Wadaadka Iran Xukuma oo Fagaare ugu Quus Goyay Israiil & Maraykn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 36

  • @Cabdiyuusuf-di5jm
    @Cabdiyuusuf-di5jm 6 часов назад +3

    Nacal.ku yal yahud iyo wax tagero iraan way is ku filan tahay ee waxy cawinas umad islaamak dhabato haysato Falsti guulayso Insh allaa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 6 часов назад +1

    Wow wow caadi ma ahan Iska soo bax caadi ah ma ahan Alle ha guuleeyo iraan iyo muqaawamada iraan waa Dowlad islaam ah waxaa gaalo waa weyn ah carabta khalidka

  • @YuusufibraahimCadaawe-v6m
    @YuusufibraahimCadaawe-v6m 5 часов назад

    Guul ayaan urajeey nayaa dhamaan muslimiinta laxasuuqa duqeyntabarikicinta lagu hayo

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 5 часов назад

    Wariye jama guul warar xaqiiqa ah so gudbisay mahadsanid wbt

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 часа назад +2

    Dadka reer Iiraan Xukumadda iyo Shacabkooda oo Mujiyay in Cadowga Yuhudda kuwa isbiday in iyaga Awooda eey gacantooda kujirto,Muddo badan khiyano iska hoorkeynis Hubkooda casriga ah u bareeray in lagu xasuqo Matida Falastine lebonon Suriya Iraaq Yemen Dhulka Falastine sudaan oo dhaqalo kuwa Dabadhilifya ah aan lagareyn Diinta eey shegtaan Madama Beitul Maqdis oo ah Masjidki Nabigena uu jibril loogu soo diray in uu kadhelmiyo sida Kuxusan isagoo loo qaaday halkii uu Rabiga Weyn ee aan Cidna kasareyn waxbo.kaqarsooneyn Awoodisa mid kasareyso jirin Ah Qiblidi 1aad ee lagu faray quran in islamka tahay,Kuwa Afka oo kaliya Goan mideysan qaadan waayay, Waa munafaqya Rabiga ayaana Ciqaabtisa Marin.IAllah Iiran waa dal islam ah 5ta rukni ee tirarka Aamin san Cadowga islamka Aragti laiska qabto goansadayay, Ajasha Allaha ayaa xukmiya midka Cadowga Cabsidisa iyo Naceybka ah in laga qeybiyo Islamka magacyo u kala bixiya ee haddana dhaqanka xumada lagu sameyo ayaa laba guul daro kujiraan.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 6 часов назад +1

    WARKAAGA HAGAAJI WAA HADAAD TAHAY MUUMIN.HADDII KALE XUMAANTAADA WADO

  • @abdiawad7872
    @abdiawad7872 6 часов назад +2

    ha u noqon inaad sidaa u hadashid cafisna rabbi waydiiso sxb

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 4 часа назад

    Waa qof karaamaysan uunbaa la odhan karaa waa wali ilaahay

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab 5 часов назад

    Muslimiinta maanta ee kaxishoo kanabax kalaqoqobka muslimiinta oo ayayna caadifadaadii qabiilaysnayd kuulagalin xifaaltan diineed walaal kafogaw numbaradaa iyo wixii lamida insha.alaah

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 3 часа назад

      Wayaa shiico musilm maaha waa shaydaan ilaahay ku saliday shaydaan kale

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 6 часов назад +1

    MAR CAABUDAAN EE WAY MAQLAAN EE ADIGU MAXAAD TAHAY???

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 6 часов назад +1

    Waw galad aad ayaad u qayishay

  • @fuaadmahamed8895
    @fuaadmahamed8895 5 часов назад +1

    Jamac jahilnimada iskadaa kaldambaynta iyo is jacaylju ma cibaadaa.
    Kuwa suniga sheegra haday sidaa ukala danbeeynlahaayeen isna qadarinlahaa lama dulaysteen.

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 33 минуты назад

    👏🏾😍😍😍👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOS 4 часа назад

    ❤❤❤❤❤👌👌👌👌

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab 5 часов назад

    Asc jaamac galadow aflagaadada jooji ereybixinta hadalkaagana dib usax walaal waa hogaamiyaha muslimiinta

  • @abdiawad7872
    @abdiawad7872 6 часов назад

    sxb waad fiican tahay lakin hadalada ay islaamka yuhuuda iyo kuwa bilaa diinta ah reer galbeedka ah baad ku bilawday islaamku waa mid ashahdu allaa ilaaha ilalaahu waa ashahdu ana maxed rasuuluaahi

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 4 часа назад

    Yuhuudi waxay noqotay wwdkeed korsato shiica iyagaa sameeyey si ay islaamka ukala jebiyaan😅😅😅

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 5 часов назад

    Jaamacoow ilaahay cafis waydiiso

  • @mulkiabdulle1568
    @mulkiabdulle1568 3 часа назад

    Jaamac ha ku danbaabin ayatulahi lama caabude ilaahbay caabudaan waa dad islaam ah

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab 5 часов назад

    Jaamacow hakumashquulin maryaha ee muslinimadu hakudeeqdo walaal dib isugunoqo kanabax waxan fikirkaagana cilmi iyo caqli kudar 15 talaabana dib ugabax

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 3 часа назад

      Intaad shiico nimo jano ku filayso iska noqo yuhuud

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 часов назад

    M.sanid .

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w 2 часа назад

    Kkkkkkkklklkkk

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 6 часов назад

    Haku danbaabin shiicadu waxay djaantaa sugiga maanta oo ah in loo fataal0 cawodga islaamka oo fara badan

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 часов назад

    War ninyahow , isku da ayaan , nahay waxaad mararka qaar kood aad u hadashaa , dadkaan ku dhashay ama ku soo hana qaaday ama ku indha furtay wahaabiyada oo ah adna aad ogtahay in loo soo diray kala qaybinta muslimiinta si ay fursad u siiyaaan israail oo hadeer banasnka u soo baxday .

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 5 часов назад

    Muslim dheh shiico iyo suni wax la dhahaa ma jiro hayna kala qaybinina

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 3 часа назад

      😅😅😅😅ma halkaasaad naf u doonatay asshyaadiin baad tahay

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 6 часов назад

    Tasi hadey dhacdo Iran haysk noqoto mamul goboled israel kmida

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 6 часов назад

    WARKAAGA WAXAA KU BADAN KALMADO CADOW SIDA SHIICO IYO WAXYAALO KALE.

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 3 часа назад

      Shiico waa wiilkii yuhuuda oo Allah ku saliday

  • @YuusufibraahimCadaawe-v6m
    @YuusufibraahimCadaawe-v6m 5 часов назад

    Wargalad caawa DAbkaa kugu furane