Shariikada Solarka casriga ah ee REHUBCO deegaanka Iyo jeebkaagaba way ilaalinaysaa. Qaybtii 2-aad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 35

  • @ridwanabdi2501
    @ridwanabdi2501 4 месяца назад +1

    Great advertising with a great man

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 3 месяца назад

    Drip irrigation is the best system of irrigation...its effective and efficient in water retention and conservation.

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 4 месяца назад

    The idea penha project 👌fantastic 👏mashallah Allah .
    Thanks Abdisalam Hereri and him team for sharing with us

  • @abdikarimabdillahi
    @abdikarimabdillahi 4 месяца назад +3

    ASALLAMU ALIKUM THANKS FOR SAFARI WE HAVE SOMEWHERE TO SWIM MONTHLY OK EVERYDAY WHATEVER THE AWDAL DIASPORA HAVE TO INVEST IN AWDAL,
    TO MAKE IT LIKE KUWAIT CITY. WE WILL GET THERE HOPEFULLY GOD WILLING , AND SAFARI GROUP WELCOME BACK TO AWDAL. ALSO FROM HARGEISA BE A GOOD BRIDGE BETWEEN BOTH COMMUNITIES LIKE YOURE ALWAYS HAVE BEEN . AAD BAAD NI SALAMAYA KHAYR INSHA ALLAH

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 4 месяца назад

    Insha allaah hargeisa guriigaga wan ku xiran kara somaha balse waa cafadee may 22 iyaan imanayaa hadu alle raali ka noqdee insha allaah wan soo raadin

  • @Huda.999
    @Huda.999 4 месяца назад

    Masha allah 🎉

  • @saciidaxmed6646
    @saciidaxmed6646 4 месяца назад

    Ku mahadsanid hareri waxaad heysaa barnaamij aad u anfacaayo bulshada somaliyeed ee ku dhiban shiriikadaha korontada bixiya muqdisho ma ku leeyihiin xaruun thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinaasir1125
    @abdinaasir1125 4 месяца назад

    Imika waayaabe ma Somaalibuu ninkani wax la iibinayaa mise England ayuu hotelku kuyaalaa.
    Waxani waa jaahilnimo iyo badawnimo halkii usarsysay inaad maantoodhan afqalaad kuwaranto adigoo aqoonmoodaya.
    Nagalatag waxa waligaybaanan tageen meel maamulkeedii sidanyahay qofna kulatsliyeen.

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 4 месяца назад

    Mashallah

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 4 месяца назад

    Manshallah Alow Somaliland Dhowar

  • @mahmoudaliosman8579
    @mahmoudaliosman8579 4 месяца назад

    Tolow maxaa afkeennii hooyo lagu nacay.
    Ilbaxnimooy xaal qaado.

  • @user-rd2pf3ho2j
    @user-rd2pf3ho2j 4 месяца назад +3

    Muqdishu hala keeno koronto xumaa ka jirtee.

  • @abdirahmanibrahim322
    @abdirahmanibrahim322 4 месяца назад

    Dalkeena hooyo si Ka qurux badan dunida loo tahriibayo baa loogu noolaan karaa adigo dhulkaagii jooga oo qurbe dareemin hadii caqligu shaqeeyo energy-gana wax so saarka lagaliyo ee aynaan in qof ama reer ama deegaan la iska dhiciyo wakhti iyo kharash isaga lumin, koronto raqiisa hadana deegaanka nadiif U ah, biyo nadiifa oo jaban caafimaadka dibada loo aadayana dalka lakeeni karaa waliba isago oo dhakhaatiir Somali ah oo wax bartay ay ka shaqaynayaan ee aan ina hebel weeyee meel madaxa ugaliya lagu shaqaalaysiinayn.
    Lkn waa hadii caqligu shaqeeyo!!

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 4 месяца назад +2

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

    • @Halgame334
      @Halgame334 4 месяца назад

      YUSRA HARTI HERRE YUSRA HARTI MOOD WA NIN HAWIYA WAX HUBSO

    • @faay8912
      @faay8912 4 месяца назад

      Hawiye, Isaac, punt land Kulii Somali waaye cudarka qabiil Allah naga daaweyo

    • @Halgame334
      @Halgame334 4 месяца назад

      @@faay8912 WAAAYE DHILO YA KU WARSADAY INTED USOCOTAS

    • @user-dl1zd5fx5d
      @user-dl1zd5fx5d 4 месяца назад

      ​@@Halgame334 cuqdada alle hakaa saaro waa cudur xune hereri cida uu yahay waa la yaqaana waana nin gx36 oo hy ah qalbada ku jabane

    • @Halgame334
      @Halgame334 4 месяца назад

      @@user-dl1zd5fx5d ANI MAXAN LA CUQDADOBI JARBANU AHANE ISKU XAFAD BANU KUSO KORE ADIGU WELIGA INANAD HI ODHAN BA LAGA YAABA. QABIL BAD IS LEDSHAY KU TAGER EVEN HADU RER KAGA NOQDO NIN RUclipsR. WA CAATO WERIYE WA YUSUF GRAD OO WACDARA DHIGAY AMA CAWKE ANNAGA WADANA . MAXAD OGTAHAY. WARKA KENO XOGTADA AYNU WADAGNE

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 4 месяца назад

    Masha Allah insha Allah free Palestine ❤❤❤❤❤

  • @engmatan1308
    @engmatan1308 4 месяца назад +1

    Safari sawtan moodayay inay samroon leeyhay ma s.muuse ayaa lahaa

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 4 месяца назад

    magaca shirkada Rehabco runtii aad ayaan uga helay
    REHABCO COMING SOON

  • @Gamboole
    @Gamboole 4 месяца назад

    Kkk shirkadan ma share bad ku leedahy cabdisamaw

  • @aderia2132
    @aderia2132 4 месяца назад +1

    Disclaimer: This is a paid advertisement

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 4 месяца назад +1

    war manu fahmin afsomali kuhadal cadi aaa ku dhee dadka ad warysany

  • @Eng_Gacmo-dheere
    @Eng_Gacmo-dheere 3 месяца назад

    Tan xayeeysiis wey dhaaftay in kastoo bulshadu u fiican tahay in ay ka dhaliyaan cad-ceeda koronto

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 4 месяца назад

    Soolarka MA bil walbo ayaa lacag LA bixinaya mise wad iibsanaysa kadibna adaa leh

  • @ahmedyousuf5682
    @ahmedyousuf5682 4 месяца назад

    Barnaamijkii horana waad ka reebteen Qiimaha iyo Marketing ku waa muhiim in laysa raaciyaa, labadaa qodob oo lays raaciyaa waxay fudaydinayaan inuu qofkasta ogaado qiimaha kaga bixi kara rakibitaanka balse imika qofku wax fikir ah kama haysto qiimaha sidaasoy tahay iskuma hawlayo inuu rakibto ama isticmaalo.

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 4 месяца назад +2

    Cabdisalaan bbc-da markaad joogtay qofka afqalaad kuhadla waad sixi jirtay , imika xadhkahaad usii daysay , nin waxgarada ayaad tahaye Afsoomaaliga u hiili .
    Waan qoslay Markaad Ku tidhi resort maxaad uga jeedaa wuxuu Ku jawaabay waa 'Allah in one' kkkkk😅