagilgilanin. Hadalka shibili kaneecada hadalkeeda wuu ka liitaa ookiyaala iyo dhar quruxsan la xidho magaala nabad ah ladego Islaamkana lakala geeyo OO la'isku diro ayaa caqiidadoodu tahay ee saa u ogaaday.
Kuwan sacuudiga iyo meelo kale oo iran kasoo horjeeda iyaa warkoda fafiyaan cayda cida kaliya ee falastiin uhiilasaa waa xisbulah iyo iraan
Shiico munaafaqiin yuhuda ushaqeyo waye mishaar ayey qataan suniga layaan walahi lubnaan sunigi yuhud ayaxisbulaah uadeegsatay walagaqixiyey magaloyinkii sh shibli jzk dadkan juhalo waye
Ish ish kani diintii wuu ku gafay wadamada iyo kooxaha falastiin udagalamaya dhamaan waa shiico sunigu wa sucuudi iyo imarade bal haka damqadaan......niyow wuxu cawan sanaa... hadaad cilmi ledahay israel iyo shiico ismaad barbar dhigteed